Maxaa kaaga baxay Ciidamada kala duwan ee maanta Somaliland soo bandhigtay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ค. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

ความคิดเห็น • 342

  • @Drockaddis
    @Drockaddis 15 วันที่ผ่านมา +10

    We, Ethiopians, will give anything and everything for Somaliland to get their long awaited and well deserverd ultimate freedom and independence. You were and are our great neighbour. Freedom come at all cost. We will help, with the very little we have, to help noone to fucx with you path to independence. Our borders are wide open for you and any adversary will be met with the so called "little" Ethiopian help. Kee0 training your troops. Keep educating your youth. This is like cheese to the eyes. We Love the FEDERAL DEMOCRATIC REPUBLIC OF SOMALILAND.!

    • @SaidAbdullahi-cv3il
      @SaidAbdullahi-cv3il 15 วันที่ผ่านมา

      Federal? Stop pretending ignorant people

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 15 วันที่ผ่านมา +2

      Thank you very much. We need your support and kind understanding.
      We are brothers and sisters.
      We will not forget how your country opened your boarders when we were attacked by those we thought we had blood relationships.
      We love Ethiopia.

    • @user-qb2wp8hg9s
      @user-qb2wp8hg9s 10 วันที่ผ่านมา +1

      Thanks very munch

  • @user-dj1wc9gd1p
    @user-dj1wc9gd1p 16 วันที่ผ่านมา +10

    Dhamaantin aan hal mar u mahad celino alle oo nagu deeqay nabad iyo barwaaqo kadibna ciidankena iyo madaxdeyna sharafta leh ❤

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 16 วันที่ผ่านมา

      Allxamdulillaah

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 15 วันที่ผ่านมา

      Allhamdullila, thuma Allhamdullila.
      Ilaahey baa mad leh. Alloow noogu wad nabada aqoonsina noogu dar

    • @Mrsphotography2023
      @Mrsphotography2023 14 วันที่ผ่านมา

      Allhamdulilah

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 15 วันที่ผ่านมา +2

    As I am watching I am not able to control my emotions, tears are coming from my eyes like a crying baby.
    May Allah bless Somaliland.

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 10 วันที่ผ่านมา

      Very very great celebration for somaliland independence day, great army great nation, insha allah these will be greatest nation in the world, we are proud for your hardworks in rebuilding your army and nation, masha allah

  • @iissa7685
    @iissa7685 16 วันที่ผ่านมา +8

    This is unbelievable
    Somaliland is amazing

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 15 วันที่ผ่านมา +1

      Allhamdullila, may Allah bless Somaliland.

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 16 วันที่ผ่านมา +12

    Guuuuuuul somaliland inshaallah kuwi jira ee gulaysta alleh haydinka dhigo 🤲🤲🤲🤲🤲👍👌

  • @KhadarCumar-sk4yh
    @KhadarCumar-sk4yh 16 วันที่ผ่านมา +7

    Mashaa allaah walaalahayo somaliland dad tashaday from dds

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 15 วันที่ผ่านมา

      Thank you for your support.
      From Somaliland.

  • @user-xd6zm3of2j
    @user-xd6zm3of2j 16 วันที่ผ่านมา +8

    Masha-Allah Tabarak Allah haa jirto haa waarto Somaliland

  • @bashiiraxmed4995
    @bashiiraxmed4995 16 วันที่ผ่านมา +7

    In somaliland ja awood badan tahay intii shalay masha allah dalka iyo dadkaba allaha inoo barakeeyo

  • @ckariinclaahi-hm5kt
    @ckariinclaahi-hm5kt 15 วันที่ผ่านมา +4

    Walaahi raga libin tooda siiya somalind waa dawlad ixtiraaf tanaa ubaahan takoon furta waa lagu qasaarey ee halaga noqdo

  • @SafiyaIdle-wg1gu
    @SafiyaIdle-wg1gu 15 วันที่ผ่านมา +2

    Dhamaan ciidanka qaranka jamuuriyada somaaliland guulaysta weligiin cadawgana allah ha jebiyo

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 11 วันที่ผ่านมา +1

    GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL ❤❤😎👍
    Gobonimo iyo reer
    SOMA💚★❤️LILAND

  • @suldaanmaxamedhayaan6514
    @suldaanmaxamedhayaan6514 15 วันที่ผ่านมา +2

    Somalilnd guul ciidanka qaranku guul shacbiga somalilnd guul

  • @musinhoosman-du9hi
    @musinhoosman-du9hi 16 วันที่ผ่านมา +8

    Qaranimadu waa geed Ku baxa dhiiga geesiga.🎉

    • @user-wt1be4sl4l
      @user-wt1be4sl4l 16 วันที่ผ่านมา

      kkkkkk ileey Isaaq iyo nin marqaansanu maxishoodo war xishooda meeshaan ciidanmayeele ciidan tuute Maaha ee waawaxtar goobaha dagaalka goojacade kadibna maanaaba moodaayey in Isaaq ciidan danbe sheegsheegidoono warxishooda

    • @musinhoosman-du9hi
      @musinhoosman-du9hi 15 วันที่ผ่านมา

      @@user-wt1be4sl4l Inaad gumaysi Ku jirteen ayad noo cadaysay ,hal sano xoriyada Ku naalooda bro kkk

  • @Gobsame
    @Gobsame 16 วันที่ผ่านมา +8

    Ciidanka qaranka magaalo walba intaa in leeg baa joogta waan hambalyey naya

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 16 วันที่ผ่านมา +6

    Kooxdii wadani ee meelaha lameeraysan jiray ciidankii waa wax lahayo iyo wax ladilay iyo waajabay sidee buu dareemayay ilayn waakii cadowga unacamlaynayaye tusa waxba ma arkee

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 15 วันที่ผ่านมา +1

      WADANI wa xisbi cadowga Somaliland u adeega.
      Guul Somaliland, Guul Madaxweeyne Musa Bixi Cabdi.
      10 jeer noo soo noqo.
      Somaliland kama maaranto.

  • @user-ms2hu5jp7i
    @user-ms2hu5jp7i 16 วันที่ผ่านมา +1

    Guuul Guul Ciidankayaga Qaranka ❤❤❤ love from Toronto Canada ❤

  • @elmowarsame8883
    @elmowarsame8883 16 วันที่ผ่านมา +5

    We stand with you

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 14 วันที่ผ่านมา

    From east africa congratulation somaliland

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 15 วันที่ผ่านมา +7

    Aniga daarood leelkase I love hargeisa soomaliland ❤ long life reer soomaliland I will coming one day in hargeisa inshaalaah ❤❤❤❤❤❤

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 15 วันที่ผ่านมา +1

      Somaliland loves you walaal, welcome to Somaliland.
      Somaliland Cidna cadow Kuma ahaa, laakin cida daandaansata, oo colaad la soo doonata dhirbaaxo aaney ka soo kicin beey ku dhufutaa.

    • @mohamedwarsama-ir4gq
      @mohamedwarsama-ir4gq 3 วันที่ผ่านมา

      Uuuuf yaaac

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2e 16 วันที่ผ่านมา +6

    Cadawgiin ha jaboo my geesiyadaydii❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 16 วันที่ผ่านมา +1

    ALXAMDULIALLAH
    MashAllah 🥰 Ilaahey nabada hanoo siyaadiyo Aameen

  • @HalimoAhmed-rg8eb
    @HalimoAhmed-rg8eb 16 วันที่ผ่านมา +3

    Masha alaah masha alllh ❤Masha alaah masha alllh guul guul guul insha allh ciidanka qarnka

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 14 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah ❤❤❤ qurux badana oo xoog weeyna dhaliyarada cidanku

