Muhiimmadda wax Akhriska | 7 Faa'iido oo uu Akhrisku leeyahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 166

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  6 ปีที่แล้ว +105

    S U B S C R I B E !! :)

    • @mahamedusmaanali691
      @mahamedusmaanali691 6 ปีที่แล้ว

      Bugaag afsomali guqoran ogahdlaysa sirta nolsha ama kagaadhista hamigiisa xegee laga helayaa hadadhayso ciwaanlaga soxidhiidho ama lanpar nosheg mhdsnd sxp

    • @musbahyareey8458
      @musbahyareey8458 6 ปีที่แล้ว

      Mubarak Hadi tufhygigruutdufhbseirittu47rhjuore6osfgfbdjodsjsdAvajhgsc snhei skfhdnkf

  • @abdirahmanfarah7876
    @abdirahmanfarah7876 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid mudane sida qurxoon ee aad nooladooneysid-nolosha qurxoon

  • @sakariyecalimuxammadcawl2343
    @sakariyecalimuxammadcawl2343 5 ปีที่แล้ว +5

    ALLAAH caqliga iyo aqoontaba hakuu barakeeyo wll waad noo faa'iidaysay.

  • @abdiweliyacquubmohammed4692
    @abdiweliyacquubmohammed4692 7 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wall Mubarak Hadi ajar Allaha kaa siiyo sida aad noola wadaagtay muuqaakaaga kooban oo micnaha weyn noo hambaarsan hadddan nahay dadka nasiibka u yeeshay in uu daawado muuqaalkaaga

  • @haawonuur7816
    @haawonuur7816 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allh wlhy hooyaday ayaa igu barbaarisay inaan wax akhriska badiyo
    lkn hooyo maantay way iga xanuusantahy ilahayoow ii caafi qofkii qoraalkayga arka hooyaday ha iigu soo duceeeyo😰😭

  • @faatimamohamed9551
    @faatimamohamed9551 8 ปีที่แล้ว +14

    masha allah mubarak hadi mahadsanid
    wa qodobo aad muhiim u ah
    runti qodobka 6&7 ayan aad ola dhacay markan wax akhriyo waxan daremaa firfircooni iyo farxad
    ilaah haka ajar siiyo

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  8 ปีที่แล้ว +4

      faatima mohamed mahadsanid walaal

  • @sundushussein3541
    @sundushussein3541 7 ปีที่แล้ว +6

    mahadsanid walal Mubarak

  • @EngAbdirahmanHaji
    @EngAbdirahmanHaji 8 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid Ust. Mubaarak.

  • @ayaanbadel7048
    @ayaanbadel7048 7 ปีที่แล้ว +8

    Mashllh l had always been interested reads evey time

  • @sadaqbile1746
    @sadaqbile1746 3 ปีที่แล้ว

    Thanks ustad mubarak

  • @caancaandhalay3349
    @caancaandhalay3349 2 ปีที่แล้ว +1

    5 sano kadib ayaan clip kaan daawaday mashallh

  • @somaliqn3107
    @somaliqn3107 6 ปีที่แล้ว +2

    Qodobkaa 7aad waa mid aan arky wlhi barigi hore ee aan wax akhriyi jirin iyo imaka oon wax akhriyo aad bay ukala duwanyihiin hadaladayda

  • @xamdimaxamed4936
    @xamdimaxamed4936 ปีที่แล้ว

    Wall aad iyo aad ayaad umahsanthy , aakhiro iyo adduun waxaad ku guuleysato allaha ku siiyo

  • @cabdirashiidcali4925
    @cabdirashiidcali4925 3 ปีที่แล้ว

    Thanks Mr. Hadi.

  • @SalmaMohamed-vz5cz
    @SalmaMohamed-vz5cz 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnid wll maansha allah alle ha kaa abaal mariyo aqoonta aad nagal wadaageyso ee noo faaiideyneyso maansjaballah jasakalaah khayr

  • @mustafecabdicilmi3555
    @mustafecabdicilmi3555 ปีที่แล้ว

    Waxan ogaday marka an wax jogteeyo tusale ahan akhriska waxan darema inna ka cajisay lkn hal kilip od ledagay jogtayintu wa muhiim ayan dhagayistay hada wan ka ficanhay sidii hore wax waliba sidii hore waka duwan yahay fudadwaye alle haku xiftiyo

  • @mahdiabdallah1274
    @mahdiabdallah1274 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah.ustad.mubariki.hadi.alaaha.ku.xiftiyo.ruun.ahati.waxad.tahay.ustad.ad.u.qiimo.badan.dadbadan.on.aniguka.mI'd.ahayna.uga.faa.ideyey.aqontisa.alaah.ku.sharfo

