Heesta Hubaal Qarankani Wuu Maleegtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว +7

    Wow mnsha Allh wallee Qarankni intu dhqaqay bu wliba glbdy , hanoolaato jmhryda Somaliland 💞💞

  • @Islamicvideos-g4x
    @Islamicvideos-g4x 9 หลายเดือนก่อน +3

    My favourite song 🎉🎉🎉🎉🎉😊😊

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashalllah guuuuuuuuul somaliland Hambalyo hambalyo hambalyo happy 18may somaliland 🟢🟢🟢🟢⚪⚪⚪⚪⚪🔴🔴🔴🔴💪💪💪💪

    • @Islamicvideos-g4x
      @Islamicvideos-g4x 9 หลายเดือนก่อน +1

      hanaxaan cadawgu😊😊❤❤😅

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 9 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah guulaysay qarankani
    Cadowgii guuldaraysay , faqash ciil ilaa qadaadweyn ciil haw dhintaan

  • @suldanhamzehazzan4675
    @suldanhamzehazzan4675 2 ปีที่แล้ว +3

    First viewer, I'm asal somalilander.

  • @malikidhagaxtuur6427
    @malikidhagaxtuur6427 2 ปีที่แล้ว +6

    Yaa salaam 💚🤍❤️ Sanad guuro wacan Reer somaliland

  • @hajjiyarre1173
    @hajjiyarre1173 ปีที่แล้ว

    Somalilnd guul iyo gobonimo

  • @se1059
    @se1059 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Sanad guuro wacan fanaaniintayada qaaliga💚🤍❤️

  • @inakhaliph194
    @inakhaliph194 2 ปีที่แล้ว +5

    Onother level 💯guul somaliland

  • @YasinAxmed-u9u
    @YasinAxmed-u9u ปีที่แล้ว

    Mashala qaranku waa guulaystay

  • @mcgamer1170
    @mcgamer1170 ปีที่แล้ว +1

    Amazing 👏

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 2 ปีที่แล้ว +2

    Macha Allah guul somaliland ♥️😀♥️ aloww cadhowga guudaxa somaliland nagaa gaboo wawww erayadan iyo lacaan gaan iyo misican is so beautiful i Will never hear Good Good inaadeer yaal Hargeiss is Hom Abwanada iyo fananit

  • @sucaadcannel3688
    @sucaadcannel3688 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah guul somaliland

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allaah tabaaraka Allaah yaassiinka,, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow sacabka♥️♥️👐👐👐👐👐

  • @nimaegeh3984
    @nimaegeh3984 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah guul iyo gobanimo

  • @seadhuad2445
    @seadhuad2445 ปีที่แล้ว

    Maasha allah qaranka yaga alwo dhawr

  • @khadarmaxmuud8152
    @khadarmaxmuud8152 2 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuul

  • @cumarxasan9902
    @cumarxasan9902 2 ปีที่แล้ว +1

    HAPPY 18MAY SOMALILAND

  • @SaidAli-bl8du
    @SaidAli-bl8du 8 หลายเดือนก่อน

    My feirety ❤song

  • @samriyesulayman8527
    @samriyesulayman8527 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestaa abwaankii sameeyey alle ha ka abaal maroyo waan ka haynaa iyadaa u sidata ilaa imka heesaha cusub ee mayda

    • @abdiazizdahir1846
      @abdiazizdahir1846 2 ปีที่แล้ว

      Heeta cida laxanka saartay ha la isheego

    • @xaqudirir2528
      @xaqudirir2528 2 ปีที่แล้ว +1

      Heesta erayada siciid ibraahin dool laxanka khadar fiyoore

    • @faraxaxmed6787
      @faraxaxmed6787 2 ปีที่แล้ว

      Alxamdulilah

  • @morashiid
    @morashiid 5 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan mudo 2sano ku dhawban radinayay hhh

  • @rodahoreh6728
    @rodahoreh6728 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaha guul samaliland

  • @engabdicasiisbare2116
    @engabdicasiisbare2116 3 หลายเดือนก่อน

    Waan màansha allh fannintyada qaranka❤❤❤❤

  • @hajjiyarre1173
    @hajjiyarre1173 ปีที่แล้ว

    Happy 18 may

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +1

    HUBAAL QARANKANI WUU MALEGTAY, MAHAD ALLEE WUU DHAQAAQAY (2)
    MIRAHA TACABKA EE BISLAADAY, MACBUUDKA ALLAH KU DEEQAY(2)
    NABADDA WAA LAGU MACAASHAY, TALIYO MASKAX BAA LA MAALAY (2)
    DUNIDA MAGACAYGU GAADHYOO, AQOONSIGU WUU WUU IS MUUJAY (2)
    DALBAAN AHAY MADAX BANNAANO, MUDNAAN CALANKII LAHAADAY (2)
    INTUU XADAD MEERSAN, MILGO IYO SHARAFTIISA DHOWRTAY (2)
    MARNA AAN KA LAABMAYN, MABDA'IISA GAARKA AH (2)
    Qurba joogta weliba afsomaligu ku adag yahay, halkaa ka eegta

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah,
    LAKIIN kalmada wu maleegtey macne xun bey leedey ee erey dhama miya la wayey💚🤍❤ hubaal dalkani wu maarmey in lagu badalo ayey aheyd

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +3

      maleegasho waa dhaqaaqay weeye, oo ka dhaqaaqay meel xun una dhaqaaqay safar meel wanaagsan

    • @NimoDaad
      @NimoDaad 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wuu maleegtay wuu kasocday meeshuu taagnaa weeye miyaanad maqlin kamaleego meesha

  • @KhadarMahamud-uw4ei
    @KhadarMahamud-uw4ei 6 หลายเดือนก่อน

    Allaw no dhowr jamuhuriyada barakaysan❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 ปีที่แล้ว +1

    iii noolooda inta nolol jirto reer Somaliland nabad ku wara cadowgeena cagta hoosteeda

  • @abdiadour2123
    @abdiadour2123 2 ปีที่แล้ว +2

    MAHAD alle wuu dhaqaaqay

  • @iissa7685
    @iissa7685 8 หลายเดือนก่อน

    Woow...somaliland alow dhowr

  • @safiamohamed1250
    @safiamohamed1250 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliland guuuùul💚🤍❤

  • @xasanjacfar2600
    @xasanjacfar2600 2 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii xasan jacfar

  • @mukhtaarahmed3837
    @mukhtaarahmed3837 ปีที่แล้ว

    Waydhaqaaqday

  • @sahraahmed1359
    @sahraahmed1359 2 ปีที่แล้ว

    Ahmed is Q

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 2 ปีที่แล้ว

    Kuwani akafogaanshamiyuun ahay

  • @dugaagarke3669
    @dugaagarke3669 2 ปีที่แล้ว +3

    Here caalami iga dhe

  • @mahamedaliplayplay8210
    @mahamedaliplayplay8210 2 ปีที่แล้ว

    Been baad isu sheegtayay

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 2 ปีที่แล้ว +5

      KKKK KKKK ISHA XUNDAY CAWRIDEE KKKK MAROORADILAAC BAY KUSUGANYIIN HAMBO AF WEYNE

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 2 ปีที่แล้ว

    Malegty wudhaqajiyey weye wu is marmaray ayad moday