7 Buug Oo Noloshayda Badaley.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 219

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi 2 ปีที่แล้ว +56

    Ku mahadsanid ustaad Warsame buugta muhiimka ah ee nala wadaagtay ❤

    • @MohamedOmar-sd7jt
      @MohamedOmar-sd7jt 2 ปีที่แล้ว +1

      Ustaad Mahadsanid

    • @omarbilesharif2446
      @omarbilesharif2446 2 ปีที่แล้ว +2

      ustd mubarak haadi alaha ku barakeyo warsame adga i baray runti dhiri galin iyo cashir aya ka barty
      dadaal halka k wada

    • @honeydahab4376
      @honeydahab4376 2 ปีที่แล้ว +4

      @@warsamebade link audio book ma arko walaal fadlan pin 📌 Ku qabo

    • @honeydahab4376
      @honeydahab4376 2 ปีที่แล้ว +3

      Ustaad adiga waxbadan ayaan kaa faa'iiday

    • @jaambaCade
      @jaambaCade 2 ปีที่แล้ว +3

      @@honeydahab4376 aninga xitaa ma arko

  • @sayd5301
    @sayd5301 2 ปีที่แล้ว +35

    1-THE PRODUCTIVE MUSLIM
    2-ACTION STRATEGIES FOR PERSONAL ACHIEVEMENTS.
    3-EFFORTLESS.
    4-SOMETIMES YOU WIN SOMETIMES YOU LEARN
    5-ACCELERATED LEARNING TECHNIQUES.
    6-THE SCIENCE OF THE INTREPRENEURSHIP.
    7-ATOMIC HABITS.
    USTAAD MAHADSNID WAXBADAN

  • @xafsaabdi2886
    @xafsaabdi2886 2 ปีที่แล้ว +13

    نزلت اول كلمة في القرآن الكريم هي “اقرأ” وهي بالتأكيد رساله من المولى عز وجل عن أهمية التعليم والعلم، لأنها أساس الحياة ونور الطريق وغذاء العقل💯

  • @Aalushhussein-sky1
    @Aalushhussein-sky1 ปีที่แล้ว

    Maashaallah Warsame Bade Allaha kaa ajir siiyo wanaagga aad dadka la jeceshahay, aad baana kuu taageerayaa mahadsanid jazaka Allah khayran

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad Warsame aad baad u mahadsantahay wax badan baad noo faaiidaysay.

  • @sabriadam5194
    @sabriadam5194 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Ustaad Sharaf Korkaga Ha,ahato Muquulkan Wax Badan IGa Caawiyay Course hadii Uu ALLE ii Calfay Alxmdullilaah Hadii Uusan ALLE ii calfin Sabar baa korkeyga Ahaaday .

  • @mohamaedjamac5420
    @mohamaedjamac5420 2 ปีที่แล้ว

    Qof waliba oo dadka Wax ayasan horay uqoon kusoo kordhinya waa usatad illhay haku sharfo hadii labda qof aad doratay waa iga codsi inaa wax kaa fa,idaa rabaa igu dar ustad 🙏

  • @marwanhussein2901
    @marwanhussein2901 ปีที่แล้ว

    Ustad xabibi Allah ha ku sharfo

  • @cabdallalcaadil6278
    @cabdallalcaadil6278 2 ปีที่แล้ว

    Qofka aad jeclanaysid wa in uu ku sifeesanyahy sifooyin wanagsan aniguna waxad ku sifaysantahy tilmamooyin wanagsan oo ku daysho mudan
    أحبك في الله

  • @mahamedabdi5937
    @mahamedabdi5937 2 ปีที่แล้ว

    Allah haku xafido adun iyo akhiro ustad

  • @kalmoytube2514
    @kalmoytube2514 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustad warsame wad mahadsanthy waxan inbadan kuhaminayey inan kamid noqdo ardeyda faca koraya mudo 6 months lkn weli ima suuragelin I hope inan kamid noqdo Insha ALlah kuwa nasib saacido
    Oo ku guuleysta nolosheyda albaabo badan ufura sIDA ADIGA oo kale
    Sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato ustad warsame bade real transformation 🙏

