10 Podcast oo nolosheyda badaley | Faca koraya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • 👨🏽‍💻GET Courses - smma.facacusub...
    wa.me/25290561...
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

ความคิดเห็น • 75

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 ปีที่แล้ว +19

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @cali3009
    @cali3009 ปีที่แล้ว +15

    1.kabasho
    2.side hustle school
    3.the branden show
    4.spi : smart passive income
    5.jhon Maxwell leadership podcast
    6.ideas that matter
    7.Kwik brain
    8.entrepreneurs on fire
    9.the school of greatness
    10.the team Ferris show
    11.impact theory .

  • @ibraahimshire243
    @ibraahimshire243 2 ปีที่แล้ว +23

    Asc, ustaad waan kusalamay.Waxaan ka mid ahay ardada course kaada iskadiwaangaliyey.Waxaan aad ogaxumahay anigoo casharada dhageysigooda barashadooda wada ay igu dhamaatay mudadii loogutalagalay course-ka, kadib lacagta aan kumaal gashanlahaa markale ayaan awoodiwaayey.Ustaad waxaan kaa codsanaya inaad courses-ka aad usameyso qaab life-time ah si ay oga faa'ideystaan dadka aan awoodin lacagta bilkasta labixinayo.🙏🙏🙏

  • @shukrimahamud3600
    @shukrimahamud3600 2 ปีที่แล้ว +2

    Nacam hamda Hussein kabasho wax weyn bee iga badashay thank you

  • @sadamabdallacazaam7171
    @sadamabdallacazaam7171 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshaa allah #ustadwarsamebade sharafi kurgaga ha ahato guleyso lawada darodba
    Wx bdn ayd ino faideysa .from s Africa 🌍

  • @ahmedabdikarimyuusufobsiye5471
    @ahmedabdikarimyuusufobsiye5471 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ustaadii

  • @raageshire289
    @raageshire289 2 ปีที่แล้ว +6

    Warsame Bade waan ku salaamay walaal kuna mahadsanid xogtaada qiimaha badan ee aad nala wadaagtay halkaan Podcast ayaan kuugu dari lahaa (Yaqiin podcast) TH-cam kana Yaqiin Institute ayaa ugu qoran waa madal Islaamic ah oo Cajiib ah laguna casuumo dad aad Cajiib u ah

  • @ayanxarago1571
    @ayanxarago1571 2 ปีที่แล้ว +1

    Warsame bade mahadsanid wallkey ❤️❤️❤️🥰🥰🍀

  • @abdisalaanibnuabdillaahi1573
    @abdisalaanibnuabdillaahi1573 2 ปีที่แล้ว

    Thank you warsame walaal sideen ugu Soo biiri karaa saaxada faca koraya

  • @abdiwaliahmed3301
    @abdiwaliahmed3301 2 ปีที่แล้ว

    Waa d mahadsantahay hamda ayaa dhagaystay waan ka Faiday. Haday jiraan nalaa wadaag ku wo culumada islamka Aya soo gudbiyaan

  • @amsproduction9321
    @amsproduction9321 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ustaad

  • @SomaliOnlineMoney
    @SomaliOnlineMoney 2 ปีที่แล้ว

    M alah ustad
    I like the aspect of listening 🎧 Podacsts
    Haka reebin @Spi and ask pat podcast

  • @mohamedmadar8566
    @mohamedmadar8566 2 ปีที่แล้ว

    Warsame bade aad baad u mahadsantahay ustaad .

  • @abdulahimuhyadiin8143
    @abdulahimuhyadiin8143 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad alhakuxafido

  • @sihaamhassan13
    @sihaamhassan13 2 ปีที่แล้ว

    Thank 😊 U teacher

  • @yusufsaeedabdi1304
    @yusufsaeedabdi1304 2 ปีที่แล้ว

    Thank you so much Ustaad Talooyin Qiimo badan

  • @OmarAhmed-vl4cm
    @OmarAhmed-vl4cm 2 ปีที่แล้ว

    Thnks ustaad warsame bade wax badn ayaan ka faiidey markan ku soo birey channel kaga shugran

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin9440 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahadsanid

  • @rahmaibraahim4314
    @rahmaibraahim4314 ปีที่แล้ว

    Thank you 🙏

  • @Entertainmentonight99
    @Entertainmentonight99 5 หลายเดือนก่อน

    Inta aad sheegtayba wax ka wanagsan
    The dairy of ICO

  • @asaddacar9079
    @asaddacar9079 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad ugu mahadsantahay sida quruxda badan oo aad i noola wadaagtay
    Waxaana idiin Raa cinayaa Aniga ☆{FIKRADAHA XALIYE PODCAST }☆

  • @iamapaskavalogsfilm8907
    @iamapaskavalogsfilm8907 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc sxb magaceygu waa A/NAJIIB waxan kamid ahay ardeydaada macalin waxaan rabey inaan online kushaqeysto
    Labtob maheysto wax dhe macalin

