DAANTA GALBEED + QASA.XISBU-LAAH/SIRAAIIL + IRAN/ MIDOWGA YURUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • DAANTA GALBEED + QASA.XISBU-LAAH/SIRAAIIL + IRAN/ MIDOWGA YURUB
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

ความคิดเห็น • 39

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  6 วันที่ผ่านมา +8

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin

    • @PahserMohammad-oc3uc
      @PahserMohammad-oc3uc 6 วันที่ผ่านมา +1

      Barnaamijka waxaan sitoosa ka la socdaa dalka Jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Sarah1from1Palestine
    @Sarah1from1Palestine 6 วันที่ผ่านมา +6

    We are from Palestine 🇵🇸🇵🇸 I ask you to pray for us🎉❤❤

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 6 วันที่ผ่านมา

    Allaahu Akbar

  • @khadiijomaxamedcawaali7789
    @khadiijomaxamedcawaali7789 6 วันที่ผ่านมา +1

    فعلا يحي السنوار بطل من ابطال المقاومة الشرفاء او النتن ووزير دفاعه هم مجرمون حرب نا زيون مكرهون من الله وخلقه

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 6 วันที่ผ่านมา

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @Axmedismacil-p9o
    @Axmedismacil-p9o 6 วันที่ผ่านมา

    Ma soomaali dhakhtar maasi

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 6 วันที่ผ่านมา +1

    alaahu agbar alaahu agbar rabiyow adaa wayn oo waxida ah rabiyow adaa awod badan adaa cilmi iyo cududba leh adaa wax dila waxna nooleya adaa rabiyow badbadin kara shacabka rer falastin rabiyow adaa ka qaban kara shacabkas dulmiga xasuuqa iyo xadgudubka arxanka daran ee kufartu ku hayan shacabka gasa yaa alaah yaa alaah u gurmo gasa guul guul rer falastin insha alaah

  • @AhmedmohaHasan
    @AhmedmohaHasan 6 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid sxb

  • @cirmarmedia713
    @cirmarmedia713 6 วันที่ผ่านมา

    Guuleyso walaalkey

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 6 วันที่ผ่านมา

    Illah haka qabto umada waay dhameyeen

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 6 วันที่ผ่านมา +1

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 6 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow gaalada jibi oo awoodaada wiiq

  • @OMARMOHOMAD-ct7ee
    @OMARMOHOMAD-ct7ee 6 วันที่ผ่านมา

    Bahalaha doqonsanaa hubka yugren eysiyaay yakuhaystaa

  • @JawhirOmar
    @JawhirOmar 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiahmed2606
    @abdiahmed2606 6 วันที่ผ่านมา

    Yhda ALAH dhameyo

  • @MaxamedMaxamedm-j6o
    @MaxamedMaxamedm-j6o 6 วันที่ผ่านมา

    Asc walaal waxaan isleehay dunida Islaamku waxay aamineen inaysan awood lahayn aykaga hortagikaraan cadawgooda

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2t 6 วันที่ผ่านมา

    Maxankuhadla wayahe iqadarda ilahay bakudhacday palastiin

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 6 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 6 วันที่ผ่านมา

    war balaayo badanaa waxay samaynayaan iyo hubkay bixinayan ayadu maxay tahay tiisu ma lama taabtan baa. walee in rer yurub in ay eedayan kibirka ay wadaan way eedi doonaan alaha jabiyo guuldaro rabi ha ku salido qom halaga rer yurub aamin aamin yaa rabi

  • @falisali5624
    @falisali5624 6 วันที่ผ่านมา

    Allah suxana watacalaa ha guuleyo walalaha xaq u Dirir ka ee reer falastin .

  • @FieldingBoyce-l6i
    @FieldingBoyce-l6i 6 วันที่ผ่านมา

    Jackson James Williams Elizabeth Davis Donna

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 6 วันที่ผ่านมา

    UN maa laga kala tago wax faaiido maleh maxaa yeelay dad baa sameystay

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 6 วันที่ผ่านมา

    Ala reer galbedku caqlidaranaa caalamka kamaxishonayaan miyaa waayo iyagu mabixiyaan miyaa hubka lagu gumagayo shacabka reer falastiin yaakamaqlaya rushba yugren kugumaadaya hubkas guul falastiin insha alaah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 6 วันที่ผ่านมา +1

    CUNQABATENKA IRAN LA SAARAY, WAA YEY KA AAR GUDANIN ISRA'IL, RUUSHKA WA MAR MARSIYA BEEN AH.

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 6 วันที่ผ่านมา

    M.h wn ku slaamay

  • @OMARMOHOMAD-ct7ee
    @OMARMOHOMAD-ct7ee 6 วันที่ผ่านมา

    Dilaaga maxad madaxiisa uqarisen

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 6 วันที่ผ่านมา

    😃😃🤣🤣😃🤣😂😂😂

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 6 วันที่ผ่านมา

    ASC MOWLIID India WAX WALBA KA filo horay Waxaan u soogaaray duuliyayaashaa diyaaraharada indin OO LAGU SOO bandhigay qaar kamid ah oo shahaadooyin bailouts LAGU SOO maxkamadeeyay

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 6 วันที่ผ่านมา

    Xata hadi ay hub siso iran rushka dhib malaha

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 6 วันที่ผ่านมา

    Josepf porel muxu uqa hadlilayahey tey huub key udiriyane israel ee laqu xasuuqio reer gaza

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox 6 วันที่ผ่านมา

    😂😂 nato usa hubka yuhuda iyo ukrene waa sharci lakin😂😅 Iran 🇮🇷 hubak Russia 🇷🇺 la
    Sinayo waa dabi

  • @wiiloaden506
    @wiiloaden506 6 วันที่ผ่านมา

    Yahuud godka hakuu ka helay maydadii yahuuda muxuu video uga soo duubi waayay iyagoo goda jiifo been loow dheh.

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 6 วันที่ผ่านมา

    kufarkan afja weyn inte dhahney xagad ku aragtey melatari diwlad sharci leh o intey raga qafashan xamsiyada ku kufsanaya wa naga jooji gumeystaha argagixisada ma aha dowlad melatarina malaha??? waxu umahad celineyna ilah kasokow tv horufadhi wali afkisa kama maqal waxan aheyn gumeystaha argagixisada meleysiyada natayahu iwm

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad 6 วันที่ผ่านมา

    Xaysiiska kenya guryo ka iibsashada ka saara dal shishieeya. Somalidu yaanay ku bixin maalkooda dalkoda intaa xorta ah meshay doonan ha ka dhistaay sidii shalay loo boobay baa loo boobi

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 6 วันที่ผ่านมา

    Beenaa layaal weeye israel alle haqabto shacabkan falastiin hadaanu sidegdega alle wax ugu qaban ducadana naga qabalin waa hadii islaani mada aaney waxba ka jirin sidani si mahaa 76 years gaw daas uun lagu hayo hadii wax iabada li waayaan waa hadii alle u abuurey israel diinta islaamku natahay mid male awaala allena waxka maqaban karo bini aadana wax kama qaban karo madhici karto islaam baqay allena qaban maayo gardaradan mataas baan qoraa 30 cisho dan be hadii xaladu sidan ku socoto alle garabka israel buu jiraa falastin iyo islaam na waa waxan macno lahayn 9:03

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 6 วันที่ผ่านมา

    Allaahu Akbar