MISS XIIS | ARMUU JACAYLKU BEEN YAHAY | CALAACAL IYO CABASHO | 2019 OFFICIAL MUSIC VIDEO
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- BOQORADDA JIGJIGA MISS XIIS
OO RUXAY - XAFLADDA
LAMMAANAHA JACAYLKA
FAYSAL MUNIIR IYO XAASKIISA MUNA..
................................................
JIGJIGA IYO HABEENKII JACAYLKA
MISS XIIS - ARMUU JACAYLKU BEEN YAHAY..
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
Aaminaad hadee jirin ifka nolosha taaliyo armu jeceelku beenyahay 😢 miss xiis❤
😭😭😭 dareen dhaba qalbiga ixanuunaya allow qalbiga nooga tir 😍jacayl waaka maanta halkaa idhigay 😷😷😢😢
Aamiin aamiin Qaali Alleh Haynaga Masaxo
Quranka badso
😢😢😢😢😢sorry
Abayo jacel fa iido ma lahan samir wllshe
Xaalada aan kujiro ey ka hadleysa heestan ax nabsi hadad gashid wlhi waad heleysa qof maanta xaladan kujiro mid kadaran dartey u maraya ayan kadhaqaqay ana maanta ayan daremay abyo/abwe plz hagalin nabsi
Ruux walba oo inoo soo heesa/ wuu qurux badan yahy/ dhahnaa mnsha Allah / waxaan ufahmay gabadh soomaaliyeed oo foolxun majirto/ love Somali girls ❤️
Mubarak Mohamed aaameeen
wry iga gadantahy
Love too my pro
❤
🌷
wlhi gabadhan Illaaha udhamey dhan walbabo Masha Allah Nin Hadan ahan lahay wan kusoo donan lahay runtii iinolow sister
Wiilka jakata somalia qabo noolow walaal, somali wa mid mar uun bay isku imada. Viva somali maxamed oo idil xata kuwa calankooda casi ku noqday 🇸🇴
😍😍😍😘😘
Ileen waa queen of the queens “”degenaan iyo qurux””
😍😍😘😘
Wlhy heestan hadda igu horeysa miss xiis poqorada codka mcaan xasus bay igelisay wlhy marmuu jcaylku beenyhy 12/7/2022/malinta TALAADO AH WEEYE🥰🥰🥰🥰
12 /22 bossaso Ayaan Ka daawnayaa Runti heesstan waxy igilisey Darre dhab 🥰🇸🇱⚘
Walahi miss xiis dhab ayaan ujeclahay hadan nasiib lehay waxan rajaynayaa inan mar un lakulmo si aan ugu sheegto jacaylka aan u qabo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ifka nolosha taaliyo armu jaceylka been yahay
Hormar wacan codkeeda iska jeclahay 💗
ilma adeerayaal qoftan ma la qabaa si baa la igu kacayee masha alh love reer jigjiga from xamarti weyned al caasimah❤🇸🇴
kkkkkk lama qabo aan filayah😂😂
khaled jr wa garoob ciyalkeda iska korsata
WaaaaW fanandayda Aad baan u tageraa qurux cod daganan Masha Allah 😍😍😍😍😍😍😍
My favourite song still 2023 🥰😫
wlhi gabadhan Illaaha udhamey dhan walbabo Masha Allah Nin Hadan ahan lahay wan kusoo donan lahay runtii iinolow sister hhhhhh inanta hadalkaa leh waxba aduunka hays raacraacinin
sxbtay xiis iyo Qabaleegi 2O aad waa u xiisay abayo horay u soco aad baan kuu salamaya insha allahu waan soo noqon doona
Miss xiis Ina caadi matihid huuno ❤️
Aad & aad baan ku tageraa
Quruxly m'a inadeer horay usco😍😍dhal boqortoyo!!
qisada hestan waa mida aniga igu dhacday oo kale lkn allxamdulillah ciiltiraa illHay isiiyay
Meshaa somalinimo ayaa ka Muaqato viv one love Reer jiigjiiga
Somalinimadu m calamdo gaara ayey leedahy bro ...nala wadaag bl
@@Enghmm calanka buluuga aya ka mid ahay. Iyo raadinta midnimada somaliyeed. 🇸🇴
@@theflagbearer9196 cawaanaw soomalinimadii ma calan bay noqotay Alla maxaa soomali jaahil ka buuxa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ilahay baa umaqan soomali
@@mohamedsulayman2340 war idooro cid adiga somalinimada kaga hadlayso ma jiirto ee orod xayndaabka oo Ingiriiska ku dhigay oo aad adiga isku ooday ku noqo.
Wlle ogson yahay uurkeyga kuu rabo inaa aad u jecelahay ❤❤
Aaminad hade jirin ifka nolasha taaliyo armu jaceylku been yahay miss xiis runta ka hadashay sis 👏👏👏
Waar inantu codmacaanaa maasha Allah may quraan ku akhrido horumar wcn kolay wlashy somaliyeed baatee sxb
Saaasa waaye wlhi afkaaga caano lagu wabay
Tolow gabdhaan ragu ma laga la yahay mid asturo quruxdaan aduunka lagu siiyey masha allaah abyo allaaha isha kaa hayo aniga calaacalka xiis waan ka helaaa ano heysto jeceylkeyga🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
deqo6 adan waxaa dhici karta inay nin leedahay
deqo6 adan waa marwo 3caruura leh wll
Aadpaan u jeclay quruxlyadan miss love u macn😍😍😍
Boqorada ogaden masha allah ❤️🇸🇴💚
Loool she's not even ogaaden so chill the hell down
dhashii daarood!!! Yes she is
Ya kugu yidhi wa ogaden
Wll xiis wa inan akisho ah duco iyo habar midna ugama bahna daroodkad shegaysid
Mustefe Umar
Waa Qalanjo Somaaliyeed💖💖💖
She is very beautiful with mad talent
And pure authentic voice 💖💖💖
@@shugrimohamed1287 no she's not lol waa jidwaaq ama yeel huno ama diid!!!
Allow jecelka benta ah ka qabo inta dacada ah😢
Mnsha Allah gawadhani qurux iyo Cod Allah haku dayo huno
Masha allah waxad tahay qurux ley wllo Isha doqontu kaa dadan
Mnsha Allah Fanka reer jigjiga ayaaba loogu Talagay. Via Ogaaden
Hoyadaa ogaadeenkeedii was miis xiis waa naag akishe ah beedee beedee dhalay Jigjiga cidii ka heestaba ma ogaadeen baad uhaysataa
dhambaal tv
Walal waxay tahayba lama ceeyinee
Adigu maxaad la ceytameysaa?
Xiis Qalanjo💖💖
Adiga maxad la caytameysa xiis waaa ogaaaden maxad ka badali kartaa jig jigana anaga iska leh
@@safiyaaweys7776 kkkk ma ogaaden ba jigjiga leh huno😂😂😂waa markay dunidu gadoonto wallahi!!
@@dowsa1252 koleyba midas adiga waxbo kama badali kartid ji jiga waa dhul somali balse ogaaden asaga ubadan somalida kale wey ku yarthy
I love her style and deganaana ey u hesayso my favourite song❤
ciyaarteda dagan inantan
jidhkeda view kuma hesho sida fananiinta qare codkeday view ku heshaa
miss xiis ✋👈
Qoftaa ogadenka oguuu deer dinaca dumarka m.a
Miss xiis
Hees shidan wllhi waan jecLahay inaan mar la kuLmo😂😂😂😂
Galab isniina 5:21
10/7/2023 uurkaygu ku rabo inan aad u jeclahay 😢
Qafaajay hore usoco ugaaassss
ISHQ AMORE
Ax ax hees dareen iyo cod iyo laxan iyo ereyo iyo gabadha qaadayso qurux ilaahay u dhamayay
16 june 2020 Yaa ila dhageesanaayo❤
Anigoo nin ah ayaa hestan aad u jecel...... Jacayl alaw naga hay hadaad nagu ridaysana doqon ha na jeclaysiin
My favorite song 🎵 😢😢
Fanaaninta jigjiga jeceliyaaaa
Su'aal; Qof waliba wxa uu leeyhy Allow nooga reeb qalbiga , jacaylkii soo marey, imisa qofbu qofkaa qalbi ka jabiyey.
qalbiga ka jabnaa
dadow ma ila aragtaan taa mise anigaa is weydiinaya.
😮💨
Abdi askari miss xiis ugu salaan walaal
Hubaal qof fan ka u diyaarsan weye
Amnad hady jirin ifka nlosha taaliyo armuu jaceylka been yahy
Inata ilanha gey saneysa 2022 love isar
Heestan caloosha iga xanuu jisay😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤🙈🙈👆👆👆
Waa dhaamaas qurux macan heeso dhanwalba toolow halkay kunooshahay
xasan kayd cisaman waxay ku m
nooshahay jigjiga
miss xiis gabadh cod mcn
Inaan daawadan iska jecelahay heestan balse inantaan aad ujeclaada hadaan bil siidaawado oo aan waayo i ogaada jacayl baan udhinteee
Kkkk
War manooshahy somalidan waa xaasidiin hada jaceyl u dhimatana cagaarshow aa dilay bey ku leeyahiin😂🤣🤣
@@Walal-cabdi Inanka Muu Noolyahay Toloow bal Ka war doon😂😂🥺
@@Miirah-mohamoud14 gudi baara baa u saareynaa arintaas balse gabadhuu jeclaaday inaatahay baa shaki laga muujinayaa🤣🙏
@@Walal-cabdi Inankii armuu Halkaan Ka dhaweyn ba😂inantii Oo Damqaneysa Soo Ma ihi hee 😅
miss xiis i love you goptii jig jiga from hrgeza😍😍😍😍😍
Jacaylku been maaha marna waa lagu baasaa marna waa lagu dhacaa haddaad dhacdey waa yeelkaa😂
Annagaa hayna kuwo baasey oo waxbartey
Miss xiis fananad igu qaaliya ii noolow quruxdaydii
Inata nhagey saneysa 2022 love isar
Markastaan adkeystaa aamusaa ilmeeyaa intaan ah iyo wayy dhaho
😥😥😥
Viva xiis 💗💗😍
Slow yar in heysta lagu dari lahaa
Macan sii noqon laheed
Cjb iga dheh ina ader waa asal hesta mcal fananadaba makala dhacan
November2019😢yaa ila dawan
👍
December2019
Miis xiis laandheere akish raaxayso dir united
😂😂 jidwaq weyn caadi iska dheg weewe
I love her style and deganaana ey u heeseyso. My favourite song ❤️
😭😭😭♥️♥️
Waaaaw qurux igadheh asturaadu waa quruxda haweenka Alfa alfa
Woow hees iga dheh
Abdi askari
mnshallah
Jeclku waaben waqtigan anjokno miss xisiis nolow
Waaaaaaaaw😍
hesstaan aad ban ugu hely wyo wxy leedahy dareen khaas ah
ifkal Nolozha Taaliyo Armuu Jacaylku Been yahay Tolow
🙏🙏🙏🙏🙏
Indhahaygu ruux neceb
Kuma oogsadaanoo
Kuma uur samaadaan
This will call tomorrow
8y85
Misxiis waaw inooloow ❤❤❤😎😎😎
Ramlo Hassan waa run walaal
viva reer jig jiga
wa been iyo waqti lumis jacaylku ee ha doon donan ee ka joog
Jceylku waa been waa isku daneysi okaliya labada qofoo is jcl qof kamaida ayaa lagu dan garaa 😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢
Sax wlhi jcl ma jiro 😢
wa uujara
jcl
Try
Miss xiis fanaanada qarniga
Maanta oo ah ciidul adxaa 31 july 2020 yaa ila daawanaaya
way iga wayntahay mooyee jacayl ban la jili lahaa miss xiis 😂😂😂
M.allh boqordena miis xiis
Gabadh an is jeclen oo wakhtigu na kala geyey ayaa heestan xili walba o meel wada joogno am aan wakhti farxaded qadaneyno ayey heestan noo daari jirtey si ay micnaha jcylka idarensiso
Miss xiis boqorda codka
Aaminad haday jirin
Ifka nolasha taaaaaliyo
Armu jacaylka been yahay
wlee jcl ma jiro wna run
ax weey oo weeey😭😭😢
Fananad qaaliya xiis
Mise xiis i nooloow cod mcn
Waa xariir.ninka jacayka
Heestan waxy ka mid Tahay Hesaha sida garka ah ugu raxysto
calaacal maa lagu raxeystaa?
iga daa miiz xiiss .love . you. soo. much
Qof I jeclan. Jirey. Hadana anigii jecladey. Ima rabto ana rabba. Marna ayda irabtey. Ani ma rabin. Hadda. Maxan sameya
Hadana eray idhibayiyo kama wayo eed 😢😢😢
Miss xiis ilahay ha ii xafido waan jeclahay wlh
waaaaw 😙😙😙😙😙
Waryaada xiis galy geeyo dag
Dag
Heestan si gaaran u jeclhay runti
𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗗𝗔𝗪𝗔𝗡𝗘𝗬𝗦𝗔 𝗠𝗔𝗥𝗞𝗜𝗜 𝗘𝗘𝗬 𝗚𝗔𝗥𝗢𝗢𝗕 𝗡𝗔𝗤𝗔𝗧𝗔𝗬 𝗘𝗘 𝗨𝗨, 𝗙𝗨𝗥𝗔𝗬 𝗖𝗔𝗪𝗔𝗟𝗘 𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗡𝗜𝗡 𝗥𝗔𝗫𝗘𝗦𝗧𝗔𝗬 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗞𝗨𝗦𝗜𝗜.😂
tolow inaan ku segu eryada qadhadh iyo ruxdan uku wayn yahay siden ur kutalada uga dayn karaya ax ax meelbay itabatay heestan 23/10/2021 october jacaylow mxad dhip kentay
Heestan waxay sheegtay qiso iyada ku dhacday in loga sameeyay
Waaw. What a song
Walaahi heesaha xiis wan kuraxaystaa
Miss xis❤❤
Miss xiis qof cod MCN iyo daganaan faneeed isku darsataaay
Misxis
Ax jigijgo wa mesha kaliye calnka buluga laga qimayo somalinimada ku dhehanthy
Miski xiis boqorada jigjig