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 2 ปีที่แล้ว

    Jasakallah kheir ustaad keep going mahdsnid 💚 💯

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed3468 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid inbdn warsame bade

  • @nabadonbadri1574
    @nabadonbadri1574 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Warsame

  • @SomaliOnlineMoney
    @SomaliOnlineMoney 2 ปีที่แล้ว +1

    John Lee Dumas
    @ entrepreneur on Fire 🔥
    Ninkaan Aya host Gareeyo Wana founder ga podcast ga

  • @ayan-hassan8409
    @ayan-hassan8409 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah Ustad in aad wax dhageysato ama aad wax aqriiso nolshada ayay wax badan ka badalaysa ustad warsame

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 2 ปีที่แล้ว +7

    Warsame walal waad mahadsantahay I am happy to see you growing day by day from every aspect of life

    • @bakarcabdiweli32
      @bakarcabdiweli32 2 ปีที่แล้ว

      9⁹999999⁹⁹ the 99⁹

    • @Supr93
      @Supr93 ปีที่แล้ว

      The 😅

  • @nuuradiinabdirasheid6478
    @nuuradiinabdirasheid6478 2 ปีที่แล้ว +1

    Warsame walal wad mahadsantahy lkn courseska aad bixiso halkeen ka heli kara walal please iso jawaab walal incha allah

  • @maryanmahomett2176
    @maryanmahomett2176 2 ปีที่แล้ว +2

    JasaakumullaH ustaad ❤🙏

  • @mumtazmohamed8068
    @mumtazmohamed8068 2 ปีที่แล้ว +1

    hamda hussein
    iyo team kabsho
    ❤️🥰

  • @aboubakeromar4939
    @aboubakeromar4939 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaada warsame bade lkn side ku fahmayna waa english badan koodu ee wan ku cajisayna wax hadi aadan fahmayn sii kaste oo u qimo badan yahay waxba kama faidaysid marka ustada luqqada bal iyadan wax ka so dheh wan ku salamaya sharaf iyo karamo kor kaga ha ahato

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Mahadsan wllo qli 🧡💛❤😍

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad.

  • @deeqenv4431
    @deeqenv4431 2 ปีที่แล้ว +1

    Xagee laga helaa wll bookakta la dhageysto

  • @Ibrahwarsame
    @Ibrahwarsame 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Walaal

  • @maxamedmuuse9937
    @maxamedmuuse9937 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad sidad luqada barty ddka wdanka iska jooga siday iska dhisaan karaan tip nala soo wadaaag

  • @mativatoinhakes9881
    @mativatoinhakes9881 2 ปีที่แล้ว

    Hore u soco

  • @etmanabas9259
    @etmanabas9259 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku sharfo ustaad

  • @specialhorumarone599
    @specialhorumarone599 2 ปีที่แล้ว

    waxaan ka wadaa courseska lacagta ku qoran dad aan awoodin baa jira ustaat marka buuga naxariista noo fiiri ustaat

  • @specialhorumarone599
    @specialhorumarone599 2 ปีที่แล้ว

    asc ustaat waxaan kasoo salamaayaa muqdisho waxaa lagaaa codsanayaa inaa saan wax ka badashi dadka isku level ma ahan

  • @mohameddayib2244
    @mohameddayib2244 2 ปีที่แล้ว

    Okay thanks y you bor

  • @mustafajiindhe5058
    @mustafajiindhe5058 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadoow aad waxaa ugu soo celcelisaa "Nolosheyda badalay", Noloshaas aad sidaas uga shaleesan tahay iyo baraaraha hada aad kujirtid isbarbardhig maku sameen kartaa.
    Mahadsanid

    • @abdifatahismail6595
      @abdifatahismail6595 2 ปีที่แล้ว +1

      Wan racsanahay noloshan ciilka ku haysay ha nooga waramo

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว +1

    Xamda, ereygaan ka bartey waaa urugo

  • @hamzadjama7006
    @hamzadjama7006 2 ปีที่แล้ว

    From Djibouti 🇩🇯

  • @ismailyg3493
    @ismailyg3493 2 ปีที่แล้ว

    M.A ustaad roĺe model baa notahay thanks

  • @ayuupnuur6383
    @ayuupnuur6383 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @liltamam2907
    @liltamam2907 ปีที่แล้ว

    Audio book selaguhela

  • @bogashomedia4070
    @bogashomedia4070 2 ปีที่แล้ว

    M.a sxp alle haku sharfo mahad sanid

  • @abunucaymz1438
    @abunucaymz1438 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah noosoobadii

  • @abdourahimhassanabsieh8007
    @abdourahimhassanabsieh8007 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantay walal ♥️

