XANUUNKA MUDADA BADAN I HAAYE SHEEKADIISA WAX BADANA KA OGAAW😢.?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 6K

  • @Faadildumdum9
    @Faadildumdum9 3 หลายเดือนก่อน +921

    Cafimaad taam alllh ku siiyo sxb 🥹

    • @abdallamohammed3227
      @abdallamohammed3227 3 หลายเดือนก่อน +18

      Iigu salan salax
      Adigana wan ku salaamey

    • @SahroXabiib
      @SahroXabiib 3 หลายเดือนก่อน +8

      Alle ha ku cafiyo wllkay😢

    • @AbdishukriMuktar
      @AbdishukriMuktar 3 หลายเดือนก่อน +8

      Sxp quran isku aqri deh wa cafimade I.a

    • @MadoAbdillahi-pd9or
      @MadoAbdillahi-pd9or 3 หลายเดือนก่อน +4

      Amin

    • @UbaxfaaraxMaxamed
      @UbaxfaaraxMaxamed 3 หลายเดือนก่อน +3

      Allah haku siyadiyo cafimadka wll qali

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 หลายเดือนก่อน +927

    balan iiga qaad inad salada ilaalineysid 😢

    • @NimoMohamed-yc8gi
      @NimoMohamed-yc8gi 3 หลายเดือนก่อน +4

      Wa balan inshallah

    • @Somaligamer2
      @Somaligamer2 3 หลายเดือนก่อน +1

      Balan insha allah

    • @SafaMohamedabdi
      @SafaMohamedabdi 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa balan❤

    • @HamdimahamedAhmed
      @HamdimahamedAhmed 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wa balan

    • @CumarAdawe
      @CumarAdawe 3 หลายเดือนก่อน

      Baalan insha allah adnah sokale koko bulle

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 หลายเดือนก่อน +1419

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🥹

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs 3 หลายเดือนก่อน +8

      Koko abti nagada ciyaarta ee kusoo noqo amiira iyo sundus hadiii kale waaa ku suraaa halkiiii sundus😂😂😂

    • @SihamSiham-gb5tg
      @SihamSiham-gb5tg 3 หลายเดือนก่อน +6

      Scw😢😊

    • @fadumoabdullahi8409
      @fadumoabdullahi8409 3 หลายเดือนก่อน +4

      Saw Saw Saw Saw ❤️ saw saw saw ❤️ saw saw saw ❤️

    • @BisharaAdan-g4y
      @BisharaAdan-g4y 3 หลายเดือนก่อน +4

      Scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰

    • @HanaXasan-ww5ss
      @HanaXasan-ww5ss 3 หลายเดือนก่อน +4

      Scw

  • @NajmaDiamond-yg3ot
    @NajmaDiamond-yg3ot 3 หลายเดือนก่อน +140

    Dunidaan ma soo marin qof ka Sharaf bdn xabebkeena scw

    • @hodanfaarax6182
      @hodanfaarax6182 2 หลายเดือนก่อน

      scw

    • @mohamedabdulkadir2600
      @mohamedabdulkadir2600 2 หลายเดือนก่อน

      Scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw

    • @Adnushinaddhuxwayne
      @Adnushinaddhuxwayne หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @SamiiraOsman-b7k
      @SamiiraOsman-b7k หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 หลายเดือนก่อน +451

    Team salax j Inta la oysey only one love 😢

    • @ShukriAbdi-x7d
      @ShukriAbdi-x7d 3 หลายเดือนก่อน +1

    • @QamarMuhamud
      @QamarMuhamud 3 หลายเดือนก่อน

    • @kaafisurdaan6240
      @kaafisurdaan6240 3 หลายเดือนก่อน +1

      Salax Hala Dhiirigaliyo Waa Wiil Maskiina

    • @NIYADSAMECHANNEL
      @NIYADSAMECHANNEL 3 หลายเดือนก่อน +1

      Codka hooyadiisa iga ilmeysiiyey

    • @Dirsan-e1g
      @Dirsan-e1g 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢ha wan oyoy

  • @XamdiMaxamuud-c6k
    @XamdiMaxamuud-c6k 3 หลายเดือนก่อน +298

    40 qof ducadoda wa la aqbala aan uwada duceyno wallken in uu Allah cafimaad taam ah siiyo Insha allah😢🤲🏼

    • @HoodoAxmed-g1f
      @HoodoAxmed-g1f 3 หลายเดือนก่อน +4

      Amiin amiin in shalah 😢😢

    • @quen.ruruuu
      @quen.ruruuu 3 หลายเดือนก่อน +4

      Ilaahay hacaafiyo😢

    • @NimcoAli-i2c
      @NimcoAli-i2c 3 หลายเดือนก่อน +4

      ilaahey cfimaad taam ah hasiiyo 😢

    • @RaxmoXuseen-qm3ct
      @RaxmoXuseen-qm3ct 3 หลายเดือนก่อน +4

      Amiin

    • @Istahilsiman
      @Istahilsiman 3 หลายเดือนก่อน +3

      Allow cafimaad sii salax😢

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh 3 หลายเดือนก่อน +46

    Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤
    Salax walalkey Wax walbo ku Somaray alle ha kacafiyo

  • @aboolecali2383
    @aboolecali2383 หลายเดือนก่อน +2

    Ku sali nabiga muxamed scw scw scw❤❤😢😢🥰🥰❤😢🤲

  • @zuhraaahmad5124
    @zuhraaahmad5124 3 หลายเดือนก่อน +60

    Codka hooyadiis baa iga ilmaysiiyay wlhi ilaahay hanoo daayo hooyoyinken 😢😢

  • @NimcoNimcocali09
    @NimcoNimcocali09 3 หลายเดือนก่อน +50

    Allah ku cafiyo Dhaman inta Muslims allha cafiyo😢😢

  • @DeeqaIbraahim-pe8lw
    @DeeqaIbraahim-pe8lw 3 หลายเดือนก่อน +41

    Salax wll rabi haku cafiyo
    Talo walalnimo
    1 quran isa sar
    Waxad akhrisa malin walba suratul baqara dhigeysigedana badi
    2 saliga nabiga badso waliba saliga dhiir ee ataxyadka afka ku hay
    3 adkarta aroorti iyo ka galabti jogte
    4 suratul fatixa 7 jiir biyo ku tufo aroorti iyo makhribki oo cab iskuna rushee
    Intasi waa jilaaj dhamaaystiran ilahay idanki wad ladnanaysa

    • @caashaxmedCabdi
      @caashaxmedCabdi 3 หลายเดือนก่อน +3

      Haa wlhi is bdl bdn buu ku dareemi doona hadu sameyo i.a😢

    • @amiirabeautysalonhomedecor5730
      @amiirabeautysalonhomedecor5730 3 หลายเดือนก่อน

      Walhi waan kahely allhku sharfo wllkeen alla hakdhigo mid caafimad qaba isku xanuun nahy lakiin kaygu waa kii kacayay allxamdulh😢😢😢

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo 3 หลายเดือนก่อน +295

    Hooyadaybaa iga xanuunsan walibana isku xanuunbaa tihiin ilaahay hooyaday hay caafiyo aamiin adna ilahay haku caafiyo aaamiin

    • @SalmoAbdirisaaq-e3k
      @SalmoAbdirisaaq-e3k 3 หลายเดือนก่อน +4

      Allaha kuu caafiyo hooyo

    • @khadradahirali7759
      @khadradahirali7759 3 หลายเดือนก่อน +4

      Rabi haku caafiyo wll

    • @LaTorche-w9h
      @LaTorche-w9h 3 หลายเดือนก่อน +2

      Allah ha caafiyo

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wllo wilkan laxirir haku cawiyr intigramka salax jj ugu qoran

    • @WardaMohamed-bp9jm
      @WardaMohamed-bp9jm 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ilahay caafimad sarecana ha siiyo walal 🤲

  • @11naa44
    @11naa44 3 หลายเดือนก่อน +496

    Wll wa ind Quran saar ama Quran cilaaj ah sameysa Alle haku caafiyo ❤❤❤❤❤❤
    Asxby plz like isaara si u Salax u arko 🎉🎉

  • @xamdimuxumud-e3i
    @xamdimuxumud-e3i 3 หลายเดือนก่อน +133

    Quraan saar ku dadaal walal dhaqtarka hadu waa cafimad qabta ku dhahay quraan Lee ku ficnane l.a illahey hakuu caafiyo

  • @HudaSacath
    @HudaSacath 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry hno ilhy cafimadka hakusitadiyo hno

  • @AdnoSiciid-nz3fm
    @AdnoSiciid-nz3fm 3 หลายเดือนก่อน +86

    Illhay haku caafiyo saalax jjj😢❤
    Beri gurikena quraansaar kajiraa waa balan sheikh yaalka uduceya baan lenahay
    Salax bowe wllhi waku jecelnahay 😢❤

