QISADEDII XANUNKA AAN SOO MARAY WARESI KAMEDA…..😢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 2 วันที่ผ่านมา +377

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤🫵💋

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 2 วันที่ผ่านมา +16

      War bahdil jeclidaa magaca qofkale maxaa kuu geeyay 😂

    • @muktarnuur7000
      @muktarnuur7000 2 วันที่ผ่านมา +6

      War beenta jooji cinwaanka saamiyo ma ahan😂😂

    • @AbdulmajedHassanAhmed
      @AbdulmajedHassanAhmed 2 วันที่ผ่านมา +3

      ❤😂😂😂😂

    • @FaadumoMaxamad-bm5mf
      @FaadumoMaxamad-bm5mf 2 วันที่ผ่านมา +4

      Mcney waan ku jaclahy ❤

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@kinghamaaz1352magaca sawirkaaba ka siidaran

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 2 วันที่ผ่านมา +332

    Soomaaliyeey dadka garabka ubaahan ma caawisaan plz 300k gaarsiiya wiilkaan ibra inuu yhy wiil naxariis badan waa ogaa iyo walibo jabra❤❤

    • @Maskineyyyyy-ed4pj
      @Maskineyyyyy-ed4pj 2 วันที่ผ่านมา +16

      Qof ugu fikrad somalia dhan sas qof qurac heesto qadaa ugu daraan qof u bahaan neh ma sinayaan salax xitaa wlhi in meel dher la garsiyo asneh 😢

    • @user-bl2og3no4p
      @user-bl2og3no4p 2 วันที่ผ่านมา +9

      Allah saacido😢walaalkwena miskiin😢

    • @xaawoluul265
      @xaawoluul265 2 วันที่ผ่านมา +3

      @@Maskineyyyyy-ed4pj waa iska xanunsanyhy waana isaga baahayhy lkn soomaali dadka miskiinka mba arkaan

    • @brickyrobloxlol8183
      @brickyrobloxlol8183 2 วันที่ผ่านมา

      Wa dad istosina kuwa waxa hasta ayey waxa ugu daran somalido

    • @user-qe1zx6pd2t
      @user-qe1zx6pd2t 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Allahaa caafimaad taam ah
      Hasiyo wllkeyna🤲🤲yaa rabi🤲🤲

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 2 วันที่ผ่านมา +211

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤

  • @SamiaAHMED.1
    @SamiaAHMED.1 2 วันที่ผ่านมา +193

    Dunida masoo marin Ruux kasharaf badan kana Run badan Nabi mohomed❤️ ﷺ ❤️

    • @SahunShh
      @SahunShh 2 วันที่ผ่านมา +1

      Najam

    • @SahunShh
      @SahunShh 2 วันที่ผ่านมา +1

      Najam

    • @SahunShh
      @SahunShh 2 วันที่ผ่านมา +1

    • @AyaancismaanMmmm
      @AyaancismaanMmmm 2 วันที่ผ่านมา

      ❤❤

    • @Abdale118
      @Abdale118 2 วันที่ผ่านมา

      Scm

  • @NaciimoFaarah-gn4xq
    @NaciimoFaarah-gn4xq 2 วันที่ผ่านมา +292

    Inta wiilkan ila jecel love saara ❤❤

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 2 วันที่ผ่านมา +220

    Ibra kadarba Allaha ku xifdiyo waa wiil wanaagsan markasta wanaag baa laga sheega walhay ❤xafidaka allaah

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 2 วันที่ผ่านมา +10

      Ibra kadarba iyo walaal jabra haka reebin waa 2 walaal qaaliya walkeena saalax garbihiisa taagan

    • @zeynabmaxamed3317
      @zeynabmaxamed3317 2 วันที่ผ่านมา +6

      Waa run ibra kadarba waa wiil wangsn waligey kuma arkin wax xumaan ah m.a 😊

    • @Taliso269
      @Taliso269 2 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@xuseencabdiqadir9161ceyda kudar haka reebin waa 3da qof u sheegey alle haka abaal mariyo

  • @ikranxuseen1112
    @ikranxuseen1112 2 วันที่ผ่านมา +78

    Saalax JJ 😢ha niyad jabin wll
    garabkaga nahay mar walba Team saalax JJ ha dhiri galiyo walalkeen

  • @HawoAbdi-b8x
    @HawoAbdi-b8x 2 วันที่ผ่านมา +86

    Wilkan waxu mudan yahay in loqado Kur wllhi abowe mcn hora usoc 😢😢😢❤❤❤

  • @NimcoYusuf-dx9dx
    @NimcoYusuf-dx9dx 2 วันที่ผ่านมา +76

    Wlhi wiilkaan aqoon umalahayn hadana waan ooyay markaan dhagaystay qisadiisa allha caafiyo😢😢

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 2 วันที่ผ่านมา +85

    Salah aboowe wa qasab inad thyroid tablets qadatid hadu low yahey. Quran isasar Allaha ku cafiyo

    • @mulkizaylax9982
      @mulkizaylax9982 วันที่ผ่านมา

      aniga hduu igu cusub yahay allaha iga caafiyo😢

    • @sakinahss3237
      @sakinahss3237 วันที่ผ่านมา

      @@mulkizaylax9982 Aamiin Allah haku cafiyo wllo

  • @hawoali972
    @hawoali972 2 วันที่ผ่านมา +22

    Saalax waxuu ahaa wiilka ugu qurxan tiimka uguna faraxsan lkn il biniaadan ayaa halelshey qur’aan ayuu u baahanyahay, allaha ku caafiyo walaal qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @Taliso269
    @Taliso269 2 วันที่ผ่านมา +34

    Dadka wanagsan wajigoda aya laga dheehan kara ibra taliye jabra iyo ceyda aad bad u mahadsantihi sida u garab istaagten❤❤❤

  • @MaryanAbdi-i3m
    @MaryanAbdi-i3m 2 วันที่ผ่านมา +92

    Abwe salax dar Alah is kaga ka jeclahy wlhi 🥺

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 2 วันที่ผ่านมา +9

    Illah caafimad iyo cimri deer oo dag dag ah hakusiiyo ameen, hbo Quran isasaar insha Allah waad caafimaadeysaa 🤲🤲🤲

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 2 วันที่ผ่านมา +38

    Saalaax ilhy caafimaadkaaga ha kuu siyaadiyo wllo teeda kale taliye jabra and ibra ka darba waa gobtii reer malysia laysku wada raac ☑️ilhy hamiga aad u tagtay ha kuu rumeeyo wllo

  • @QULUBTA
    @QULUBTA 2 วันที่ผ่านมา +117

    2 Bilod kabadan ayan khyr iyo muxadaroyin, qisoyin diini aho dhalinta mustaqbalkoda adun iyo aakharaba anfici an so badhiga
    Ilaa hadana 1k magadhin please i kaca anigana😭😭😭

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 2 วันที่ผ่านมา +115

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 2 วันที่ผ่านมา +115

    Cudur maaha waa xanuun Allha caafiyo Saalax yare 😢

    • @mucaadinho1
      @mucaadinho1 2 วันที่ผ่านมา +4

      Yeah intaas inu dhibsanaya laga yaaba erayga cudur

    • @user-dd9gr4hv9h
      @user-dd9gr4hv9h 2 วันที่ผ่านมา +2

      ameen

    • @faaymaxamed5982
      @faaymaxamed5982 2 วันที่ผ่านมา

      Amiin 😢😢

  • @Sarasiman123
    @Sarasiman123 2 วันที่ผ่านมา +44

    Walalkena rabi ha ku caafiyo anaga garabkaga aya nahay I.a asxabta waxa nileyahay aan u kacno walalkena dad kale kaleba wa u kacnaye

  • @AzaamAlpi
    @AzaamAlpi 2 วันที่ผ่านมา +28

    Wiilkan aa cawinad ubahan 300k garsiya😢

  • @FarhiyoMohammed-zg1fn
    @FarhiyoMohammed-zg1fn 2 วันที่ผ่านมา +7

    SALAX ducada iyo saliga nabiga badi aboowe alle haku cafiyo

  • @AbdirisaqSoobe
    @AbdirisaqSoobe 2 วันที่ผ่านมา +73

    Si kastaba waxaa tahay saalaxii hore ee lagu bartay wanaaga
    Hadana waa tahy xanuunka kugu yimid allaha kaa dulqaado
    Wxna ku lee yhy dhaawacii hore cashar hakuu noqdo lkn yuusan noqan mid dib kuu dhiga oo hormarkaadi iyo hamigaadi yuusan burburin❤❤❤
    Wxaa tahy saalaxii aan taageeri jiray hadana waa tahay weligeyna waad ahaan doontaa

    • @Abshir095-vl4so
      @Abshir095-vl4so 2 วันที่ผ่านมา +2

      Masha allah wa talo fcn wall

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 2 วันที่ผ่านมา +76

    War dhaljnyarad meesha joogta waxan ka codsanayaa in wiilka la caawiyo aduunka wax la isku taraa Team 27 wiilka haloo kaco Saxaaf io Adna war wiilka yarkaa haloo gurmado reer maleysia😢

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j 2 วันที่ผ่านมา +7

      Wlhy waxan layabanhy waxay wiilkan u cawin la,yihin iyago lacag xaflado iyo dalxis kubixinaya dhaman todba war ilahy kabaqa

    • @Kingzayon112
      @Kingzayon112 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-tw1cj7yl9j waa cawineynaye ogada miyad rabtin in niladhaho

    • @faizahusein4113
      @faizahusein4113 2 วันที่ผ่านมา +1

      Dhatarka maqaarka ha laga caawiyo reer maleeshiyow

    • @khadramaxamud1632
      @khadramaxamud1632 2 วันที่ผ่านมา +1

      Hala caawiyo wiilka

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 2 วันที่ผ่านมา +9

    Thyroid anigaba wuu igudacay alxmdu lillah hada wankaficnhy, lkn walaashey aya sanadooyin laxanunsan, India ayn udiray weykasosaareen but still weyxanunsanthy iiguso duceeya, Saalax Illah hakucaafiyo Ameen 🤲🤲🤲❤️

    • @fatxia
      @fatxia 2 วันที่ผ่านมา

      Allah hacaafiyo

  • @HafsaClrashiid
    @HafsaClrashiid 2 วันที่ผ่านมา +76

    Team saalax only lake❤

    • @AyanAyan-jq1xn
      @AyanAyan-jq1xn 2 วันที่ผ่านมา +1

      Salaxoow illahay ha ku cafiyo abooye😢😢❤❤❤

    • @AyanAyan-jq1xn
      @AyanAyan-jq1xn 2 วันที่ผ่านมา +1

      waad bogan doonta insha allaah aboowe❤❤❤❤❤😢😢😢

    • @HafsaClrashiid
      @HafsaClrashiid วันที่ผ่านมา

      ​@@AyanAyan-jq1xnAMIIN ILAAHEY HA CAAFIYO

    • @HafsaClrashiid
      @HafsaClrashiid วันที่ผ่านมา

      ​@@AyanAyan-jq1xni.a🥺

  • @hudacali7565
    @hudacali7565 2 วันที่ผ่านมา +22

    Wll thyroid gland wxaa laqataa dawooyin xalada dajiya oo kolba halkuu marayo lagu qaato calcium hormone mamula iyo thyroid meel baa laga so saraa tasana kugu wacan inaad daciif noqotid waayo calcium kugu yar sidoo kale mrka skin isgaa badala waxaad tagtaa doctor ku takhasusay thyroid wxaa laidhaahdaa Endocrinologist dhakhtarka Dermatology tag wll hana dhayalsan thyroid wax wayn maahin hdaad mamusho Allah ku caafiyo wll

  • @hamdofarah873
    @hamdofarah873 2 วันที่ผ่านมา +19

    Allh ku cafiyo abwe cafimda dag dag ban Ku rajena somalia ana kora uqadan wiilkana oo dhanka dhaqalena ka tagerno

