Dhoolatusta Hubka Culus ee Milateriga Jabuuti 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 189

  • @Jamac20
    @Jamac20 2 หลายเดือนก่อน +13

    Hambalyo walaladena somaliyeed djibouti hormarka gaardhen 🇸🇴❤️🤝🏻🇩🇯

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 หลายเดือนก่อน +11

    Guul iyo gobanimo Jamhuuriyada Djibouti.
    waagaan yaraa aad baan uga qayb qaatay xoriyada Djibouti
    waxaan ka mid ahaa carruurihii mudaharaadka dhihi jiray
    Djibouti ha xorowdo
    Cali caaraf ha dhaco weliba
    waagaa Somali army xoog bay la haayeen thousands of somali milatery ayaa joogay xuduuda somali republic iyo Djibouti.
    Mar labaad guulaysta insha allah we are brothers forever ilaa inta saacadu dhacayso waxaynu ahaan wllo.
    Asalaama calaykum.

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน +3

      Noolow adeer waxaad tahay geesi soomaaliyeed

    • @asmaali9224
      @asmaali9224 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Adero ❤

  • @taysimado8649
    @taysimado8649 2 หลายเดือนก่อน +9

    Djibouti 🇩🇯 wa qeyb ka mid ah somalia🇸🇴 from Tajorah

  • @user-ij3vc8ve9n
    @user-ij3vc8ve9n 2 หลายเดือนก่อน +14

    Viva jabuti viva Jabuti form zeila lughaya
    Down muuse orom tuuk

    • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
      @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 หลายเดือนก่อน +3

      From zeylac lughaya yaa leh taariikhda dib U baadh 😅😅😅

    • @user-ij3vc8ve9n
      @user-ij3vc8ve9n 2 หลายเดือนก่อน

      @@SNMwillneverdeisweonlymultiple te qui koi i am issa and mother is samaron
      Je suis ne a BORAMA la capitatal

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@user-ij3vc8ve9nluqada francesca ina ku hadashid wxa kugu qasbay gumesdihini 🤣 diinta dirqi kuhaysata🤣🤣

    • @macarverlegend9132
      @macarverlegend9132 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@usern134-h4gdiin ma adaa sheegta ki gaalka caad xanabarayee ma tihid kii ingriiska uu jilicsanaa ma tihid ma xoriyaad baa ku heeshe dagaal iyo halgan adiguu😂 daad lagu qoslaa oo ictiraaf wax kaste uu samaynaya xataa diinta ugu baxayaa ininka jiraa somali dadki ugu horeyee ee qanisadaha laga diwaan ee gaaladaa noqdee iniku aha la socoo ok bilaa tariikh iyo tarikh madow aa ini duwan gashan adunkaan iyo ceeb iyo fadexaad gaal iska dadidciyee hadaan franciis ku hadlanoo anaku uma nageen jirin sidinaa kuwii gaalka franciska uu shaqeen jiree inu xaaji cigaal ku jiree ee jabhadayadii flcs ee xamar joogte caar ku irii wax sameyaa waan ini wada dhiibi franciska marki xeshiis laso saxexdee Paris marku nfd iibiyee warya tarikh xuumo ade ku taala iyo guuri gunimo iyo xassidnimo ilahee baa mahad leh siyaad barre ino so saree hadi kale Djibouti waxba ma noqoteen taasi aa laga daren San yahe djibouti abaha lali gaa ka wasse

    • @Jamac20
      @Jamac20 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@SNMwillneverdeisweonlymultiple
      Zeilac waa dhul ciise nacasow isaaq xabashi tuulada burco ayaad sheegan kartaan dadka dhulkoda ha sheeganina. Adoon xabashi baad tihin

  • @SABRI11211
    @SABRI11211 2 หลายเดือนก่อน +2

    عاشت جيبوتي .. ارض الاحرار والسلام ... احبك يا يبوتي وحفظ الله شعبك الطيب

  • @ahmedjama9604
    @ahmedjama9604 2 หลายเดือนก่อน +2

    🇸🇴 🤝 🇩🇯 long live Djibouti from 🇸🇱 Puntland

  • @moustafaaliguedihassan5133
    @moustafaaliguedihassan5133 2 หลายเดือนก่อน +17

    Jabuti diidow dillac . Jabuti way socotay 😂. Hanolato jabuti

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah. Guuleesta reer Jabuuti
    ❤️🇸🇴❤️🇩🇯

  • @Af-yd9fc
    @Af-yd9fc 2 หลายเดือนก่อน +10

    Kii kaxun islay utaala dalkaygow 🇩🇯🇩🇯

  • @engineeraymankw9989
    @engineeraymankw9989 2 หลายเดือนก่อน +6

    M.a wadankaygii bandhigana iyo saanadahaan waa muunad uun inta inoo qarsoon baa badan. Alxamdulilaah isha nacabka iyo xasadka allaow ba baal mari.
    Jabuuti 🇩🇯 cidna Duco iyo habaar ugama baahna.

  • @cabdiraxmanabukar7509
    @cabdiraxmanabukar7509 2 หลายเดือนก่อน +5

    Jabuti wa dal faransiis iska gumeysanayo

    • @HawaAhmed-fv4yf
      @HawaAhmed-fv4yf 2 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiraxmanabukar7509 wan ka gudbany waxas ee calolxumad iska dayo masha Allah no dhe hadi kale Iska amu

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 หลายเดือนก่อน

      CHINA AYAA DUMAALAY😮 GUMAYSIGA CUSUB.

  • @sigad_j2111
    @sigad_j2111 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ilahay haa babiiyo kuwi ka xun horomarka Djibouti

  • @user-sp5qi3yg8d
    @user-sp5qi3yg8d หลายเดือนก่อน

    i Love you 2 Djibouti💘❣️❣️❣️❣️

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg 2 หลายเดือนก่อน +2

    Vive le Djiboutien et. Vive encore le président de République de Djibouti Ismail omar amin inchallah machallah

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan odhan lahaa ismacil Meashan waa ku daahdee iskaga tag hadii kale sidii siyaad ayad ordi

  • @user-cn1lb9xj1v
    @user-cn1lb9xj1v หลายเดือนก่อน

    Mashaalaah Mashaalaah

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi 2 หลายเดือนก่อน

    Luuqada fani walahi ququ badan
    We love ree jabuti

  • @40Durkiya
    @40Durkiya หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 2 หลายเดือนก่อน +4

    Kkkkkkkkk waxaa ma qoro 😂😂😂😂😂😂😂😂 ismail qacbaa ka yeedhay adeer intaa yar haku khamaarin😂😂😂😂😂😂

  • @arafatsahardid1870
    @arafatsahardid1870 2 หลายเดือนก่อน +2

    walalahay iyo waddankayga Jabuuuti....waa dalkaygii iyo dadkaygiii ....Salaan kalgacaltooyo iyo hambalyo iga guddooma fom Hargeisa...

  • @tawxiid.
    @tawxiid. 2 หลายเดือนก่อน +3

    😊😊illaahay. Jabuuti gaalada haka illaaliyo 😊diintooda ha u ilaaliyo faransiiska iyo afkiisana illaahay hakararo

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 2 หลายเดือนก่อน +13

    Somalind oon la citiraafsanayn ayaa ka hub iyo Ciidan badan. 1989 Dagaladii SNM iyo Faqashta ayay SNM tu Madaafiic ku garaacday Xerada ciidanka ee Duuda jabuuti ilaa Airport ka wa laga Qaxay

    • @user-ij3vc8ve9n
      @user-ij3vc8ve9n 2 หลายเดือนก่อน

      Jaloux

    • @user-tt3ew9mb4l
      @user-tt3ew9mb4l 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waxaas oo been isku shegaaya

    • @engineeraymankw9989
      @engineeraymankw9989 2 หลายเดือนก่อน

      Idinka jabhad laba tuulo haysato ayaa idin baacsatay Khaatumo ayaa la awood tihiin balse idinka awood badan taas unbaan idinku soo hubaynaynaa idinka oo cararayo ayaad amxaaro u gali doontaan Idoor afqadhmunyahow Xuduudahayga adoo qati ah xata kama soo gudbi dontid hada ka dib

    • @mahamoudhassan2012
      @mahamoudhassan2012 2 หลายเดือนก่อน +1

      Iska hadale damerkouba uu ciyaaaa

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน +5

      Irbad dhuub ma galisaan afkuna wuu idin dheeryahay iidooroow
      Wasmadii gooja cade xasuuso cabaadwayneey 😂😂😂😂

  • @mustafaaden-cx8ui
    @mustafaaden-cx8ui 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caqliga marka uu shaqeeyo , jahliga iyo quraafiyada aynan tala saaran . Awood ayaa dhalata ...Somaliyeey maxaa inoo diiday in aynu caqligeena fuulno ayey su'aasha tahay garano midnimo iyo qaran dhis u dhaqaaqno ayaa lagu gaara in awoodan oo kale aynu dhisano....Viva Djibouti guul guul gacaliye ...in aniga is ciilay Alla iima cadaabo....

  • @TalanAska-qe7xi
    @TalanAska-qe7xi 2 หลายเดือนก่อน +3

    hambalyo jabuuti

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 หลายเดือนก่อน +3

    Oo miyeydaan Soomali ahayn. Maxaa afsoomaali ugu hadli waydeen.

