HEESTA BOORAAN HADIMO FANAANIINTA QARANKA 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ส.ค. 2020
  • BOORAAN HADIMO
    EREYADA SICIID IBRAAHIM DOOL
    LAXANKA AADAN KAROONE
    MUSIC DIGAALE YARE
    CODADKA FANAANIINTA QARANKA
    Copyright@Hawraar Music
  • เพลง

ความคิดเห็น • 304

  • @juweeriyahaybe1065
    @juweeriyahaybe1065 3 ปีที่แล้ว +31

    Mnsha allah Maya maya wixii somaliln kaxun rabno🤫🤫🤫somaliland guul 💪💪👇👇iyo gobanimo❤❤❤❤❤💋💋

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 3 ปีที่แล้ว +30

    Booranta hadimooy bye bye viva jamuuriyada barakaysan 💚🤍❤

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha'Allah koxdii qimaha lahayd ee Qaranka, Somaliland forever, Allah ha guuleyo wadankeena

  • @hanacabdi2809
    @hanacabdi2809 3 ปีที่แล้ว +14

    Walahi wax jira aya sheegsa heestu hala badhisteenani wa Kala badbado 😢😢❤️❤️❤️❤️

  • @yacquub1630
    @yacquub1630 3 ปีที่แล้ว +37

    0:48
    *Maya maya balooy maya*
    *Buulkaaga gali maayo*
    *Bixisoyna mar labaad*
    *Sal fudayd u biximaayo*
    *Koonfu inaan ku biirana*
    *Waa baabaco ka eeg timo*

    • @muuminababe7489
      @muuminababe7489 3 ปีที่แล้ว

      May Maya Balooy may
      Buulkaaga gali maayo

  • @kaftanmedia7709
    @kaftanmedia7709 3 ปีที่แล้ว +28

    *Gaashaanka Qaranka Somaliland* 🇭🇺🇭🇺🇭🇺

    • @ah5023
      @ah5023 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah somaliland
      Runta iyo xaqiiqadu waa sidaas
      Somalida kalena illahay ha u gargaro

  • @z012y
    @z012y 3 ปีที่แล้ว +38

    *Booraanta hadimooy bye bye* 👋
    *Viva **#Somaliland** Republic* 🇭🇺🇭🇺

  • @hipaaqphaizal1327
    @hipaaqphaizal1327 3 ปีที่แล้ว +8

    Fanaaniinta qaranka jamhuuriyada barakaysan illhy ha idin dhowro idnka iyo calanka qurxda badan iyo dalka nabadaaba

  • @cabdixakiinxaajiinaxaaji-uc9fl
    @cabdixakiinxaajiinaxaaji-uc9fl 3 ปีที่แล้ว +13

    Wew somaliland dhaqaaqday soona noqon mayso bisinka yaassiinka quraanka ayaanu leenahay maansha allah eega nacab nacab dhallayow madaxwaeyne muuse noolow Guul Gobanimo somalilander

  • @siddiiq8660
    @siddiiq8660 3 ปีที่แล้ว +19

    Fanaaniinta Qaranka Baraysan 🇭🇺🇭🇺
    Alle ha idin dhawro

  • @abdirixiin__maxamed
    @abdirixiin__maxamed 5 วันที่ผ่านมา +1

    Guul wadankayga somaliland❤

  • @asmaxusen5390
    @asmaxusen5390 3 ปีที่แล้ว +14

    Waaaaaaw konfur inankubiro wamaya💚💭❤baaybaay konfurey

  • @haatufyare1163
    @haatufyare1163 3 ปีที่แล้ว +30

    hhhhhhhhh nio muuse sidaad ugusoo darteen ayaan ku qoslay wlllhi gacan ayaan kuubtaagay caydaruus ismail abdi