  • @rahoabdiali3797
    @rahoabdiali3797 วันที่ผ่านมา +2

    Wallkey dawakle ha raadinin saliga nabiga badi scw asigaa kaaga filnandona dhaman culeysyaha ku heysta insha maalin walbo intad awodd 5kun 2kun intad awood si niyad eh u aqrisa wll allha ku caafiya insha allh

  • @ShankaroonInaMoha
    @ShankaroonInaMoha 2 วันที่ผ่านมา +31

    I.a caafimaad Taam ah Alle ha ku siiyo wllkey❤🤲🤲

  • @Yusro2m
    @Yusro2m 2 วันที่ผ่านมา +29

    Ilaahey hakucaafiyo my brother 😢😢😢😢😢😢

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 2 วันที่ผ่านมา +6

    Saalax wa wiil wanagsan Allah ‏‪ siiyo caafimad dag dag ha aamin yaa rab 🤲😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 2 วันที่ผ่านมา +37

    Allaha ku caafiyo waxaa ku rajena caafimada tam ah 🤲

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 2 วันที่ผ่านมา +22

    😢😢😢😢😢😢Allaw ugargaar oo Garab gal waa wiil yar wax khayr qaba so gali 😢😢😢

  • @user-kf4wv5zw7r
    @user-kf4wv5zw7r 2 วันที่ผ่านมา +28

    Illah cfmdka haku siyadiyo wll

  • @NatouAhmed-mr4zn
    @NatouAhmed-mr4zn 2 วันที่ผ่านมา +10

    Aar wilkan yar 500k ahn kasiino somaliye isku naxarista, salax welcom back walal inshallah khaire niyada uu sheyg

  • @Sumayo-c8z
    @Sumayo-c8z 2 วันที่ผ่านมา +12

    Wiilkan xanunkisa marka dhageysty oo xitaa heer uu istaagi waye walhi xanunada yar yarka an la calacali jiry waaba amini la ahy😢😊

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 2 วันที่ผ่านมา +32

    Haloo kaco waa wiil yar maskiina xanuusan 😢

  • @AmiiraSaid-dw8hx
    @AmiiraSaid-dw8hx 2 วันที่ผ่านมา +26

    Alle Caafimaad taam ah ha ku siiyo

  • @Dulqaad.badan.
    @Dulqaad.badan. 2 วันที่ผ่านมา +3

    Shalaay wax matare team 27 iyo reer maleyziya wiilkan caawiya 😢😢zaxaaf adiga iyo adna is xil qaada wiilka gacan qabta lacag iskugu dara u dhaqtarka ku tago intaad team 27 udhaxgashan 😢😢😢ille ha ku caafiyo saalax quraan isa saar insha allah saalaxagi hore mar un waad ku so noqon

  • @zamiirahmed3033
    @zamiirahmed3033 2 วันที่ผ่านมา +15

    I.n cafimaad taam aallE ha kU siYo walalkyy qalii🤲❤️

  • @IkraanCabdulahi-ps7tf
    @IkraanCabdulahi-ps7tf 2 วันที่ผ่านมา +24

    Ilaahay caafimaad taam ah haku siiyo

  • @HiboAbdulahi-y8e
    @HiboAbdulahi-y8e 2 วันที่ผ่านมา +27

    Alaha ku cafiyo wll😢

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 วันที่ผ่านมา +5

    Ilahay cafimad taama ha siyo amiin 😢

  • @CC-Offecial
    @CC-Offecial 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha haku caafiyoh pooweh cafimaad taam ah allaha ha ku siiyoh

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 2 วันที่ผ่านมา +35

    M.a 🎉 Salaxjj Nin Culus apowe Mcn hore u SOco Allah Cafimad taam ah haku siiyo iO iNta Muslim oo jiran io iNta Cafimad qabto alllaha ha wada caafiyo😢

  • @raxma-mohamed1.13
    @raxma-mohamed1.13 2 วันที่ผ่านมา +25

    Suxufigan ba lo baahna hder ba si fican lo fahamayaa sheekada xanuunkaga

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 2 วันที่ผ่านมา +4

    Ibra kadarba markasta wanaaagiisa rer Malaysia sheegan ilahay hakudhawro❤❤❤

  • @iqrabashiir7188
    @iqrabashiir7188 2 วันที่ผ่านมา +2

    Aala haku caafiyoo wllky cafimaad baa kaaga baryaa aalle subxaana watacaala i.a wiilkan 1milion iyo ka badan plz somali naxariz baa lagu yaqan😢

  • @user-nt7vs6ne4x
    @user-nt7vs6ne4x 2 วันที่ผ่านมา +35

    Salxaow qofkii kawd ahy dawad ❤😂😊

  • @user-id1mh6ol6l
    @user-id1mh6ol6l 2 วันที่ผ่านมา +7

    Ilahay hacaafiyo wiilkan walakena reer malesia caawaya wiilka oo aad ulasocda walaahi waaan nahay walal ilhay caafimad khayar qaba alaha ku siiyo aamiin 😭😭😭😭😭😭

  • @RahmaHusen-mi7bg
    @RahmaHusen-mi7bg 2 วันที่ผ่านมา +9

    لأ بأس طهر إن شاء الله أسال الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيك أخي 😢😢

  • @safiyainafarax8947
    @safiyainafarax8947 วันที่ผ่านมา +1

    Walaalkay Allaha ku caafiyo dambi dhaaf Ha kaaga dhigo
    Waan aqaan cudurkaas aabe ayuu ku dhacay😢😢
    Oo aad noga xanuunsan alle ha caafiyo dhamaan inta muslimkaah

  • @JawaahirCumar-xf9qv
    @JawaahirCumar-xf9qv 2 วันที่ผ่านมา +21

    One like igusharfa❤team saalax 😢❤❤

  • @umalitominach
    @umalitominach 2 วันที่ผ่านมา +17

    Alle cafimad ka haku siyaadiyo wll🙏

  • @cashosiciid4843
    @cashosiciid4843 2 วันที่ผ่านมา +13

    Abooowe waad caaafimadaysaaa insha allah salaxiii here ayaa tahay waligaygana waad ii ahaanaysaa😭😭❤😢

  • @RacdiAbdikarim-hq5ec
    @RacdiAbdikarim-hq5ec 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guys please 200k gaarsiya wiilka😢❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 2 วันที่ผ่านมา +13

    Allha ku caafiyo hbo inaad soo noqoto waan kula jeclahay

  • @user-so6vc7tb8v
    @user-so6vc7tb8v 2 วันที่ผ่านมา +11

    Ibra kadarba iyo jabra walalayal aadbad u mahasantihiin sxbka wngsn markad dhibatahay ayaad garan ❤❤❤❤

    • @Taliso269
      @Taliso269 2 วันที่ผ่านมา +2

      Ceyda haka reebin isagana wu shegey dadka wanagsan marka xanunsatid ba la barta

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 2 วันที่ผ่านมา +2

    Cumridher Cafimad Qerleh iyo Cibado suban Allaha Idinsiiyo dhamantiina illahey idankiisa illaheyow wiilkan cafimad qer leh cumridher iyo cibado illahey haku siiyo Yaa Rabi Yaa Allah illaheyow cafimad qer leh sii Yaa Rabi Yaa Allah

  • @user-gx6cu2jw2x
    @user-gx6cu2jw2x 2 วันที่ผ่านมา +6

    Wiilkaan wuxuu naga mudan yahay 1m dadka kale Waan siinaa lkn Asiga wuu mudan yahay Waa wiil yar garab sii walal❤❤❤❤❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 2 วันที่ผ่านมา +19

    Qiso xanun bdna😢 salah ala ha ku cafiyo😢

  • @HaniCarab-km2ez
    @HaniCarab-km2ez 2 วันที่ผ่านมา +15

    Alleha ku caafiyo wllo ❤❤❤❤

  • @MoalimAbdi-yd3vd
    @MoalimAbdi-yd3vd วันที่ผ่านมา

    Saalax JJ Sxb Marka Hore Allaha Ku Caafiyo Marka Xigta Qur.aan isi Saar Marka Xigtana imtixaanka Ku Sabar Marka Xigtana Waxaan Ka Codsanayaa Ummadda Soomaaliyeed Inay Caawiyaan Wiilka Full Respect Saalax JJ 🎉

  • @Saamiya802
    @Saamiya802 2 วันที่ผ่านมา +8

    Ilaahay caafimaad taama haku siiyo walkay saalax jj

  • @GouledRoda
    @GouledRoda 2 วันที่ผ่านมา +14

    Team 27 one like ❤

  • @user-ec6xc1ko6e
    @user-ec6xc1ko6e 2 วันที่ผ่านมา +3

    Team cayde one like🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mumtazqurux8814
    @mumtazqurux8814 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxaaf hadalkiisa waxaan ka dareemay saalax weli inu xanunsan yahay Allah ku caafiyo wll saliga nabiga badso

  • @user-qb9wz7xc7y
    @user-qb9wz7xc7y วันที่ผ่านมา

    Teeda kale quraankuna waa muhiimada ugu horesa isasaar quraan badan macalimiimn badan isara kudheh insha allah wacafimadesa

  • @sadioabdirahmaan8016
    @sadioabdirahmaan8016 2 วันที่ผ่านมา +9

    Wll please salax manta lacag ma noga bahna ee waxa uu noga bahanyahay wa garab istaag TH-cam ka inaa kor logu qaado si uu uhelo kharashadka lacagta isbitaalka please ukaca salax wll adna ha niyad jabin hore usoco youtubkaga kor uqaaad allena haku caafiyo ❤❤❤❤❤❤

  • @xamza-qj6xy
    @xamza-qj6xy 2 วันที่ผ่านมา +7

    Ilahiyow cafimad sii ameen

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 2 วันที่ผ่านมา +5

    Wllken waxaa ushegeena inan sidii kujecelnahay ilahay haku caafiyo aamin yaa allah🤲 waxaa kurajenayaa caafimad qab iyo da'daal badan❤🙏

  • @ShafiBare-tr9wd
    @ShafiBare-tr9wd 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kusali nabigeyna mohamed scw❤

  • @naimaabdihassan1100
    @naimaabdihassan1100 2 วันที่ผ่านมา +10

    Alle subxaanu watacaalaa haku caafiiyo wll wax walbo oo aad tabanys alle haku siiyo 🤲🤲
    Wll shaydaanka ayaan xanunsanin
    Walaalaha soomaaliyed si qalbiyan ah aan ugu duceyno wllken i.a
    Wll noloshu kuma ciisho ❤❤❤❤

  • @SahrocaliCabdiqaasim
    @SahrocaliCabdiqaasim 2 วันที่ผ่านมา +3

    Salax ilahy caafimd tama hakusiiyo wll quraanka badso hesa iskda

  • @luulabdi3476
    @luulabdi3476 2 วันที่ผ่านมา +1

    Saalax habbo allah ku caafiyo quraanka isku akhri tayroodka daawadisa qaado mida kale saxaaf adna asad iyo dhamaan dhalintoo dhan halaga caawiyo dhaqtarka maqaarka farkaliya fool madhaqdee insha allah

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel8356 2 วันที่ผ่านมา +1

    Awalan illhey haku caafiyo huno
    Wlaalayal hala caawiya wiilkan oo kor halooqaado iimaan baaka muuqdo wlhi❤❤❤

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw 2 วันที่ผ่านมา +5

    Qarash waaye hospital salax ma,woodo sidaan arko qofkii awoodo hacaawiyo kaan awoodine TH-cam ka ushida subscribers ubadiya iyo dawashada somaliyey dad qalbifican batihiin guusha waa gacantiina kaca kaca

  • @user-jj1yx3zw8i
    @user-jj1yx3zw8i 2 วันที่ผ่านมา +10

    Salax cafimad dag dag allha kusiiyo apowe 😢

  • @maryamomaxamed26
    @maryamomaxamed26 2 วันที่ผ่านมา +2

    Salaxow wall dawa ayn kushegaya wa hadii ad isticmaleyso xabd sowdada miraha ah walla subx kasta 7xaba karug habenkstana sido kale wa dawa uu nabiga scw noshegy amin o qado I.a

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 2 วันที่ผ่านมา

    Wll Allah ha ku caafiyo quraan isa saar 😢

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 2 วันที่ผ่านมา +3

    Maskiinkana u qalmo wlhi in 500k la geeyo I.a dhaqsi inaa garto rajeena oo laguu kaco😢

  • @user-bq3mj8tj7j
    @user-bq3mj8tj7j 2 วันที่ผ่านมา +8

    Ilahey haku cafiyo abowe mar labad sodhowoow welcome to TH-camr😢❤

  • @iqrawadani863
    @iqrawadani863 2 วันที่ผ่านมา +2

    Illhy waxan kaga baryayey cafimadka wa qali wlhi rabi hakusocikiyo cafimadka

  • @najmamohamed8620
    @najmamohamed8620 วันที่ผ่านมา +1

    Wll salax alle ha ku cafiyo ee markasta dhakhtar hatagine wadaada masaajidka utaga oo quran isaara dheh waayo wxa kalaga yaaba wx kastaa wey jiri karaan ee dhina ca diintana isku daawee inshallah wn kuu soo duceen wll❤❤😢

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 2 วันที่ผ่านมา +9

    Allaha ku cafiyo wll 🥹

  • @mohamedamiin5554
    @mohamedamiin5554 2 วันที่ผ่านมา +4

    You welcome back brother ✊✊✊

  • @user-qm5jf6rj4r
    @user-qm5jf6rj4r วันที่ผ่านมา +1

    mashaalha asad cid walba youtubak wuka caawia isna alle lugihisa hausoo celiyo kanyarna alle hacaafiyo

  • @filsan_abdiqaadir143
    @filsan_abdiqaadir143 วันที่ผ่านมา +1

    Salah jj abowe allaha ku Caafiyo taam ah😢😢
    Ibra kadarba Ceyda taliye Jabra aad io aad aya u mahadsanidtihin io dhaman asxpta kle thanks si qaas ah ibra kadarba abowe ajir allaha ka siyo wanagaaga aad u qabaty dad bdn 💯

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 2 วันที่ผ่านมา +6

    Saxaaf wll caawi waa wiil yar aan tabar hayn plz 🙏🏿

  • @user-xz9ud2nd7t
    @user-xz9ud2nd7t 2 วันที่ผ่านมา +8

    Team saalax one like🎉❤

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha ino Kaa caafiyo aboowe garabkaaga nahnay qalbigan ka dareemay xanuunka asxaabey team salax JJ inaan nahnay waa inaan muujino please 😢

  • @fatmahussain3509
    @fatmahussain3509 วันที่ผ่านมา

    Allah haku caafiyo huno quraan isa saar ugu horaynta

  • @user-xu3ke6wi3i
    @user-xu3ke6wi3i 2 วันที่ผ่านมา +6

    Illahay haku caafiyo Apowe 😢

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 2 วันที่ผ่านมา +6

    Wilkan halo babiyo wa xnusaye 🎉❤teamkyga amiira cyada samiya halayni arko he

  • @zaanjoahmed4237
    @zaanjoahmed4237 2 วันที่ผ่านมา +2

    Saalax aynu ukacno azxaabay
    Walhi is legend

  • @user-zn1gv7xn5f
    @user-zn1gv7xn5f วันที่ผ่านมา +2

    Lacag kuma yara teamkise bal may cawiyan😢😢

  • @Tuneysiciid
    @Tuneysiciid 2 วันที่ผ่านมา +3

    Abwe shaly saa ku tagrynay baa mantan ku tagyna cimir dher iyo cafimad ku rajynya❤️😭

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 2 วันที่ผ่านมา +7

    Illh haku caafio wllka🤲

  • @Really_queen
    @Really_queen 2 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaaliyey salaax garab an sino oo an gaarsino 300k pls waa wiil maskiin ah hadan caawin noga bahan😢😢😢

  • @user-pd1rd9zl8n
    @user-pd1rd9zl8n วันที่ผ่านมา +1

    Wll ilahay haku cafiyo wankusoo ducaynaaa inshalaha wad cafimadaysaa