Barnaamija Suaalaha 3 march 2016

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • nagala soo xidhiidh:
    cabdimaalig3@hotmail.com
    cabdimaalig@gmail.com
    sindibaad,
    +252634431955 ama +252659300984
    twitter: abdilmaalik
    Skype:abdilmaalik
    facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon

ความคิดเห็น • 75

  • @mohamedmohamoud3540
    @mohamedmohamoud3540 8 ปีที่แล้ว +4

    waallaahi waa layaabanahay dadka islaam sheegayana ee aan waxba kagarnayan taariikhda islaam ,
    allow noo gargaar
    abdimaalik waa nin jecel diinta iyo dheqanka maan shaa allaah.

  • @wtfmoments3886
    @wtfmoments3886 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha alh cabdimaalik wadani xalaal ah

  • @koosduale8475
    @koosduale8475 8 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk I love this program cabdimaalig thanks walaalo please mar kasta soo gali

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว

    Inaad inta ka dhiman siisay ahayd cali

  • @ismaiilsomalialjazeeranewt3836
    @ismaiilsomalialjazeeranewt3836 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah walal mcn cabdi maalik muse coldoon Allaha kuxa fido

  • @muxuyadiinyuusuf6335
    @muxuyadiinyuusuf6335 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks cldn

  • @umusihams4366
    @umusihams4366 8 ปีที่แล้ว

    ilahay hannoo badiyo wiilkan oo kale halgan kaaga wad ban ku lee yahay Axmad gurey Allaha u naxariistee shaqsi ayuu ahaa qofkii dadalana wuu xorreyn karaa dalka

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 5 ปีที่แล้ว

    Wali Waan daawanayaa 2019

  • @nasridhogor4333
    @nasridhogor4333 8 ปีที่แล้ว +1

    manshaa allh gulayso cabdimaalig

  • @abdiaziz.2326
    @abdiaziz.2326 8 ปีที่แล้ว

    Ahmed gurey wiilka jawaabay waa wiil aad u soo jeedo hambalyo fasalkeygii 7-8 Ayaan ku soo dhigtay tariikhad reer burco way ilaaweed keliya waxay ka hayaan snm markaa waa in dib lagu noqodaa tariikhaddeeni wacadeydad iyo halyeeyadii umadkastab taariikha bay leedahay oo laga waydiiyaa amba umad dhan oo tariikhadee ka shekeneysa ayaan la dhigtaa imika Sweden sida sida syriyaan Afghanistan ciraaqin .. anigun markaa.baa la i weydiiya taariikhad umad soomaaliyeed.waxa ka sheega anigoo soo koobay tariikhadeen sida halyadii umad somaaliyeed Ahmed gurey saydi maxamed c/laahi xasan siyaad bare iyo abwaanad tima cade ..hal saac Ayaan ka soo jeediyey maalinta suaasha la i waydiiyay ayaa ka mid ahayd American maxaad ka sheegeen markuu soo galay soomaaliya cashar baan siineya mnta mooyaan lkn halyaydii umad soomaaliya wali way joogaan waxan.balsanyhy fasax kadib waa inaa keenaa casharkii loo dhigay americanka iyo siyaadika tariikhadii oo gaaban insha allah markaa barmaajika waan ku xidhanyhy taariikhad in la xafido way fcnthy cabdimaali taariikhad noo sidii wada waliba barmaaji Ayaan kaa.sugayaa anigu isma faaninayo waxan rajeenayaa soomaali oo guul u hoyo insha allah asc

  • @abdishakuurcali7348
    @abdishakuurcali7348 8 ปีที่แล้ว +2

    waa tariq in labarto muhiim ay tahay

  • @wtfmoments3886
    @wtfmoments3886 7 ปีที่แล้ว

    bare waan u hambalyeeynayaa

  • @robloxhentai442
    @robloxhentai442 7 ปีที่แล้ว

    macalin cabdi rashid ayan salamaya oo halka iga muuqda

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 8 ปีที่แล้ว

    mashaallah good barnaamij mahadsanid akheh

  • @enjoywhoyouarre4029
    @enjoywhoyouarre4029 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay how gargaaro somali garoon wado dhexmarto xagad kuaragteen

  • @maysaabdi
    @maysaabdi 8 ปีที่แล้ว +1

    cabdimaalik sxb isu badnow xabashidu iyaga madaxa naga heysta i hate ethiopia xabashidu dalkeena in laga saaro waaye somaliland ma saas baan rabna inaan dal kunoqono i miss burco my home cabdalla nuuuri waa iskuulka waxbarashada ku bilaaabay

  • @hodahossen2521
    @hodahossen2521 8 ปีที่แล้ว

    Waa wajib in laa barto dinta iyo wuxi illahay inaafaray codon illahay haka jizai matiyo wayaga

  • @yusuffuad5570
    @yusuffuad5570 8 ปีที่แล้ว

    Maxamed cabdi macaane walalkay alle haku xafido laaakin SU .aashan waaad gashay hhhh bror

  • @xyman
    @xyman 8 ปีที่แล้ว

    Runti oo xaaqiiqa wiilka yar baa keeney jawabti saxda aheyd 11:59

  • @mustafaikar8434
    @mustafaikar8434 8 ปีที่แล้ว

    2015 kulahaa aduun meel lamarayo waxba kama oga waa funy

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 8 ปีที่แล้ว

    Somalidu waa qosol walahi. Lakin aniga cidba ima weydiin wax su aal ah.

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf3776 8 ปีที่แล้ว

    halkaa aan idiin yara saxee waxa la odhan jiray axmed guray ibraahin qaasaali walahi tariikhdiisa ninkaasi waa lama taabtaan lkn somalidu taariikhdooda mataqaano wiilkan yari xataa si su aasha ugama jawaabin lkn nasiib ayu ulaahaa axmed guray ibraahin qaasaali

  • @fathifarey5456
    @fathifarey5456 8 ปีที่แล้ว

    mid kadhahay ikudaran halaya masajitka jukay hada wailabay qosol waayr Walahi

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 7 ปีที่แล้ว

    those people are funny walaahi 😂😂😂😂😂😂 it show

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 6 ปีที่แล้ว +1

    26:13

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa la odhan jiray axmed ibraahim qasaali oo ku magac dheeraa axmed guray wuxuu noolaa qarnigii 15 aad wuxuu dhashay 1503 wuxuuna dhintay 1543

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 6 ปีที่แล้ว

    Odagoo waxa iigu daraa 2015 an ku jiraa kulahaa

  • @SomaliNewMusic
    @SomaliNewMusic 8 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed Gurey wuxu noola qarnigii 15aad, mabuu soo gaadhin qarnigi 16aad halkaa soo hubsada

    • @whootoo1117
      @whootoo1117 8 ปีที่แล้ว

      +SomaliNewMusic Tusaaale 1990kii waxa loo yaqaanaa qarnigii labaatanaand 2001dii iyo wixii ka danbeyeyna qarniga 21aad. Sidaa darteed 1500kii- 1599kii waxa loo yaqaan qarnigii 16aad. Hala yaabin adna waad saxsantahay isna waa saxsanyaha, laakiin waa qarniga socda maaha ka dhamaaday ka laxisaabiyaa.

    • @baalebb7371
      @baalebb7371 8 ปีที่แล้ว

      sxb ma taqana sida xisabta lo dhigo 1506-1543 wxa la yidha qarnigi 16 sababta kentay wa tarikhdu wxay ka bilabmaty 0-100-2016 wa qarniga 21

  • @qarandoonmedia829
    @qarandoonmedia829 4 ปีที่แล้ว

    Ninkaan dukaanga gadaya soo maroojiye maahaan? Kkk

  • @maryanomar4126
    @maryanomar4126 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkk cadi ma ahan

  • @robloxhentai442
    @robloxhentai442 7 ปีที่แล้ว

    aniga mxmed suxul ba igu qosol bdn kulahaa ma 2016 baa a hhhhhhhhhhh

  • @hannadhalyeey7048
    @hannadhalyeey7048 8 ปีที่แล้ว

    kulahaa snm buu ka tirsanaa imaamku waxuu ahaa adeerkay waxuu ahaa iimaamkii saldanadii cadal 1527 allaha unaxariisto

  • @hassanmohamedabdi1244
    @hassanmohamedabdi1244 8 ปีที่แล้ว +1

    Sxpbadaa markii lacagta loodhiibay gasbeey siiyeen hoosbey kabaxsadeen inlaga qaadayo cml kkkkkkk

  • @kananhashi8078
    @kananhashi8078 7 ปีที่แล้ว

    sxb reer waqooyiga funny waayo waa inaan ragaa burco lakin waxaan kabaqaa inaan isfahmiwayno

  • @m.dhaayedhiif8024
    @m.dhaayedhiif8024 5 ปีที่แล้ว

    Snmtii kulaha Somaliland wlyaal nga dhaaaf riwyada

  • @sadomohamoud6917
    @sadomohamoud6917 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk i like that

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk reer burco waa dadka ugu majaa jilada badan wuxuu yidhi wiilkii wuxuu ahaa mujaahid snm axmed guray kkkkkkkkkk

  • @bintumohamed5789
    @bintumohamed5789 8 ปีที่แล้ว

    alla kuwan diinta halabaro kulaha ingiris iyo carabi an isticmalna wa dad dhaqankodi katay maxay fahmayan calam kale ayeba lahestan

  • @barkhadmaxamed8628
    @barkhadmaxamed8628 7 ปีที่แล้ว

    Axmed guray Somaliba ma ahayn nin carbeed buu ahaa
    Ciidanka u dagaalama ayaa Somali u badnaa Imaam Axmed Ibraahim Al qaasi baa la odhan jiray wuxuu noolaa intii u dhaxaysay 1506-1543

    • @bulcad444
      @bulcad444 7 ปีที่แล้ว

      Barkhad Maxamed sooyaalka Soomaalida ha khalkhalin. Inta la og yahay Axmed Gurey waxa uu ahaa Soomaali dhallad ah.

  • @bisharoshariff8528
    @bisharoshariff8528 7 ปีที่แล้ว

    dadkan maka ciyaarbaa mise waa kadhab diinta ma sidan bay ka yihiin

  • @ismaiilsomalialjazeeranewt3836
    @ismaiilsomalialjazeeranewt3836 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkk at garan maayo maxeey kudhacdy geel jir baaan ahay

  • @amirajamac970
    @amirajamac970 8 ปีที่แล้ว

    kkkkķkkkkkkkk
    kkkkķkkkkkkkk
    walahay waxbaa siya dadkeni maxaa helay subxaanallaah

  • @guutaale
    @guutaale 8 ปีที่แล้ว

    Eeygu ma daahiro

  • @mazudozil4423
    @mazudozil4423 8 ปีที่แล้ว

    Cabdi malik indr runtii wxd thy non qaaliya qof caqli u saxiiba sxb waxan aahay non dhakhtara gar ahan afka ah waxn ad u xiiseya barnamijyadadaa suualaha sida imisa ilkood ayu dadku leyihiin kkk hadad wax luqsi ah ama hal xidhaale ah u baahatid oo afkaa ama ilkaha ila soon xidhiidh 0634320574 midakale tarrikhda axmed guray siday buugta lagu qoray waxay ahayd 1507_1543

  • @iskufilandumar9940
    @iskufilandumar9940 8 ปีที่แล้ว

    kkkkk dadkan waa qosol miiran

  • @salauddin3778
    @salauddin3778 8 ปีที่แล้ว

    majaajilaystashaaya waa qosol kkkkkkkkkkk

  • @qrupjoseph7300
    @qrupjoseph7300 7 ปีที่แล้ว

    Ahmedgurey baa la waydiiyay, bal wuxuu kujawaabay maqla. "SNM buu katirsanaa" Kkkkkk taariiqdiisa oo dhan SNM bay kaso bilaabataa!

  • @zakp8687
    @zakp8687 7 ปีที่แล้ว +2

    Isaaqs look very much like Bantus judging by this video

  • @fardowsacismanninkawarkaka7134
    @fardowsacismanninkawarkaka7134 6 ปีที่แล้ว

    kkk waa yaba j

  • @raabiixmiiniyaarasaaqu6718
    @raabiixmiiniyaarasaaqu6718 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkk cabdimlik ad baan ini salmey adiga iyo asxabtadba abwankn ad baan ku qosley wale kkkkkkkkkkkk

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkk dad quudul daruur ku mushquulsan ayuu taariikh ku wareerinayaa.

  • @kaysesaleman7713
    @kaysesaleman7713 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @mohamedkariim6713
    @mohamedkariim6713 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkk xaafada London

  • @helibot7062
    @helibot7062 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkhhhhhhhhhhh dad kan waaba qosol socda

  • @yurubgeenyo8707
    @yurubgeenyo8707 8 ปีที่แล้ว +4

    Wabay Naga Qosliyeen kkkkkkk

  • @zakiadde9872
    @zakiadde9872 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhh 3464waaye kulahaa waaba dad yaaban

  • @omarN
    @omarN 8 ปีที่แล้ว

    Dadkani waxay la gubteen islaamnimadii ka tageen. Qof islaama oo aan taariikhda islaamka garanayn waa ceeb.

    • @qalanjoaadan8820
      @qalanjoaadan8820 8 ปีที่แล้ว

      adi ma taqaan he Qatar ha iska dhigine 😂😂

    • @omarN
      @omarN 8 ปีที่แล้ว

      Hadaanan garanayn maxaan ula yaabay. Mida kale maaha waxani wax la barto waa wax dabiiciya oo qafkii alle ku xidhani qalbigiisa geliyo maaha wax school loo tago.

    • @yusuffuad5570
      @yusuffuad5570 8 ปีที่แล้ว

      +omarN haye adiga sheeeeg inta aya tahay taariikhdu?

  • @bynima6273
    @bynima6273 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkk hhhhhhhh

  • @xaajixaaji6941
    @xaajixaaji6941 8 ปีที่แล้ว

    wlaahay dadku sida ay jaahil u yihiin waa cajiib. dhinackaasta.

  • @youloveme9555
    @youloveme9555 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkk

  • @somalireader6743
    @somalireader6743 6 ปีที่แล้ว

    10:29 hahahahahaha

  • @youloveme9555
    @youloveme9555 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkk