ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

KOOXDA GAASHAAN | ALAW BALAAYO NAGA HAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • KOOXDA CIIDANKA MILATARIGA GAASHAAN SANAD GUURADII 28 aad CIIDANKA QARANKA
    Alaw Balaayo Naga Hay
    Erayada: Siciid Ibraahim Dool
    Laxanka: Guray Dool
    Music: Axmad Wali Furinle
    Production: Afro.Waqal & Furinle

ความคิดเห็น • 106

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin Aamiin yaa Waduud Aamiin yaa Rahmaan

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 2 ปีที่แล้ว

    Alaho ameen alaho ameen insha allah ameen

  • @mustafemaxamed3300
    @mustafemaxamed3300 2 ปีที่แล้ว

    Dadkayga Dadaalay Iyo
    Dalkayga Horumaray
    Diinteyda Dabeecad ii Ah
    Daris Wanaagbaan
    Dunida Kula Noolahay

  • @mohamedkadiye5596
    @mohamedkadiye5596 2 ปีที่แล้ว +13

    BarwaQada aaD na siisay
    Bad qabka caafimaadka
    Badhaadhaha noogu deeqday
    Na bar mahad naqiisa
    Alle haydin SiyaaDiyo nbada iyo barwaaqada aad haystaanba
    Jaarkana ducada la ogaaada
    From Baydhabo Janaayo❤️

  • @mohamedabdi7406
    @mohamedabdi7406 ปีที่แล้ว

    Aàaaamìiiin kooxdaydii 💚💚💚

  • @najmaabdi5280
    @najmaabdi5280 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw mash allh alow guul baan rajenyaa ishala wllo wiilshyada 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹😁🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdu lilah Rabilcaalamiin

  • @halabuurcabaascabdiraxmaan1678
    @halabuurcabaascabdiraxmaan1678 2 ปีที่แล้ว +8

    Tani Hees Way Dhaaftee Waa Xadiis
    Aamiin aamiin Yaa Waduud 💚🤍❤💪

    • @khalidahmed8703
      @khalidahmed8703 2 ปีที่แล้ว

      سبحان ماذا تقول

    • @halabuurcabaascabdiraxmaan1678
      @halabuurcabaascabdiraxmaan1678 2 ปีที่แล้ว

      @@khalidahmed8703 sxb xadiis Waa kelmad Carabiya oo U dhiganta War
      Ha qalad fahmin

    • @5-starsnews
      @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว

      Adeer xeeladeysi iska daa khalad waye waxa ku hadashy

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow belaayo naga du
    Baasiyo colaadna naga jir
    Barwaaqada na siisay
    Badqabka caafimaadka
    Badhaadhaha noogu deeqday
    Nabar mahad naqiisa
    Barakada tawxiidka
    Calanka noo babanaya
    Allaw beladkayaga
    Bixiso kaga xijaboo
    Badhaadha nooga yeel
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hodoayanrobleh7242
    @hodoayanrobleh7242 2 ปีที่แล้ว +3

    Aaamin aaamin yaa rabi yaa raxman Allahu akbar na bara mahad naqisa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cabdigibiley5995
    @cabdigibiley5995 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamin aamin illahayaw barwaaqada iyo nabada noo siyaad

  • @alfanaanmustafedollaroffic8567
    @alfanaanmustafedollaroffic8567 2 ปีที่แล้ว +5

    Aamiin Aamiin kooxdayadi

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +4

    waxaan maqlayaa guuxii libaxyada hargueissa !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow nabad iyo barwaaQo joogta Ah banu kaa tuugaynaaa
    Oo aanu ku shugri naqno
    Alxm
    SomaLiLand Allow barakee❤

  • @foziagelton3884
    @foziagelton3884 2 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah Ameen Ameen ya Allah ya Rahman ya Rahim

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    Amiinta badiyaa cadowgii ha burburee oo Farmajo ugu horeeyo Gacan ku dhiiglahaa

  • @suldaankatafaribar1337
    @suldaankatafaribar1337 2 ปีที่แล้ว

    Markii ugu Horaysay ee aan arko koox heseed illaahay ku baryaysa waana sida saxda ah markasta waabanantahay baryada illahay

  • @farduuscawil9238
    @farduuscawil9238 2 ปีที่แล้ว +9

    Aamiin Aamiin yaa rabi allow balayo naga qabo🤲🤲🤲💚🤍❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @suhaybxikmad9556
    @suhaybxikmad9556 2 ปีที่แล้ว +6

    Aamiin 😍😍😍

  • @fardusmuse5266
    @fardusmuse5266 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiiiin Amiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaaaaaaaaa Rab❤💕💚❤💕💚❤💕💚❤💕💚❤💕💚❤💕💚❤ guul aan suulin abid insha allaaaaaaaaaaah❤💕💕💚❤💕💕💚❤💕💕💚❤💕💕💚💕💕❤💕💕💚

  • @omaryounis6754
    @omaryounis6754 2 ปีที่แล้ว

    Amiin Amiin balaayo allow ka xijaab.