  • @shakirismail5818
    @shakirismail5818 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allh ciidanka qaranka j somaliland Alle ha barakeeyo amin

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 11 วันที่ผ่านมา +1

    MASHA ALLAH ❤❤❤❤

  • @abdiraxmankoofikoofi7952
    @abdiraxmankoofikoofi7952 15 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhy waan qiroday s/land guul guul

  • @shabcanmahamuud2626
    @shabcanmahamuud2626 14 วันที่ผ่านมา

    Mansha.allh Somaalildn gull

  • @haboonadan
    @haboonadan 16 วันที่ผ่านมา +2

    Allaahu Akbar Rabbow nimcada noo siyadi adaa na siyee. Alhamdulillaah Alhamdulillaah Alhamdulillaah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-ms2hu5jp7i
    @user-ms2hu5jp7i 16 วันที่ผ่านมา +1

    AlLA DHIIIIGA ALA DHIIHA❤
    CUUL SOMALILAND
    GUUL MUUSE BICI CABDI
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase 16 วันที่ผ่านมา +2

    Happy 18 May All somalilanders!
    My Qaran! My Army and my beautiful country ❤❤❤

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 15 วันที่ผ่านมา

    Xadadka Somaliland Intaa iyo ka badan ayaa ku maqan.
    Somaliland is not joking, they are ready to protect their boarders and fight for their country.
    Maa Sha Allah Tabarak Allah.

  • @abdikadirsaed2446
    @abdikadirsaed2446 16 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Guulaysta Ciidamada kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allllllah❤❤ guuuul ciiidamada qaranka somalilnd guuuulaysta❤❤❤ waligiiin ooo noooolaada❤❤❤

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 15 วันที่ผ่านมา

    Waa dhalinyaradii dhalatey Intii ay Somaliland ka go'adey Somaliland.
    Guul Somaliland, Guul ciidankeena geesiyaashii ah. Alloow Barakee dhamaantood.

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 11 วันที่ผ่านมา +1

    Ciidanka qaranka ❤❤❤❤

  • @KhadraMdahir-nq9bx
    @KhadraMdahir-nq9bx 15 วันที่ผ่านมา

    Allhamdulillah ilaahy baa ina siiyay
    ❤❤❤❤

  • @abdirizaksheikhadanabdiriz12
    @abdirizaksheikhadanabdiriz12 16 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allah
    Waa ciidanka difaaca ummadda soomaaliyeed
    Itoobiya hajabto

    • @heroes_day_May_31
      @heroes_day_May_31 16 วันที่ผ่านมา +2

      Waa ciidanka difaaca qaranka Somaliland. Cadowga Somaliland ha jabo oo ah Somalia. Laakiin Itoobiya maaha cadowgayaga, weligeed dadka iyo dalka Somaliland waxba ma yeelin aan wanaag ka ahayn.

    • @user-tt1el7lg6p
      @user-tt1el7lg6p 16 วันที่ผ่านมา

      xaqiiq masha allah from burco

  • @Suadismael817
    @Suadismael817 16 วันที่ผ่านมา +2

    Allahu akbaar

  • @muhachannel5140
    @muhachannel5140 15 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah guul guul somaliland❤❤❤❤❤

  • @MabsuudAmal
    @MabsuudAmal 15 วันที่ผ่านมา

    Mnsha allha cidanka qaranka soomaliland guul iyo gobonimo

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 16 วันที่ผ่านมา +5

    Mansha allah

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 16 วันที่ผ่านมา +2

    Mnhsa allah guul insha allah

  • @SafiyaIdle-wg1gu
    @SafiyaIdle-wg1gu 15 วันที่ผ่านมา

    Maansha aallah ilaahay ha idin guuleeyo guul guul guul ciidamada kamaandawsta

  • @habonbouh5958
    @habonbouh5958 11 วันที่ผ่านมา

    Manta jabuti sowta kabahikaso dhiistey Masha Allah

  • @haberjeclokingking7131
    @haberjeclokingking7131 15 วันที่ผ่านมา

    guuuul iyo gobonimo alle haydin dhawro

  • @kaltumkahin9681
    @kaltumkahin9681 15 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah guuleysta ciidamada qaranka somaliland

