GANACSI QIIMO JABAN AAD KU BILAABI KARTID

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/s...
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/...

ความคิดเห็น • 156

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +32

    Fadlan Like & Subscribe Dalabka makiinadahan kala xidhiidh

    • @munaibrahim2054
      @munaibrahim2054 ปีที่แล้ว +1

      Thanks

    • @dayibcilmi473
      @dayibcilmi473 ปีที่แล้ว +2

      Shukran bro for your sharing this machine

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah ปีที่แล้ว +4

      Runtii hawlaha aad ummadda u hayso waa wada muhiim tanina waa ka mid oo wadankeenna muhiin bay u tahay waliba si aad ah

    • @abukarbabaa7463
      @abukarbabaa7463 ปีที่แล้ว

      Bro zakariya meshinka caanaha boorada laku sameeyo nosoodhik

    • @alihaaji6737
      @alihaaji6737 ปีที่แล้ว

      Masha allh runti wan ubahnhy mishinka iyo cagadahha

  • @Daudpost
    @Daudpost ปีที่แล้ว +3

    Waxa kale oo loo sameeya Marka la kariyo kadib waxa lagu xidhaa quraarad.
    Quraaradaha biyo kulul baa lagu kariyaa 4 saac.
    F.G. waxa jira dhawr nin oo aan kugu soo xidhay oo makiinado doonayay, ee fadlan si fiican usoo dhawee.
    Great job.

    • @hanadmohamed7989
      @hanadmohamed7989 ปีที่แล้ว

      Sidee looga dhigi karaa kuwa caalamka laga keeni

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah ปีที่แล้ว +4

    Makiinadahaani waa kuwo soomaaliya aad wax uga taraaya zakariye waayo waxaynu aragnaa yaanyada aoomaaliya oo mar la qubo marna la waayo. Si taas looga baaqsado ayey michineskani muhiim wadanka ugu yihiin

  • @abdalladhakuul3036
    @abdalladhakuul3036 ปีที่แล้ว +12

    Runtii waad dadaalaysaa wll
    Waxaana rajaynayaa in aad soo badin doonto insha allaah muuqaalada hal abuurka ah

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alah zakariye waad ku mahadsan tahay magacaada waxaan djihi lahaa zakariye fa ideeye alah ku barakeyo

  • @jaallejama
    @jaallejama ปีที่แล้ว +3

    Sakariye sxb sida aad wax wanaagsan noogu soogudbisay Adna Alle xagiisa wax wanaagsan kahel i.a muuqaalkaagu waa Rajada jiilka 👋

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 ปีที่แล้ว +3

    Wllkay zakariye abdalle Alle haku barakeeyo Wll big respect

  • @shaficiabdi9363
    @shaficiabdi9363 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah 👏👏

  • @omararale7962
    @omararale7962 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sha Allah. I just love your program, it's so nice

  • @ah1114
    @ah1114 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabAraka Allah. Sidiican ayaan u taabatay wax kasta oo horumarinaya dadkeena. Khayr badan Allah ku siiyo

  • @aidarousabdillahi2375
    @aidarousabdillahi2375 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal

  • @mohaabdi3363
    @mohaabdi3363 ปีที่แล้ว +1

    Waan dhamaystay
    Really we love your ideas

  • @hodanelmi6516
    @hodanelmi6516 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah waa fikrada wacan walaalo waa u bahan

  • @safiyaadammohamed8691
    @safiyaadammohamed8691 ปีที่แล้ว +1

    Maasga allaah waan kahelay anigu aad iyo aad

  • @WABEERIBUSINESS2123
    @WABEERIBUSINESS2123 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thanks brother zakariye abdullahi ali

  • @Jama3131
    @Jama3131 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah Zakariyow Allah haku xifdiyo run ahantii waxa tahay youtuberka kaliya oo Soomaaliyed oo wax faido leh umada uso bandhigo. Aad ayan kuu tageera akhi.

  • @maariaabdi121
    @maariaabdi121 ปีที่แล้ว

    mashaa alaah aad baad u mahadsantahay walal

  • @HassanAli-zj8um
    @HassanAli-zj8um ปีที่แล้ว

    Wallal illahay hakudhowro aad iyo aad bayufiicantahay

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahad san tahay wl fikradaada iyo dhiiri galin taada

  • @melmi3299
    @melmi3299 4 หลายเดือนก่อน

    ❤Mash Allahu Guul iyo gobanimo ❤

  • @wllbatarofficiall2545
    @wllbatarofficiall2545 ปีที่แล้ว +1

    Zhp waa ku mahadzantahy qaabka wangsan oo marwalba fiktadaha cusub nola wadagtid illlahy hku sharfo👑🙏

  • @cabdi-walicabdulaahicilmi2326
    @cabdi-walicabdulaahicilmi2326 ปีที่แล้ว

    Walaalee.aad iyo.aad baan.kuu.taageraa

  • @caaishacuud819
    @caaishacuud819 ปีที่แล้ว +1

    M.a vedioga aad uqiimo badan wll Allah ku xafido

  • @alijama3892
    @alijama3892 ปีที่แล้ว

    Zakariye masha Allah wallal

  • @LaylaAbdi-s9c
    @LaylaAbdi-s9c 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 ปีที่แล้ว

    Thanks for your info we appreciate

  • @aminina100
    @aminina100 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal gasacada marka la ku xeraayo tomatoes ka daawo ayey ku shubaan si ee u halaabin lkn hadii aan dawo la ku shubin walaal wey halaawdaa tomatoes ka wax cagaar ah baa ka dhalanaayo 3 biri ka badan hadaan fridge la galin, no 2 week bannanka ma la dhigi karo ilaa fridge la galsho ma Shane.

  • @mustafedurun2576
    @mustafedurun2576 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsanty ustaad

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 ปีที่แล้ว

    Abowe mahadsanit wax badan kafaidi wallahi

  • @halimahabib9377
    @halimahabib9377 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 ปีที่แล้ว

    Masha allaha zakariya horay usoco my brother

  • @Zaaq-os6gj
    @Zaaq-os6gj ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walal.waxaan rabey machineka qolofka lowska kabixinaayo ee iiraadi walaal mahadsanid.

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 ปีที่แล้ว

    Thanks for sharing sir

  • @keyfmire7790
    @keyfmire7790 ปีที่แล้ว

    Shukran.wll

  • @cabdi-walicabdulaahicilmi2326
    @cabdi-walicabdulaahicilmi2326 ปีที่แล้ว

    Asc sakariye.waa.kusalaamayaa

  • @iimaanyuusuf4994
    @iimaanyuusuf4994 ปีที่แล้ว

    Zakariye aad ayaad u Mahdsan tahay waxaad nala wadaagtaa wax dalka Iyo dadkaba wax tar u ah guulayso

  • @SouguehOsman
    @SouguehOsman 10 หลายเดือนก่อน

    Mahad saniid vidéo xagadanbe aayaaan ka aarkeey labaarkoda mahadsanid

  • @sameerayousef8047
    @sameerayousef8047 ปีที่แล้ว

    Shaqo fiican masha alah

  • @abdifatahmohamed5393
    @abdifatahmohamed5393 ปีที่แล้ว

    Zakariye sxp marka hore waan ku salaamaya fikradan aad bay iso jiidatay waana fursad banaan waxaan ka rabaa markii laqasacdeeýo so lagama yaabo inay quranto markay mudo isbuuc taalo oo sidaa suuqa kaaga halaabo

  • @safiyomacey182
    @safiyomacey182 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @emanareh9449
    @emanareh9449 ปีที่แล้ว

    I'm interesting this machine

  • @mohacaaqil7363
    @mohacaaqil7363 ปีที่แล้ว

    M.a thanks wll

  • @africanpost-fq1ox
    @africanpost-fq1ox ปีที่แล้ว

    real walah beauty full.

  • @abdinasirbuncune8477
    @abdinasirbuncune8477 ปีที่แล้ว

    Shukran bro

  • @maryanskeikh4420
    @maryanskeikh4420 ปีที่แล้ว

    Mansha Alllaaah

  • @cabdi-walicabdulaahicilmi2326
    @cabdi-walicabdulaahicilmi2326 ปีที่แล้ว

    Salaan.kadib.

  • @xaawaluulabdirahmaan2415
    @xaawaluulabdirahmaan2415 ปีที่แล้ว

    Fikrad qurux badan shukran

  • @jicibjicibks
    @jicibjicibks ปีที่แล้ว

    Mashruucan oo diyaarsan malaheelaayaa sida aad u diyaariseen mashruuca Greenhouse ka

  • @cabdi-walicabdulaahicilmi2326
    @cabdi-walicabdulaahicilmi2326 ปีที่แล้ว

    Marka.waa
    Kusalaamayaa

  • @sacadaadan9055
    @sacadaadan9055 ปีที่แล้ว +2

    Sakariye waxaan kugu la talin lahaa inad joojisiid alabaha Alibaba laga dalbaddo oo adigu aad noqoto mid mechinada aanu rabno uu sheegno ka dibna turkiga noga dalbaaH

  • @user-hk7qb7mn8b
    @user-hk7qb7mn8b 14 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @xaajigiixadeedmaray9358
    @xaajigiixadeedmaray9358 ปีที่แล้ว +1

    Bacihii lagu moodh garaynaayay ama daasadii xagan kakeenaya teeda kle miyaaney xumaanyn hadii ay mudo taalo mise dawo lagu darayaa

  • @maxamedaadanducale9012
    @maxamedaadanducale9012 ปีที่แล้ว

    Halkee lagaga soo xidhiidhi karaa

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll sakariye waxaad video kasoo samaysaa
    Warshad yar oo milixda (nafiifinta , budo ka dhigida iyo moorintii) oo xaafada qol 10mx10m aad dhigannkartid iyo gaadhi yar oo aad ku qaybin karto
    mahad sanid

  • @AyaanMohamed-k4n
    @AyaanMohamed-k4n 4 หลายเดือนก่อน

    Abowe iga cawi xaga ganacsiga

  • @ayanhussien7138
    @ayanhussien7138 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 ปีที่แล้ว +1

    Taamaad waaloo baahanyahy lkn qaaabka ay ukaydsamayso waaa nuuceee

  • @sahrabilan9298
    @sahrabilan9298 ปีที่แล้ว

    Waa fikrad qiimo badan

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة ปีที่แล้ว

    Tirtir

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali2537 ปีที่แล้ว

    Asc.wr.wb:
    Ustaad sakariye guuleyso waxqabadkaaga fiican awgeed LKN marna wa isweydiisey culeyska korontada(dabka) ee ka jira soomaaliyada maanta..?

  • @mohamedabdirahman9469
    @mohamedabdirahman9469 ปีที่แล้ว

    Tamaadhada anaa Mar ku fikiray wn garanayaa sidaa loo sameeyo wn tijaabiyau

  • @yacquubadow6064
    @yacquubadow6064 ปีที่แล้ว

    Zakariya welcome

  • @badhan3120
    @badhan3120 ปีที่แล้ว

    Gurgur mise tirtir

  • @mohamedjirde9421
    @mohamedjirde9421 ปีที่แล้ว

    Asc walaal waxaa ii soo dirtaa lanbarkada

  • @coachamal2429
    @coachamal2429 ปีที่แล้ว +1

    Zakariya waxaan kuu waydiin lahaa daawadii lagu dari lahaa xagee laga helayaa hadaan rabo in aan warshad yar furto

  • @MrMuqtar-rh2su
    @MrMuqtar-rh2su 4 หลายเดือนก่อน

    Walaal whast ab maleedahaý

  • @najaxabdinaasirjaamac1409
    @najaxabdinaasirjaamac1409 9 หลายเดือนก่อน

    Wll iyadaan maado ilaalisa lagu darin miyay ii dhigmaysaa

  • @KaderMawlid-yl6ys
    @KaderMawlid-yl6ys 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wll sakariye wuu iishaqyn waayay lambarka Marka waan ubaahnaa maxaa sameeyaa please iisoo jawaab wllky

  • @abdiosman100
    @abdiosman100 9 หลายเดือนก่อน

    Jigjiga ayaan jogaa ma ii soo diri kartaa hadaan lacagta soo dirsado

  • @cabdi-walicabdulaahicilmi2326
    @cabdi-walicabdulaahicilmi2326 ปีที่แล้ว

    U.soo.ban.dhigto

  • @fatal2340
    @fatal2340 ปีที่แล้ว

    Sc, iyadoo hilib, meet proces ama zMeysa hilib burger laga dhigi karo?

  • @nurtoabdi7313
    @nurtoabdi7313 ปีที่แล้ว

    Weyfiican tahay ee ma iikeeni kartaa

  • @AnisoxussenCabdulle-gu7ng
    @AnisoxussenCabdulle-gu7ng 8 หลายเดือนก่อน

    Xamar la fura dukan
    qalabka lagu iibiye sidan fursad ugu helno walldadka tabard yar uma hurda kaleyso wall

  • @mohamedjirde9421
    @mohamedjirde9421 ปีที่แล้ว

    Lanbarkaan igala soo xiriir adiga Mahadsan magacayga waa Maxamed Abdulkadir

  • @farahhirsi-ym3lw
    @farahhirsi-ym3lw ปีที่แล้ว

    Asc zakariye wll noo raaci sharaxaadda daawada qurmidda ka ilaalisa ee tatrazin qiimaheeda

  • @jamalabdi3900
    @jamalabdi3900 ปีที่แล้ว

    Waan saaraylikta sxb

  • @Bigman10573
    @Bigman10573 ปีที่แล้ว

    First ✋

  • @Jamal00415
    @Jamal00415 ปีที่แล้ว

    Walaal sakariye Meel aan adiga kaalasoo xiriiro iiisheg please

  • @waxqabad123
    @waxqabad123 ปีที่แล้ว

    lagend zakriye waxaa rabaa inaad iga caawiso makiinada caagaga

  • @muna7710
    @muna7710 ปีที่แล้ว

    Shakhsi dadkiisa horu markisa jeclbatay wll ilahay hanaga dhigo kuwii horumarkoda uso jesta bararujintana barta kawad wll

  • @abdurahmaanmaxamedhilaal9925
    @abdurahmaanmaxamedhilaal9925 ปีที่แล้ว

    zakariyow ani wan ku taaqyeera markaasto qofkii gobolodda joogo ma heli kara zakariyow sida qofkii joogo baydhabo

  • @QUDUBI
    @QUDUBI ปีที่แล้ว

    Qasacadah tomota ah xaga laga helaya

  • @yaskamnur6554
    @yaskamnur6554 ปีที่แล้ว

    Codkaaga inta badan wuu hooseeyaa fadlan ku dadaal sidi laguu maqli la’aay

  • @buqaarimohamed
    @buqaarimohamed ปีที่แล้ว

    Wan jeclahay inan ganacsado lkn dhaqalo ma Hesto e igu sadaqeso makinka yar e saliida so saro waxan ka so saraya herbalka Allah haku xafide

  • @captinejonhh252
    @captinejonhh252 ปีที่แล้ว

    Codka gaaban

  • @generalmohammed8426
    @generalmohammed8426 ปีที่แล้ว

    Walal codkaga aad ayu uhoseya

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 ปีที่แล้ว

    amazng

  • @shaaficinuur4610
    @shaaficinuur4610 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan u bahanahay mashiinkan yayada lagu shiido wlll iga cawi

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 ปีที่แล้ว

    Waxad noo shegta maxaa lagu pakage garaynaya yanyada ama gurgurta?
    Sidee lo qasacadaynaya ama loo bacaynaya?

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 ปีที่แล้ว

    Fikirkan anigaa hadda kahor baraha bulshada kula wadaagey Suuqleyda hargeysa oo ka cabaneysa qudaartii oo ku baareysa gaar ahaan yaanyadii oo ku ag xumaaneysa.
    Waxaan soo bandhigey sida kaliya ee
    Ay waxba ugaga xumaaneyn ee ay badeecadooda ku badbaadin karaa

  • @suleimanabdullahielmi8156
    @suleimanabdullahielmi8156 ปีที่แล้ว

    Telka maba qabataan ustaad Zakariye.....labo maalin ayaan wacayaa qolada Turkey,

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +1

      Walal cilad farsamo ayaa jirtay oo wakiilka iibka ku timi InshaAllah caawo la xidhiidh

  • @subackeyfiyocusub163
    @subackeyfiyocusub163 ปีที่แล้ว

    Yanyada faido kuma jirto kafikir

  • @fadmaabdi9449
    @fadmaabdi9449 ปีที่แล้ว

    Walaal caagadaha lagu guro halkee laga helaa iisoo jawaab plz
    Caagadahaas markaa ku guro kadib maka sii ganacsan karaa walaal.

  • @jaamaccali6783
    @jaamaccali6783 ปีที่แล้ว

    Sxb sakariyow baraamij yadaada waan ladagaa oo waan kugu xirnahay lkn sxbow daasada haas xageen kahelayaa

  • @qadhib5stars558
    @qadhib5stars558 ปีที่แล้ว

    masha alaah walaalkey zakariya fursad wanaagsan ayaad nosheektay waxaa su'aal iga ah yanyo shishiida diwada mudo Badan ayay ooli kataa mana is bedesho Taasi sidey mu dhacday ?

  • @cabdi-walicabdulaahicilmi2326
    @cabdi-walicabdulaahicilmi2326 ปีที่แล้ว

    Lkn.wali kuma.guu
    Leeysan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahad sanid

  • @somalijymnice8511
    @somalijymnice8511 ปีที่แล้ว

    Asc walla zakariya waxn joga xaryaha qoxtiga a kenya.Ganacsiga masha an Wu ficnya 100 waxa oo laga fadiaysani kara aya jira. 1,Eletornics, 2 Food and Cloth.Lakini waxa u diba ka jita. Lake of Money.Marka wall mal lacga hal shaga. Thanks

  • @axmedfarax2217
    @axmedfarax2217 ปีที่แล้ว

    sakeriye mahadsanid waad noo faaideysey waxaad ii sheegtaa green House 12×12 qiimaha la siinayo weliba ka bacdiisu fiican tahay iyo weliba biraha aan dalaxaysaneyn

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell ปีที่แล้ว

    zakatiyo walalo dadkena habeeran shaaha iyo coffie