daawo prof samatar oo ceebeyay waddani, xirirka somaliya kala dhaxeyay, mw muuse lagu aamini kara sl

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 8

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waa cadaan xisbiga wadani wariiisa Somalia ee dadka ayaa aan waxba rikoodhgarayn

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa Radisson Blu magaca hoteelka uu ku jiray

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa in aan gacanta ku hayno cida dalka wax u dhimaysa oo aynu joojino dhamaan safarada ka imanaya wadamada aanu u aragno inay khatar ku yihiin dalka.

  • @medabdi6912
    @medabdi6912 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waar cidwaliba way ogtahay inuu tagay Addis Ababa uu kula shiray oo uu jabuuti tagay uu kula soo shiray madaxda jibuuti, imikana wuxu tagayaa kenya oo uu kula shirayo madaxda somaaliya, waa maxay caddayntaad doonayso ee kale? Xagjir ha noqone mustaqbalka dalka wanaag miyaanad la doonayn? soo jeed saaxiib ha seexanne.

  • @CabdiQaadir-bg7no
    @CabdiQaadir-bg7no 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale beenaale dhalay

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    maxaa cidina u tilmaami la'dahay kuwa sabab u ah in cadawgu gacan ku leeyahay dalkeena?? waxaa jira laba qof oo intaas oo dhan abuuray

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