ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Gabaygii Jiinley ee Sayid Maxamed u Tiriyey Boqor Cismaan (lyrics)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Sheekada Gabayga
    Daraawiish oo taala Doollo, Ingiriis, Talyaani iyo Xabashina colaadi u dhaxayso, ayuu Sayidku wuxuu isugu yeedhay nimankii Qusuusiga ahaa ee uu la tashan jiray. Wuxuu yidhi: Doollo waa oomane, ceelasha Doollo biyo innagu filan ka heli mayno. Maxaan Daraawiish iyo dariiqada ugu talinaa?
    Waxay Qusuusigii isku raaceen in Bari dariiqada loo raro. Si howshaa loo fuliyo taageerana uu uga helo Soomaalida dhulkaa ku nool wuxuu Sayidku waraaq u diray Boqor Cismaan.
    Boqor Cismaan wuu u soo jawaabay Sayidka wuxuuna yidhi " soo guura taageero iyo garabba na waad naga helaysaane." Daraawiishi dhanbaalkaas waa ku faraxday safar dheer ayey Bari u galeen .
    Xidhiidhkaa iyo balantaa Sayidka iyo Boqor Cismaan dhexmaray ayuu Ingiriis maqlay. Ingiriis-kii wuxuu u cagajugleeyey Boqor Cismaan oo wuxuu soo faray fariin ah: haddii aad Boqor Cismaanow Sayidka la heshiiso waan ku weerarayaa , adiga iyo Daraawiishna isku si ayaan idiinla dirirayaa.
    Hanjabadaa ayaa cabsi galisay Boqor Cismaan, balantiina halkaa ayuu kaga baxay. Intaa ka dib, Daraawiishi dhinacaa iyo Ayl ayey u baydhay. Sayid Maxamed ayaa dabadeed tiriyey gabaygan uu kaga waramayo socdaalkii dheeraa ee uu soo galay iyo jirrabkii kala duwanaa ee uu soo maray.

ความคิดเห็น • 221

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 4 ปีที่แล้ว +24

    Waan hubaa somali haday xilligiiisi u hogaaan sami lahayd sayidka xuduudaha la dhex dhigay iyo dawladaha lakala siiiyey midna ma dhacdeen Balse kullu shay maktuub cindallah
    Wadani xilligiisi kasoo hor maray oo jaahiliin dhex jooga buu ahaaa alla yarxamu ❤️❤️❤️😍

    • @shaakirfarxaansuudi4988
      @shaakirfarxaansuudi4988 4 ปีที่แล้ว

      Cumar Farah haaaa bro ilaa xad wuu ka horeyey

    • @shaakirfarxaansuudi4988
      @shaakirfarxaansuudi4988 4 ปีที่แล้ว +2

      Cumar Farah maya mA ihi lkn reer Sanaag qadiyada Somali Weyn aaminsan baan ahay i hope Somalia OO aduunka la jaan qaada inaan arko iinsha Allah

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +30

    Allh ha unaxariisto awowgay Sayid mahamed Hassan😥❤🤲

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin walaalo. Lakiinse wiilka sayidka ayaa ku dhalay sxb?

    • @farahmohameddaar3369
      @farahmohameddaar3369 2 ปีที่แล้ว +1

      Allh ha unaxariisto awoowgey sayid mahaamed hassan

    • @MohamedOsman-oh5vs
      @MohamedOsman-oh5vs 2 ปีที่แล้ว

      ​@@guledfarah8610 ⁹ääüüä😊

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 ปีที่แล้ว +16

    I am from MJ lkn Sayidka Allah yarxam Gabayga kan Gar buu ku leeyahay, jeclaantan uqabay ban u tagay jaanki badihiiyo, jeer baa Illaah II qadaray jiirahan marye

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo ปีที่แล้ว +4

    1970s ayaa waxaa ladoonayay in radio muqdisho lagu duubo gabayadii Seyid maxamed C Xassan. waxaa daafaha somaliya laga doonay Nin la cod ah seyidkii, waxaana laga soo helay nin kasoo jeeda Gobolka SOOL oo tabtiisii ugu luuqaynaya gabayadiisii. Aw-daahir af qarshe. eebbe haw wada naxariisto waxba kamą noolaan fili xata shaqaalihi radio muqdisho ee waqtiga joogay maanta badankoodii saan fili waa inaga hooseeyaan. somalidii wanagsanayd badankoodii waa tageen.

  • @deeqcadexl
    @deeqcadexl 5 ปีที่แล้ว +23

    Ilaahey hakuu naxariisto halyeey soomaaliyeed sayid maxamed cabdulle xassan

  • @amiindaacad9626
    @amiindaacad9626 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan jiidha waabari kacoo jalafsadoo luudo jarmaadada aroortii waxaan juhul madoobaaday alloow kuu naxariiso muxuu jab usoo maray in aan sharaf iyo gobanimo ku noolaano allaw janatul fardawsa ku abaal mari aamiin

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 4 ปีที่แล้ว +14

    Libaax umadah kahorayey Allah ha unaxriito qariga Allah ha nuuro amiin

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 6 ปีที่แล้ว +9

    Waaw waxaas gabay ahay ilaahay ha u naxariisto dhirta magacyadooda ayaaba yaab leh iyo bahala afsoomaaligii hore iyo dhaqankii hore weeye

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 5 ปีที่แล้ว +9

    Eeba ha unaxariiso abwan halgama umada somaliyeed wuxu nin kii ugu horeyay ee gubonimo u doonay somali wali lama hayo nin saas ugu gabay xarafka jiin alla muxuu hodan ka haa af somaliga

  • @abucubayr468
    @abucubayr468 6 ปีที่แล้ว +18

    Wa gabay gaan doon dooni jiray
    Mahadsanid wlll 100%waan ka
    Helaaa sayidkii iyo raggii horaba
    gabayadooda

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh 6 ปีที่แล้ว

      abu cubayr
      Haddaba magac yadoodii oo kale labbax iskana daa magac yada carabta kaliya ay dhaqanka u leeyihiin oo diinta ka madax bannaan.

    • @phalipplib6929
      @phalipplib6929 5 ปีที่แล้ว

      abu cubayr SAYID

    • @phalipplib6929
      @phalipplib6929 5 ปีที่แล้ว

      abu cubayr

  • @wardah1581
    @wardah1581 3 ปีที่แล้ว +28

    ماشاء الله I hope the new generations learn about their history

  • @2garre301
    @2garre301 3 ปีที่แล้ว +12

    Sanadguuradii 100aad ayaa laga joogaa Geeridii Sayyidka. Soomaaliyeey hadal kaliya waxba tari maayo. waxaa loo baahanyahay in wax la qabto. ninkaan awoowgiin ah, oo aad maanta ku faanaysaan in aad xusuusataan ayuu idinka mudanyahay. 100 guuradiisii intaan meel isugu nimaado aan taariikhdiisi wax ka xusno.

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 5 ปีที่แล้ว +8

    Best gabay waa gabayada sayid maxamed u tiriyay kuwa ugu macan xigmada badan jiinlay dhankasta ayu kaga hadlaya dhibku soomaray iyo lugooyada lagu dhigay hadana qadarta ilahay ayu kusheegaya inana la dhafayn

  • @cawkecabdi7745
    @cawkecabdi7745 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hawnaxariisto sayidka. Waxa uu ahaa ninka ka gabayay xafaha Afka soo maaliga badankooda 👏 👏

  • @abdinurfarah8812
    @abdinurfarah8812 3 ปีที่แล้ว +8

    Wixii aan ku joogsaday Abees jilif leh oo duuban
    Alla muxuu dhib usoo maray inaan Muslimiin xor ah noqonno

  • @abdiweli73
    @abdiweli73 3 ปีที่แล้ว +8

    Xaashaa lilaah, wuxu waa taariikh,, ma isku dayday jiilka dambe ineey Suugaan dhaxlaan.

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 6 ปีที่แล้ว +54

    Sayod maxamed waxuu ahaa abwaanka ugu wayn abed umada somali soo maray no one sidaa ugabyi kara majiro walaahi waaana hibo eebo kumanaystay ala yaa raxma 98 sano laga jogaa geeridisa hadana gabayada inta yar ee laga hayo waa wada cajiib ilaahaw unaxariso

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 5 ปีที่แล้ว +16

    Sayidku dadka soomaliyeed qofku aha . ninba wax bu ka aaminsanyahay.
    Anu laakin suugaanta ayaan xiiseeya. Marka gabaygan afsoomaliga ku jira iyo sawirka u jabka iyo haalaga ka bixinaayo ayan ka jaabay. In aad la joogtid ayad moodaysa. Suuganyahankuna wa ka.
    Dadbadan way hagradaan oo wuu na laayey ayey yidhan. Soomali oo dhan cidi la safan weydo wu dili jiray.

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 2 ปีที่แล้ว +1

      Wuu saxnaa waa ninkii somalida diinta iyo dhaqanka ubadbaadiye

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว

      Abdullahi Mohammed Ali
      Runtii Sayed ku qabiil kuma shaqayn jirin maamul ahaan marka laga reebo oo hiil raadinayo. Wax wayn ayaa dhex maray isaga iyo Sultankii yaraa xilligas ee Sayedku walaashi qabay Sultan Mohamoud Garaad AliShireh
      Qaybtan ila eeg Somalida ma keento wax references ah
      SOMALI PROSPECTIVE a leaf from Somali History
      1912
      Feuds between Sayed Muhammad, Sultan Muhammud Ali Shirreh and the British
      Sultan Mohamoud Alishire possed exceptional courage and exceptional intelligence as observed by the British Commander was poised then to assume one of regions of power in the legendary of his ancestors strench over 26 dynasties, each adding to it's own power start up and owe. The strikingly-good looking elegantly stylish young sultan with the radiant face inspiring royal posture was complementing something so great
      Establishing his own palace "Shaa"(Shaaca) in Laskoreh and two country retreats in Masha Alat and Hubera.
      Muhammud Ali Shirre set the pace for modernizing his own power base in the Sultanate. He formulated a vision a foreign policy than would keep than Warsangali Sultanate an independent entity retraining then taking side in the on going power struggle between British and Sayid Muhammad Abdalle Hassan's forces.
      To make that vision work, Sultan Muhammud Ali Shirreh built a mighty calvary and assembled an exceptionally powerful army that had incessantly displayed one of the greatest shows force at the time. So much the Somali legend than had it than Warsangali army trodden on everything alive on earth ever sent a mission to the moon in search of camels there. The visiting British commander, impressed by the courage and the posture of young the Sultan Muhammud, particularly as he learned that he had just burnt a letter from Sayed Muhammed Abdalle Hassan requesting him to join forces, signed a treaty of friendship with him and pledged assistance and ammunition.
      But the honeymoon between them was not to last long.
      Evidently infuriating by Muhamud Ali Shirre's sense of independence, self reliance and his determination to build his own might, the British, fearing that he might soon extend his authority to other adjacent lands and tribes had to act on his removal.
      The officer administering the government in Somaliland, Col. Summers that the British recognized Sultan Muhammud Ali Shirreh in the friendship treaty as a sovereign entity to wich the local Somaliland rules was no applicable had no connect case to the Lord Admiral in London that would permit British action in an "Act of State" outside has a recognized position
      Hal paragraph ayaan ku tarjumay:
      Si ay himiladaasi oo ahayd inuu casriyayo boqortooyada u ka noqday Sultankii 26aad, iyada oo Garaad kasti wax ku sii kordhinayey intii aabihii so qabtay u hirgasho, Suldaan Muxammad Cali Shirreh waxa uu dhisay ciidan fardooley oo aad u xoog badan, waxa uuna soo ururiyey ciidamo aad u xoog badan oo si aan kala go’ lahayn u soo bandhigay ciidan ka mid ah kuwii ugu awoodda waynaa xilligaas la joogey. Wuxuna muujay isaga iyo dadkisuba isku filsansho dhaqaale ciidanba ama self reliance.
      Waxay nala wadaageen odhaahdii Soomaaliyeed "Warsangali wax noolaa oo dhulka joogey liqay ama cunnay(trodden) oo nafle ahaa, cirka iyo dayaxaba ay col direen iyaga oo geel raadis ah. Ama awrkii cirka raba inay la soo deggaan.
      Taliyaha Booqashada Ingiriiska oo aad ula dhacay geesinimada iyo hab-dhaqanka Sulltaanka da’da yar Maxamuud Ali Shirreh, gaar ahaan markii uu ogaaday inuu hadda gubay warqad uu Sayid Muxamed Cabdalle Xasan u soo diray kaga codsanayo inuu ugu soo hiiliyo ciidan ahaan, hub iyo rasaasna ugu deeqo, lana saxiixdo heshiis saaxiibtinimo, isaga oo ka codsaday garab military sida rasaas iyo hiil dagaalba.

    • @ilyasali-mj6kn
      @ilyasali-mj6kn 2 ปีที่แล้ว +1

      Abdullah Sh Bashir burco
      Maxaad Ka aanmin santahay walaal

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

      @@fariidtv7127 wa saxna hadhihine wa ila saxsana dheh sida ninkasi shegay dadka qofba waxbu ka aminsanyhy

    • @salmanhaji7085
      @salmanhaji7085 ปีที่แล้ว

      @@ilyasali-mj6kn Sheekh Bashiir nin cajiib ah buu ahaa, oo shahiiday:
      Duhur baa bashiir lagu shannaqay Daar agtiinna ehe
      Damal lagu hirtaa buu ahaa waqay dulluubaane.
      Waa asagii Xaaji Aden afqallooc uu ugu baroor diiqay.

  • @zusi__
    @zusi__ ปีที่แล้ว +5

    1.9.2022 bn dhagysnya AUN halyeygi somaliyed 🥺🥰

    • @alib7923
      @alib7923 ปีที่แล้ว +1

      I am l 5.9.22

  • @Rooraa01
    @Rooraa01 5 ปีที่แล้ว +15

    Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo sayidka

  • @nuram3495
    @nuram3495 5 ปีที่แล้ว +10

    Allahayow naxariistii Janno ka waraabi Sayid Maxamed cabdalle xassan jiriricaa igu jajabta markasto oon gabayadiisa maqlo wallee kala darajo roon nin dhulkiisa shilimaad siistay iyo geesi dhulkiisa u dhintay
    Ilaa hadadaan xaadirka ah baa arintaas la taaganyahay

  • @Mukhtarmahdi
    @Mukhtarmahdi 5 ปีที่แล้ว +9

    Halyeeygii geeska africa ilahay naxariistii jano haka waraabiyo

  • @mohamedmohamoud7168
    @mohamedmohamoud7168 5 ปีที่แล้ว +12

    Alla muxuu ilaah Xigmad kumanaystay Geesi Ay gaalo Cidla ka heleen buu ahaa. Wuu ka hordhacay Xiliga uu sidaas wax ufahmayay dadka islama qabsankarin. Waayo fikradihiisu kamay daadegeyn dadka inta wax famaysayna waxay is garabdhigeen isaga iyo ingiriiska kadibna jaajuusnimo ayay qaateen

  • @omaarabdi99
    @omaarabdi99 6 ปีที่แล้ว +15

    ilaahayoow kuu naxariiso sayid Mahamed Abdulla xassan

  • @mustafemahamedali998
    @mustafemahamedali998 5 ปีที่แล้ว +10

    Allle how naxariisto abwan sayid maxamed cabdi lale hassan wadani dhab ah ayuu ahaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 ปีที่แล้ว +12

    Sayid.msxsmed.cabdule.xasan.waa.abaaha.kaliya.oo.dhulka.soomaaliya.cadawga.ka.ilaaliyeydad.jamacado.dhigtey.ayuu.ka.cilmi.badanaa.afrikaanka.markii.cabidka.loo.kexeyn.jirey.amerika.waa.gesiga.keliya.oo.koofi.iyo.saxiibadiis.mel.naga.saarey

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว +16

    I assume this poem is one of the best adventure travel poems ever written but I’m hoping youngsters learn all these tree names which i really knew only few of them.

    • @dhulkaygahooyo3023
      @dhulkaygahooyo3023 2 ปีที่แล้ว +2

      They only learn in somali schools the crazy stories of will Waal oo🤣🤣most of them instead they should learn the adventures of sayidka, allaha u naxariisto.

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 3 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahid buu ahaa aan wey ka been abuurteen laakiin run lama qarinkaro qabyaalad iyo wixii lamid wey kareebanayd marka aad baartid shasiyadda sayid muxamed haleyey aan gaalada iyo gaali raaca waxnaxariis ah u galin buu ah alaah yaaraxma what a beautiful history you have may alah beless with meaning of highest prophets angels

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa bil.Ramadan.
    Taariikhda Fog hadaad dhuuxdid.
    Reeraha Soomaaliyeed. Sey maanta.yihiin.Ayey waligood.Ahaayeen.
    Kuwa munaafaqad iyo.gaalo.daba nashleeya iyo.kuwa difaac Adag iyo.dabka geliya..

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed4401 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha u naxariisto abwaankii waynaa sayid maxamed cabdile Xasan Al darwiish

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts 10 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahay haw wada naxariiato
    seyidka. jamac kediye iyo boqo osman

  • @Abuumascuud2020
    @Abuumascuud2020 5 ปีที่แล้ว +5

    Jaan-jaanibaa iga khatalay johoradaydiiye
    Alle ha unaxariisto abwaan

  • @engmachanicalshaker351
    @engmachanicalshaker351 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilahayo u naxariiso sayidka walahi munaafaqiin ayaaa dhibay lkn hadda janadii ayuu sayidka dabalanayaaaa ..... wllyaal sidaaa sayidka wadankiina difaaca oo dabadhilif yaaan lannoqon

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @engmachanicalshaker351
      @engmachanicalshaker351 5 ปีที่แล้ว

      Haaa sayidka wxaaa dhibay qabaaail galada dabadhilif u ahaaaa gabaygana ku xusan ku wa kle hadàad rabti dhagayso wll abaaw dahir xirsi cudhaadh.....

  • @hassanabdikadarmohamed1701
    @hassanabdikadarmohamed1701 5 ปีที่แล้ว +9

    ALLAH HAWNAXARISTO SAYID MOHAMED

  • @shaaficimaxamuud8767
    @shaaficimaxamuud8767 5 ปีที่แล้ว +7

    Gabaygaan carshiga gabayada ayuu ku fadhiyaa

  • @artangoohe5204
    @artangoohe5204 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha unaxriste sayidku wuxuu cadeyey qabiilada soomaali loo adeegsan karo

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 ปีที่แล้ว +2

      Artan Goohe
      Aderr sayidku wuxu faraha la soo galay Harti 800 sano boqoro dhulka ka ahaa. Sultanad ayaa laysku hayey ee arrinku Somali oo dhan oo meel laysugu keenayo ma ahayn. Ma ahayn. Maakhir oo Garaadkii 25aad xukumayo waxa ku kacay ninkii Sultanadii dhaxli lahaa Sultan Mohamoud Garaad Alishire oo seedigii aha. Wuxuna ku yiri intu xabad u sii dhiibay "Walaashay ayaad ka saraysa, aniga igama saraysid". Waxanu ku maahmaahnaa"Sultanad laysma amaahiyo". Goob qudha ama Habar Humble aya hal dhinac 10,000 kun nin ku dhimatay, dhinaca kalena kama yarayn.
      Khasaare wayn aya meesha ka dhacay. 20 sano oo dagaal, weerar iyo difaac isdaba jooga.
      Waa ka xumahay in Gobolkii Sanaag oo kulmiyey hormoodkii Somaliyeed hadday dhaqan, suugaan, xadaarad iyo dhulkii awoowayaasha in maanta xeeb kanooca leh oo dad aanan isku dhaqan ahayn joogaan nooloo ka taliyo aniga oo og 800 sano waxay awoowayaashay dhulkan u so mareen.

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว +1

      Mj lagumaso dagdago amarka wa in ayaga loga dameya sayidku wa dagdagay

  • @use_996
    @use_996 6 ปีที่แล้ว +32

    Yaa rabi isago kale noso saar umadayadana ku badi kuwo lamida

    • @amazingworld1121
      @amazingworld1121 ปีที่แล้ว

      Isagoo waa soo baxay waana axmed cabdi godane ilaahay ha unaxariistee oo asaasay ururka shabaab

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt ปีที่แล้ว

      ​@@amazingworld1121 😂😂😂subxanallah

  • @abdirashiidmaxamed1140
    @abdirashiidmaxamed1140 ปีที่แล้ว +1

    alle hakuu naxariisto sayid maxamed abdule xasan

  • @dalqor1165
    @dalqor1165 6 ปีที่แล้ว +11

    Ilahay hau naxaristo

  • @adenhersi4127
    @adenhersi4127 ปีที่แล้ว +3

    I was born in Bashir fufiye not far away from heegaale, I understand and I can relate every single word the sayid says. I enjoyed and I actually was in physical pressent in his words and description.

  • @kingshow1234
    @kingshow1234 4 ปีที่แล้ว +3

    Alha unaxariiisto syid cabdulabi xasn

  • @khiyarcabdinasiir6136
    @khiyarcabdinasiir6136 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahayoow unaxariiso

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan jaamac kadiye rabbi ku naxariisay

  • @hersi6773
    @hersi6773 2 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto aabo sayid maxamed cabdille xasan, magac ban ka dhaxlnay 100 sano iyo inta la jiro ba waarta. 🤍💙 dhulbahantenimo.

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 ปีที่แล้ว +7

    101 year s ago Manshallah.

  • @calidhuuxsheikhabdi9629
    @calidhuuxsheikhabdi9629 5 ปีที่แล้ว +7

    Murti waxaasa ladhahaa!
    Ilaahaw u naxariiso🏇🏇

  • @sirdoonkaqarsoonsomaliya2936
    @sirdoonkaqarsoonsomaliya2936 5 ปีที่แล้ว +14

    War ninku AF.Somali weynaa kanoo kale lama arag

    • @CloseThatBackdoor
      @CloseThatBackdoor 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว

      Sirdoonka qarsoon Somalia
      Run baad sheegtay, bal inta adjectives ku jirta xarafka j.

  • @Somfox1
    @Somfox1 ปีที่แล้ว

    Sayid Maxamed Cabdule Halgamaa Weyn oo Somali uga tahay Taariikh in cadowga shisheeye layska ilaaliyo .. ALLOW JANATUL FARDOWSA KU GEE adiga iyo Geeshkii Daraawiish iyo dhamaan inta u soo halgantay Somalinimada dalkeena

  • @ahmedsomali2502
    @ahmedsomali2502 4 ปีที่แล้ว +4

    6/12/2019
    9:7am sayid maxmed raxmahulaah

  • @ahmedjama8879
    @ahmedjama8879 2 ปีที่แล้ว +1

    Codka jaamac kadiye iyo murtidii awgeen sayid maxamed Cabdille

  • @user-yp3ix8nk8v
    @user-yp3ix8nk8v 10 หลายเดือนก่อน

    Awoowahay aw Daahir afqarshe alle hakuu naxariisto awoowe

  • @hassanadan2612
    @hassanadan2612 5 ปีที่แล้ว +12

    The first time in my heart

    • @eggeh01
      @eggeh01 4 ปีที่แล้ว

      11111qqŹ,dxŹ

  • @ADEM-zy7xk
    @ADEM-zy7xk 5 ปีที่แล้ว +8

    Maxaa Soomaali rag kadhashay, wale ciyaar maaha kuwa soo socda in ladhayalsado.

  • @abubakarmaxamuud1693
    @abubakarmaxamuud1693 6 ปีที่แล้ว +6

    Ereyadan ya imacney kara jirfad jaleyse jaarrun jamrad jigid jawaawi jeeraarin heeraya jiillaa jaajuur jaamagaar jiman jirif ku keynanshe jalaac jimiq juhun jititaha juunaha

    • @umeimaabdirahmaan7469
      @umeimaabdirahmaan7469 5 ปีที่แล้ว +1

      kula midaan ahay fasirkeed ubaahnaa ileen waala wada ammaanayaa markaa

    • @maxamedcabdi3239
      @maxamedcabdi3239 5 ปีที่แล้ว

      waa dhir hada macnzheda donayso iyo waxyelzdii kzsoo gadhay wuxu jidhayay intuu sii socday

    • @nuralastitanic1110
      @nuralastitanic1110 5 ปีที่แล้ว +1

      Wuxu jilibka imaray midgan jilibka tooxaya bn ka garty wana mid gan sagaro shishaya oo isagay bu sigay waranki midganka igu dhici gaaray bu leyhy kkkkkk

    • @pubgsomgamer5102
      @pubgsomgamer5102 5 ปีที่แล้ว +4

      Heeraya waa Gabdho in laguursado darteed usafro.
      Jaamagaar waa cabsi darteed oo geesaha loo eego.
      Keeynaanshay u baaciyey.
      Juhun waa jaaha ama wajiga.

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 4 ปีที่แล้ว +2

      @@pubgsomgamer5102
      Heeraya=goynaya,dhaawacaya weeye.
      * Boqonta heeraaya!
      Heerin=ayaa Ah gabdha guurdoon Ah.

  • @dalqor1165
    @dalqor1165 6 ปีที่แล้ว +12

    Helyey somaliyeed ayu ahaa sayidku

  • @faadumoshiine8680
    @faadumoshiine8680 4 ปีที่แล้ว +5

    Dhaptii geesi taariikh la tegey lahuppo has arham

  • @abdikarimyasin7688
    @abdikarimyasin7688 3 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto Sayidka iyo dhammaan halgankiii daraawishta sida Ismacil Mire ,

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 5 ปีที่แล้ว +7

    Eebow unaxariiso halyaygii sayid cabudule xasan,.waxuu ahaa dagaalyahan,waxauu ahaa gabyaa somaliyed 🇸🇴,waxuu ahaa gobanimo doon.eebow markale noo keen nin lamid ah sayidka.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 ปีที่แล้ว +4

    Waagaas.ingiriiska.dadka.cunto.suna.ayey.siin.jiren.waxaa.iga.shekeyey.ayeydeda.labaadayaa.anoo.konton.sano.ka.hor.nooga.shekeysey..dumarkana.wey.kufsan.jireen..waagaas.dumarka.waa.la.qarin.jirey.kuwa.urka.lehna.wey.dilijeen.iyo.nimanka.soomaaliya.sun.ayey.cuntada.ugu.qasi.jireen.sayid.maxamed.hadu.iska.celin.leheyn.soomaali.magaceeda.ma.jiri.leheyn

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 4 ปีที่แล้ว

      Kafia Khaire Allahu Akbar Allah baa badbaadiyey una soo diray Sayidka iyo Daraawiish Alahmdulilahi Mashallah

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay haw naxariisto

  • @abdirashidmohamed9981
    @abdirashidmohamed9981 6 ปีที่แล้ว +8

    Halyey somalia

  • @kooman6021
    @kooman6021 6 ปีที่แล้ว +10

    Sayid mohamed abdulle xasan

  • @kaderabdi8241
    @kaderabdi8241 2 ปีที่แล้ว

    Alle how naxariisto sayid maxamed cabdile xasan

  • @abdullahim.k5160
    @abdullahim.k5160 5 ปีที่แล้ว +15

    Sayidka waxa uu intaa dhib ah umaraayi waxay aheed in uu Mar un arko Soomaali oo Dowlad leh waxa uuna arinta kaga hadlay mid ka mid ah gabayadii ugu danbeeyay ee uu tiriyo ka hor dhimashadisii wax yar ka hor, waxuuna ku sheegay quusta uu ka istaagay arintaas iyo sidii qaar ka mid beelaha soomaalida u dhabar jibiyeen gaar ahaan deeganadii uu ka dagaalamaayi

  • @adamgooni2667
    @adamgooni2667 ปีที่แล้ว

    Pure poetry ✨ ....J is the word

  • @IbrahimAbdiIbrahimAbdi-gl4mc
    @IbrahimAbdiIbrahimAbdi-gl4mc 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 😭😭😭 ilahow kunaxariso

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 ปีที่แล้ว +5

    Hada.dhalinyaradii.leyskugu.direy.qabiil.oo.ey.dhamaaden.oo.dhulkii.la.qawiyey.kenya.iyo.itopia.ey.naga.faa.ideysteen.kuwa.qabiilda.ku.qaraabta.oo.dibada.jooga.oo.dhalinyarada.isku.dira..ha.arkaan.siyidka.siidu.badbaadey.dhulka.soomaaliya

  • @MinatoNamikaze-bn9so
    @MinatoNamikaze-bn9so 5 ปีที่แล้ว +3

    Munaafikhiin ayaa dhibey bokhor cismaan 1 ahaa

  • @user-fl5uk8zv8n
    @user-fl5uk8zv8n 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤ Allah yaraxma abwan jamac kadiye

  • @squadppyjenad7038
    @squadppyjenad7038 5 ปีที่แล้ว +2

    Mantayaailadawanaya 1luliyo hanbalyo soomaaliyeey

  • @ie3787
    @ie3787 3 ปีที่แล้ว

    Wuxuu jeeni calafloow libaax igu jibaadaayey
    Yasalaam

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ปีที่แล้ว +1

    aad from Cali saleban mj

  • @jaamacducausane3430
    @jaamacducausane3430 3 ปีที่แล้ว +1

    ILAAHOW UNAXARIISO WUXU AHAA HALYEY SOOMAALIYEED

  • @adenhersi4127
    @adenhersi4127 ปีที่แล้ว

    Ilahay wuxuu u fududeyeeyey tabta gagay wax loogu tebiyo. Aad baan u xaq dhawra nin dawga iyo dhirta tabtiisa u yaqaan.

  • @jaamacabdi489
    @jaamacabdi489 3 ปีที่แล้ว +4

    Sayid maxamed
    Nin isaga lamida soomaali masoo marin lkn nimankaa majeerteen buu fahmi waayey waana sidaa ay yihiin ilaa hada lama fahmo anigu isaaq baan ahay
    Lkn ninankaa dhul.bahante waan tageeraa waa rag rag ah hadaan lays xaqireeyn geri iyo nololba waay leeyihiin

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 3 ปีที่แล้ว +2

      Jaamac abdi, asc walaale qofka soomilyeed ee garashada lihi waa uu og yahay qofka Somaliyed ee ummadeena I wax inoo galay iyo kan ummadeena soomilyeed kala kaxeeyay isku diray,,majeerteen inay yihiin dad aanan la fahmi karin waligoodna ah dad xaasidnimo munaafiqnimo gaalo la safasho iyo hagardaamo lagu yaqiin,, runtiina dhaqan yuhuudeed ayay Lee yihiin oo ah xumaan isku dir shar ka shaqayn isla jecel waxkasta kaligood,,isaaquna ma shidaan ayaguna dab ka yar kan majeerteen lknse njn kuu sheegtay runta ma uu aha nin xun, oo hadii aad is dishaan iyo hadii aad heshiisanba dee meel loogu soo hagaago ayuu Lee yahay,, Aun, sayid Mohammed Abdullah xasan,.. 100 Sano ayuu kasoo hor maray xiligii somali ay ku rayn lahayd nin asagoo kale ah,,hadii uu ilaahay u soo bixin lahayna sayidka iyo.daraawish ee u badnaa reerkan dhulbahante somali maanta siiba reerka isaaq gaalo wada mucatab xiran ayay noqon lahaayeen,, Africa, carab. Asian iyo yurub, makoo bixin taariikhda nin,, 20 Sano gobonimo doon ahaa oo gaalo sedex geesood ah dagaal la galay waa ingriis, Italy, iyo amxaaro, oo isku bahaystay waliba Somalidii xiligaas joogtay badhkood ay kasoo hor jeeden, dagaalkas oo qabaailadii ugu tunka waynaa ee xiligaas jirar ay ingriis, amxaaro iyo talyaaniga la safnaayeen, jaaajuusin u ahaayeen ciidanka gaalo u ahaa kuwii u dhimanayay,, waa same waxa maanta ka jira Somalia ee ah land lands shit ah kuwa Cadowga Somalia u shaqaynaya yes waa ay jirta in dadku kala aragti duwan yahay,, lknse marka ay timaado wax ku ah diintada dalkaada jiritaankada ummadeed, kala duwanaansha iyo.fikirka waa in meel la dhigto oo aynu u midoowno inaynu Cadowga Somalia iska difaacno,, waa kugu dheereyay qoraalka sorry , waa ku.salaamay. asc

    • @jaamacabdi489
      @jaamacabdi489 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abshirhassan3848 wllo aad bad u mahad santahay waan wada akhriyay qoraalkaagana xaqiiq baad ka hadashay lkn zhp hada waqtigan somali mid walba intereskiisu raacay midna anigu eed ma saaaro anana landtuna sidii dan aay mooday baay raacday wll oo dee xamar iminka waaba iska qalalaase lkn dib u tashi baa loo baahan yahay bro iyo ina la fahmo waxa inaga dhexeya. wlhi waxa ugu weeynee aan u baqaa waa dhaqankeena oo gabaabsi ah oo dhalinyaradii aad aragto maanta heerkay marayan. muslimka kale diinta ayaaynu ka simanahy lkn badankoodu gaalo ayaay raaceen waxn aaminsahy inuu dhaqankeenu yahay ka ugu wanagsan caalmka marka hadaynaan adkaysana waxaynu khasaarinay dadalkii darawiish usoo gashay inana waaynu khasaarnay. hadanay daawlad aanay dhalan qatar baaynu ku suganahay Allah khaayr haka dhigee

    • @hustlershustlers4ever541
      @hustlershustlers4ever541 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abshirhassan3848 cuqdad ba ka buuxda meel majeeerten dad ku xaasiday lama arag oo ragu wa dagaalami jireen waligeeed mana nihind dad la fahmi waayo o hadalkeenu wa cad yahay ma aqaan mesha aan xumanta uga qaday reerka

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 3 ปีที่แล้ว

      @@hustlershustlers4ever541 waxad dafiraysaa xaqiiqada iyo dhabta jirta Waryaa yaa weeye noo sheeg dadka Somalia buqnaha ku dhegen kasoo biloow from 1889 ilaa hada oo ah 2021 ? Ma Wayna ahayn majeerten? Waryaa noo sheeg cida marwalba hormuudka ka ah Inay fidno xasarad iyo buuq iyo dhib intaba ku
      Haya shacabka iyo dowlada dhexe ee somaliyeed? Kula lihi kaa lihi caqligaaas hooya ee xumaha ah ee inay kaligood nooladan majeerten baa leh Waxad tihiin dad xaasidnimo munaafiq nimo isku dir shar iyo balaayo iyo dhagar qabayaal ah; taasi Waa markhaati ma doonto amase did amase indha cadayn iyo dafiritaan Khayr darro ah lasoo shir tag Waa adi iyo garaadkaada! Inaynu yuhuuda aamino ayaa inooga fiican inaynu majeerten somalidu aaminto! Faan been ah Reer afka dhilo macaan jecel Waa la ini ku yaqaanaa!! Waxaadse ku bishaaraystaa in mardanbe aadan
      Arki doonin majeerten oo somalia kasii dhex muuqda amase madaxwayne ka noqda iyo xilal danbe) waxaad ku danbayn doontaan in shacabka somaliyeed ini karaahsado ini naco oo la inii arko musiibo! Oo Aynu u jeedno hadeeerba Qofka Somaliga ah meelkasta oo uu dunida ka joogo waxa la isku raacayna 99% in Somalia majeerten iyo doqonka Ogaden ee laajiga ah ee kasoo hayaamay jigjiga ee ah haraadigii Gabre ay Somalia ka socon ladahay waxa makriga iyo dhagarta wadana Waa majeerten waxa ummadena somaliyeed ka socon ladahayna Waa adinka xaasidnimo isku dir fidno iyo shar oo dhan Waa majeerten madaxdooda iyo dadkoodu Waa isku mid! Somalia Waa ay socotay waxkasta oo dhagar iyo xumaan ah oo aad nagula kacdeenba ilaahay ayaa nooga kiinya hiiliyay Waa khayr! Iska nac nac Lee waxad rabto I. Dheh Lknse xaqiiqada ayaa ka hadlay! Doorashada Somalia ee diidan tihiin mudada 7 bilood ahna Waa la ini ka tashan doonaa majority tules Somalida kale ayaa ini ka Badan adinka iyo doqonka Ogaden ee aanan somaliga ahayn ee amxaarka ah ee taangiga Kenya ku jooga kismayo oo ah hal degmo Inta uu xooga ku haysto somali ma u sii ahaan doonto mid u sii garba duuban. Inuu Kan fuurstafa faaruqa ah ee emerate agent 👮‍♂️ u ah uu diido shirka ugu danbeeya ayaynu ilaahay ka baryaynaa si looga tashado musiibada qaranka somaliyeed ee majeerten!! Soo daah caydaada ileen Inaad wax yar isku fasho oo aad wax maqasho oo aad dib isku waansataan majeerten oo Khayr Daren ayaad tahayna ma lagaa sugayee! Soo nac nac dheh! Byeeeeeeee

    • @foox4080
      @foox4080 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abshirhassan3848 aaway sxb farmaajihii aad kufaanaysay 5 bilood kahor, raggii aad lahayd waa lkaydinka adkaanaya oo waa laydinka badanyahay miyaanay guulaysan.
      Majeerteen waa dadkii inaad gobinimo hesho oo soomaali xorowdo kadambeeyay, waxay asaaseen SYL, WAXAY kulahaayeen 5 qo 13 SYL.
      waxay sameeyeen calanka somalia, waxay kasoo horjeeesteen ooo la dagaaalameeen rajiimkii ina siyaad barre.
      Majeerteen soomalia inay horumariyaan maahe dhib uma gaysan.
      Waad ogaydd iyadoo soomaliya dowlad xamar teegi weyday inuu cabdullahi yusuf geeyay ooo dowladnimadii dibu sooo ceshay

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว +5

    Sayidku Cudur majeerteen layiraahdo ayaa ku dhacay isaga ayuuna u dhintay

    • @samiirofarah3116
      @samiirofarah3116 3 ปีที่แล้ว +2

      Wa ninka kaliya ee maaga iyo cayda iyo amanta somali 4.5 ugu qaybiyay

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว +1

      meeytida maa caayno majeerten daqankas malaha adigu sgeeh waxa taheey

    • @aishaahmed7021
      @aishaahmed7021 2 ปีที่แล้ว +2

      Somali oo dhn ba cudur majeerteen ku nool kuwi dhintyna cudur majeerteen la dhaho by u dhinteen u ninkani kow ka yhy boqor cismaan wxu diiday in dhulkeenu daraawish iyo sayidku xoog ku qabsadaan dadkeenana laayaan waakaa gabayga u tiriyey😂

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว +1

      Cidkasto cudur mj kudhoco akhirka si xunbay udhiman amarka iyo talada wa in mj loga dameyo

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@aishaahmed7021
      Awoowgaa gaal talyaani buu Dabo socday // sayid Maxamad Cabdulle xasan waxuu rabay inuu kaa xoreeyo gaalkaas😂

  • @alinuhhamze5870
    @alinuhhamze5870 ปีที่แล้ว +1

    So sweat kan gabay lama dhihi karee magac kale ubixiya

  • @cabdinuurcabdulaahi6599
    @cabdinuurcabdulaahi6599 3 ปีที่แล้ว

    Allehow unaxariso wa wadani

  • @faadumoshiine8680
    @faadumoshiine8680 4 ปีที่แล้ว +2

    Halyey ahaaa rabow unaxiirso yaa allah

  • @xameddari9863
    @xameddari9863 2 ปีที่แล้ว

    Jaw jawlahii sidii jiving u guuxaayey

  • @axmedyaasiinbancawlcawlkad2064
    @axmedyaasiinbancawlcawlkad2064 4 ปีที่แล้ว

    ale ha u naxariiete sayiid maxamed cabdile xasan iyo bulaale cali bulaale baarjeex ina igare warsame kamadage xirsii amaan af xakame raag badan ayaa soomaray soimali imikaa inanka axmed yaassin xasan cabdiraxmaan kumagac dheer bancawl

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 5 ปีที่แล้ว +3

    viva

  • @user-fb6uu8ti8t
    @user-fb6uu8ti8t ปีที่แล้ว

    ALLAH ha UNAXARIISTO

  • @abdidahir5948
    @abdidahir5948 5 ปีที่แล้ว +4

    Akhyaaray gabaygaan iga daba geeya odayga uu ku dhagnaaa

    • @nuralastitanic1110
      @nuralastitanic1110 5 ปีที่แล้ว +4

      Abdi Dahir majerten bu ku dhagan yahay So qarni kasta ila hada mj laga yaban yahay Sayidka ilhy Ha u naxaristo

  • @jaalleabshir1261
    @jaalleabshir1261 6 ปีที่แล้ว +3

    sayid maxame d

  • @cabaasqasim4805
    @cabaasqasim4805 3 ปีที่แล้ว

    Ilhow kuu naxriiso

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabaygii uu ku aarsaday ee “ Ma duqaynin reer Bari” ayaa ka danbeeyay

    • @foox4080
      @foox4080 3 ปีที่แล้ว +1

      Kan maahayn kaasi sanaag buu kadhacay buraann meesha ladhoho ayuu ahaa.

  • @zaragold1058
    @zaragold1058 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkk waa kaas Majeerteen Sayidkaa sheegay waa Abaal laawayaal dhagaysta inta igu danbaysa😂😂😂

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

      Mj haku wasan cidna uma jojiyan mj

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi7605 3 ปีที่แล้ว +1

    Iga jadeer waa ayo

    • @qaraamiqaaci1984
      @qaraamiqaaci1984 3 ปีที่แล้ว

      Iga jadeer wacay "meel fog iga aaday".

  • @mosesdirik7172
    @mosesdirik7172 ปีที่แล้ว

    Mafahmin generation has nothing to do this poem

  • @gamadiid1989
    @gamadiid1989 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali hadeey daraawiish garab siin laheeyd lama qeeybsan kareeyn waxaaba la xaqiijiyay haddii ingiriisku uu ku guuldareeysan lahaa duulaankii afraad ee ahaa kii daraawiish lagu jabiyay inuu ingiriis rabay in soomaalisa uu xornimadooda siiyo uuna la saxiixdo heshiis ganacsi oo u ogolanaya ciidankiisa cadan jooga ineey helaan wixii subag hilib aha eey u baahanyihiin , laakiin nasiib darro iyagaaba horkacayay duulaankii daraawiish lagu hay

  • @xiirmastuur5249
    @xiirmastuur5249 2 ปีที่แล้ว

    Areyga jiinkoo ka gabyidiisu adag tahy iyo gabeygoo saddexley ah allow kuu naxariiso maxaa soomali ka buuxay anigoo dadka uu maagayo ay awoowayaashay ay yihiin

  • @abdirisaqismail5918
    @abdirisaqismail5918 5 ปีที่แล้ว +2

    TAARIIKHDU WAYDAN DAREESANEYN OO WAXAA IDUNKUDACAY (MEMORY LOSS فقدان الذاكرة ) NIN BOQORTOOYO LADAGAAGAY 1)HORUMARNA MAGAARO 2)SI XUNNA WUU KUDANBEEYAA SIDA MAXAMED SIYAAD ,MAXAMED C/LLE XASSAN IYO KUWAKALE OO DULLI KUDANBEEYAY KUWA AMAANANA WAA KUWA HADA KHASKA KABAXAY CADEYN
    = قوله عز وجل( إن الله لا يصلح عمل المفسدين)

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 4 ปีที่แล้ว +1

      Nimaadan gaadhayn wax lagama sheego.
      Gaal talyaaniyaad daba socotey!

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 5 ปีที่แล้ว +3

    Majeerteen baa shirqoolay markaan

    • @user-sc7du8tf9v
      @user-sc7du8tf9v 4 ปีที่แล้ว

      Kuwa hada joogana yaa shirqoola

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkk goormy dhirqooleen?
      War dadka beenta ladhaaf baastar baa thye

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

      Inay kufsadan bay ahyd

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +1

    darawiish waxay dileen 10 kun oo somali ah oo weliba harti ah somalida wa dad yaab leh ninka madhiyaa jeclaadan oo weliba taalo u dhisan bah geri oo la yidhahdo wuu yahay aayaa garacyo ku sheegay nebigeena scw ninkii reerkooda cayay garac weye buu yidhi marka ma iyaga garaca mise isaga qof qabilkiisa garac ku sheega isaga garaca sida diinta ku cad

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran 2 ปีที่แล้ว

    Yaa macnayn kara erayada gabaygan?

  • @cabdulaahiaadan1825
    @cabdulaahiaadan1825 2 ปีที่แล้ว

    Niman uusan aqoon buu mooday tol fayow walee bahdir iyo majeerteen wuu ka eed sheegtay iyagaana u yeeray

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

      Hoyada majerten was ina dhilo

  • @user-qi5uv4wx1i
    @user-qi5uv4wx1i ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @ie3787
    @ie3787 3 ปีที่แล้ว

    Allow yaa darwiishkii salaam debecsan gaadhsiiyaa
    Alloow yaa dadkaagii yidhaa dawladnimo qaate
    Maxaa kadambeeyey oo maanta jira??

  • @Qacqaac101
    @Qacqaac101 3 ปีที่แล้ว +1

    Sayidku xiligaas waxa uu ahaa Alshabaabta wakhtigaa Dadka iyo Caruurtaba waa Gowrici jiray

    • @najiibhassan
      @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +1

      Sayadka cidna ma dili jirin kaliya qofka halganka ka hor imadana inad is dhafisa wa qasab somalina marki danbe wada jajusin yay ku Noqdon kadibna waba kii is kaga tagay marka hada kuwa la layo ma aragtid miyaa waliba bilaa sabab sayidku jihaad ayuuba ku jiro galu ladagalamayay waxi so racana inuu layo waba wajibe.

    • @Qacqaac101
      @Qacqaac101 3 ปีที่แล้ว +1

      @@najiibhassan hhh Caruurta Wxs Ugu sheeko nio