Cadceed iyo xamda xaraabo maxaa kala qabsaday Barnaamijka Kadis

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 68

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio 8 หลายเดือนก่อน +6

    Wooooow mashallaah Cadceed iyo Xamda waan wataa layaab layaab

    • @dheereye4040
      @dheereye4040  8 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid wll ❤

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 5 หลายเดือนก่อน

      @@dheereye4040wan ku salamay fanaan sare

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 หลายเดือนก่อน +11

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso
    😮

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cadceed iyo xamda iyo dheereye dad an jeclahay marwalba naga hor muuqda❤

  • @hibomohamed9338
    @hibomohamed9338 8 หลายเดือนก่อน +9

    walhi sidadn kugu xidhanhy hadn kun qof noqon lahaa 200k ayaan ku gar
    sinlaha balsee ma awodo🎉🎉🎉😢😢😢😢

  • @zahrabon
    @zahrabon 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ax yaa ax dheereye caadced iyo xamda sidaan ugu xiisa qabey iyo sidad ukeentey cawa aad bad iga faxisey wll allah wax ka farxiya adna ha kusiiyo keep going wll aad ban ku taageera

  • @naimaahmed3853
    @naimaahmed3853 8 หลายเดือนก่อน +6

    Cadceed iyo xamda
    Wardaiyo tayasiir
    Jiibta iyo jaanta si wacan bay iskula helaan adna isku dirkooda waad ku so baxda😂😂❤

    • @hudiitha4465
      @hudiitha4465 8 หลายเดือนก่อน +1

      Iyo nadra iyo yaasiin❤

  • @xaajilove5
    @xaajilove5 8 หลายเดือนก่อน +4

    adigaaa hos igu dhigo dheraya isku keen diray rufyaan dheko weyn haqadan ❤❤❤❤❤

  • @gudonfarahcabdi1900
    @gudonfarahcabdi1900 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wn ku salamy legend dheereye malinta xigta iso qabo ana wn heesiye 🥰🥰🥰

  • @koronto947
    @koronto947 8 หลายเดือนก่อน +5

    Jiliin cajiipa😂
    Jacaylku ha waaro❤

  • @user-sh2xw4ix7x
    @user-sh2xw4ix7x 8 หลายเดือนก่อน +2

    Warda iyo cadceed xamda iyo cadceed yaasin iyo nadra wllhie meel wacan bay inii maraysaa m.n halkaa ka haya niyow

  • @nimofadal7117
    @nimofadal7117 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa wareey ani kaam caajiso codka cajiibka aha ee dhalinyaran
    Kaftankodan wan la dhacay keep going

  • @user-sm5vi7ps4s
    @user-sm5vi7ps4s 8 หลายเดือนก่อน +4

    aar meesha ikeen aan Qasaaladayda istaadheee😂😂

  • @user-xw8xw3gm2p
    @user-xw8xw3gm2p 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dheereeye kuwan bis keen

  • @Abdillahi.1
    @Abdillahi.1 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hubka dhigay wr ani hadhe mesha mad ikeni cod wan leyehe😂🖐

  • @ALFANAANMOWLIID
    @ALFANAANMOWLIID 8 หลายเดือนก่อน +5

    Dhereye keep keeping 💯

    • @ALFANAANMOWLIID
      @ALFANAANMOWLIID 8 หลายเดือนก่อน

      Wan so zocda zxb ana aad hesaha iga dubtide

  • @BarwaaqoSidiiq-be7on
    @BarwaaqoSidiiq-be7on 8 หลายเดือนก่อน +2

    The legend keep going wll

  • @user-zj3tl9hw9s
    @user-zj3tl9hw9s 8 หลายเดือนก่อน +4

    I am watching from Gariisa ❤ they are mi 2❤😮

  • @faarahkhadar3394
    @faarahkhadar3394 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dheereeye Hore usoco Sxb

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx 8 หลายเดือนก่อน

    Baryahan wan ka mashquulay asxabtaydi group dheereya ahllan wasahlan 🎉🎉

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wow waxba lagama qaban karoh 😂❤😂❤

  • @Suhayb_shulaac
    @Suhayb_shulaac 8 หลายเดือนก่อน +2

    Zxb dheereye.anuga.igusoodar.codkayguna.waa.mid.dahabiya waa codsi

  • @xamdaadam2327
    @xamdaadam2327 8 หลายเดือนก่อน +3

    Cajiiiip awlaDul caasima hmda iyo caDceed💚🤍❤

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 8 หลายเดือนก่อน +2

    Yasin iyo Nadra wan Tabay libaax ✌🏾

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ala labadan wan jecele soo bado 😂😂😂

  • @najax_isman
    @najax_isman 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ax yaa cod cadceed 😩❤

  • @user-tn1ce3kd3o
    @user-tn1ce3kd3o 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cadceed zxp madaxa iisarantay

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh 4 หลายเดือนก่อน +1

    Rer communities labadan way isku nurayan wllhi waana jeclay maisku dadhan😅

    • @Nasra-st4vi
      @Nasra-st4vi 4 หลายเดือนก่อน

      Saw ma hysid nio waan wata😂

  • @hibomohamed9338
    @hibomohamed9338 8 หลายเดือนก่อน +3

    ax ayaa cod war dhereeyo bal halkaa ikeen❤🎉😊

  • @athamali7408
    @athamali7408 8 หลายเดือนก่อน +2

    HalkaN Ma Igu Casuumi Kartaa MasuuL

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 วันที่ผ่านมา

    Wow!!!!❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-sh2xw4ix7x
    @user-sh2xw4ix7x 8 หลายเดือนก่อน +3

    Warda iyo tayasiir ayan uga jeeda

  • @user-zj3tl9hw9s
    @user-zj3tl9hw9s 8 หลายเดือนก่อน +2

    Nosabadi 2 daan wan iskajeclahay inann codkooda tolmoon dageesto❤😢

  • @xaajilove5
    @xaajilove5 8 หลายเดือนก่อน +2

    yaslm yaslm

  • @_Qays91
    @_Qays91 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cajiiipsanaaaa

  • @wardamohamed
    @wardamohamed 8 หลายเดือนก่อน +3

    Anigiiba waan soo daahee weykan after hard work Alxd iam done with my master postgraduate.
    Warka is iiyara maxaa iga danbeeyey

  • @king__mouser6851
    @king__mouser6851 8 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan yaa qady isheega😢

    • @ishkomaxamed2043
      @ishkomaxamed2043 3 หลายเดือนก่อน

      Abdikariin ali shaax wll😊

  • @talo.tilman
    @talo.tilman 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waaso dhawaynana jacaykan cusub dhawan filo iyogo marwo iyo saygedi ah yaa ila qaba rayga

  • @adnaaadan7888
    @adnaaadan7888 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ala labadaN wan jeceLay😢❤

  • @xaajilove5
    @xaajilove5 8 หลายเดือนก่อน +1

    mansh allh caleek

  • @hamdaabdi1993
    @hamdaabdi1993 5 หลายเดือนก่อน

    Labadn waa. Lays kuku. Talagalay

  • @naemaaden
    @naemaaden 8 หลายเดือนก่อน +2

    4:40

  • @user-di3wf4gb8j
    @user-di3wf4gb8j 8 หลายเดือนก่อน +2

    😂 woow ❤

  • @samsamhaybe9738
    @samsamhaybe9738 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cadceed xamda
    Tayasiir io warda
    Yasiin Nadra

  • @xaajilove5
    @xaajilove5 8 หลายเดือนก่อน +2

    cadceed. zxpkey

  • @Freechild1
    @Freechild1 8 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa Salaam❤

  • @celpecelpe6121
    @celpecelpe6121 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waar ninkan dhexdu suu isleeyey 😂😂

  • @suhramohamed7755
    @suhramohamed7755 4 หลายเดือนก่อน

    Mnshaallh cadceed iyo xamda ❤❤😊

  • @CawoMawlid-er4yd
    @CawoMawlid-er4yd 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh 4 หลายเดือนก่อน

    Labadan inay korkena isku guursadan baa kabaqayaa😂😂

  • @zuhuuribraahim8732
    @zuhuuribraahim8732 7 หลายเดือนก่อน

    Waxn yaaa samaynkara❤

  • @xaajilove5
    @xaajilove5 8 หลายเดือนก่อน +2

    xamda guriga ku dhex oyayaa ku laha iga qoslisey

  • @user-ny5bj7hd6w
    @user-ny5bj7hd6w 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @zahrabon
    @zahrabon 8 หลายเดือนก่อน +2

    Warda iyo tayasiir ba ku hadhey wll

  • @HodanIsmaciil-yy6jv
    @HodanIsmaciil-yy6jv 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂❤❤

  • @Saynab-zi9xu
    @Saynab-zi9xu 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdifataahAshraf-vv2rw
    @AbdifataahAshraf-vv2rw 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh

  • @user-sh2xw4ix7x
    @user-sh2xw4ix7x 8 หลายเดือนก่อน +2

    Warda iyo tayasiir ayan uga jeeda