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah
    Sanad guure wanagsan
    Allah ilaliyo

  • @Murtiileqaraamj5798
    @Murtiileqaraamj5798 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland oo an aqoonsi haysan baa wali idinka hub iyo ciidan badan

    • @zeinabomar-4413
      @zeinabomar-4413 2 หลายเดือนก่อน

      @@Murtiileqaraamj5798 beenalee

    • @ogasjean2870
      @ogasjean2870 2 หลายเดือนก่อน

      Gojacada wuxini odhaan malin kalia nagalaqatay😂😂😂😂😂OO Ak47 lafurtay karee maada hadli kara
      Waliba ku darso waardo iyo boyadihi biyaha ya sanadkan kumarteen😂😂😂😂

  • @Joubadaher5151
    @Joubadaher5151 2 หลายเดือนก่อน

    Wwww ibamada D Djibouti wabir kasamasan damac xawardo Djibouti 🇩🇯 Djibouti 🇩🇯 Djibouti 🇩🇯 Djibouti

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maschallah

  • @abubacarjallow
    @abubacarjallow หลายเดือนก่อน

    Djibouti stopped foreign military based in the country

  • @tooshkadhalaaliye-gu8eb
    @tooshkadhalaaliye-gu8eb 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adigu ma jabuuti ayaad basaas u tahay maaloow
    Allaybaday ayaan kugu ogaaye

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 หลายเดือนก่อน

    Ismail 30 kadib hantidii shacabka jabuuti kagaday.

  • @ciisemadoobe3549
    @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน +6

    ileen ciil looma dhinto 😂😂😂
    iidoorkii ay hablaha dhulbahante hubka duugaa ka furteen ayaa cududa jabuuti wax ka sheegaya
    Cabaadwayneey baroorta joojiya 😂😂😂😂😂

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 2 หลายเดือนก่อน

      Wllo waa dad iska dhigaya. Bisinka walay naga thy. Bal u firsada

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +12

    Hubkaasi gacanta Somaliand ayuu ku dambaynayaa SI MASKAXIYANA AYUU GACANTAYADA KU SOO GELI DOONAA MUSTAQBALKA HADA WAANU U SOO JEESANAY JABUUTI

    • @wab20
      @wab20 2 หลายเดือนก่อน

      Dhulbahanté gojacade 😢

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@wab20yacalki sacad muse ee saca watey iyo ragan iso ega bal

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 2 หลายเดือนก่อน +1

      Horta daemrawishta hubkagi ka so gado intan djabuti la gadin

    • @moustaphayacindjama
      @moustaphayacindjama 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hawawi

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hubkiinii waxaa la tagay dhulbahante oo raggiina kaxaystay
      Markaa calaacalku waa iska caadi cabaadwayneey 😂😂😂

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maal TV abwaan Maxa ku Helay Ma cadowgi baa lacag ku diray

    • @engsayidmohamed7527
      @engsayidmohamed7527 2 หลายเดือนก่อน

      jabuti waa walaaleheenn yaanwaxba lagasheeginnnnnnnnn

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 หลายเดือนก่อน

    3 Saacadood ayaanu ku liqaynaa miyaanu ogayn in aanu Somalia uu baafinayo aanu burburinay, bakh bakh ayaanu u naqaanu waxaas.

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 หลายเดือนก่อน

    luqadaad hooyo ee
    Af somali maxaa ku diiday

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 หลายเดือนก่อน

    MÀAL TV. WAAR MA PASSPORT AYAA DOONAYSAAN. WAUDINKAN DJIBOUTI XAYAY SIINAYEE😂😂😂😂

  • @omaromaAbdi
    @omaromaAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    gul Djabouti Abo ismail nolo

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 2 หลายเดือนก่อน +1

    4:20

  • @moustaphayacindjama
    @moustaphayacindjama 2 หลายเดือนก่อน +2

    Our country

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 หลายเดือนก่อน +4

    WAXAN LA YABAY JABUTI OO GEBI GEEDABA COIDAN KOODA LA YAQAAN OO ANU KUN GADHIN AYAA BAKH BAKH DAAS HAYA.SNM TII AYAA WAQTIGI DAGALADII SNM IYO FAQASHTII AYAY ISKU DAYEEN INAY DHIBATEYAN CIDAMA DOODU XOGAGII SNM.WAXA WALAHAYA 5MADFAC AYAY SNMTU KU RIDAY MARKIIBA WAY CABADEN.BERIGI AY ERETERIA ISKU DOON TEENA CIIDAMO RAG AH BA UMAY SOO DIRIN EE CIIDAN NAAGO AH OO ERETERIAN AH AYAY USOO DIRIN.DEE NAGIHII BAA WALAHAY XASUQAY CIDANKI JABUT
    ILAA FRANCE KU KASOO GADHAY

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 2 หลายเดือนก่อน

      SsC baa KU filaan Somaliland
      Dhulkii xoogaa ka Qadeya😂

    • @mahamoudhassan2012
      @mahamoudhassan2012 2 หลายเดือนก่อน

      Waad bouktaye.allah waydisso cafimade.taadana uu talli taa jabuti raag baa taliya.

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂.
    Dumarki cereteriyanka ee ni eryaday ka sheekeeya waa tii Somaliland 10000askari nigu saacuday ee niga celisay difaaceay jabuuti

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hablihii dhulbahante ee faysal bootaan qabtay bal ka waran cabaadwayneey 😂😂😂😂😂

    • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
      @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 หลายเดือนก่อน

      ​​@@ciisemadoobe3549jabki dhacay 25/8 ana is shirqoolay oo isu geeystay ger xejuz baa ciidanka jabisay oo shirqooshay wixi dhacay 2cali ismaweeydiineeyso wixi dhacay anaa isu geeystay ,waana lawada ogsoonye
      Sheeko kle ma heeysa reer shixusihaaq ama SNM cudna kma adke.
      Qaladaadka dhacayna waa wax aniga isu geeystay kume hdad quwadi heeyso faqashey 😢..

    • @AMIR.1-q2y
      @AMIR.1-q2y 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkķkkkkkk beenaaleh

    • @AMIR.1-q2y
      @AMIR.1-q2y 2 หลายเดือนก่อน

      Uskaag somaliland heeramin

    • @macarverlegend9132
      @macarverlegend9132 2 หลายเดือนก่อน

      Somaliland ma iyadaa wagaas jirtee shalee bee aheed wixinaa waxaa fuurtey oo nageyee dumarki dhulbahante wlhi meel kaste ee ku jiran videos baa iniga haynaa wa fadexadii aad inala rabteen wagaas war dhee caar ilahe hadu nin ka dhigee ii tuus djibouti oo dumaar erythrean eryanayaan anba meel ka furteen sidinaa dumaar kaaree iyo bm inaga ma furan miskinow

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 หลายเดือนก่อน

    Muu ereteriya ka xoreeyo haduu naf leeyahay

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marka maxa inaga dan inoogu jirta haddaynu Somaliland nahay inaynu daawano awooda Djibouti? Malaha Gudomiye wa lagu so hayaa in badan bad is celinaysay? Ujeedada sheeg...

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน

      Way noo naageynayaan abaagadhayaashii iidoor ee hablaha dhulbahante kasoo cararay 😂😂😂😂

    • @user-ds9zt2nb9o
      @user-ds9zt2nb9o 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dhulbahanta ada sheegayso 8bilood ayan xasuuqay guryowdi madfiici la dhacay oo ana qaxiye ciise warabe tariikhda meesha ka dhacaday baro hooydawas wali guriyohoodi ayan ku haystay ee guri ana leh yahay ma heen ee adiga eritrean aya ku wasty dhul kaaqaaday meeday awoodadi dowlda aya sheegasa la citiraaf sayahay sheeg naysa fuay ciise eritra iska celi

    • @mahmoudmoussa3832
      @mahmoudmoussa3832 2 หลายเดือนก่อน

      War ciise ha colasisan ciise uu kulajoga una ka shisheya aya ku dagalami dona

    • @waaberi4446
      @waaberi4446 2 หลายเดือนก่อน

      @@mahmoudmoussa3832 Ciise wa wslaalkey isagaana ii hiiliyey maalintii Soomasli o dhami isku kay so raacday. Lkn Ina Cumar Geelle wa daalin doonaya inu dumiyo Somaliland..

    • @mahmoudmoussa3832
      @mahmoudmoussa3832 2 หลายเดือนก่อน

      @@waaberi4446 ta ilahay aya nagaog inay jiirto ee somalida dhulka inila dagan somalida kale ee eheladodah wa ina ku qadarisan oo hadalada nacfigale ka dhowrtan

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 2 หลายเดือนก่อน

    Inaga iyo areteria ayaa leh.

    • @macarverlegend9132
      @macarverlegend9132 2 หลายเดือนก่อน

      Hargeissa ka qixii war iskuma haysid eh aad dheer baa mesha la joogta qixii siyaad barre sidisi baa imaan

  • @fatumaguhat3478
    @fatumaguhat3478 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland will defeat this weak soldiers

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa lainiga gooni internet blashka lainiga dhigay .

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg 2 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉

  • @user-iq8ku2jw3f
    @user-iq8ku2jw3f 2 หลายเดือนก่อน

    Where is Aurelia? Who won Laie Village Center library? I don’t know nobody wanna lie Djibouti how much Samajecel I am.