    • @mushtaaqmohametthassanmushtaaq
      @mushtaaqmohametthassanmushtaaq 3 หลายเดือนก่อน +1

      Apyo😢❤

    • @NajmaAli-t1l
      @NajmaAli-t1l 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abayoy anina igu dar walashey iyo inti muslim ah ee xanusanba in illah Naga dul qaado I.a🤲🤲

  • @Suheybamohamed674_
    @Suheybamohamed674_ 3 หลายเดือนก่อน +54

    Salax hooyo cafimad alaha ku siiyo ku dadaal salada baryida alla hooyo macan❤❤❤

  • @NajaxFatax-qp7im
    @NajaxFatax-qp7im 3 หลายเดือนก่อน +58

    Alla plz wiilkaan kadaaya cudurka AA Ku saadineesaan ilaahay waa inigu ridikaraa plz kadaaya Before iyo after kadaaya plz apoowe ilaahay haku caafiyo anaaga Ku jclhy oo garabkaaga ah wllhi waa ilmeeyey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @AasiyoCabdi-b1d
      @AasiyoCabdi-b1d 3 หลายเดือนก่อน

      Wll soomali waa afku dablayal cudur aadn qawin kuu saadiyan😢

  • @NasraHassan-v3s
    @NasraHassan-v3s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hakucafiyo wll 😢😢😢

  • @FatumahireJilal
    @FatumahireJilal 3 หลายเดือนก่อน +46

    Mida kale Abowe Quran isasaar please maqribkii iyo subxii Suratul baqra daaro oo dhageyso please inshallah cafimad taam ah Allah hakusiiyo

  • @faatimamohamed-bn2nf
    @faatimamohamed-bn2nf 3 หลายเดือนก่อน +50

    Dhiblowgeena ilahay hanooka caafiyo yariskena salax😢💓🤴

  • @FadimoCumar
    @FadimoCumar 3 หลายเดือนก่อน +27

    Waxan ilaheey kagabarya cafimaad iyo cimridher aamiin aamiin wllky shedan ayanan xanusan xanuun kada dambidhha ilaheey hakaga dhigo aamiin aamiin

    • @LakiSaid-f4t
      @LakiSaid-f4t 3 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin ya allah

  • @NIMCOMAXAMED-c3p
    @NIMCOMAXAMED-c3p 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah haku caafiyo aboowe mcn😂😂😂😂

  • @issamohamud3742
    @issamohamud3742 3 หลายเดือนก่อน +31

    Wikan 1m aan garsino somaliyey hadan nahay islam plz 😢😢😢😢😢 Wllhi xanun wyo 3 bill gudaheda ebar kunoqo

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 3 หลายเดือนก่อน +20

    Tayroodh abtigay ba qaba dawooyinku cunaa imika wuso fiicnanya indhiisa dibaday yimaadeen ilahy hydin caafiyo😢😢

  • @NajaxCisman-ry9ke
    @NajaxCisman-ry9ke 3 หลายเดือนก่อน +1

    𝙰𝚕𝚕𝚎 𝚑𝚊𝚔𝚞 𝚌𝚊𝚏𝚒𝚢𝚘 𝚠𝚕𝚕 𝙽𝚘𝚕𝚘𝚠 𝚒𝚗𝚝𝚢 𝚗𝚘𝚕𝚘𝚕𝚒 𝚓𝚒𝚛𝚝𝚘

  • @RaageAadan-bj8vr
    @RaageAadan-bj8vr 3 หลายเดือนก่อน +26

    Ilahey waxa kaga baryeya cafimad taam ah inuu kusiyo wll qali wllhi wa ilahey qadarti ilahey wa qafuru raxim even waxu kugu socelin karan sidadi hore iyo si kasi wacanba so Idamka ilahey wad cafimadin❤🤲

  • @QueenAsmo-f8p
    @QueenAsmo-f8p หลายเดือนก่อน +1

    Wll ilhay Haa kucafiyo wll abidka jirojog waliga faraxsanow

  • @BalqisaMohamed-r4v
    @BalqisaMohamed-r4v 2 หลายเดือนก่อน +6

    Cafimadku wa nimcoinka ogu wayn uu ilahay nasiye bro ilahay hakucafiyo

  • @FarduusxasanXasan
    @FarduusxasanXasan 3 หลายเดือนก่อน +44

    Quraan isa saar wll si gaara suratu al baqra u aqriso aqrinta hadii adan awodina shido subax kasta io hbn kasta kusexo mida kale adkaaru sabax wal masa,ai aqriso wllo rabi cafimad ku waydinayaa 😢

    • @FarxiyoCARIIF
      @FarxiyoCARIIF 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

    • @kamaalaxmedxuseen7839
      @kamaalaxmedxuseen7839 2 หลายเดือนก่อน +1

      Shugran wll baqra laasimo

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@kamaalaxmedxuseen7839allah Caafimad tama haku siyo cuduurka Caafimad allah kugu bedelo

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 3 หลายเดือนก่อน +25

    Ilaaahay qof walbo wuxuuu niyadiiisa ku hayo allaha hasiiiyo ilaaahayna caafimaaadka hanoo siyaadiyo❤❤

  • @CawoSiciid-y5q
    @CawoSiciid-y5q 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha caafimaad caafimaad ka badan alle ha ku siiyo wllo🤲🤲

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 3 หลายเดือนก่อน +10

    Allah kucaafiyo wll. Walal iscilaaji. 7fataxo iskutuf, tahlil tufo teeda kale adkaro sabax iyo masaa aqriso. Saliga nabiga badso. Allah kucaafiyo wll. Xanun kasta Allah keno dawadisa wa Quranka. Surahtul fataxa wa surad daawo ee iskutuf todoba jeer❤️. Allahuma yashfik akhi

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 3 หลายเดือนก่อน +14

    Alleh caafimadka hkuu siyaadiyo wllkie qur,aanka badso illahyna aad isugu xid😢😢❤

  • @drshamdiartan9461
    @drshamdiartan9461 3 หลายเดือนก่อน +47

    Salax waa Salax markasta waan ku jclhy wllo alle haku caafiyo 😢

  • @CAANKA__GURRE
    @CAANKA__GURRE 3 หลายเดือนก่อน +1

    Saxib salax jj ahal caafimaad Tam ah alaha kusiiyo sxp 😊😊😊😊

  • @NimcoDahir-x5m
    @NimcoDahir-x5m 3 หลายเดือนก่อน +9

    Caloosha iga hurtay wllhi Ilaahay caafimad dhuuxa iyo dhiiga raaca haku siiyo wll dambi dhaafna Alle hakaga dhigo😢😢

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 3 หลายเดือนก่อน +17

    Ruqiiyaa isasar wall culimada ruqiyada waliba sida sheikh ismacil ee hargeisa jooga kolay calamadahan aad sheegayso wax cayn ama il iyo waxyalohaas ayay uu egtahay rabina haku cafiyo huuno waa wax jira oo rasulkeena waxa uu dhahay al caynul xaaq

  • @ceydaruuscusmaan
    @ceydaruuscusmaan 3 หลายเดือนก่อน +15

    وننزل من القرآن ما هو شفاء ورحمة للمؤمنين walaah haltalo aakusiinaa qur'aanka kudadaal insha Allah waa caafimaadeysaa

  • @QueenCaysha
    @QueenCaysha 2 หลายเดือนก่อน +1

    War azxaabeey wllkeen saalax jj aan kor uqaadno oo aan garab istaagno hadaan nahay somali maxamad plz 🙏 plz 🙏

  • @caynichannle7930
    @caynichannle7930 3 หลายเดือนก่อน +17

    Wllhi wilkaan waa wilka kaliya ee teamka 27 ugu maskin eh oo waliba waji naxaris leh cadaw gaga allah haka qabto noloshada hori usii wado qur.aaneh is saar abowe🤲🥺❤😍

  • @AyanOsman-m4c
    @AyanOsman-m4c 3 หลายเดือนก่อน +11

    Habo Raxmaanku ha kucaafiyo
    Xanuunka caafimaad Alle ha kuugu badalo cimridheer oo cafimaad iyo cibaadoleh Rabigeen ha kusiiyo
    Allaahuma aamiin.

  • @MuwahibYasinnour
    @MuwahibYasinnour 3 หลายเดือนก่อน +75

    Abowe ha ooyin waxaadna ka soo qaadaa imtixaan yar OO aad ku guuleysatey aboowe quruxdaadii hore mid ka qurux badan ayaad heli doontaa inaad anaga naqanciso maahan ee waa inaan adiga kaa farxiyo OO aan ku dhiiri galino aniga hore ayaa kuu aqaaney oona kuu jeclaa hadana waa jaceylkii hore OO kale horey U soco farxad ayaana kuu rajeynayaa ❤😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MustafAbwaan
    @MustafAbwaan 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah hakucafiyo tliye aamin yaarabi

  • @nawaalcadey2932
    @nawaalcadey2932 3 หลายเดือนก่อน +12

    Waxwalba alhamdullilah ku dheh walal gacaliye xanun waad so martay rabi haku dhameystiro aduun iyo aaqirana allah cafimad taama ku siiyo gacaloow
    Xanunkaga ma arki karee rabow cafimad tama❤😢😢

  • @Sihaam1.5
    @Sihaam1.5 3 หลายเดือนก่อน +37

    Wall rabigii ku caafiyey ha ilaabin asaga mahadnaq usugnaatey maanta marka cafimaatey dance wax ku tarimayo cibadada adkeyso quraan isi saar ishi biniadamka waaye

  • @NimcoJanno
    @NimcoJanno 3 หลายเดือนก่อน +43

    Ilaahay caafimaad taama haku siiyo wall🤲🤲wall salaada io tasbiixda badi saliga Rasuulkana.scw badi 🤲🤲

  • @NuurXasan233
    @NuurXasan233 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhibkaaga dheef allaha kugu bedelo sxp🤲

  • @NuraAhmed-ln3oq
    @NuraAhmed-ln3oq 3 หลายเดือนก่อน +56

    Markasta wan ku jeclnahy walalo salax ilahy cafimadka ha kugu wado amiin ❤

  • @MIRAAABDUL
    @MIRAAABDUL 3 หลายเดือนก่อน +27

    Wllhi way xanun badanthy dhibkad so martay wll lknse waxa ogataa Wax walba Oo dhaca Alle marnaba inu ilabaynin adonkisa Cafimaadkagana Allaha ku ziyadiyo wll🥺❤

  • @NasriBarre-r3v
    @NasriBarre-r3v 3 หลายเดือนก่อน +11

    Xanuunki aad soo martay rabbi dambi dhaaf ha kaaga dhigo huuno hadana alle haku siyaadiyo cafimadka aad dareemayso lkn wll saalax qur,aan Isa saar oo laasimo qur,aan ka eebe I.a

  • @SuheebSuheeb-fo2tz
    @SuheebSuheeb-fo2tz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Taladan kusiin laha bro markasta afkaaga waxa wangsan bar wad kulibaney😢

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allaaahu subxaanuhu watacalaa ha ka dulqaado yaa rabi yaa casiis yaa jabaar

  • @abdiyeyshahi8656
    @abdiyeyshahi8656 3 หลายเดือนก่อน +11

    Walal salax dhibtada adaa deremikaro rabigaa usu dhiib oo adiga un markaad dukatid quraan isasaar adiga wayo adigaa dhbtada fahmi karo😢😢
    Rabi denbi dhaaf hkaga dhigo cfmd taam ah Allah hku siiyo 😢😢

  • @nimcoxasan8086
    @nimcoxasan8086 3 หลายเดือนก่อน +13

    Wll wa imtixan mar hada ka noshahy alxduliha insha aalha rabi caafinmada ha ku siyaadiyo insha aalha wa laga baxa inta ku dhiman aalha ku dhameeyo

  • @CebloAden-f6s
    @CebloAden-f6s หลายเดือนก่อน +1

    Allahnacaafivob bro Sorry

  • @Ahmed-nour-afgoi
    @Ahmed-nour-afgoi 3 หลายเดือนก่อน +28

    Asc sxb mcn aniga su,aal ma qabo lkn talo ayaan ku siinaa qur,aan is saar waliba 114 suurad
    Allah ku caafiyo
    @Saalax JJ

    • @JaamacApdirahman
      @JaamacApdirahman 3 หลายเดือนก่อน

      Comantiga dadka qoray qofkii ugu fikirka fiicnaa ayaad tahay

  • @imabdi3043
    @imabdi3043 3 หลายเดือนก่อน +16

    nimcooyinka ilahay nimcada ugu wayn wa cafimadka intad cafimad qabto wax walba waad qabsan karta lkn waxad daremi karaysa baxada nimcada caafimaadka marka xanuunsato Allah haku caafiyo wll

    • @Fatuma-l1k
      @Fatuma-l1k 3 หลายเดือนก่อน

      Wllh dacad aya uoyeyy sorry bloody 😢

    • @nimcocabdi6390
      @nimcocabdi6390 3 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad walaal Ilaahow inta bukto caafi muddo 4 bilood ah baa nafi igu jirtay sanadkan 1-5 siiba 2aad iyo 3aad xanuunki aan maray Ilaahow adna waad ogtahay anna waan ogahay Ilaahow mahaddaa Ilaahow adaa i caafiyay Ilaahow qof walboo xanuunsan caafimaad sii😢 Alla caafimaadku macaan badanaa waligay wax ka macaan ma arag❤

  • @RoojiVk
    @RoojiVk 3 หลายเดือนก่อน +50

    Abowe caafimaad taam ah illaahey Hagu siiyo maanta hadaad fadhisid oo joogtid waa Alxmdlh abowe 😔🥺

    • @CawaaleDalmar-p6v
      @CawaaleDalmar-p6v 3 หลายเดือนก่อน +1

      Above casfimaadtaamah😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 3 หลายเดือนก่อน

    ASC habo waa Ku jecelnahay sidaas hadhin dadvadan waa u share gareeyey allahavinoobkaa caafiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 3 หลายเดือนก่อน +245

    Sheekada part two 2 inta sugaysay ismuujiya one like saara ✌️ 🙌👍🥺

    • @Nilalomar
      @Nilalomar 3 หลายเดือนก่อน +1

      Haaa waan rabnaaa

  • @ZuzuHassan-gh8eu
    @ZuzuHassan-gh8eu 3 หลายเดือนก่อน +38

    Huuno macan ilaaahy baa ku caafin bi'idnillaah i.a 🥺🥺

  • @JsvHsb
    @JsvHsb 3 หลายเดือนก่อน +28

    Salax abowe alle ha ku cafiyo quraan saar ku dadaal insha allah waad cafiimadey😢😢😢😢😢 culeska fudeed allh kugu badalo

  • @BARWAAQOAbdirahmaan-m8p
    @BARWAAQOAbdirahmaan-m8p 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku caafiyo wllo🤲🤲🤲😰😰

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 3 หลายเดือนก่อน +15

    Wll il ayaa kuheesay quraan saar ubaahneed horay usheegay wana kaadaree.ay waxaa tahay dadka isha unugul 😢 alle haku caafiyo haa Taylor waa naqanaa ayamahaan saaid soo noqday

  • @ilhaanMaxamed-ke7pc
    @ilhaanMaxamed-ke7pc 3 หลายเดือนก่อน +15

    Alx hadad hada cafimadey hno ilahay cafimadka hakugu wado🤲

  • @NastexoXasan-nx5qv
    @NastexoXasan-nx5qv 3 หลายเดือนก่อน +29

    Allah Haku cafiyo abowe mcn 🤲😭

  • @macalindiinge
    @macalindiinge 2 หลายเดือนก่อน +1

    caafimad taam ah allaha kusiiyo wll e ducada badi wad caafimadehe insha alllah

  • @HamdaMohamedAbdi-zb6hd
    @HamdaMohamedAbdi-zb6hd 3 หลายเดือนก่อน +70

    😢😢😢Ilaaha ku caafiyo Wll Culeeys walba Fudeed ba kadanbeyso Samirka iyo salaada wa hesho salaatul Laylga ku dadaal I.n waad caafimaadi intii Muslim ah oo Bukta ilaah caafimaad hasiiyo

  • @faadumoaxmed2146
    @faadumoaxmed2146 3 หลายเดือนก่อน +10

    Wall ilahey baan caafimaad ku weydiinayah walhi aad baan kula murugooday 😭 Ilahey cafimaad taam ah haku siiyo insha allh 😭

  • @isdihaaradde1492
    @isdihaaradde1492 3 หลายเดือนก่อน +25

    Teyrod anaa qabo ilaahey hanaga caafiyo inta qabtana Alle haka caafiyo ilaahey caafimaad nooma weeynin

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 2 หลายเดือนก่อน

      Wllo cudur xun miyaa sidena laku ogadaa wll.ani mudo sanad kahor ah ba leyku dhaahy in kuku so socdaa laka cabsi qabaa dibna iskuma baarin marka wax iska fudud ban modayay

    • @qalbidejiya5479
      @qalbidejiya5479 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Xamdimaxamad-bh1qm hadu Mar kugu dhaco ma tago qli wxNa keena iodine ta oo jidhka ku yar alle kuma keena inta haysna alle hw sikhro

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 2 หลายเดือนก่อน

      @@qalbidejiya5479 marka madadas iney jirka ka yaraato maxa looka hortagaa

    • @Kaakamama1
      @Kaakamama1 2 หลายเดือนก่อน

      😢

    • @AyaanBollina
      @AyaanBollina 2 หลายเดือนก่อน

      Ani xataa abyo xita wilkan cml jirkeyga udhameyay😢

  • @NajmaDiamond-yg3ot
    @NajmaDiamond-yg3ot 3 หลายเดือนก่อน

    Alle haku caafiyo wlle qof aan xnn sameynin majiro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ usoo duceeya team salax jj alle hacafiyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @Máhîr-b3e6
    @Máhîr-b3e6 3 หลายเดือนก่อน +31

    Ku sali nabigeena mahamed scw scw ❤

    • @Máhîr-b3e6
      @Máhîr-b3e6 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤😢

  • @ilhaanabdullah5047
    @ilhaanabdullah5047 3 หลายเดือนก่อน +28

    Anaa u horeye cawa😢 powe allah ku caafiyo i.a ilhy kula jiroh wxba kama halabayn anaga nh kuso duceynena i.a🥺

  • @ridwaan2524
    @ridwaan2524 3 หลายเดือนก่อน +11

    eboow alle ha ku caafiyo wll waxaa ku haayo waa il saa filaayo quraan is saar😢😢

  • @MuhiaSadiqi
    @MuhiaSadiqi หลายเดือนก่อน +1

    الله

  • @khadro1mahamud838
    @khadro1mahamud838 3 หลายเดือนก่อน +6

    Wll anuu igudhacay tayrood waan kicikariwaayey socodka idhibay qandho waaliye buu leeyahay dawadiisa marka qaatay sidii hore waan dhaamaa waxa aad sameesaa dawada hakala joojin insha allh waad caafimaadaysa

    • @bahjobilan2856
      @bahjobilan2856 3 หลายเดือนก่อน

      Aniga xitaa waai hayaa 5 sano ayan daawo u qaada noya hadaan 1 bil jojiyo sariirta kama kici karo

  • @Nawaal282
    @Nawaal282 3 หลายเดือนก่อน +15

    Xanuunki aad so martay danbi dhaaf Alle ha kaga dhigo aboowe Mcn cimri dheer iyo caafimaad taam ah farxad ku noloow wllky❤

    • @inaHHassan...
      @inaHHassan... 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin❤

    • @Mohamed-l8r7s
      @Mohamed-l8r7s 3 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭😭😭😭

  • @fardosayussuf4082
    @fardosayussuf4082 3 หลายเดือนก่อน +10

    Why am I crying 😢😢😢😢 salaxow illahi hakucafiyo abowe mcn❤❤❤❤

  • @FreshFitMiami-6feet
    @FreshFitMiami-6feet 3 หลายเดือนก่อน +1

    bro your mother speaking to you in formal way, like you are stranger, she never said "hoyoo" to you once. That is sad bro, im sorry

  • @CumarSiciid-j6j
    @CumarSiciid-j6j 3 หลายเดือนก่อน +4

    Bowe mcn illahey haku cafiyo i.a wlhi wan ilmeye somaliyey wiilkan ukaca🤲😭😭😭

  • @josephnor6398
    @josephnor6398 3 หลายเดือนก่อน +516

    Allah nacaafiyoh bro❤❤

    • @fowziyomaxamed9109
      @fowziyomaxamed9109 3 หลายเดือนก่อน +7

      Amiin yarabi 😢

    • @SumyaMaxmed
      @SumyaMaxmed 3 หลายเดือนก่อน +7

      Amiin ya rabi ❤🤲🏻🥺

    • @RoodoAbdi-we6pw
      @RoodoAbdi-we6pw 3 หลายเดือนก่อน +4

      Aamin ya Allah😢

    • @Mumtaz-wm5pt
      @Mumtaz-wm5pt 3 หลายเดือนก่อน +1

      Agsw8tw

    • @mzzidil
      @mzzidil 3 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin yaa rabi 🤲😭

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 3 หลายเดือนก่อน +45

    Alx hadada hada cafimadey ilahay cafimadka haku siyadiyo 🥺🤲danbi dhaaf Allaha laga dhigo apoweh😭

  • @ladiiramoxamed
    @ladiiramoxamed หลายเดือนก่อน +1

    Wllke mcn Aallh haa ku Cafiyo wll qali❤❤❤

  • @AmeranAndean
    @AmeranAndean 3 หลายเดือนก่อน +9

    Ilahyow cafimad tamama kusii walal Alhmdullah hadii inta ilahy wangsaneh ka so saray noloshu kuma xumayso ❤

    • @niciimacqaadir
      @niciimacqaadir 3 หลายเดือนก่อน

      amin❤❤❤❤

  • @SabiirinXasan
    @SabiirinXasan 3 หลายเดือนก่อน +24

    Ax walalkey IL biniaadan baa ku heysa quran isi saar😢❤

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 3 หลายเดือนก่อน +6

    Hooyo Wlhi Waan la qiirooday xanuunkaaga illahay waxaan kuu weydiiyey caafimaad dhameystiran Oo aad ku Caabudo alahagii ku abuurtay kuna shaqeeysato illahay ha kuu siyaadiyo cafimaadka aad heshy

  • @yasinwandow2461
    @yasinwandow2461 3 หลายเดือนก่อน +1

    naxanuunka dunida waxaa lagaa dhaxaa dabiga aad gashay sxp alla ku caafiyo😢

  • @DuniaMohamed-pf2eo
    @DuniaMohamed-pf2eo 3 หลายเดือนก่อน +10

    Ma garan karo waxa dhaho ilinta mar aay isoo dhaftay garan maayo habo alle haku caafiyo cafimad buuxa oo taama rabbi lixaadkaga iyo xoogaga kama fariiso salax yarow rabbi haku caafiyo adi io intii muslimaba qalbigaa ka dareemayaa xanunka rabbi hakaa dulqaado sida hooyo ku dhahdayna rabbi umadada gaal iyo muslim ba hakuu cabiidiyo😢🤲🏾

  • @UmakhayrAbdi
    @UmakhayrAbdi 3 หลายเดือนก่อน +5

    Marpa hadey hooyo ku ducayso wad cafimade i.n
    Cimri dherer iyo cafimad alle haku siiyo wllo
    Niyadad marwalpa kheyr usheeg😊❤

  • @Mukhtaarsheekhahmed
    @Mukhtaarsheekhahmed 3 หลายเดือนก่อน +6

    Zhp wlhi hada ayaad ka quruxbadneed hada ayaa kacaansaneed hada ayaad caafimaad haysataa zhp keep. Going wankutaageera zhp iiqosol markasta 🎉❤❤🎉

  • @Fhdugcx4gwydfqa
    @Fhdugcx4gwydfqa หลายเดือนก่อน +2

    Allah hakucaafiyo wall❤

  • @NuuramawliidNuurto
    @NuuramawliidNuurto 3 หลายเดือนก่อน +16

    Alle ha ku caafiyo walal mcn waan ku ducayn doona markasta wlhi hno💜

  • @fardowsasuldan3111
    @fardowsasuldan3111 2 หลายเดือนก่อน +15

    Illahay hooyo ha kuu siyaadiyo caafimaadka Amiin

  • @Nimcohasaneyyy
    @Nimcohasaneyyy 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wllhi Wan oyey rabi cafimad tama haku siyo wlloh qlpi ale Aya mahad le hadad kanoshahy😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤍🤍🤍🤍💔💔

  • @MushtaaqAhmed-z2u
    @MushtaaqAhmed-z2u หลายเดือนก่อน +1

    alle haku caaafiyo abowe mcn😢

  • @nasteho_Beauty
    @nasteho_Beauty 3 หลายเดือนก่อน +11

    Hooyo mcn alle hayno daayo inti hooyo dhimanteyna alle haw naxaristo 😢

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 3 หลายเดือนก่อน +10

    Wn oyaye😢😢 ala ha ku cafiyo abwe😢 wn ku jacelnhy 😊❤

  • @KhadroSiciid-ky2nv
    @KhadroSiciid-ky2nv 3 หลายเดือนก่อน +10

    Ana qaba qalniin ban galaya iso duceeya in alle I fududeeyo o alle I caafiyo bowe alle haku caafiyo adna💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔

    • @SaabariinMacalin-d6n
      @SaabariinMacalin-d6n 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo illah haku caafiyo qaliinkana illah hakuu fududeeyo 😢 xbbti waan kuu sooduceynaa

    • @KhadroSiciid-ky2nv
      @KhadroSiciid-ky2nv 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@SaabariinMacalin-d6naamin aamin wllho mahad sanid ❤❤😊

  • @Kowser-uv6de
    @Kowser-uv6de 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay hakucfiyo wll