  • @ikraandaahir2078
    @ikraandaahir2078 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahy haku barakeeyo wax badan ayaan kaa faaiidnay

  • @nimcodheeman392
    @nimcodheeman392 2 ปีที่แล้ว +6

    Alle haku sharfo my ustaad Barakow aakhiro iyo aduunba tiro ahaan 10 buug oo aan adiga kaa faaiiday baan iibsaday oo akhriyey meeshii aan joogayna waxaan dhaafay 10 sano in aanan gaadheen waan isku dayayaa inaan abaalkaga in yarna gudo

  • @Nature-ns7us
    @Nature-ns7us 2 ปีที่แล้ว

    I support You pro Warsame Bade

  • @inahirsi7414
    @inahirsi7414 2 ปีที่แล้ว +12

    Kolay Ani Qof Iga Nasiib Daran Maan Arrag Ee Allow Ii Sahal 🤲🏻 Fikradan Inaa Dad Free Cource Lasiiyo Marar Badan Ayaan Ustaadka Talo Ahaan Ugusoo Qoray Ma Garanayo Inaan Noqday Qofka Uu Qoraalkiisa Arkey Ee Ficilkan Ku Dhaliyay ..... Tawakaltu Calalaah 🤲🏻

  • @asmaabdisamed1905
    @asmaabdisamed1905 2 ปีที่แล้ว

    شكرا اخي مهيم جد هذا الموضوع وأرجو أن اكون منهم

  • @omarbilesharif2446
    @omarbilesharif2446 2 ปีที่แล้ว

    asc ustd warsame wa ku mahadsan thy runti adba ii dhiiri galsin adga iyo ustdyada kale
    mubarak hadi
    mohamed omar
    wax bdn ba ka faiday waya aragnimdina
    wan jclan laha ina ka mid dadka nasib u yesha 2da janis hada heli waayana wll kale ka faido dona

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 2 ปีที่แล้ว

    ManshAllah thanks ❤️❤️🥰🥰🥰huno

  • @anisadan1826
    @anisadan1826 2 ปีที่แล้ว

    Faca koraya legend inshalah I wonner be like you

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj 2 ปีที่แล้ว

    Well done Ustd

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin9440 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad mahdsanid soo gudbintaaduna aadbay u fiicantahay Haddaan su,aal ku waydiiyo siddeed Luuqada englishka ku baratay video nooga soo samee laga yaabaa talaabooyinkaasi aad adigu u martay in ay anagana na anfacaan Mahadsanid.

  • @aboubakeromar4939
    @aboubakeromar4939 2 ปีที่แล้ว +1

    Mach allah macalin warsame bade aad ayn ula dhacay buugta audio iyo kuwa kale baa
    Runti kuun iyo kow jeer mahadsnid mida kale malinti dhowday ee sidan oo kale aad hadaiyada uu bixisay inti heshay nasiibkana iu yeelatay hambalyo ban leyahay malinta ma aysan ahyn malintaydii incha allah manta ayaan rajanayaa in aay noqoto malintaydii sharaf iyo karaamo koorkaga ha ahaato warsame bade🙏

  • @cabdullaahiaxmadcawke4177
    @cabdullaahiaxmadcawke4177 2 ปีที่แล้ว +1

    @warsame aad bad u mahadsnthy guul bn ku rajaynayaa.
    Igu caawi buug English fudud ku qoran oo aan akhriska ku bilaabo. Mahadsanid

  • @abdikaafimohamed3035
    @abdikaafimohamed3035 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad muddo dheer baan kugu xirnaa mida kle waan marka inaad Dadka course free commentiga kuu sooo qoro, ani waa soo qoraya isha allah nasiib kaygaa sugaa ustaad .

  • @mustaferoble
    @mustaferoble 2 ปีที่แล้ว

    Iin sha allh mcalin waan ubaahnahay thanks wll kun jeer

  • @abdinazir8466
    @abdinazir8466 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxh illahy ayaa mahad leh ustaad warsame waxa tahy dhiriyaha dhalinta waxaan daremyaa is badal shaqsiyadeed malinkii aan channel_kaga ku xirmay waxaana rajaynayaa inaan meshaas io meel ka sarayso aan gaaro waana garaya i.a thanks ustaan illahy haku xifdiyo

  • @sheikhsakariye1803
    @sheikhsakariye1803 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahey ustaad

  • @nimcanalkhalifa6363
    @nimcanalkhalifa6363 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahadsanid wax bdn baad noo faaidaysay

  • @habibokhalid9679
    @habibokhalid9679 2 ปีที่แล้ว

    Ustad aad baa umahadsanthy san tahay anaga marhore baan qatay coursekan anigoo kala bar maraya buu iga xirmay markki dambena wax lacag ah waa uwaayay coursekana aad bn ugu bahna ilahay waxan karajayna inan kugulaysto insha allah

  • @rahmamohamed1886
    @rahmamohamed1886 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilaahy haku cafido Ustaad xagee ayn buugtan ka helayaa

  • @moussakader9931
    @moussakader9931 2 ปีที่แล้ว

    Thanks you teacher

  • @walalkashacabka
    @walalkashacabka 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ustaad waan ku salaamay adiga iyo bahda jecel hormarka ee halkaan kaaga xiran. Midda kale Waxaan Alle ka baryayaa In uu ii sahlo barashada casharkaan muhiimka ah.. qof walbo oo helo fursadaan waxaan u rajeenayaa guul iyo in uu si wacan uga faaiideesto 🙏

  • @ayanissack9742
    @ayanissack9742 ปีที่แล้ว

    Manshallah ustad

  • @soomane5828
    @soomane5828 2 ปีที่แล้ว

    Waxan rajayna inaan ka midnaqdo labada isha allh ustaad aadban ugu baahanahay, mahdsanid

  • @Mohamedsalaad700
    @Mohamedsalaad700 2 ปีที่แล้ว

    Tnx ustaad Waxa Ahar arday rol modal baa it Ahay
    Horamr wacan

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed3468 2 ปีที่แล้ว

    Manshallh thnk u bro

  • @ziadibrahim4701
    @ziadibrahim4701 2 ปีที่แล้ว

    Thank you Ustaad

  • @cabdallecasio6737
    @cabdallecasio6737 2 ปีที่แล้ว

    Alla yabaarak akhiih
    Guulaystaaba waa bahden Insha allh guul ,

  • @jiilaal7508
    @jiilaal7508 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad Warsame waad mahadsantahay, ani iyo dad badan ayaa videoyadadu hormarıyeen.
    Aad baan ugu baahanahay inan gulestayasha ka mid noqdo idam Alle.

  • @zaki-anwar
    @zaki-anwar 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahad santahy wllo dhirigalintada waxn rajaynaya inaan nasiib u yeesho coursoyinka aad bixinays0

  • @mohamedamiin1304
    @mohamedamiin1304 2 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahdsnthay motivation aad na siiso ustaad waxan rajeyna inaa nasiib u yesho coursooyinka aad free ku bixiso

  • @abdirahmanmohamud8150
    @abdirahmanmohamud8150 2 ปีที่แล้ว

    شكرا 🙏

  • @yahdinadal1829
    @yahdinadal1829 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalimu janiska aad dhalinyaradaada somaaliyed siinisd waxan rajeynaa inaa ka mid noqdo dadkaas inzha allah.

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 2 ปีที่แล้ว

    Marlabad mahadsanid wll

  • @maadbashir9447
    @maadbashir9447 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad Warsame buugta muhiimka ah ee nala wadaagtay

  • @shucaybhusein3910
    @shucaybhusein3910 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadh kherbadan ALLAHA kusiiyo wax badan ayaan kaa faa'iday

  • @THEDTTraders
    @THEDTTraders 2 ปีที่แล้ว

    Waa hoodo iyo nasiib gaar ah in arday laguu noqdaa. Bare la haysta xilliga aan ku jirno iyo shaqsi guulleyste oo cilmiga uu sheegayo uu ka dhalaalayo asigu laftiisa waa mar la' arag. Waxaan rajeynayaa labadaa ruux ee coureskaaga sida bilaashka uga faaideysan doono inaan ka mid noqdo idin Eebbe.
    Mahadsanid.

  • @hamdiabdirahman634
    @hamdiabdirahman634 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayaan ugu baahanahay courseska waxaan rajaynayaa inaan ka mid noqdo 2 da qof ee nasiib u yeelata

  • @mohamuudmohamed756
    @mohamuudmohamed756 2 ปีที่แล้ว +1

    Uzaad warsame aadbad umahadsantahay
    Kooraskaagana aadbaan u rajaynayaa inaan guulaystayaasha ka mid noqdo inzha allah🤲

  • @abdisalan_abib
    @abdisalan_abib 2 ปีที่แล้ว +1

    Shugran walaal

  • @hamzemohamed2284
    @hamzemohamed2284 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaaad waxa taahy qofaaan wax badna ka faaidny marka waaxa noo sarantahay dusha
    Alle ha ku sharfeee waxaaf tahay qofaan is gaara badeecadaha qaar aan isaga mid ka nahay walhi
    Link maan noo soo dhigtid waa ka wyay halkane

  • @sakariyegroubofcompanyburc4454
    @sakariyegroubofcompanyburc4454 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @aminaabdilahiabdi838
    @aminaabdilahiabdi838 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad ugu horeynaad bad u mhdsanthy mr labad maclin alle ajar iyo xasand hka siyo mclin wxn ka codsnya inaa soo dhigto link buugi how we learn

  • @hudiitailwaad78
    @hudiitailwaad78 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah great wll warsame course kga siden ku heli karaa🙏😍

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal hore usoco

  • @maxamedabshir1181
    @maxamedabshir1181 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mudane

  • @mohamedabukar9833
    @mohamedabukar9833 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaadi ❤️👌

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabarakallaah walal mahadsanid

  • @jiijoibrahim147
    @jiijoibrahim147 ปีที่แล้ว

    Guulayso my teacher

  • @cabdulaahixasan1
    @cabdulaahixasan1 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah sxb 12 days kadib wali chance majiraa hada daawaday

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah qeyr

  • @aminaaliyassin3530
    @aminaaliyassin3530 2 ปีที่แล้ว

    ustad mahadsanid 💯👍

  • @ahmednurdhakool7732
    @ahmednurdhakool7732 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp odhiyansi book xagee laga helaa

  • @anababdirizakali6431
    @anababdirizakali6431 ปีที่แล้ว

    Manadsanid ustad

  • @ikraamsaid7941
    @ikraamsaid7941 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid akhi

  • @nimcocawil1608
    @nimcocawil1608 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo in badan baan kula soo xidhiidh ila soo hadal please 🙄🙏🏼

  • @sagalmohamed614
    @sagalmohamed614 2 ปีที่แล้ว

    Ustad ad umahadsan thy waxan rajeyna in an ka mid noqdo course ka i.a

  • @FARXAANDUCO
    @FARXAANDUCO 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad warsame bide waad ku mahadsantahay sida quruxda iyo qiimaha mudan ee aad noola wadaagto waxa na anfacaya midakale ustaad course ka faca koraya si saa Ida ayaan ugu baahanahay hadii alle idmana inaan helo ayaan rajaynayaa mahadsanid mar labaad allow kheyrka dhig

