Nin Dhalinyaro ah oo Qolkiisa ku dhintay iyo Dembi Baadhihii Maskaxda badnaa oo si la yaab leh u baa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 75

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal 4 ปีที่แล้ว +7

    Guuleyso Ustaad Mubaarik Aar Xaqiiqatan Aadbaan Uga Helaa Barnamijyada aad halkan nagula wadaagto

  • @Mukhtarxaaji44Mukho
    @Mukhtarxaaji44Mukho ปีที่แล้ว +1

    Lkn macalin waxaanan fahmin dhiigii iyo wixii la maydhay xagay ku danbeeyeen

  • @dallabmohamed3933
    @dallabmohamed3933 4 ปีที่แล้ว +16

    Tonight Waan joojin wax waliba oo ku saabsan Balwad waa igu walahi ✍️

    • @Weber6656
      @Weber6656 3 ปีที่แล้ว

      2 months later ma jojizy mize wad wadaa zhp

    • @mguraytv6732
      @mguraytv6732 3 ปีที่แล้ว

      4 months 😅

    • @yahyeidiris1506
      @yahyeidiris1506 3 ปีที่แล้ว

      @@mguraytv6732 10 months later

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 3 ปีที่แล้ว

      @@yahyeidiris1506 maxaad udabagalaysaa dadka dambiyadooda. Addigu taada eeg qofkale tiisa iskadhaaf.

  • @flavian457
    @flavian457 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad walhi wanku xeranahay barnaamijkaga mashalha

  • @mohamedahmedabdullahi5954
    @mohamedahmedabdullahi5954 4 ปีที่แล้ว +3

    بارك الله فيك وأحسن الله إليك ماشاء الله كلامك صحيح

  • @mufakircabdisalaan8950
    @mufakircabdisalaan8950 4 ปีที่แล้ว +1

    Macallin guuleyso mahadsanid Alle haku sharfo

  • @ismailhawd1544
    @ismailhawd1544 4 ปีที่แล้ว +5

    Inta macalinka u xiistay sidayda ismuujiya 💪🏾

  • @hassanabdullahiahmed2609
    @hassanabdullahiahmed2609 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad mubaarak, aad baad umaahsantahay. mukhaadaraadku waa dhibaato haysato dhalinyara somaliyeed, manalahan dad'uxilsaaran oo waxkaqabto.

  • @mansamusa5923
    @mansamusa5923 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay macalin shukran

  • @dr.bashaarhedgi3493
    @dr.bashaarhedgi3493 4 ปีที่แล้ว

    Maamuusnid Ustaad Mubaarak Aar run ahaantii aad baan uga helaa barnaamijyadaada

  • @samodooncali
    @samodooncali 3 ปีที่แล้ว +1

    Excellent investigation! Aad baad ugu mahadsantahay macallin macluumaadka aad nala wadaagtay. Dhab ahaantii, muuqaalkan cilmi badan baa ku jira.

  • @kayseofficiall9342
    @kayseofficiall9342 3 ปีที่แล้ว

    Macalin qli ilahay haku sharfo cimrikana haku dhereyo

  • @kaltuunali7597
    @kaltuunali7597 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaaadiii shukran

  • @abdirahmanmohamedcarab2181
    @abdirahmanmohamedcarab2181 4 ปีที่แล้ว

    Maclin casharka barista waan kaheley

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 10 หลายเดือนก่อน

    Alxm ilaahay waa iga badbaadiyay balwadaha kala duwan

  • @queenema216
    @queenema216 3 ปีที่แล้ว

    maasha allaah waxyaabo badan aakaa faaiiday

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp diri dhaba somaligalbed

  • @hassankamiinmire9845
    @hassankamiinmire9845 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a waa muhiim faldanbiyeedyada sida loobaaro inaad barato ama wax Ka ogaato.
    Mahadsanid macallin

  • @hadalkudhiigle1671
    @hadalkudhiigle1671 4 ปีที่แล้ว

    Mcalin ilaahy haku xafido waxbdan baan kaa fiiday m.a horay usoco wmhdsanthy

  • @cqanioomaar4489
    @cqanioomaar4489 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah Noo soo Badi macalin

  • @mahamedbaashe5783
    @mahamedbaashe5783 4 ปีที่แล้ว

    Guulayso macalin wd mahadsanty

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 4 ปีที่แล้ว +1

    jisoo yinka iyo kiisaska denbi baadhistu waa kuwo dadku aad uxiisaynyaan inoo soo badai macalin

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 4 ปีที่แล้ว

    ALLAHA KAAGA ABAAL MARIYO ABAAL WANAAGSAN.
    AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY MACALIN.

  • @عاشقةالقران-ر5ت
    @عاشقةالقران-ر5ت 3 ปีที่แล้ว

    Xasbunallaah wanicmal wakiil laaxawla walaaquwata illaa billaah

  • @Lacaso333
    @Lacaso333 4 ปีที่แล้ว

    Wll sheekooyinkan halkaykadhacaan noosooraaci barnaamijka iyo dadku wadankay yihiin Tnx

  • @stepstojannah
    @stepstojannah 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalayaal I soo booqda channelkeyga waa channel Quran iyo tafsiir iyo ducoyin si gudbi kheerka si qofkii dhageysta kheerka ajar ugu heshid jazakalaahu kheer

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 4 ปีที่แล้ว

    shukran ustaad

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin guuleyzo

  • @awoyasinibrahim9692
    @awoyasinibrahim9692 4 ปีที่แล้ว +7

    Qofkii 14 aad ahay wlhy fadlan like ta dhac ku sii

  • @lulaliadam83
    @lulaliadam83 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi macalinkan wan ka helaa sheekooyinliisa

  • @kaysebaashe
    @kaysebaashe 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku salamay Maclin 1 wanki Ayaan ahee

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay macalin

  • @ladanabdi5678
    @ladanabdi5678 4 ปีที่แล้ว

    Thnks ustaad

  • @abdikadirducaale7779
    @abdikadirducaale7779 4 ปีที่แล้ว +1

    Soo dhawoow macalin

  • @abdulwelidaud6584
    @abdulwelidaud6584 4 ปีที่แล้ว

    #Ustaad Maashalah Calayk

  • @kahiyechannel8580
    @kahiyechannel8580 4 ปีที่แล้ว +4

    Ma jceshahay Nabi Muxamed Scw iyo Alle weyne swt Fadlan hadi jwbtu haa tahay iyaga dartood subscripe noogu saar channelka mhadsanid. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @safiyayaasin7529
    @safiyayaasin7529 4 ปีที่แล้ว +2

    Somalidu inta badan wax bilaa faido yey dawadan sharegaya somaliyey si umadan wanaga kadheeratay si ay bal uga faidaystan macalinka faida gudbinaya

  • @omaree9736
    @omaree9736 3 ปีที่แล้ว

    Macalin ❤

  • @Runtahaygunicin
    @Runtahaygunicin 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahy

  • @farooleururabdi69
    @farooleururabdi69 3 ปีที่แล้ว

    Ok maryaha dhiiga lahana e xamamka Laga helay yalahaa kkkk tás wan kashakiyay aniga

  • @SKY........63
    @SKY........63 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalinka
    and his channel is the best life tutorial🙏🧨🧨 you always give us dhirogalin

  • @abdijabaarabdullahi9563
    @abdijabaarabdullahi9563 4 ปีที่แล้ว

    Macalin aniga caawa kaliya ka dawaday 2 video oo ah kan labaad kan hada aan commentga ka so bixiyey iyo kan zaki oo xaqiisa helay oo 100kna la abaalmariyey
    Macalin aniga shaqsiyan nolosheyda cidna ma xadin mana isku dayin mana isku dayi doono i.a tacalaa❤❤❤

  • @cuulocabdi736
    @cuulocabdi736 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah macalin

  • @Ayuushmohameth876
    @Ayuushmohameth876 4 ปีที่แล้ว

    Macalin aad baad umahadsan tahay

  • @chaneelkaqisoyinka7337
    @chaneelkaqisoyinka7337 4 ปีที่แล้ว

    ManshALLAH channel war tar leh

  • @sharmarkejamac18
    @sharmarkejamac18 3 ปีที่แล้ว

    Somalia markiiba qofka xabaasha lagula ordaa iyadan la hubin waxuu u dhintay lkn addunka waxaas kama jirto

  • @nimcakitchen6903
    @nimcakitchen6903 4 ปีที่แล้ว +1

    Isoo boqda asxabey subscribe isaar alle qeyr haidin siiyo

  • @sakariyeaadan9389
    @sakariyeaadan9389 2 ปีที่แล้ว

    Maradii dhiiga lahayd meeday macalin

  • @cadnaanherrera9603
    @cadnaanherrera9603 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad bad u mahadsantahay sidaad wax wax bdan noogu faaidaysay wan kaa codsan lahaa inad Taxane nooga dhigto qisooyin ka danbi baadhista ah wyo maskaxda ayay furfuraan

  • @mohamedengland8187
    @mohamedengland8187 4 ปีที่แล้ว

    Waa sax lakin somaliya police waa tugo waxna ma.baraan

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 4 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa

  • @mohamedabdirahman5977
    @mohamedabdirahman5977 4 ปีที่แล้ว

    dhiigu muxuu ahaa iyo dharka dhiiga leh

  • @m.xujaalemuqtar8896
    @m.xujaalemuqtar8896 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wll

  • @mufakircabdisalaan8950
    @mufakircabdisalaan8950 4 ปีที่แล้ว +1

    Suaal? Kaafuurku waa maxay

    • @هُدوءالمَكتبة
      @هُدوءالمَكتبة 3 ปีที่แล้ว +1

      Kaafuurka waa geed caraf badan OO aad u udga meedkana waa la mariyaa ,
      quraankaa la gu sheegay Ahlu janaha cabitaankooda ayuu ku jiraa .

  • @abshirsalaad7602
    @abshirsalaad7602 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa uu muuqdo go anka laqadanayo inuu ubahanay dulqaad

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan rabbaa in la iisheego waxay igu qabsatay in aan sharci u waayo xoolahayga aan iibsaday oo aan sharciyeystay oo haddana aan lagu qabsatay in aan ka bixiyo laaluush.

  • @maamgboodh350
    @maamgboodh350 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid macalin 😓

  • @fino5724
    @fino5724 4 ปีที่แล้ว +1

    Cadaalada yaan ilameerayso lagu samayn

  • @naimo133
    @naimo133 4 ปีที่แล้ว

    Kaafuur maxaa waaye

  • @abdisalaamabubakar8309
    @abdisalaamabubakar8309 4 ปีที่แล้ว +1

    Meher Wacan
    👇👇👇👇👇
    th-cam.com/video/pYDq0py3TO4/w-d-xo.html

  • @worlkyoutube8256
    @worlkyoutube8256 3 ปีที่แล้ว

    walahi sheekadan wa been , wa sheekho uu iska aburtay wayo muu macnayn dhiiga dharka maydka laga heelay marka sheekadan wan been ninkana walahi wa beenaley weyn kkkkkkkkkkkkk

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @nuurabdibare827
    @nuurabdibare827 4 ปีที่แล้ว +2

    48 second Baan Ku so GAARAY vddogan Like saar

  • @barashochannal3602
    @barashochannal3602 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan subscribe iisaara wllll

  • @faadumobilal3963
    @faadumobilal3963 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Alaah walaalo jzq aan ducee no

  • @muniiraxasan9590
    @muniiraxasan9590 4 ปีที่แล้ว

    Meher Wacan
    👇👇👇👇👇
    th-cam.com/video/pYDq0py3TO4/w-d-xo.html