  • @al-maakhir4814
    @al-maakhir4814 5 ปีที่แล้ว +1

    mhdsanid wl

  • @naajaxahmed1934
    @naajaxahmed1934 7 ปีที่แล้ว

    Ilahay hana waa fajiyo wax akhrinta allahuma aaaaamiin

  • @barasho1barasho145
    @barasho1barasho145 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh wll mubarag jazaakllah khayran jazaag

  • @abdijabaarmahamed4274
    @abdijabaarmahamed4274 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah mubaarak Hadi alle haku barakeeyo xaqiiqdii waxaan aad ula dhacay 6 & 7 runtii waxaan rajaynayaa inuu akhriska noqdo wehelka iyo saaxiibka noloshayda

  • @hibakahin1994
    @hibakahin1994 8 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid Mubarak.

  • @abdimajiidnourali4810
    @abdimajiidnourali4810 6 ปีที่แล้ว

    mashaa allah waa wax wngsan in aanu horumarno hadaynu nahy umada somaliyeed dhamaanteen
    Mubari mahdi allaha kaa abaal mariyo wll wnga aad noogu tilmaantay wax akhriska

  • @munaaxmed6293
    @munaaxmed6293 7 ปีที่แล้ว +3

    msha allh shukrn wll wax badan bn kaa faaiday

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 7 ปีที่แล้ว +10

    Thank you ....Guul ban ku rajeynaya

  • @weedhibnuweedh9146
    @weedhibnuweedh9146 5 ปีที่แล้ว +1

    Very advice

  • @faadumayusuffaadumayusuf2062
    @faadumayusuffaadumayusuf2062 8 ปีที่แล้ว +4

    Mash allh jasaklhu khyr wall

  • @Macalimow48
    @Macalimow48 6 ปีที่แล้ว +1

    Aadban uga helay muqalkan jazaakallaahu kheyr

  • @leyloshuurow8785
    @leyloshuurow8785 8 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah ustaad mahadsanid

  • @molusio9775
    @molusio9775 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks hadi guys lets make this channel a hit 1m subscribers!

  • @allahmahadleh7935
    @allahmahadleh7935 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll jizaakallahu khayr 👍

  • @mohamednuurabdi3156
    @mohamednuurabdi3156 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll hore u soco vadio noocaan cml noo soo badi wll

  • @ruweydamohamed9763
    @ruweydamohamed9763 8 ปีที่แล้ว +8

    intuu manku ka gajeysanyahay guuli wa wali masha Allah jazakallahu fil janah mubarak hadi

  • @najiibgubadley9313
    @najiibgubadley9313 5 ปีที่แล้ว

    Masha.llha shukaran wll aad bad u mahad santahay

  • @acenutrition6218
    @acenutrition6218 7 ปีที่แล้ว +16

    sharp and concise points.. well prepared video & subscribed!

  • @fatimaahmad8547
    @fatimaahmad8547 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله

  • @amiinaxmed1676
    @amiinaxmed1676 6 ปีที่แล้ว +1

    Man shalah waacashar mihiima

  • @simanali5387
    @simanali5387 7 ปีที่แล้ว +4

    mashalaah waa video faaido badan. Ilahay hakaa balaamariyo wlal

  • @hassanhersihassan7083
    @hassanhersihassan7083 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allh ustaad mubarak.

  • @sakiadam2225
    @sakiadam2225 8 ปีที่แล้ว +3

    jzkukalah khyr mubaarik

  • @doublethreesomalichannel2223
    @doublethreesomalichannel2223 6 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ayaan ka faiidey masha allh wll

  • @ikrammowlied6080
    @ikrammowlied6080 4 ปีที่แล้ว

    WAX padan ka faidey Muparik Allh kaa jasaa'id siiyo 👏👏

  • @ahmedcadaani6422
    @ahmedcadaani6422 7 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah aad bad umaadsan tahay aqoonyahan alle aqoonta haku Bara keeyo

  • @badalbudul7878
    @badalbudul7878 ปีที่แล้ว

    ❤shukran wlal ❤

  • @lasococaalamka6146
    @lasococaalamka6146 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah well Allah haku xafido

  • @hodanbarre4176
    @hodanbarre4176 2 ปีที่แล้ว

    Asc wall wlh markan dawado video yadada waxan ka qadaa dhiri galin guulayso wall

  • @moktarmustaf5318
    @moktarmustaf5318 5 ปีที่แล้ว

    ustaad Mubaarak Alle ha iikaa xafido runtii i love you b/c of Allh

  • @hassanmohammed8823
    @hassanmohammed8823 6 ปีที่แล้ว +1

    Alle cilmiga hku kordhiyo mclin

  • @qumanahmed514
    @qumanahmed514 8 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid wll

