Gabaygii Xasan Geedi Abtoow Allaha U Naxariistee.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Waa Gabaygii "Soomaalida Nin Xaakimaha Galo amase Xoog Sheegtee Xasan Geediyoo Kale ma dhalan Ayaan Ku Xirayaayee"
    Xasan Geedi Abtoow Aybakar Cali Aadan (AUN) Wuxuu ahaa Nabad-doonkii Magaalada Muqdisho 1888-1926 Wuxuuna halgan adag oo Afka ah la galay Gumeystayaashii Taliyaaniga, ilaa Markii Danbe ay Gumeystayaasha u Ogolaadeen in Maamulka Magaalada Muqdisho iyo Deeganada U dhow dhow ay Isaga Uga Danbeeyaan.
    Wuxuuna ahaa Nin Caqli iyo Xikmad Rabi u dhaliyay.

ความคิดเห็น • 38

  • @TheCarlosdiaz79
    @TheCarlosdiaz79 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid in aad soo gudbisay murti iyo hanti soomaaliyeed iyo in aad i bartay Xassan Geedi. Greetings from Hargeisa.

  • @mireabdi3555
    @mireabdi3555 5 ปีที่แล้ว +19

    Masha alh wlh Waan maqalay xasan geedi abtow waa ninkii talyaniga ay udireen inuu soo xisaabiyo ABGAAL kdbne uu soo gudbiyo xisaabta balse waxuu ukeenay badarka layiraahdo WAANBO kadibne waxuu yiri xisaabti waatanaa ee iga xisaabiya Sidaas kumaqlay taarikhda alaha unaxariiisto waxuu ahaaa nin caqli badan

    • @CabdullahiYanyo
      @CabdullahiYanyo 6 หลายเดือนก่อน

      Cid walbo apgaal cunug ka keen in ladhahay oo dooro ilmo wado jiijiil iiga soqabo dhahyay dooradi ku buuftay talyaaniga mala qaban karo markee dhahen ayuu dhahay apgaal ilmahoda saas waaye waalidkood ayaa kugu boofaa allow ku naxariiso adeer xasan geedi abtow

  • @maxamedaxmed9001
    @maxamedaxmed9001 4 ปีที่แล้ว +7

    Allah una xaristo awowe hasan gedi abtow

  • @gaabwardhere7655
    @gaabwardhere7655 4 ปีที่แล้ว +5

    Xasha lilaah xasan gedi raximahumulahu Raxmatan wasica

  • @dadirfarah5601
    @dadirfarah5601 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha. Allah. Xasan. Geedi. Abtow. Naxariistiii. Jino allah. Kawarabsho. Waxa uuuu. Ahaa. San. Kumaqlay. Nin. Aaaad. U. Aqlibadan..

    • @HajiEasy
      @HajiEasy  5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aamiin

  • @shankaronsharaf8400
    @shankaronsharaf8400 6 ปีที่แล้ว +9

    Allah u naxariisto insha allah awowe xasan geedi abtoow

    • @HajiEasy
      @HajiEasy  6 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Wll

  • @bashiirmacalin2006
    @bashiirmacalin2006 11 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto abkow xasan Geeedi

  • @saladcali242
    @saladcali242 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah abkow xasan geedi iyo abwaanka alle ha u naxariisto

  • @hanadabdullahi1445
    @hanadabdullahi1445 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah u naxaristo abwaan jimcaale dhagatag &xasan geedi abtoow dad is jecel ayee ahayen

  • @falxadxaaji5979
    @falxadxaaji5979 5 ปีที่แล้ว +7

    Saas waaye 9 abgaaal ❤️❤️

  • @betridinmahmoud3049
    @betridinmahmoud3049 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah ilaah U naxariisto Xasan Geedi Abtoow, Nabad-doonkii Magaalada Mogadishu

  • @abdirahmanfarah1629
    @abdirahmanfarah1629 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah
    Illaahay ha u naxariisto

  • @caaliyaquen1878
    @caaliyaquen1878 5 ปีที่แล้ว +5

    masha allah abwaan jimcaale dhegataag amaantiisa badan waa

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 5 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa alaahi taariikhda dadka Muqdisho waa laxaqiray ninkaan wuxuu ahaay nin aaqil ah oo ka difaaci jiray talyaaniga qayaanooyinkiisa

    • @HajiEasy
      @HajiEasy  5 ปีที่แล้ว +2

      Sax Waaye Mahadsanid

  • @abdimohammedabdi3935
    @abdimohammedabdi3935 4 ปีที่แล้ว +5

    Allaha u naxariisto labadaba xasan geedi abtow iyo jimcaale dhagataag.

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 ปีที่แล้ว +3

    Ab #Xasan Geeddi naxariista janno allaha siiyo aamiin.

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 5 ปีที่แล้ว +4

    maasha allaah NB Xasan Geedi Abtoow AUN waa halyeey taariikhdu xustay

  • @SaidaAbdiAbdullahi-vf2vu
    @SaidaAbdiAbdullahi-vf2vu ปีที่แล้ว

    Ina geedi waaa niin aad u waanaagsaan allow ikaa xaafiid baaqoortooyo ina geedii

  • @user-ym5rd6yt1e
    @user-ym5rd6yt1e 7 หลายเดือนก่อน

    Alaahayow u naxaris

  • @abuubakarmohamed8913
    @abuubakarmohamed8913 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah ilaah ha unaxriisto waan maqlay taaariikhdi wanagsaneed

  • @ShukriGaraseey-dk1xp
    @ShukriGaraseey-dk1xp ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @dulmidiiddhagaweeyne7537
    @dulmidiiddhagaweeyne7537 2 ปีที่แล้ว +3

    Abtigeey AUN Xasan Geedi Abtow wuxuu ahaa boqorka xamar iyo xamar daye. Wlhi murusadaha aan ka dhashay reer hooyadeey mcn mataan cabdulle aan ka jecelahay reer diinle- caraale diinle- maxamuud maxamed dheere reer abtigeey

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 ปีที่แล้ว

      Waan abti soo dhawoow murusade waa dad jira oo xigto iyo xigaal aa nahay

  • @sacdiyahassan1159
    @sacdiyahassan1159 4 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin allaha u naxariisto

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 5 ปีที่แล้ว +6

    Ninkan wuxuu diiday inla dhiso kaniisada xamar laga dhisay. Lakin mardambo uu kakeenay dalyaaniga gobolo ka fog Xamar kuwaas oo lahaay kaaba qabiilooyin talyaaniga jeclay

    • @caaliyaquen1878
      @caaliyaquen1878 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah xasan geed abtow abwaan jimcssle dhegataag waa Wada geriyooda allah u naxriisto

  • @faraxsiidow866
    @faraxsiidow866 6 ปีที่แล้ว +2

    xiligui gusiga aan wada jir eheynay janar daud iyo adan cade allaah ha wada na xariistee iyo abwaankaan ee allaah janada fardowso ka warabiye waxaa loo bahan yahay in la dhagiisto si macquul oo ad u fahmi kartid si aad u dareento xurnimada somaliya ee soo martay

  • @abdirahmanfarah1629
    @abdirahmanfarah1629 หลายเดือนก่อน

    Marbaan maqlay in dad soo kaxeeyeen amxaaradii balcad ilaa jowhar

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh gabay miyaa

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 ปีที่แล้ว

    Hassan Geeddi Abtoow, Maxaa geesi nasoo maray....Allah Naxarista janno hasiiyo.

  • @hamdimohamed8093
    @hamdimohamed8093 4 ปีที่แล้ว +1

    Abgaal cusmaan yaa gadaal mari karo

  • @nimcoweydoow2518
    @nimcoweydoow2518 4 ปีที่แล้ว +1

    Mudiluud hiraab dhaha

  • @mohamedabubakar46
    @mohamedabubakar46 4 ปีที่แล้ว

    A