  • @hayaan8591
    @hayaan8591 16 วันที่ผ่านมา +3

    Bal kuwan saxaafada sheeganaya ee Badawda ah eeg

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 15 วันที่ผ่านมา +1

    waxaan sidaan i dhisan lagama guuleeysteen ee weey xaqdaraayeen, daalimkuna ma guuleeysto ee wuu jabaa,

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 14 วันที่ผ่านมา

    Amazing mbc

  • @user-er4pv8lx4m
    @user-er4pv8lx4m 16 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah guul ciidanka qaranka jamuuriyada somaliland 💚🤍❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Nicii-xw6ls
    @Nicii-xw6ls 15 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 15 วันที่ผ่านมา

    maashaa allaah!
    maxaa meesha hilib daray ah iyo caano iyo muqmad iyo malab iyo khudrad iyo burcad iyo caano garoor iyo ceer iyo dhay iyo xalwad xeerooyinka ka buuxda iyo nimco dareeraysay!
    alla ha noo calfo.

  • @wahiibabdilahi8792
    @wahiibabdilahi8792 11 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @user-jb7hg5jn5h
    @user-jb7hg5jn5h 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allah ❤

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 16 วันที่ผ่านมา +1

    JAMAAHIIRTA IYAGANA BAL AAN SUGNO CALANSAARKOODA RAGII JAMAAHIIRTA EE HUBKA DHIHISTA INAGU SAMEEYEY

  • @mahadhsade
    @mahadhsade 16 วันที่ผ่านมา

    WAA GUUL ALLAH INA SIIYEY MADAXWAYNUHUNA KUSUN TAHAY MAANSHA ALLAAAH

  • @himilofishingcompany2565
    @himilofishingcompany2565 15 วันที่ผ่านมา

    Faraxad ayaan la ooyayaa
    Illahayow somaliland ha jirto oo ha waarto

  • @mustafeahmed5555
    @mustafeahmed5555 14 วันที่ผ่านมา

    Masha Allh

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 15 วันที่ผ่านมา

    Sharaf iyo guul ba iga baxay iyo tacab fara badan masha allaah tabaraka allaah illaahay ba gartay inay halka gaadhaan iyada oo la modaayay in la madhiyay

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday 16 วันที่ผ่านมา +2

    Tangiyadeeynii meel ku sheega, waxan dhoolatus maahee. Tangiyadeeynii iyo jeneraaladeeyniiba harti baad ugu deeqdeen.

    • @user-eo2hz5qe9v
      @user-eo2hz5qe9v 15 วันที่ผ่านมา

      Adaa faqash miyaa mise indhaha ku ma. Arkan yahuu

    • @FrankManAllday
      @FrankManAllday 15 วันที่ผ่านมา

      @@user-eo2hz5qe9v Af kala malaha mataqaanid, af-soomaalina ma qori garaneeydid. Dee malaha oromad yar baad tahay ee af oromkaagii isaga hadaaq

    • @user-eo2hz5qe9v
      @user-eo2hz5qe9v 15 วันที่ผ่านมา

      @@FrankManAllday xasidka Somalian. Ee u nacamleya cadowga yahuuuu uu wad ka xuntahay

  • @Abdiqani-mz7rd
    @Abdiqani-mz7rd 15 วันที่ผ่านมา

    Mzha Allah 🎉🎉guuul somaliland 18th May celebrations ❤❤❤❤

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 16 วันที่ผ่านมา

    Masha allaaah somaliland guuuul somaliland guuuul Somaliland guuuul ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 15 วันที่ผ่านมา