    • @khadarfiyooreofficial6563
      @khadarfiyooreofficial6563 3 ปีที่แล้ว +3

      Mudanee madaxweyne musee bixi cabdi Mayadisa sawu maaha injineer caydaruus ismaciil cabdi ilahay maskaxda iyo faraa hawu barakeeyo qudhaydaa yabay uztaad Haatufawuu sxb caadi maaha heesta erayada fanaanita iyo muqaalka joofkiyo jamaalka badan
      .dadkii qarkood kayaace hesta
      Dadkii qarkood ku yaacee heesta

    • @fahadkasocdalka2672
      @fahadkasocdalka2672 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh walahi anaba qosol is celi wayay bro🤣🤣🤣

  • @nimcoayaan6197
    @nimcoayaan6197 3 ปีที่แล้ว +12

    Weynakaa viva somalilandar ❤⚪💚❤⚪💚👈

  • @hassanburaaleabdi2795
    @hassanburaaleabdi2795 3 ปีที่แล้ว +11

    Qadaaadwaynta Hala Karbaasho Ilahay Caqligii wa uu ka qaadaye Xayawanke

  • @FansoorHD
    @FansoorHD 3 ปีที่แล้ว +11

    Hawraar Media Production Hoyga Murtida iyo Madadaalada Hawraar Hollywoodka soomaaliyeed ♥️🏆

  • @masnamiski6391
    @masnamiski6391 3 ปีที่แล้ว +4

    MncH allah keep going my country somaliland guul iyo gobanimo🇮🇹🥰✌💖

  • @zuxufiabdiqanimideeye4183
    @zuxufiabdiqanimideeye4183 3 ปีที่แล้ว +3

    Tawxidka poqorka sudhan balhygo korka iga babanayo balad kaygu waa nbad s/land💚🏐❤💚🏐❤✊✊✊✊

  • @abdirisakmustafe6927
    @abdirisakmustafe6927 3 ปีที่แล้ว +5

    hadaad power leedahy baradaada gubanaysa kga baaji hadimada axyaa midho💚💭❤✋✋✋

  • @abdymohamud2874
    @abdymohamud2874 3 ปีที่แล้ว +3

    Guul Somaliland .midnimo way dhimatay taas ha ogaadaan reer Somalia😎😎😎😎

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal 3 ปีที่แล้ว +5

    Somalilander ❤💬💚

  • @hamsek2677
    @hamsek2677 3 ปีที่แล้ว +10

    *Fanaaniin Qaran* 👏👏👏

  • @baaruudak.b.m1114
    @baaruudak.b.m1114 3 ปีที่แล้ว +1

    Boorama Maansha allaah..... Yaa u sheega qolooyinkaa ina daba meehanaabaysa,..

  • @baaruudak.b.m1114
    @baaruudak.b.m1114 3 ปีที่แล้ว +2

    Si SARE iyo Si HOOSEBA Waa loogusheegay Qadaadwayn Qarax iyo QUDHUN dugsato..LAAKIIN WAA WAX JIRANE MIYEEY FAHMAYAAN MABA FAYOOBEE..CAQLIGA QARAX AYAA SUMEEYEE SOMALILAND UFFFF AYEY KU TIDHI SOMALIA UFF SOMALIA UFF UFFF SOMALILAND UFFF SOMALIA UFFF SOMALIA UFFFF SOMALIA

  • @omarosman7334
    @omarosman7334 3 ปีที่แล้ว +6

    Allh sidaaan ugu wareerey heeeskan xalay oo dhan raadinayeey tiktokta ka soo arakey show waaba hawraar🤭😅

  • @ridwaan9157
    @ridwaan9157 3 ปีที่แล้ว +16

    Burji iyo awoodiyo
    Haddaad power leedahay
    Baradaada gubanaysa
    Kaga baaji hadimada
    Somalia bye bye 👋

  • @drsumalsanfarah2084
    @drsumalsanfarah2084 3 ปีที่แล้ว +8

    Dhulki bahal galeenkow bye bye
    Wlhi somaliland markan maqlo wNjidhiidhicoda alaha habrekeyo qaranka💪💪💪💪💪💯♥️🤍💚💋💋