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 หลายเดือนก่อน

    Jabuti dal maaha waa tuulo yar oo fakhri ah ciidana malaha dadkeduba 1 milon ma dhamee maxay ciidan yelataa

    • @cabdyayuub2284
      @cabdyayuub2284 หลายเดือนก่อน

      kuwaan ma hooyadaa ba lee

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hadduu hayo waxaas oo ciidana muxuu erateriya dhulkii ay ka qabsatey usoo ceshanwaydey

    • @AMIR.1-q2y
      @AMIR.1-q2y 2 หลายเดือนก่อน

      Issac vous malade

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidankabjabuuti maanunaheyn kii srakalada yar Eritrea dhulka ka qabsatry Wali ka hasto

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 หลายเดือนก่อน +1

    LACAG MIYA LAYDIN SO DIRAY RER MAAL WA NACASNIMO INAD CADAWGA NO XAYAYSIISAAN SHAME

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 2 หลายเดือนก่อน +1

      SIDAY WAX U DHACAYAN WARBIXIN NASII WADNO SAYDH MIYA IDINSO GAARAY

    • @mahamoudhassan2012
      @mahamoudhassan2012 2 หลายเดือนก่อน

      Cadaygaa waa inigaa uu soo sadaqad dontaa.nalama hadlii karting idikoo sadaqad qadanaya.

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 2 หลายเดือนก่อน

      @@mahamoudhassan2012 ADOON ISKANA FURIN ISKANA FAYDIN TII KU XAARTAYBA SO MEERAN JIRTAY

  • @dinicheckedini
    @dinicheckedini 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka somalilanta hayo jibuti ayad kuno shihin uskag ayadtihin rer somalilan

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 2 หลายเดือนก่อน

      Been baad isku.sheegtay tuulada jabuuti maxa yaal aan gaajo ahaayn

  • @cabdiqanimadame1165
    @cabdiqanimadame1165 2 หลายเดือนก่อน +3

    May ciise difaacaan ina ismaaciil geele horror miyaa diidan

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k 2 หลายเดือนก่อน +2

    SOODAA AFKAYGA AYAAN KU TAKHSIIMIYE

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน

      Adoo aya ah dee
      Hambadii raxma yar iyo fahiima quuje ayaa faanaysa 😂😂😂
      Shib dheh cabaadwayneey 😂😂😂😂😂😂

  • @omaromaAbdi
    @omaromaAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    gulmul

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน +1

    Regime Omar Geele waxa uu kubaxaya sidii Qadaafi looga saarey Liibiya

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwani ma kuwii aeretariya hablaha u dirtaybaa ee badda ku shubeen. Insha Allah soomaaliland baa furanaysaa hadda xuduudda soo gaadhaan.

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน

      Sida hub loo furto ilaahay kuma barine hubkii hablaha dhulbahante kaa furteen iyo odaygii faysal bootaan ee raxma yar qabatay bal xal uhela cabaadwayneey 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re 2 หลายเดือนก่อน

      @@ciisemadoobe3549 faysal bootan darood oo dahnbu 9bilood wasay taksle ciisa riyolay canfar kaliya iska celin kari ladahay hubka shegyso inta yare aqonsi haystan ban nachantan lkn marka aqonsi helno ayad ba den

    • @zeinabomar-4413
      @zeinabomar-4413 2 หลายเดือนก่อน

      Hoyada aya loo diirey

  • @imranmaailm8110
    @imranmaailm8110 2 หลายเดือนก่อน

    Sorry
    Why the Tv is not Podcasting with the Local Somali Languages The Mums of these Yong Soldiers are not Understanding French

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 2 หลายเดือนก่อน

      @imranmaailm8110 it is broadcasted simultaneously in 4 languages on live TV. This is one of them

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo jabuti

  • @LadoOumoud
    @LadoOumoud 2 หลายเดือนก่อน

    Walee hadal aan meel gadheyn baad meshaa ku haysaan reer somalilan now raga dhab taa ah isda doqomahaa oo kalee uma fanan ee mar ubay hadlaan markanaa waa marka runtu timado ragaa reer jubutii naa waa saa ee siidino kalee isku hadlaan doqomahyow
    Xasiidnomo munafiiq nimo doqonimo kaa xumasho itii baa way yiduku dhatahy waligiin meel gadhi meysaan itaad somali iyo jubutii ku maqatahaan oromahy

  • @mddinho3650
    @mddinho3650 2 หลายเดือนก่อน +5

    This is nothing. Waxaasi huub maaha. Absolutely pathetic. Imagine if they go to war. They will be destroyed within 1hr & half at best. Shame on you for mr Omar Guelle.

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน

      Your poor militias were exterminated in less than 25 minutes in Gooja cade
      Faan waxba ma taro iidoor cabaadwayneey 😂😂😂

    • @AMIR.1-q2y
      @AMIR.1-q2y 2 หลายเดือนก่อน

      Ah bon tu est jaloux ou ce comment somaliland vous avez rien du tout pourtant vous êtes jaloux vous êtes un région