  • @nabiilahiis2107
    @nabiilahiis2107 2 ปีที่แล้ว

    Anba waan ku xidhnay walaashay xamda

  • @abdifatahismail6595
    @abdifatahismail6595 2 ปีที่แล้ว

    Anigu noloshan is badashay ayaan ka yabanahay "ninku ma timihii hore uga bubay radcaynayaa",noloshan baas ee u ka soo gudbay maxay ahayd.waxaas mangaabka looga sheekeya

  • @abdirizakmohamed1751
    @abdirizakmohamed1751 2 ปีที่แล้ว

    Asc Ustaad salaan sare

  • @axmedsuuley6036
    @axmedsuuley6036 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaasoo dhan xagee laga helaa sxb sare

  • @bahjaabdinasir3459
    @bahjaabdinasir3459 2 ปีที่แล้ว

    aniga aad ayaan ujaclahay hamda hussein podcasigada ilahay habarakayo

  • @xasanyare7660
    @xasanyare7660 2 ปีที่แล้ว

    Online maka shaqeesan karaa qofaa Englishka aqoon

  • @horseedofficial7042
    @horseedofficial7042 ปีที่แล้ว

    JORDAN PETERSON podcast kiisa haddaadan arag waxba maad arag.

  • @nordinade1457
    @nordinade1457 2 ปีที่แล้ว

    Prdaa adiga vediowgaga 1million views ayu uqalma plse editinka ku dadaal wayo dadka wxy jacel yihiin wx la naash naasho marka eehii eehii

  • @abdurehmaniidle11
    @abdurehmaniidle11 2 ปีที่แล้ว

    aad baad umahadsnathy
    mahad hakaa gaadho

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Tttttttttt age is a Number da iyo fil waa leeyahay dumaaar dhigey aan dumaar tantan ka ahay amaa dumaarnaago iyaaaaaa 5

  • @abdishakuur9201
    @abdishakuur9201 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad warsame wan kusalamay ugu horen allah ku sharfo labada daar sida wanagsan niyad samida leh kugu jirto aad manta walalahada kale oo dhalinyarada ah aad ula jeceshahay in ay noloshoda noqdan dad wax tar leh marwalibana aad ugu tilmamesid wadooyinka guusha ee nolosha iyo safarka quruxda badan aad somartay xaqiiq waxad tusale u tahay dad badan niyad samidas rabbiga kugu manestay ugu mahadceli manta dadka qaar majecelo in safarka nolosha ay somaren dadka walalahoda tusaan u tilmaan dadka guulaha nolosha ka garay muuqalka dhamad kiisa waxad kudhahde dhalinyaroy naftadiina maalgaliya muqalkan waxa dawanaya 1:55 aniga hurdi aan sexday 12:00 ka sokacay ee hurdada iga tagtay ustaad waxan kuleyahay safarkeyga nolosha qeebaha muhiimka aad ka qadato wan kula so wadagi doona hadu alle idmo anigana diyaar u ah in aan ku challenge gareyo i will be ☝️day qofka quruxda bdan ee i muqdo in an naqdo kaas oo ah qof wax tar u leh dadkiisa,dalkiisa,diintisa noloshana ka naqanin dawaade ee wax kuso kordhiyo wan rajena maalin un in falaadan cawa aan halkan ka dhibanayo in dib laso xasusan dona idimka alle waxadna i tahay tusaale wanagsan allah ku barakeyo ustaad labada daar 💯❤🤲

    • @mahamedmohamudyusuf2506
      @mahamedmohamudyusuf2506 ปีที่แล้ว

      AllaH Hakugu guuleeeyo waan Ku sugaynaa
      #AllaH Haku siiyo Muraadkaaga oo Macsilahayn
      #HargaysaSOMALILAND💪🏽

  • @fardowsaabdul4076
    @fardowsaabdul4076 2 ปีที่แล้ว

    English ma naqaano qaarkeen hhh
    Sideen ku fahannaa

  • @etmanabas9259
    @etmanabas9259 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad umahadsantahay ustaad

  • @rpuupr6988
    @rpuupr6988 2 ปีที่แล้ว

    ninkan horta ma nin walan baa mise wa nin lacag doon ah kkkkkkkkkkkkkk malin lacagley bu nogda malina lataliye bu noqda malin a wuxu nogda wariye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk warsame sxb in aad beenale tahay oo waliba rufiyaan tahay anigu wan fahmi kara kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @KOOSAFITUBE
    @KOOSAFITUBE 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal m.a muuqaladaada wan la socdaa m.a wax badan ayaana kaa faiday wa ku mahadsn tahay mida kale walal adoo raali ah waxaan kaala soo hadlay Instgram ka marka fadlan jawaab ayaan kaa sugayaa walal

  • @unknownprovisional8292
    @unknownprovisional8292 2 ปีที่แล้ว

    @hamda Hussien

  • @amiindaahir6977
    @amiindaahir6977 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid saaxiib