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah jasakallah kheyt

  • @samarasiman2429
    @samarasiman2429 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha lh wllo mumruuk

  • @shaficialiawale686
    @shaficialiawale686 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Aadbad u mahadsan tahay wll qaali
    Alle hakaa Abaal mariyo

  • @teamstatisticians5430
    @teamstatisticians5430 4 ปีที่แล้ว

    Ust waxaan kaa codsanayaa inaa nalawadaagtid buugaagta aqrisatid qaar ka mid ah oo pdf ah nala wadaag adoo mhdsan wll

  • @ridwancumar6919
    @ridwancumar6919 7 ปีที่แล้ว

    masha allah aqoon_yahan wd mhadsan tahay sababtoo ah wd noo faaidaysaaaa

  • @ifraaxladan151
    @ifraaxladan151 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mubarek haadi allah yaxfidak

  • @amiiraazeen8371
    @amiiraazeen8371 ปีที่แล้ว

    Wllo adoo raaliya waxaad noo sogali book journal wuxuu dadka Ka caawi iyo qaabka loo akhriyo please

  • @fasaxhayste4245
    @fasaxhayste4245 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah
    Aadbaan uladhacay 7 danqodob
    Guuleyso 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @farxaan.carraale462
    @farxaan.carraale462 6 ปีที่แล้ว

    Thnks ust

  • @alishainamoha1816
    @alishainamoha1816 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid madama wax naanfacayo noshektay

  • @fatimaahmad8547
    @fatimaahmad8547 2 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @hamseaden3681
    @hamseaden3681 6 ปีที่แล้ว

    Jazaaka Allaahu khyrn

  • @zamuutv7634
    @zamuutv7634 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllo

  • @ismailjabane2847
    @ismailjabane2847 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah walal

  • @FahadShdahir
    @FahadShdahir 5 ปีที่แล้ว +3

    Let's read more guys 😁. Thank you Ustaad Mubarak.

  • @zakiabuukarmohamed1328
    @zakiabuukarmohamed1328 6 ปีที่แล้ว +1

    mnsha allah

  • @wiilkasoomaliyeed4624
    @wiilkasoomaliyeed4624 4 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah ustad igu qali ah nolow wll

  • @AbdiqaniAhmed
    @AbdiqaniAhmed 8 ปีที่แล้ว +5

    mahadsanid ustaad

    • @nuoraahmed8890
      @nuoraahmed8890 7 ปีที่แล้ว +1

      jisaaakalaha khayr waajisa wllo

  • @najmamaxamed6531
    @najmamaxamed6531 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah thanks teacher markan vidio dhagaysto waxa jecelausta akhriska

  • @sahrolibinhashi4869
    @sahrolibinhashi4869 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaalkey.

  • @sakiafpmedia3401
    @sakiafpmedia3401 5 ปีที่แล้ว

    Asc zxp mubarik hadi shaqsiyadadyda waxa aan ka dhadhiciyay nolshyda inay jirin waxa igu adaan lakiin azxabta tagayda kama dhadhicinkaro markay suaal iwaydiiyaan

  • @umuhaatukheyr7448
    @umuhaatukheyr7448 5 ปีที่แล้ว +1

    A s c wll waa waa wax wanaagsan fikarkaagu lkn wax ku wey diiyay wll dadka wax akhrinaya waa dadkee kaba soo qaad dadku waa dad wax bartay iyo dad aan wax baran kii bartay la garay oo fursad u helay wax barashada marka hada kii aan wax baran maxaa la gudboon in uu ka bilaabo tala wacan

  • @dhisahamaskaxda2097
    @dhisahamaskaxda2097 3 ปีที่แล้ว

    Keep going my dear friend

  • @khadarcabdi195
    @khadarcabdi195 3 ปีที่แล้ว

    Mnshallh

  • @asliaxmed4313
    @asliaxmed4313 6 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaahu khyra wllo

  • @maryamaali7875
    @maryamaali7875 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wall kheyr alle haku siiyo muqaaladada wanka faaideystay cilmigada alle hakuu barakeyo ani ahaan wan jclhay wax aqriska lkn mar mar ayaan ka caajisa lkn waxan rajeynaa mustaqbalka inaa ka miro dhaliyo

  • @khalilahmed-ho1kz
    @khalilahmed-ho1kz 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wllky

  • @QISOOYINKANOLOSHA
    @QISOOYINKANOLOSHA 7 ปีที่แล้ว

    masha allah alle ha ku xifdiyoustaad

  • @sara-vs8sb
    @sara-vs8sb 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll
    Muhiimada bug aqrinta si wanagsan ayaad oga hadashy lkn bug af ka soomaliga ku qoran in la helo aan ayey u adagtahy. QofkastA oo soomali ah luuqad ajnabi ma yaqaano, marka dadkaas xagee ka aqrinaayan. Mawduucan in aad ka hadashid waan rajeena. (Buugag af ka soomaliga ku qoran wixii ad garraneysan ma ii soo qori kartaan

  • @hananabdullahi8598
    @hananabdullahi8598 7 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah nolow wle

  • @ahmedmohamednormursal9061
    @ahmedmohamednormursal9061 6 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @aflamproductoin3938
    @aflamproductoin3938 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @amiraliciro6002
    @amiraliciro6002 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh, waad sxatahay wllken

  • @AminAOmar-qj9nv
    @AminAOmar-qj9nv 6 ปีที่แล้ว

    jazakaallah alkhayre

  • @nuurjeez6386
    @nuurjeez6386 5 ปีที่แล้ว

    wanjeclahay wll mhdsanid

  • @saacidmaxamedgeelle9435
    @saacidmaxamedgeelle9435 6 ปีที่แล้ว

    mubaarak waa saacid maxamed geelle jooga somali waxan ahay qof jecel wax aqriska balse waxa aan dareemaa caajis sideen isku bari karaa wax aqriska mahadsanad

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 4 ปีที่แล้ว

    Walaalkay waxaan dareemaa xabxi markaan book qaado waxaanan ahay ardayad aad ay uliidata natiijooyinkeeda,seebaan kubadalaa dhaqankayga,sideeen isu badi karaa,ama aan kufahmikaraa waxaan aqrinayo,ama aan isu jeclaysiin karaa.ii soo jawaab illaahbaan kugu dhaariyee.

  • @ruunhaji4655
    @ruunhaji4655 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah thanks

  • @learntodayandleadtomrrow846
    @learntodayandleadtomrrow846 4 ปีที่แล้ว

    m.a Allah ku doowro

  • @sharmarkeaadan7370
    @sharmarkeaadan7370 7 ปีที่แล้ว

    masha allah thnks bro

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 6 ปีที่แล้ว

    Walaal waxan ubaahanahay hadaa nahay ardayda ama dadka somaliyeef books ka Fikradaha oo Somalia ah fadlan isku day ina turjunto books kan taariikhda ku qori doonta mahadsanid

  • @urur1445
    @urur1445 5 ปีที่แล้ว +1

    aaaad iyo aaaad baad o mahad san tahay wallale sida quruxda iyo cilmiga ku dhehantahay ee no so garsiso faidoyinka

  • @mohmettadam4245
    @mohmettadam4245 3 ปีที่แล้ว

    Mash allH ustaad ❤🙏

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 7 ปีที่แล้ว

    machallaah jazaakallaah khayr akhii caziiz

    • @tufahali7761
      @tufahali7761 7 ปีที่แล้ว

      mahad sanid walaalo

    • @IlyasHAli-cf3gm
      @IlyasHAli-cf3gm 6 ปีที่แล้ว

      Mahad sanid illahna hakaarali noqdo sideen u aqriyaa casharadeyda jamacadeed un uhormariya ?

  • @Reviewsong1325
    @Reviewsong1325 4 ปีที่แล้ว

    Wn ku salamay

  • @zakariahassannoor1680
    @zakariahassannoor1680 6 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @cilmicali8876
    @cilmicali8876 6 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxaan isweeydiiyaa su'aal hadad iiga jwbto waan ku farxi lahaa. Wax hala aqriyo maxuma wll maxaan aqriyaa tusaale waxaan ahy qof yaqaano luqada somaliga oo kle maxaan aqriyaa marka si aan wax bdn ufaaido insha allaah wll hadeey jiraan buugaag aad noo cayimi karto oo wax igu soo kordhin karaa duco ayaan kugu badli lahaa mahasin wll .

  • @zakiabuukarmohamed1328
    @zakiabuukarmohamed1328 6 ปีที่แล้ว

    mubarak hadi mhdsid

  • @AbdulAziz-vl9pu
    @AbdulAziz-vl9pu 4 ปีที่แล้ว

    Maxaan aqriyaa, sidee u aqriyaa, maxaan ka aqriyaa sideena u xushaa waxa aan aqrinayo, luqadee ayaana ku aqriyaa ? Ma isku xeran yihiin luqadaha qalaad iyo wax aqriska ?

  • @hamdi7556
    @hamdi7556 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahey haka ablmariyo wlal

  • @mahadhersi9918
    @mahadhersi9918 5 ปีที่แล้ว

    Macalin maalmaxaan waxba igama soodhacaan macalin adigo mahadsan su aal engilishka waan akhrini aqaanaa micnahooda mafahmayo sawab?mahadsaniid maclin