    • @macarverlegend9132
      @macarverlegend9132 2 หลายเดือนก่อน

      Huubka djibouti sidinaa ine so wadaa saarto baa modeyssa firstly it is a country with a national security agenda portfolio and this includes you moron to hide as possible your strength and key features we have not just like you land cruisers mountee with dushka or zuushka we have ifvs apcs and tanks and drones and warships and anti air missiles dickhead imagine if we go to war we are likely to win by the kind of special trainings our different units of army got we have units that been trained by us marines and us Navy Seals and us green berets we have other units been trained by French gign, commando marines, raid and we have units been trained by German special forces and also we have units been trained by Italian army and Italian carabieneri special ops all that of training is unlikely been taken by another army even the ethiopian army also every year we receive weapons from them and the rent 😂 get lost man we are 100 times more powerful than the 2008 bro we fucking humble out whomever play with us you don't seem to see that amount of military knowledge that our troops has and the amount of weapon and their utility vehicules that is enough for their fighting quality is far more powerful than quantity also keep that in mind you poor militias thar are pretending to be soldiers who the fuck know you firstly

    • @Jamac20
      @Jamac20 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dad somaliyeed hadey hormar gaaran waa lagu farxaa isaaq cuqdad naceyb somali u dhinta yuhuud iyo xabashi baad kasoo farcamaten

    • @mddinho3650
      @mddinho3650 2 หลายเดือนก่อน

      @@Jamac20 useless xaar fuqul xaar. Ma waxaasaad horumar ah 😂😂😂😂😂

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jibouti cadaw ay u hubsamaysato ma le, haddii laga yimaaddo guutadii Ciidanka Eritrea ee Dumarka u badnayd ee dhulkay ka qabsatay loo daayay ilaa hadeerna ay ka haystaan. Ciidankani ay marinayaan gaadiid buu u badanyahay siiba kuwa biyaha ee ciidanka waraabiya iyo in Ismaciil meesha ku ilaalisa.

    • @mahamoudhassan2012
      @mahamoudhassan2012 2 หลายเดือนก่อน

      Haaside la aflah.ida aflah maa islah.

    • @zeinabomar-4413
      @zeinabomar-4413 2 หลายเดือนก่อน

      Hoyada uu sheeg

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gele wa afku tamar itaal barabaro cidankagi anad geri iyo lolol anad ogay hadad awooda aad sheganayso manta agonta abaho an arki wan ka baqanaysa Eritrea hal madfac oo Somaliland kuso turto aya ku filan waxanad ahaybad is moday yaa miskin nindhul kisi iyo dad kisi la hasto aya leh ragad ledhay wan ladaga maya wa ragi afweyn dajiyey kkkkkkkk

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 500 Faysal cabdi booten

    • @mahamoudhassan2012
      @mahamoudhassan2012 2 หลายเดือนก่อน

      Haannuun la afkah

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน

      Talihiini ugu sareeyay faysal bootaan waxaa qabatay raxma yar oo 19 jira 😂😂😂😂
      Waxbaa baalaha kaa yaacay siraadeey 😂😂😂

  • @user-vm3zv8ge7i
    @user-vm3zv8ge7i 2 หลายเดือนก่อน

    Waar wanaago ragmaaha hadi xabad lgurido wy isku xaaran

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse bixi baa idin hanjabey kkk

    • @LibanLibanIsmail
      @LibanLibanIsmail 2 หลายเดือนก่อน

      @@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi muuse bixi wa miskine

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuto ciidanka qaranka ka hub badan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hadii wuu ciidamo leeyahay muu Eritrea dhulka kasoo ceshado waa diktatar faashilaIna Geele Caloolweyne kalb.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

      @@shabeel7467 kkkkkkk

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 oo adigu dhulbahante miyd iskaga celisid sii carar iyo soo carar badaney😢

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂
    Calooley Guelle😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maalow ma waxoogay uskaga ayuu kuu soo diray calool wayne

  • @user-qo7ik9vh8h
    @user-qo7ik9vh8h หลายเดือนก่อน

    🦮🦮🦮🦮🦮

  • @Haldhaa11
    @Haldhaa11 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa eriteria dhulka loogaha soo xoraysan waayay

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oo canfarta ma iska celiaaan ❓hadaa sidan tihiin ‼️

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dowladi yarayd ee gaabo😂😂

    • @mahamoudhassan2012
      @mahamoudhassan2012 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alhamdulillah dawlad allah nasiyey.anba ano yaraato.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh waar waa xubo Naago military ga Erritrea ka tirsan baa dumayra ka qabsaday hubkii ka fara maroojey
    Jabuuti weli Dagaal ismay arag Oo waa Jiir haan gudeheed ku bararay

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน

      Ciil baad nolosha ku dhamaysateen ciilaneey 😂😂😂😂

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@ciisemadoobe3549 Lee Erritrea sidiinii Uun baydun waa dhaw Odhan doontaan Aa wallaal kayow maad wax dhicin baan kaa nidhi dee Aa wallal kayow heel baynu isku leenee

