ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Aw jimcaale dhegataag gabay maxaa dhacay maxaan dhibay maxaa dhacanta ley saaray Gabaygii cowsweyne

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มิ.ย. 2021
  • Gabayga cowsweyne Coosweyne jimcaale dhegataag
    Gabaygii coosweyne
    Gabagii coosweyne
    Jimcaale dhegataag
    Aw jimcaale dhegataag
    Ow jimcaale dhegataag
    Abwaan jimcaale dhegataag
    Jimcaale dhega taag
    Gabaygii maxaa dhacay
    Gabay maadaan naga dhaxey oo haldhic kakiya doonaaya
    Ceeldheer siyaad barre
    Coosweyne siyaad bare
    Abwaankii abgaal aw jimcaale
    Abwaankii waceysle jimcaale dhegataag
    Cabdulla raage jimcaale dhegataag
    Gabay abgaal
    Gabay waceysle
    Waceesle gabay
    Gabay hore
    Gabay soomaalidii hore
    Gabay jimcaale dhegataag
    Jimcaale dhega taag

ความคิดเห็น • 18

  • @hanadabdullahi1445
    @hanadabdullahi1445 ปีที่แล้ว +5

    Allah u naxaristo jimcaale dhagatag wll qiimo badan iskuma diri jirin tolka wada jirkisu jeclay

  • @xusein5117
    @xusein5117 ปีที่แล้ว +2

    Waa abwaanadii la xaqiray

  • @abdullahifarah5023
    @abdullahifarah5023 ปีที่แล้ว +1

    Alloow kunaxariiso abwaan jicaala dhahataag

  • @daahirmataan4187
    @daahirmataan4187 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa abwaan la hubo alow kuu naxariiso

  • @alishafti5977
    @alishafti5977 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waa maanso aad u qiimo badan. ❤

  • @sadaqhirsi1772
    @sadaqhirsi1772 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waan ilmeeye

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 2 ปีที่แล้ว +1

    Alow kuu naxariiso dad iskumuusan diri jirine

  • @mahadhassan1002
    @mahadhassan1002 3 ปีที่แล้ว +3

    Cowsweybe dhul daguuro daabweyne

    • @abashayle9104
      @abashayle9104 2 ปีที่แล้ว +3

      Ninka gabayga tirihaayo daguuro ma ahan, gabay kiisaa ayaana lagu qoday asal cosweyne.
      Hada oo ay tahay na daguuro ma degaan waxa uuna hoos tagaa ceeldheer.
      Ee weligaa ma maqashay murusade ceeldheer wax ka sheegaayo?
      Xadka ama kala barka u dhaxeeyo ceelbuur iyo ceeldheer waxa uu wax yar ka sii shisheeyaa cosweyne. Intaas na ku darso.

    • @dulmidiiddhagaweeyne7537
      @dulmidiiddhagaweeyne7537 ปีที่แล้ว +1

      @@abashayle9104 been ayaad sheegtay anaa reer cosweeyne ah ee Alle danbi dhaaf weeydiiso cosweeyne xataa murusade ma wada dagana

    • @shaafijeyte9021
      @shaafijeyte9021 6 หลายเดือนก่อน

      Cowsweyne waa dhul Macalin Dhiblaawe gaar ahaan Eybakargaab, haddaad leedahay maalintey xabbadda ka bilaabatay ayaad joogi laheyd ee kama cararteen, teeda kalena maalintaad soo weerartay ma gubteen ee waad dagi laheyd.
      Dhul ninkii lahaay dab kuma qabto ee waa dhowrtaa waana ilaashadaa.
      Laashin Jimcaale Casir Caynte Caaggane oo Jimcaale Dhagataag ku magac dheeraana waa nin reer Cowsweyne ah ee markaan uu xuquuda deegaanka uu u hadlaayay xageed jirtay ?

  • @daahirmataan4187
    @daahirmataan4187 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @daahirmataan4187
    @daahirmataan4187 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤️

  • @IqroMaxamud-xu6oh
    @IqroMaxamud-xu6oh 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xil gutade meediye

  • @jsjjsjjskskkmsms9589
    @jsjjsjjskskkmsms9589 ปีที่แล้ว +1

    ll

  • @abdulkadirmusemohamed5620
    @abdulkadirmusemohamed5620 2 ปีที่แล้ว +2

    ٦6*