    Maansha allaah 😍👍🎖️🟢⚪️🔴💯👌viva happy 18 may Somaliland guul iyo gobanimo …..😍👍🟢⚪️🔴💯👌

  • @sahraahmed4379
    @sahraahmed4379 15 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @OmarAli-eg4go
    @OmarAli-eg4go 15 วันที่ผ่านมา +1

    Baraawa gardiga waa kufiican yihiin lkn wax kala maya dagaal maya

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 16 วันที่ผ่านมา +2

    Max siyaad alloow kuu naxariiso maxaa la dhaadhajiyey

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 16 วันที่ผ่านมา +1

      Yaa dhaadhaajiyey berigaaba ciidanka iyo nadaamkuba reer somaliland bay ahaayeen waana sababta somali u liicdaye iska daaya xaasidnimada waa wallaalahaa somaliyed xaq baad u leedahay inaad ku faanto

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 15 วันที่ผ่านมา

      Maalintey Somaliland ka goosatey ayeey Somalia jebtey, dibna u soo kicin meyso.
      Intii lawada jirey ba Somalnders baa dalkaaga Somalia la odhan jirey wadeey.

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 16 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ciidmada qaranka guulayta

  • @CiiseLGAskiri
    @CiiseLGAskiri 15 วันที่ผ่านมา +1

    Aathaartii afwaeyne ayaa kasii muqataa ciidamadaan mise kaligii taliyayaasha ayaabo meel iska eg

  • @ugbaadmaxamedcabdi
    @ugbaadmaxamedcabdi 16 วันที่ผ่านมา +8

    Masha Allah most powerful army in east Africa

    • @user-sk9gf2fo3x
      @user-sk9gf2fo3x 16 วันที่ผ่านมา +6

      How come your strongest army in Africa is chased from lascaanood by civilians.- what happened in Goojacade? Please explain

    • @Barwaaqo-gx2rr
      @Barwaaqo-gx2rr 16 วันที่ผ่านมา

      This is not East Africa but only somaliland❤❤❤😂

    • @Barwaaqo-gx2rr
      @Barwaaqo-gx2rr 16 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-sk9gf2fo3x somaliland killed it b/c we have that😂😂😅😅

    • @ugbaadmaxamedcabdi
      @ugbaadmaxamedcabdi 16 วันที่ผ่านมา

      @@user-sk9gf2fo3x we just get out it’s only little area and we don’t want there it’s up them what they will do

    • @ugbaadmaxamedcabdi
      @ugbaadmaxamedcabdi 16 วันที่ผ่านมา

      @@Barwaaqo-gx2rr in future they will be insha Allah

  • @Suadismael817
    @Suadismael817 16 วันที่ผ่านมา +1

    Alhamdulillah Alhamdulillah

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 16 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah ciidan dhisan baa iiga baxay, adigana Gallaydh ahaan maxaa kaaga baxay?😂

  • @Dacawaley
    @Dacawaley 16 วันที่ผ่านมา +1

    Ciidan badan iyo gaadiid badan baan tabay, ciidankii maanta maray waxaa u badnaa dhalinyartii hadda kasoo baxday tababarada.

  • @user-jb7hg5jn5h
    @user-jb7hg5jn5h 15 วันที่ผ่านมา

    Dalkaygow jir oo joog alle mahadle

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 16 วันที่ผ่านมา

    Happy 18 may guul iyo gobaanimo somaliland ❤

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 16 วันที่ผ่านมา +1

    QIIMAYNTAYDA CIIDANKU WAXAA UGU BADAN DHALLINYARO, WAXAYNA U EGYIHIIN ARDAY DUGSI SARE AMA JAAMACAD IYO SHAQAALE RAYAD AH.