    • @macarverlegend9132
      @macarverlegend9132 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@CamuudAwedyaa yaa ma inikaa aya ini bahaan war waxba iis modisin erythrea was a long time bro intaa dhilee baa iga badnaa over 100 aan ka dilee anigana 44 baa iga sahxidee lkn se adigu dhiqoo dhex fadiyaa oo awood military laheen wala cilmii military wala tobaabar military miyaad oog tahe ine saldigaa djibouti jooga special forces koduu wada tobabaran army genaa imikaa oo ila italia Germany France USA loga keeno khabirow special forces kala duwaan ee wadanadaa ah iyo contractor ciidan so ahaan jiree wa wada professional ciidankeygu maanta huub ka badan na uu haystaa iyo gawadii sidinaa land cruiser maskine oo hal rassas ka xage danbee fadiyaa iyo ka wadaa gadaneyso ma dhul fadinoow ifvs apcs tanks baa la haystaa yaroobe khayalii ku nool oo raasastu mareen hortadaa maxa marayaa humvee ugu naqaan oo rasaas mareen oo camera leh uu wax ku shiishto isagu gudahaa leys ka dhex fadhinayo oo remote control lagu ridayoo rasastaa masakine somaliland oyeessa dhulbahante wasse oo dumaar dhulbahante ah huubki yaraa ee haysteen ka furteen anaka tv dumaar erythrean oo nagu dhul dhanteynesa kuma jirnoo wa caay iyo fadexaad iidor wagaash kufri iyo samaron jilicsan inoso mariyeen marke ka naxeen sidaan isku difacnee awowdodaa aha sidaas war ciisuhu uu ini arkaa maanta mahine wagii bu ini arkee waxaad tihin inad daad ahedeen ismail omar baa isku ki nabayaa nin kale mesha haru imaado somalilland stone age ina ku celinow wa suurata gal macaal kuwa ciise dhulka degan ee munafiqinta ah

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma.eratareeya la.iskaga dhiciyo haddii uu.ciidan yahay.naagahaan.maryaha.loo.soo.xidhay ciisow waa.canfar

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 หลายเดือนก่อน +2

    SOMALID BA Ka Teknikk badan

  • @tooshkadhalaaliye-gu8eb
    @tooshkadhalaaliye-gu8eb 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jabuuti iyo cid walba somaliland ayaa ku filan hal guuto oo kaliya ayaa liqaya waxan aad xayeysiisnayso

    • @mariamtaoulanehmariam3250
      @mariamtaoulanehmariam3250 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@tooshkadhalaaliye-gu8eb somaliland waxa kufilan khatuumo state oo sac mahine wakale haman arkayney

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ciidankaagii oo dhan iyo hubkoodi raxma yar baa qabsatay 😂😂😂
      ileyn faanku waa bilaash 😂😂😂😂

    • @tooshkadhalaaliye-gu8eb
      @tooshkadhalaaliye-gu8eb 2 หลายเดือนก่อน

      @@ciisemadoobe3549 raxma yar adaa uga cararaye mar I dage allah ha dago markan adiga iyo kuwaad sheegaysaba anaa dawadooda haya dambigaad gashayna cid kale dusha uma saari kartid

    • @macarverlegend9132
      @macarverlegend9132 2 หลายเดือนก่อน

      Kuwi dhulbahante oo awood military laheen oo lacaag billions ah ku bixin sidaa ciidanka djibouti ee nuuca tobaarbaradaa special forces kala duwaan ee wadanka jooga ee Italian ka ah German ah American ah xitaa franciska ah qaate ee guuto anba regiment regiment ciidamadaas adunka ugu tayadaa ficaan leh tobareen baa iniko jabhaad oo wax tobabar military iyo ciidan aan haynin standard oo wax iska dicinayaa battle ground ciidan sidissa ah hade iis helaan inatee maba garaneysin fundamentals of marksmenship iyo sidaa qorigaa lo riido wan ini arkee badownimo baa inigu jirtaa xitaa sidii pastoladaa iyo qorigaa lo qabsanayee ma kuwaas aa wax ii sheega suujudaa meel aan aheen kama toganayoo takaleh anigu gaaro land cruiser oo rasaas aan celineen oo ninka wadaa iyo ka haga dhabe dushka iyo zuushka ridayaa hal rasaas wada mareysow oo mayd noqonayaan ma wato gawadhi bullet proof wataa mesha ifvs iyo apcs iyo tanks aa ilowbin walaguguu raxeysan macaney wlhi dagaalka dhexdissa oo dinaac walba laga shiidi takaleh aa ilowbin ina drones turkish chinese ah iyo American ah shabeleh ino yalaan iyo dhor migs 2000 hargeissa laga qixii sidii siyad barre wlhi oo bilahi oo talahi oo wacaad marakiibta dagaalka na waan iniso dhul dhigeyna sidinaa 2011 baan modayaa askarigaa iyo doonta iniga dhilnee ee samaronka aha baa maagtina maanta heleen wagaas waba hesheen so calacaal iyo dowlaad baa ina dileysaa laheeden kuwaan wa kuwi oun wagaas oo waxaas oo dhan uu dher yihin we are among the most professional armies in the world regarding the king of diverse training we got from different kind of nato even Russian and chinese army meel kaste waxbaa kaso baranaa anaku jahiliin jabhaad ah ma nihin