  • @mariyaindho978
    @mariyaindho978 3 ปีที่แล้ว +3

    Guuul gul dalkeega soomalilnd🇮🇷

    • @Qacqaac101
      @Qacqaac101 3 ปีที่แล้ว

      iran flag see cml 😂

  • @adnaanbatuuni2582
    @adnaanbatuuni2582 3 ปีที่แล้ว +7

    Proud to be somalilander🙏❤️

  • @Somali1970
    @Somali1970 3 ปีที่แล้ว +5

    Bye bye somaliay bay
    Boraanta hadimoy by by
    Booranta qaraxay by by
    Somalilnd powers💪

  • @shamsoinaceynab3131
    @shamsoinaceynab3131 3 ปีที่แล้ว +2

    Muqdisho qof biliadam ah ay oga bahan thy nawad ma jiirto lkn mid aya ilowden dhibato walbo dhaceyso alla aya so qoraay

    • @abdiasis2428
      @abdiasis2428 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay haydin siiyo nabad waarta incha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @somaliembassykuwait8666
    @somaliembassykuwait8666 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wa been esha cala eryo somaliland guuul insha Allah keep going 👍🏼❤❤🌎👑🙏🤲 byyyy bay bay xamareeya

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 2 วันที่ผ่านมา

    This song is killer ❤❤❤❤❤

  • @thiagotakaweyne6562
    @thiagotakaweyne6562 3 ปีที่แล้ว +6

    Reer konfurta dawanaysa Heston 👁👄👁

  • @bashejamma123
    @bashejamma123 ปีที่แล้ว

    Muuse bixi show waa fanaan wuu ii dhuntay walahiye.

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 3 ปีที่แล้ว +5

    Cadawgaa ma ciil baxo calnkygoow💋💚💭❤

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 2 ปีที่แล้ว

    Ilahayow no siyaadi nimcada aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +7

    #Fanaaninta_Qaranka
    #SomaLiLanD 🖤🥀🌍
    #Hawraar 🔥💯

  • @hoodoiid9438
    @hoodoiid9438 3 ปีที่แล้ว +5

    Baladkygu waa nabad

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

    looooooooooooooool insha Allah koonfur ku biiri mayno wa hees fiican

  • @hooyomcnallownoodaa944
    @hooyomcnallownoodaa944 3 ปีที่แล้ว +1

    Jiroo joog dalkagii hooyo sllnd 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹😚😚💪💪💪

  • @Ateye07
    @Ateye07 3 ปีที่แล้ว +3

    Booraan hadimooy by by..
    Hal_ku dhaga heesta😇

  • @cazkarbulhan6304
    @cazkarbulhan6304 3 ปีที่แล้ว +8

    Viva z.land 🥰😍🤩😘

  • @canabcismaan1062
    @canabcismaan1062 3 ปีที่แล้ว +7

    Jamuriyada barakaysan somaliland

  • @munamuna9630
    @munamuna9630 3 ปีที่แล้ว +1

    Woooow esha cala hees way iga gadanthy❤️may may balooya maya

  • @lailamohamet8358
    @lailamohamet8358 3 ปีที่แล้ว +9

    Somaliland waa dhiigyga iyo dhuuxyga waanan jeclahy waanan ku fanaaa
    Lkn heestan kma heLin waayo dadbaa lagu taabanya nabaradooda shacbka somliya ee mlin kasta lgaga dhinto qarax marky maqlaan sawma digigixoonayaan
    Nooo heestan dareenky wdo kma heLin
    Somaliland hynaga ceebynina💚💬❤

    • @hothomohamet1446
      @hothomohamet1446 3 ปีที่แล้ว

      De wll orod dhakhtarka tag wlhi mafayobide waalagu qaate
      Waxay shalay inagusameyen miyanad kadamqanayn adu jacalka aad shegaysa kaashab maaha

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      Siyaasiinta alala hadlaaya sow igu maay odhan anaga a koonfur ka madax ama shacabka ha ku wareejiina hogaankaa kolak sidaa u fahan

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 ปีที่แล้ว +1

    Baader Baa Ilaasho Beledkaygu Wa Nabad
    Alxamdu lilah

  • @aarkasanaag9169
    @aarkasanaag9169 3 ปีที่แล้ว +7

    Alla yaa ciska fanantii qaranka
    Kaalin aan la dafiri karin baad kaga jirtaan qarankeena curdinka ah ee jamhuuriyada somaliland
    Somalia by by 👉😂

  • @hooyomcnallownoodaa944
    @hooyomcnallownoodaa944 3 ปีที่แล้ว +1

    🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 guuul insh allh 2020 9 1

  • @cabdiqanijaamac6391
    @cabdiqanijaamac6391 3 ปีที่แล้ว +2

    Baabaco ka eegtimo⚘

  • @ubaxaxmed2575
    @ubaxaxmed2575 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💪💪💪

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 20 วันที่ผ่านมา

    Koonfur inaan ku biirana
    Waa baabaco ka eeg timo.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว

    Warwaxan Aara Boqor Cawaale Dayr ❤️💚🤍 ilays.Nashaad. Mabakala Dhacaane one Love Walaalaay🫶🏻

  • @mayamohed4106
    @mayamohed4106 3 ปีที่แล้ว +18

    🇮🇪somalilandnimo❤baan comentigi igu horeyee bixiyo igu kaliftay wadnkygii🥰rabbow nabad usiyadiyo igu celi ano nabad qaba cfimad qaba hmigyga gadhy🤲❤

  • @shukrigargaar812
    @shukrigargaar812 3 ปีที่แล้ว +1

    Hal qof ii dambi galay yaana somali koonfur o idil yaana lo qabsan danbi Se Illaahy Nabad Nooma Waayine Adinkane Nabada Allaah Idin siyadsho Intii muslim Ahne Illaahy Dhibta Haka Kor qaado🙏

  • @mohamedfd3508
    @mohamedfd3508 3 ปีที่แล้ว +4

    Maya maya balooy maya
    Buulkaaga gali maayo
    Bixisooyna mar labaad
    Sal fudayd u bixi maayo
    Koonfur inaan ku biirana
    Waa baabaco ka eeg timo
    Inta badhaxtirkeediyo
    Biyo kama dhibcaankana
    Waxaan kuu hayaa bye bye
    Mugdigaan ka baxayoow bye bye
    Godkii bahal galeenkow bye bye
    Booraanta hadimooy bye bye
    Waa taan is baranee
    Baryo dirir ku kulanee
    Birtu ina dhex miratoo
    Kala baydhisteenani
    Waa kala badbaadee
    Burji iyo awoodiyo
    Hadaad baawar leedahay
    Baradaada gubanaysa
    Kaga baaji hadimada....
    Bisinkiyo quraankaan
    Ku binaystay qarankoo
    Tawxiidka boqorkaa
    Sudhan baalahaygoo
    Korka iga babanayoo
    Baladkaygu waanabad
    Ninka balad shishiiyiyi
    Amnigiisa bixiyaaa
    Wuxu sheegayaa waa been

  • @nasrinmohamed8136
    @nasrinmohamed8136 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalailan guul markasta insha allh
    💚💭❤

  • @kundiidahmed5074
    @kundiidahmed5074 3 ปีที่แล้ว +5

    Hawraar🙏

  • @Fatimamuhidiin5197
    @Fatimamuhidiin5197 3 ปีที่แล้ว +7

    Iskubiirintiina Waxba tarimysee baradiina Gubanaysa Dabka Kadamiya MasaakiiNbaad tihiine

  • @ahmedmatan4348
    @ahmedmatan4348 3 ปีที่แล้ว

    Tawxiidka noqorkaa sudhan baalahaygoo korka iga babanayoo baladkaygu waa nabad masha allah

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว +3

    sawirka gaariga gubanaya inta ila fahantay inu uu yahay Garigii ku qaraxay afaafka hore ee Premier bank Km4 Mogdishu

  • @cabdifataaxkhadarcabdi9773
    @cabdifataaxkhadarcabdi9773 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadkan youtupeka may dhex seexdan talow laygah soh horeyaybeh ar soomaalaa gacanah u tagaay keep going hawraar

  • @mohamedabdikader7884
    @mohamedabdikader7884 3 ปีที่แล้ว

    Guul soomaliland

  • @naanimohamed788
    @naanimohamed788 3 ปีที่แล้ว +3

    💚💭❤️ somaliland😍😍😍

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 3 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland allow dhawr amiin i.a💚🤍❤

  • @odaytv9417
    @odaytv9417 3 ปีที่แล้ว +14

    Ooop hees in badan sugay nay
    Somaliland dalkayga
    Maya maya balooyo maya koonfur inaan ku biirnana waa baaco ka eeg timo

  • @ridwaanxamsemedye6337
    @ridwaanxamsemedye6337 3 ปีที่แล้ว +3

    MNSHA allha

  • @rakiahassan37
    @rakiahassan37 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan runta ayay tabanaysa kalategeenu waa badbado hees iga dheh

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว

    Wlee waa BAABACO KA EEG TIMO
    esh calaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Yaa u macneeya #QADAADWEYNTA

  • @muztaphakiko6386
    @muztaphakiko6386 3 ปีที่แล้ว +3

    dhagaysta qadaad wayneey
    horaa loo soconayaa somalilan

  • @sihaamshardi9408
    @sihaamshardi9408 3 ปีที่แล้ว

    Reer Somaliland Reer konfuur wexey xili weliba ugu digata dhibaatada heysta lkn waxa balan ah oona xaqiiq ah in mar uun kabax ey so dhibaatada 🤲🏼

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhulkii bahalgaleenkow bye bye
    Mugdigaan ka baxay bye bye

  • @saedalijama4288
    @saedalijama4288 3 ปีที่แล้ว

    Mncha Allaah.
    Runtii dareenkayga ma qiyaasi karo ilaa aan ilmo iga timid.
    ilaahey swc ayaa mahad leh nbdgelyada iyo horumarka noo siyaadi inta riyooneysana ilahow xaqa garansii.

  • @drsfatahdaahir3271
    @drsfatahdaahir3271 3 ปีที่แล้ว +6

    Baradada gubanysa kaga baaji hadimada waa hdal dhaba wlh ilma naac

  • @awalemohamet2052
    @awalemohamet2052 3 ปีที่แล้ว +2

    #Qaranimo💚🤍❤
    ✊💯

  • @samiyaomer5644
    @samiyaomer5644 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul somaliland💚💚❤❤

  • @sowdaabdirahman9143
    @sowdaabdirahman9143 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah wooooow 👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑😂😂😂😂😂👍✅👋

  • @bashiirdiinaari4684
    @bashiirdiinaari4684 3 ปีที่แล้ว +3

    MANZHA ALLAH ZOMALI LAND

  • @munaahmed2712
    @munaahmed2712 3 ปีที่แล้ว +1

    Maya maya koonfuriyo inta u guuxda dooni mayno ha waarto jamhuuriyada barakaysan💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤

  • @hoodomaxamed1523
    @hoodomaxamed1523 3 ปีที่แล้ว +1

    bye bye bye bye bye qadaadwayn

  • @ameliaalli1127
    @ameliaalli1127 3 ปีที่แล้ว +11

    Wew somaliland dhaqaqday Mnshalllh wadankayga eega rer xamarow somaliland

    • @blackpinkmemesiswhatilivef2590
      @blackpinkmemesiswhatilivef2590 3 ปีที่แล้ว

      Sikasta somaliland ha uu ficnato lakin xamarna sasii uuso toosisa inadeer afsomali laqwiga ah iskasaax abaha jeegada dheera wase istaq farullah

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 3 ปีที่แล้ว +2

    somaliland guul. reer somaliland hees danbe oo ah wadani. waa in luu dhiibaa, koox, si ay unuqto hanti qarin. oo hadii kooxda qof dhinto, ama meel kale aado. oo bas labadalo. dawladuna ha saacido fanaaniinta, oo dayaca halaga ilaaliyo.

  • @wisilmedia3023
    @wisilmedia3023 3 ปีที่แล้ว

    Maashal allh fan qaran hore usocda

  • @umalahmed1744
    @umalahmed1744 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha guul iyo gobonimo

  • @smartmm6267
    @smartmm6267 3 ปีที่แล้ว +1

    Wixii reer Somalia ah ee koonfurta like ii saara please.

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 3 ปีที่แล้ว +3

    Bye bye 👋

  • @ukashali53
    @ukashali53 3 ปีที่แล้ว +2

    manaqaano cuqdad ciyal xamaraa nahey 1991 ilaa hada ayaano dhib ujokney marka qadar alle iyo kuqabatey waa laqataa ee caadi iska dhika yaa laika dareemin

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 3 ปีที่แล้ว +2

      Oo Yaad cuqdade uqaadi qaa su sale anaga waxa aanu u ilawi la naye waa dadkii aanu jeceleyne oo iney na gumadane noogu abaal gudaye sidanu idinku lisney noogumeyni hanbeyne lkn idinka waxa sidaa idiin gelayaa waa waxa la idinku tala galaye dowladiina ayaa Ka denbeysa markaa Cid aad cuqdade uqade ma jirto walalo 🙋🙋🙋🙋

  • @axmedhassan6167
    @axmedhassan6167 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay somali Haysu sakhiro way kala baadeen

  • @mustafemaxamed3300
    @mustafemaxamed3300 2 ปีที่แล้ว

    Curadada U Go'ay
    Ciilbaan Ku illaabay
    Calanka Soomaaliland
    Caalamkow BAL Daawada
    Cisibaan Ku Noolnahay
    Caruur Iyo Ciroole
    Caadil Mahadii Weeyi

  • @hoodoiid9438
    @hoodoiid9438 3 ปีที่แล้ว +2

    Maya maya

  • @libanhusseinabdi5934
    @libanhusseinabdi5934 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allah ALLE haydin xafido noolada

  • @naciimanalka4960
    @naciimanalka4960 3 ปีที่แล้ว +1

    mn shallh

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 3 ปีที่แล้ว +1

    Booraan hadimo
    Maya maya baloy maya buulkaaga galimaayo MAYA

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 ปีที่แล้ว +1

    Maya maya Baabaco Ka Eg Timo

  • @user-er8xb8lq1p
    @user-er8xb8lq1p 4 หลายเดือนก่อน

    Asc cayndatuus najdana waa mustafe jawaase

  • @ridwaanxamsemedye6337
    @ridwaanxamsemedye6337 3 ปีที่แล้ว +1

    Kep going

  • @aragsan12qalbi59
    @aragsan12qalbi59 3 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jirdehaajiismaaciil3469
    @jirdehaajiismaaciil3469 3 ปีที่แล้ว

    Bay bay kkk

  • @mustafemaxamed3300
    @mustafemaxamed3300 2 ปีที่แล้ว

    Curadada U Go'ay
    Ciilbaan Ku illaabay
    Calanka Soomaaliland
    Caalamkow BAL Daawada
    Cisibaan Ku Noolnahay
    Caruur Iyo Cirooleba
    Caadil Mahadii Weeyi
    Cawaaloon Casar U Tagay
    Cuudkii U Siraadey
    Cisibaan Ku Leeyey
    Caalamkoo idil
    Cisibaan Ka Mudaney
    Caalamkoo idil
    Cawaalaan Dunida Ku Dulmari

  • @sucaadomer8517
    @sucaadomer8517 3 ปีที่แล้ว +3

    Waar mesha iskaga baxa qadadwayneey bisinka ayaaanu idinka qabsanay cuqdadna ma qabno eee tariikhdayada ayaaanu haynaaa hadaad idinku tariikhdiina qarisaan ooo daqiiqado ku ilowdaaan kumayaalka qarax kubdhimanaya yariisow ayaad wax tari lahaydeen fanaaniinta qaranka hore usocda