KORONTO ADEN HEESTII JACAYL KEYGU WAA MIDAB XUSUUSTI AUN MAGOOL SHOWGI DALMAR YARE LONDON 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ส.ค. 2022
  • / @aflaantapro Fadlan
    Subscribe Noo Saar
    SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    / abdijabar_photography_uk
    You Can Contact us for all Business inquiries.
    🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
    Email: Aflaantastudiouk@gmail.com
    Welcome To Aflaanta Studio
    Home of Somali Music Video
    * Update 24 Hours
    * Quality Videos
    * Reliable Ideas
    If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
    And Check Alert Icon 🔔
    Contact Us What's Up
    +254722258310
    Contact Us Mobile
    +447724113129
    abdijabar_photography_uk
    Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud
  • เพลง

ความคิดเห็น • 14

  • @ifraaxaragsan3380
    @ifraaxaragsan3380 ปีที่แล้ว +1

    Cod macaaana ❤️❤️❤️♥️❤️ magoool weeye lkn heesta

  • @yoitsahmad
    @yoitsahmad ปีที่แล้ว +1

    Walaal heestu waa "Alleylahe Jaceylka"

  • @macoowistaadi108
    @macoowistaadi108 5 หลายเดือนก่อน

    Magaca iyo Heesta isma laha kkkk

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani ปีที่แล้ว +1

    Heesta aad soo gelisey iyo Magaca meesha aad ku qortey isma laha Sxb ee iska sax

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 7 หลายเดือนก่อน

    Kan doqonka ah ee inanta mobile ka la hortaagan muxuu ahaa, xataa heesta waxba ka garan maayo, nin weyn oo dhaqan celis ah iga dheh

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo ปีที่แล้ว +2

    Qofta weyn ee caloosha qaawan jaahilnimadeeda sigaarka nooca ugu xun ee Vape Pen ayey ilbaxnimo u maleyneysaa in dadka lagu dhexdhuuqo. Balwad lala dhuunto ayan maqli jirnay iyadii oo ilbaxnimo laga dhigayana waa tan. As they say “your ignorance is your worst enemy.”

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 ปีที่แล้ว +3

    Qofka weeyn ii sidiii Hindi dii Caloosha qaawan maxay alle uga xishoon weeysay 🥲

    • @umucabdulahi116
      @umucabdulahi116 ปีที่แล้ว +1

      abaayo waa suun caloosha uga hiran

    • @maxamadcirro384
      @maxamadcirro384 ปีที่แล้ว +1

      Walee bilasha cadalta looma sameyn xisab wey danpeesa

    • @nasramohamed4972
      @nasramohamed4972 ปีที่แล้ว +2

      @@umucabdulahi116 Abaayo waa mida dharka madoow qabtah suun ma ahaan si fiicaan u fiiri mida dharka cad baa suu ka qabtah anyway Allah noo naxariisto

    • @umucabdulahi116
      @umucabdulahi116 ปีที่แล้ว

      @@nasramohamed4972 haa sax abaayo waa runtada

    • @umucabdulahi116
      @umucabdulahi116 ปีที่แล้ว

      @@nasramohamed4972 aamin ale ha nomaxariisto