  • @abdialiyarow
    @abdialiyarow 2 ปีที่แล้ว +5

    *waw allow balaayo nagaqabo*

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 ปีที่แล้ว

    Amin 🤲 Amin 🤲 Amin 🤲🎋🎋🎋🎋 Somaliland. Allah Bad Badii. Amin ☝🏾🤲

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin yaa rabbi Soomaalia haisraacdo❤️❤️❤️💙💙💙💙💚💚💚💚

  • @mohamedahmedqawdhan3227
    @mohamedahmedqawdhan3227 2 ปีที่แล้ว +26

    Walee Somaliland baa fan loogu yimaadaa bal car heesaha wadinigaa iyo kuwa jacayl iyo kuwa calaacalba cid gaadha hala soo helo

  • @ifrahelmi1643
    @ifrahelmi1643 2 ปีที่แล้ว +5

    Amiiin yaa rabiiii ❤️

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 2 ปีที่แล้ว

    Yuhuud iyo kirishtanka ayaa musik ilaaheey ku barya, muslim musik Allah ku baryaya wuxushtaan ayaa ugu horaysa, bidco munaafaqiina

  • @maxamedyarw4764
    @maxamedyarw4764 2 ปีที่แล้ว

    aamiin aamiin. aamiin

  • @zeeynabshariif4339
    @zeeynabshariif4339 2 ปีที่แล้ว +3

    Towxidka idinka allahidinbaro🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Alaah maanshaa Alaah

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaamiiiiiin aaamiiiiiin aaamiiiiiin yaa rabi inshallah 💚💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️

  • @yasminibrahim7524
    @yasminibrahim7524 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin amiin allaw balaayo nagu du,💚💬❤

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin aamiin

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 2 ปีที่แล้ว +1

    AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN ILAHAW TAWXIIDKA BALO NAGAGA XIJAABO
    BALADKANA BADHADHE NOGA DHIG

  • @kawsar8ahmed828
    @kawsar8ahmed828 2 ปีที่แล้ว

    Amiiin amiiiiin ya allah

  • @shcabdiraxmaanseeraar7526
    @shcabdiraxmaanseeraar7526 2 ปีที่แล้ว

    Waa wax aan diinta ku wanaagsanayn

  • @hodoayanrobleh7242
    @hodoayanrobleh7242 2 ปีที่แล้ว +2

    Aaamin aaamin yaa rabi yaa raxman calanka no bahabanya bawarakda tuxidka beldakyaga bahbanya belyu nagaga du

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 2 ปีที่แล้ว

    Waa Run

  • @mohamedxarrago6558
    @mohamedxarrago6558 2 ปีที่แล้ว +1

    Barwaaqadaad na siisay
    Bad qabka caafimaadka
    Badhaadhe noogu deeqday
    Na bar mahad naqiisa.
    Allow Aamiin

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 2 ปีที่แล้ว

    Amiiìiiiiìin yaaa rabi

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin Alaahuma Aamiin Aamiin

  • @Jamalwarsame
    @Jamalwarsame 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah slland socotay guul iyo Gobanimo Qaranka slland

  • @najmaabdi5280
    @najmaabdi5280 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin alow noodaa 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💯💯💯💯❤

  • @mohamedabdimohamed9230
    @mohamedabdimohamed9230 2 ปีที่แล้ว +2

    Cajiibal Cajiib

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 2 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍😍😍😍👍

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 ปีที่แล้ว +1

    Ameen ameen

  • @kawsarxaashi5541
    @kawsarxaashi5541 ปีที่แล้ว

    3rd 35778k

  • @minasana5951
    @minasana5951 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiiin ya Ladhiif 😘

  • @yusuffarah3605
    @yusuffarah3605 2 ปีที่แล้ว +1

    amiiin amiiin yaa rabbi🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @khalidyare7384
    @khalidyare7384 2 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin Aamiin yaa Allah 💯✅💪

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Amiin Amiin ya rabi

  • @suleekhawacays7736
    @suleekhawacays7736 2 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin aamiin aamiin yaa alle allah agbar 💚🤍❤💯💯💯💯💯

  • @hani8826
    @hani8826 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamin aamin aamin yaa rabbi🤲🏾

  • @hamzasegulle3455
    @hamzasegulle3455 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin

  • @nimcocxakin7111
    @nimcocxakin7111 2 ปีที่แล้ว

    Mahadbadhanlahlah

  • @roodajama8172
    @roodajama8172 2 ปีที่แล้ว +2

    Ameeen ameeen 👌👌👌🙌🙌🙌💕💕💕💕🥰

  • @xamoofficial1704
    @xamoofficial1704 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamin Aamiin Aamiin ❤

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming1881 2 ปีที่แล้ว

    Amiiin yarab alxamdulilah shukrilahaa

  • @munnaibrahim101
    @munnaibrahim101 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin amiin yaa raabi 🤲🤲🤲🤲

  • @najahcncofficial4852
    @najahcncofficial4852 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว

    Subhaan

  • @maxamedcabdi7263
    @maxamedcabdi7263 2 ปีที่แล้ว

    Aaaaaamiiiin yaarabi

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 2 ปีที่แล้ว

    amiiin yaa rabi waa hees duco xataa music umaaba baahnayn lakiin calanka marka ka hadlaysan manay ahayn inaad calanka midabadiisa mid soo xidhatan waxad kii somalia u soo xidhateen maxa la yidhahda walaalyaan waan idin jecel nahay lakiin naga dayaa blue yaa idinkula taliyay xidha idinkoo calanttowxiidka ka hadlaya calankeena wa afar mid mid uu soo xidha cadan casan akhatar iyo weliba madow oo xidigta ah maxa blue idin dabo dhigay sax blue iyaga malaha lakiin dumarka kay sitan wa calanki faqashta dumarow ruwayada naga daya walalayal

  • @ifrahaden5758
    @ifrahaden5758 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rabii yaa raxmaan 🤲🤲🤲💚🤍❤

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 2 ปีที่แล้ว +1

    Waqalka ❤️🤍💚🏆

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaaaamin yaaa rabi🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
    🎠🎠🎠🎠🎠🎠🎠🎠🎠❤💭💚

  • @iqruushmoha2239
    @iqruushmoha2239 2 ปีที่แล้ว +3

    O🔥

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 2 ปีที่แล้ว +2

    Waqal Wstudio...XAALKU WAA SIDEE?
    Sheeko qabiil miyaad QADWEYN SIINEYSAAN ?
    CALANKA BLUGAA AMA NAGA DAAYA.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah !!!!!!!!!!

  • @mutaasabdalamohamed1820
    @mutaasabdalamohamed1820 2 ปีที่แล้ว +1

    aameen aameen ya rabi somaliland guul iyo gobonimo🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @amaalali3153
    @amaalali3153 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaaaamiiin aaaamiin aaamiin aaamiin💚💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤

  • @abubakarlawal8769
    @abubakarlawal8769 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤🌹🎵. 🇳🇬🇳🇬🇳🇬

  • @nimohani2154
    @nimohani2154 2 ปีที่แล้ว

    Abiiii😃😃😃😃😃😃😃💯💯💯💯💯💯😭😭

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 ปีที่แล้ว

    Ma hees iyo fisqi idinka oo ku jiro ayaa RABBI baryeesaan???!!!
    War marka hore ka dhex baxa heesaha iyo fisqiga aad ku jirtaan ee ka dib barya ALLAAH...

  • @shakibabdi6330
    @shakibabdi6330 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaaan hees miya 😆😆😆😆

  • @maxamedxasan1221
    @maxamedxasan1221 2 ปีที่แล้ว

    😄😄😄😄

  • @nasrakiinnasrallah6476
    @nasrakiinnasrallah6476 2 ปีที่แล้ว +5

    Style copi somalia iyo Djibouti 😅😅😅

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 2 ปีที่แล้ว +5

      Ma Somaliland Baa Wax Copysa Mise Yadda Somalida U aha Rol Model

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 2 ปีที่แล้ว +2

      @@xaqudirir9789 absolutely you're right

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 ปีที่แล้ว

      Waxaad u jeedaa iyagaa Somalia iyo djibouti copy gareeyaan. Waar Agsoomaaligaaga/ lahjadayadaad baad copy garaysaan neef #1

    • @nasrakiinnasrallah6476
      @nasrakiinnasrallah6476 2 ปีที่แล้ว

      @@xaqudirir9789 iyaga copiyeyay maanta igu horaysa hees style kan ah

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 2 ปีที่แล้ว

      @@nasrakiinnasrallah6476
      Wayahy Iska Soco Waa Copye Hadlku Milaa Sida Xaaaarku Ku qabtaaye Somaliland Copy Maba Taqaano Waa Oraginal Wexoodu

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin Alaahuma Aamiin Aamiin

  • @abdimohamoud7443
    @abdimohamoud7443 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allah