    • @roodaaden6463
      @roodaaden6463 15 วันที่ผ่านมา

      Isha baxarka kuwa ciilqabayasha ah maha inay daawadaan wax shuban biyood ku ridaaya kk

  • @Boqoradareerdarwiish1756
    @Boqoradareerdarwiish1756 16 วันที่ผ่านมา

    Guuuuul ciidankayga qaranka soomaaliland

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤waa ciida n dhisan❤❤❤❤❤❤

  • @user-qb2wp8hg9s
    @user-qb2wp8hg9s 10 วันที่ผ่านมา

    MaashaAllah

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 15 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar

  • @user-zr9jk7lg9f
    @user-zr9jk7lg9f 16 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow xafid

  • @ramaas2343
    @ramaas2343 15 วันที่ผ่านมา

    Waa cidan wadna xanine saxib wadna maxasa

  • @RuwaydaMaxamuud-vi3sc
    @RuwaydaMaxamuud-vi3sc 15 วันที่ผ่านมา

    Mash allha ❤❤❤❤

  • @user-xn8xe5tv9x
    @user-xn8xe5tv9x 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allah waan ku warxay manta ❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 16 วันที่ผ่านมา

    Mashalah tabarakalah ❤❤❤❤❤❤❤soomaliland ha noolato 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @haboonadan
    @haboonadan 16 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaah tabarakallaa. Happy 18 may💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 15 วันที่ผ่านมา

    waxaan la dhacsanahay oon ku farxay jaaliyada ama kumyunitiga
    baakistaan iyo shiinaha oo ka qayb qaatay xaflada 18 May hambalyana reer Somaliland iyo madaxwaynaha bay u direen oo dhan.
    maxaa kuwii carabta ahaa reebay
    iyo ituubyaanka ?

  • @user-vt7sc7ez2z
    @user-vt7sc7ez2z 16 วันที่ผ่านมา

    Masha alah hambalyo cidamadeena kala duwan somalailaland gaar ahaan kuwa kumandoska

  • @AyaanAyaancali
    @AyaanAyaancali 16 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah ciidankygii guuul❤❤❤❤❤❤❤

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 16 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah walee meesha cawaale kaliyaa ka maqan

  • @cabdulcazizcali738
    @cabdulcazizcali738 16 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan ualeynahayaa in oromo yohiin.

  • @user-qi9sj7wx1e
    @user-qi9sj7wx1e 16 วันที่ผ่านมา +1

    amiin aamiin

  • @cumarxasancusman8656
    @cumarxasancusman8656 14 วันที่ผ่านมา

    Waa wax lagu farxo

  • @user-oh3ju5zz3p
    @user-oh3ju5zz3p 16 วันที่ผ่านมา

    Guul guul guul💪💪💪💪💪🙏🙏🙏

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 15 วันที่ผ่านมา

    ciidanka soo maaha?
    waa waxaan laguu quurin ,lagaana qaadikarin!.
    ilaahay baa mahadaas iska leh.

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 16 วันที่ผ่านมา

    ❤18 MAY Sanad Guurro Wacan Ciidamada Qaranka Somaliland. Huwantii Gudaha iyo Dibadana Fariin Fiican Ayey Tani U Tahay, Beentii Ay Shubi Jiren Waxaan Leenahay ( Ku Quuso Qudun-Quuto Qoor Dheerey ) . Munaafaqnimo Mooye Wax Kale Ma Haysaan Intana Leydinku Barey. 🎉

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 16 วันที่ผ่านมา

    Very nice

  • @MowliidIbrahim-jh9ch
    @MowliidIbrahim-jh9ch 14 วันที่ผ่านมา

    Waxaan meesha ku arkay dawlad dhamays tiran oo cid ubaah nen 5:45

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 15 วันที่ผ่านมา

    WAXAN CEMARADA KA HOOS NAC NAC LEH EE CIYAALA SUUQA AHI MAXAY AHAAYEEN QASHIN QASHIN DHALAY

  • @saynabcabdi5963
    @saynabcabdi5963 16 วันที่ผ่านมา

    mansha alaah cidankagii ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanAgane
    @AbdirahmanAgane 16 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaaallah