KORONTO ADAN SADEX CADOW AYA JIRAY IKRAAN CARAALE SHOWG MUQDISHO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ค. 2022
  • Showgii Ikraan Caraale ee Muqdisho
  • เพลง

ความคิดเห็น • 84

  • @mohauniquetech4410
    @mohauniquetech4410 ปีที่แล้ว +6

    Heestaan adeerkey Mohamed tukaale Aya qoray illah ha u naxaristo 😭 geesi Geri koombe ayu ahaa

    • @mohauniquetech4410
      @mohauniquetech4410 9 หลายเดือนก่อน

      @@zakariaa.rahman1157 walasha BA I weydise sedi

    • @YuusufHassanAhmed
      @YuusufHassanAhmed 23 วันที่ผ่านมา

      Ok

    • @YuusufHassanAhmed
      @YuusufHassanAhmed 23 วันที่ผ่านมา

      Lakkni waa anti oo odeygii jaale siyaad ahaaa ayey taabaneysaa allayaraxma

  • @ayub24215
    @ayub24215 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waa hees qiiro iyo murug badan 😢😢. Ma ahan hees loo niikiyo mise lagu farxo. Allaha u naxariisto saado 😢.

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 2 ปีที่แล้ว +15

    Walahi hDii ben la sheegaynin koronto barteeda ayee dhigtay heesta m.a fanaaanad antageero 🥰🥰

  • @qaysahmed7454
    @qaysahmed7454 ปีที่แล้ว +1

    ❤ Ma iisku ka haleeyaa ❤

  • @abdiabdul9231
    @abdiabdul9231 ปีที่แล้ว +2

    Koronto Gacan ayaan u taagay. Heesta barteeda ayee dhigtay.

  • @salahahmed6526
    @salahahmed6526 ปีที่แล้ว +3

    Heesta way keentay codna way haysa inantu balse marka aad qaadayso heesahano kale waa inaad dareen gaara muujisa oo ka turjumaya midhaha heesta laakiin inantu way iska qoslaysa oo masraxa ayay la haysata inay Saado cali soo dawato ayay ahayd intaanay heesta soo qaadin

    • @farahiyadauud7488
      @farahiyadauud7488 ปีที่แล้ว +1

      Heesta hablayahow hadmaad guursan doontaan aad beey saado u muujisay allaha unaxariisto

    • @ayub24215
      @ayub24215 4 หลายเดือนก่อน

      Sax

  • @abdirizakliban7541
    @abdirizakliban7541 4 หลายเดือนก่อน

    Gabdha shalmada iyo cabayada madow fanaxda leh ❤❤❤❤❤❤❤ the enegry❤

  • @cabdijaamac9001
    @cabdijaamac9001 ปีที่แล้ว +1

    Koronto onther level

  • @khadramhmed0943
    @khadramhmed0943 5 หลายเดือนก่อน

    Jamuuriyada barakaysan cadawgiina alle ha jabiyo

  • @officialmurtimawelo8999
    @officialmurtimawelo8999 2 ปีที่แล้ว +1

    Sadexda cadow Waa ciiro wayel iyo Yaxye xosh

  • @sabiriincqaadir6064
    @sabiriincqaadir6064 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw❤❤❤❤

  • @daacad5731
    @daacad5731 2 ปีที่แล้ว +1

    Jah koronto🥰

  • @mrqoslaaye5162
    @mrqoslaaye5162 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii ugu horeeye soo booqda heesta ahay 😍

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Azxapey Rapkayga ila eega 💯❤💯❤💯💖💖❤❤m.th-cam.com/video/z1LuQB87q-o/w-d-xo.html

  • @hussainabdullahiadam3750
    @hussainabdullahiadam3750 2 ปีที่แล้ว +1

    🔥🔥🔥🔥

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +3

    🔥🔥🔥

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Azxapey Rapkayga ila eega 💯❤💯❤💯💯❤💖💖❤❤m.th-cam.com/video/z1LuQB87q-o/w-d-xo.html

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal 2 ปีที่แล้ว +4

    Cilmigii wax laga baray ayay tiri waana qalad cilmi li'i wax laga baray ayay ahayd heestu

  • @YuusufHassanAhmed
    @YuusufHassanAhmed 23 วันที่ผ่านมา

    Anti weyaan hestan waxayna taabaneysaa aabe siyaad allayaraxma

  • @badrudiin480
    @badrudiin480 ปีที่แล้ว +1

    Cod macana manshalah

  • @OsmanAteeno
    @OsmanAteeno 6 หลายเดือนก่อน

    Hesti sadax

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭

  • @jimaldiinali7531
    @jimaldiinali7531 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyoo bar wayee

  • @hassanraage9553
    @hassanraage9553 ปีที่แล้ว +2

    Taas waxaa cadeyn kara intuu curad ina dilay ina Ziyaad bare

  • @AhmedG36
    @AhmedG36 7 หลายเดือนก่อน

    Kasoo hadhaynawaa
    Dhulbahante

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 6 หลายเดือนก่อน

    (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @user-rs9lf8ed2i
    @user-rs9lf8ed2i ปีที่แล้ว +1

    𝑊ℎ𝑎𝑡 𝑎 𝑠𝑜𝑛𝑔🥰🥰

  • @user-lf3qn6zb3g
    @user-lf3qn6zb3g 9 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad bare baa lahaaa heesta😂farmnjo manta leh😂hwye hoos kasiiii bay farmnjo kuwadaaaan

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว +1

    Hestan mataageeero

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 ปีที่แล้ว +2

    Woow 73 millions vieuws mashallah well done your voice is sweet hundred pourcent your style as well 💚❤️🤍🌷💜🌸💕👍🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯☪️

  • @malmo4235
    @malmo4235 ปีที่แล้ว +1

    Way kuxaaraty heesta habartan

  • @zuhraabdi1499
    @zuhraabdi1499 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan jacyl maaha 😀

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 ปีที่แล้ว +1

    Sadexda cadow yaa waaye tolow

    • @Abddi-wu8gh
      @Abddi-wu8gh 4 หลายเดือนก่อน

      Qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah iyo mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 iyo Dani dameer....

  • @zuuziqaali1061
    @zuuziqaali1061 2 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mazcuudgaalaerigaryar9653
    @mazcuudgaalaerigaryar9653 ปีที่แล้ว +1

    Sababta hadeer heestan loo soo qaaday yaa iisheegi karo🤔

  • @xabsoahmed4395
    @xabsoahmed4395 2 ปีที่แล้ว

    What means this song

    • @ayuubdahir2269
      @ayuubdahir2269 2 ปีที่แล้ว

      Sarbeeb wyeh syad brre aya lola dnlaha

    • @abdulhakiimibramoha5898
      @abdulhakiimibramoha5898 2 ปีที่แล้ว

      Dowladii kacaanka ee siyaad barre ayaa lagula hadlay sarbeeb waaye

  • @abdisamedmeletar7395
    @abdisamedmeletar7395 2 ปีที่แล้ว +1

    Khadar waqal zhb cawa reply ♥

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Azxapey Rapkayga ila eega 💯❤💯❤❤💖💖❤❤m.th-cam.com/video/z1LuQB87q-o/w-d-xo.html

  • @safiya9170
    @safiya9170 ปีที่แล้ว

    Hestii loo qaadey regimkii siyaad bare umadii gumaadey wa markii usii cararaayey

  • @abdihakimmohamed5894
    @abdihakimmohamed5894 2 ปีที่แล้ว

    Cidii youtube iibilaysa halila so xidhiidho

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 2 ปีที่แล้ว

      Azxapey Rapkayga ila eega 💯❤💯❤❤💖💖❤❤m.th-cam.com/video/z1LuQB87q-o/w-d-xo.html

    • @madarahmed6154
      @madarahmed6154 2 ปีที่แล้ว

      aniga diyar ah

    • @abdihakimmohamed5894
      @abdihakimmohamed5894 2 ปีที่แล้ว

      @@madarahmed6154 maa daa ibinaaya mise waad iibsanaysaa?

  • @cabdifitaaxibraahiim6922
    @cabdifitaaxibraahiim6922 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan joojiya siiyaad barre wuu dhintee hawiyow

    • @sadetravelvlogs
      @sadetravelvlogs ปีที่แล้ว

      Waa nool yahay qalbigoda ayu dhexjiifa wax qabad iyo cuqdad intuba

  • @queennur6336
    @queennur6336 2 ปีที่แล้ว +2

    Hada nahay habar gidir wan dalnay maliba mid kama reebi karno qaranka 😰hawiye ka tashta dadka qarkisa

    • @samiaali173
      @samiaali173 2 ปีที่แล้ว

      Qof nooli ba waaa hadlaaaa habargidir iyo hawiye ba aniga adhi bay noo yihiin xamar na iyagaaaa ka dhigay xero dagaaal sababtoo ah hawiye nin wax bartay kuma jiro hadii ku jiro na waaa wada daahir calosow mahamed hebel diinoos hebel boos markaaa dalka taladiisa daarood baaaa loo gu tala galay hawiye futo madoobe dagaaal maaha e xeelad kale ma hayo 😂😂

    • @hodanabdi174
      @hodanabdi174 2 ปีที่แล้ว

      @@samiaali173
      Hawiye jahilnimo diwanka uma galin raga kabaha ku jiifte aqoon tarada leh wa la yaqan

    • @samiaali173
      @samiaali173 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanabdi174 kuwii buulasha xaarka lo da laga sameeyay dhex fadhiyi jiray hawiye ma ahayn miyaaa

    • @hodanabdi174
      @hodanabdi174 2 ปีที่แล้ว

      @@samiaali173
      Kuwi magacoduba ahaa Daar ood ee guryaha ino dhisi jiray wayo horta

    • @samiaali173
      @samiaali173 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanabdi174 daarood guryo ma dhisaaan waaaa madaxda aaad ku waaalateen oo ilaa hada aaad ku harjadaaan markaaaa caaacda iska daaa eedo

  • @aliadawe3412
    @aliadawe3412 2 ปีที่แล้ว +5

    Ree xamaraw heesta jacayl ma aha waxaa laa qaada madaxweyne siyaad bare Allaha unaxariiste oo markaas mucaarad lagu aha siyad barre dawladiisi waa la dumiya dawladiisa lkn maxaa lagaa dhaxla oon qaxooti gaajo tahriib qarax iyo silic ahayn somaliyeey meshaan annaga is dhigna annakana sideena isku soo celin karne qabyaalada hadaan iska dayano aan u istaagno saan qarankeena ku dhisan lahayn

    • @hodanabdi174
      @hodanabdi174 2 ปีที่แล้ว +1

      Ya jacel u qadayo marka Farmaja lagu garbashayaye

    • @flsanahmed5314
      @flsanahmed5314 2 ปีที่แล้ว

      Sasaa waye

    • @ahmedxuseyn7226
      @ahmedxuseyn7226 2 ปีที่แล้ว

      Beentaa weeye heestaan waa jacayl gabadha qaaday ayaa nin jacayl ooga baxay xanuun badan ayay ka martay
      Marka waxay leedahy saddex cadaw ayaa jiray
      Waa jahliga , gaajada ,iyo jacayl
      Jahli waa la cirib tiray oo cilmi baa la helay
      Gaajo waa la cirib tiray oo beera la tabcaday
      Culimada cudurada baartaay cudurada aan ladabar goyn caashaqa halagu daro
      Waa jacaylkana cudurada halagu daro
      Siyaad bare waxba kama galin neefow

    • @husseindaahir8749
      @husseindaahir8749 ปีที่แล้ว

      @@ahmedxuseyn7226 kkkkkkk wad yar tahay abti markad weynto ayaad heesta fahmi doonta

    • @mohamedabdullahimohamud4177
      @mohamedabdullahimohamud4177 หลายเดือนก่อน

      ​@@hodanabdi174r

  • @sharmakefarah7485
    @sharmakefarah7485 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan farmaajo ayaa loola jeeda , hawiye waa gun , sababta heestan siyaad bare lagu maagayay dib loogu soo qaadayo waa ujeedo fog , haddu macal idinka tegay farmaajo maxa u daba socotaan.

    • @hodanabdi174
      @hodanabdi174 2 ปีที่แล้ว

      Gunta see u dhaqanta ula dhaqana gobtana sido kale asageyn kama oyno

  • @raily6824
    @raily6824 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂somalidu dhib badanaa war farmaajo tag relax😂😂😂

  • @mohammedabdirashiid4768
    @mohammedabdirashiid4768 2 ปีที่แล้ว

    Reer xamaraw heestii wa kufsateen khald badan ba ku jira 😂 rabi yasir ba leenahy wax kle kama qaban karne 🤣

    • @hodanabdi174
      @hodanabdi174 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma adaba kartay qof lagu garbashaya reer xamar uun ba afka ku soo taagte

    • @mohammedabdirashiid4768
      @mohammedabdirashiid4768 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanabdi174 kartay or gartay isku luuqad manihin lknse ya lagu karbadhaya 😂

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 2 ปีที่แล้ว

    Cod xumo iyo folxumo Subxanalah 💔😂😂😂

    • @hodanabdi174
      @hodanabdi174 2 ปีที่แล้ว +4

      Koronta cod qabin saqirada ugu shekey mise heesta ku gubtay😂

  • @IdirisYaasiin
    @IdirisYaasiin 2 ปีที่แล้ว

    Folxumo iyo cod xumo baad isku darsatay

    • @moogeymethey9279
      @moogeymethey9279 2 ปีที่แล้ว +6

      koranta cod xun kama yeelinee wax kle sheeg

    • @hodanabdi174
      @hodanabdi174 2 ปีที่แล้ว

      @@moogeymethey9279
      Koronta cod xun saqiirka xalay dhashay kama yelayo😂