    • @tooshkadhalaaliye-gu8eb
      @tooshkadhalaaliye-gu8eb 2 หลายเดือนก่อน

      @@macarverlegend9132 first of all you must learn how to speak somali language after that
      All what you're speaking is ridicules our children never tolk such like you
      IF THERE IS NO WHERE AND HOW EVERY FOOL HAVE TO BE A DOCTOR
      May be you don't understand my words
      Hurry hurry has not pleasen
      But I promise to show your feeble mind
      Kkkkkk what the fucking drone, and all the frontier weapons you explained me hhhhh
      I have the name of Allah and his prophet Muhammad peace and mercy be upon him
      You can't do anything

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hub ma daga lamo ragedha dagalam. Hadey wax iska dicin karan Eritrea jazirad kama hay saten. Kuwani geel jira Abu macawisley somali aya gelin hore hub ka furfuran laha oo Allah igu ogyahay !!! 😂

    • @macarverlegend9132
      @macarverlegend9132 2 หลายเดือนก่อน

      Haa allah kugu oog wa ninka khayaligaa ku jiraa al shabab baa wax ka taari weydhee ciidanka qurate een xeero logu so daadan bee yihin amison anba atmis waxa sababee nuuca tobabarka kala duwaan ee franciska ah Italian ka ah iyo American iyo German ka ah wa kaas ciidanka djibouti wuxu ka toobarbar fican ciidamadaa geeska waa raagi uu dirayee kenya gign marki al shabab gudahaa ugu gashee ee diyaraduu la kicii gartee ee iska jooga wala xakameyee lagu irii maxaad taqaniin af dheer iniku oo cilmi military iyo tobabarkisa laheen walibaa baa dadka iniga horeyaa kuu eegtin

  • @ciisesalal2098
    @ciisesalal2098 2 หลายเดือนก่อน +2

    Issaq khanis kuwi raxma yare iyo hablihi yara ee dhulbahante kaso cararay aya hadlaya inta hore way baqbaq badan yihine marka la farasarona sida cawlka ayay u caymaadan kabaha intay sacabada ku qataan 😂😂

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 2 หลายเดือนก่อน +1

      @ciisesalal2098 hhh waa la og yhy wixii ku dagaalamay goojacde aduu ka warn dumarkii live ahaa Eritrean ahaa lagu soo diray adoo dawlad sheeganaya yaakhi baante

    • @ciisesalal2098
      @ciisesalal2098 2 หลายเดือนก่อน

      @@dojimohammed7796 khanisow somaalido dhan aya cararakagi ka yabtaay aad kabaha gacmaha ku sidatay oo toos lo dawanayay sidi film hindi markasa sheeko khiyaali waxba ka jirine isku mawelisa orood oo is khabeh idoor khanisnimo u da dagaal garanmayside

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 หลายเดือนก่อน +1

      @ciisesalal2098 dunida shalay uun may bilaabmin isaaq taarikhdiisa waa la yaaqaana adna waa lagu yaqana khaniisnimana keena u dhow France habllaha iyo raga isku si uga waso wa la og yhy 9 bilood dagaalka socday hal maalin guuto la jabyey social media la soo dhigay hayga waramin aniga aduu khanisow jaahilka sheeko malwalka ka bax cadaabta iyo kulaylka ilahay kugu hayo laga garanaya jileecnimada khanis iyo khamri jacaylka ka socda

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwaa snmta ah 33sano ayey yidhahdan dawlad baan nahay car wakaase fagaare noocaa ah sameysta hantidii siyaad bare u sameeyey ayaa maalinba meel la iibinayaa kkkkk

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 afka nool itaal baranbaro ayn maqli jiray caruurnimadii somaliland/isaaq ileyn dadkaba iyagaa u indha adg aduunkan jooga war markiihore lagaraye ma mntoo wxd tihiin laidin wada arkaybad hdana hdlaysaano jabuuti afka u dhiganeysn wlhi wxn xishoonbad tihiin ragagii iyo hubkagii aya reer yaro daroodi kala waregayo kasoo caydhsaday markasd quwadaas dhn afkadheer ku tageysan isaaqow hday riyo dib leeyihiin dabadooday ku qarinlahayenba hore looyidhiye hdad awood leedihin goojacadd ku joogi lhyden abtiyal kaarahagiiba probox lgaga furty intii laqabtay mhe intii kalena firxad oog lgu keenay idnkoo kabna lulaya kabna laaladsanaya 😢

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 2 หลายเดือนก่อน

    Hal diyarad oo dron ah ay inigu filan .
    Waar hayaaaay ! ! ! Ayaad ku walan. muse bixyow addis-ababa ayaad orod ku gali doonta ee ogow.

  • @omaromaAbdi
    @omaromaAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    gul Djabouti Abo ismail nolo