  • @salmanking3993
    @salmanking3993 ปีที่แล้ว

    Buugaagta in badan waan jeclahay inaa aqriyo balse inta badan luuqada hooda ma fahmi

  • @Cadar200
    @Cadar200 2 ปีที่แล้ว

    thanks wll warsame

  • @cabdiraxmaancumaraxmed6610
    @cabdiraxmaancumaraxmed6610 2 ปีที่แล้ว +1

    Warsame wllo aad ban ku salmaya waxan ahay arday somaliyeed cilimiga iyo barshadisana aad u gu jeelan
    Run ahanti waxad tahay mid kamid dadkeena waxtarka aha waxan kamid ahay dhalinta aadka u danaysa business online gar ahaan E commerce aad ban u jeclan lahaa in aan kamid noqdo ardaydaada mana awoodo ee adiga ahaan maxa iga cawin kartaa mase laga yabaa in aan dadkaas nasibka u yeeshay in aan kamid noqdo
    Thanks wll

  • @sacdamahamouth4004
    @sacdamahamouth4004 2 ปีที่แล้ว

    Mahadzanid ustaad
    Waxa aan rajenayaa in aad ka mid noqdo qofka ku guuleystay faca koraye inzha alh

  • @Assowe
    @Assowe 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah aad ayaad ugu mahadsanthy inaad buugta ku anfacdey nala share garayso hada ayaan diyaar u ahay sxb corska na wan is qoraaya insha allah hda

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allaahumma baarik brother

  • @waliidbarre417
    @waliidbarre417 2 ปีที่แล้ว

    ishallah waxan rajeynaya inan kamid noqon doono.

  • @mohamedabdulkadir4436
    @mohamedabdulkadir4436 2 ปีที่แล้ว

    Asc. Ustadii. Aad bad u mahasanthy. Sida jogata ah aad dhaliyara. U dhirigalisid. Waxn rajaynyaah inaan ku gulaystoh insha allh

  • @kulanzametube3550
    @kulanzametube3550 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay wll alle hakaa abaal Mariyo waxbadankaa faa,iday

  • @khaboobe2196
    @khaboobe2196 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad warsame waxaan marar badan fiiriyaa wabsite-ka faca koraaya runtii anigoon gadan garin jacelna inan helo casharada marwaliba waan fiiriyaa website-ka waxaan rijaynaa inaan ka mid noqdo inta nasiibka u yeelata runtii waan jacelahy inan ka faa’iidaysto oo aan noloshayda wax uga badalo insh llh

  • @madruuri8998
    @madruuri8998 2 ปีที่แล้ว +1

    Insha Allah ustaad inaan ka mid noqdaan rajaynayaa. Waadna ku mahadsantahay jaanisyada aad dhalinyarada siinayso.

  • @safiasalah1908
    @safiasalah1908 2 ปีที่แล้ว

    Thnks waxbadan ayaan kaa faaiiday waxan rajaynyaa inan buugtaa ka faaiidaysan doono

  • @abdirizakmohamed1751
    @abdirizakmohamed1751 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad allaha kubarakeeyo

  • @ayan-hassan8409
    @ayan-hassan8409 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah Ustad dhalinyarta wax badan ayad u faideneysa allaah Ku sharfo anigu waxban Ayan ka faiday .

  • @MAHIR8087
    @MAHIR8087 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustad Allah Ha Ku Barakeeyo

  • @ilyaasbashiir594
    @ilyaasbashiir594 2 ปีที่แล้ว

    Faca koraya fikir ahaan iyo dhan walba waa hool wanaagasan iyo course wanaagsan

  • @saidwarsame1170
    @saidwarsame1170 2 ปีที่แล้ว

    Intii aad bilowday in arday ay si bilaash ah course-ka uqaataan, ilaa Instagram ilaa TH-cam, waan ka qayb qaadanayay oo nasiibkaygaan tijaabinayay. Dhawr mar ayaan isku dayay, maanta rajadayda waa in aan kamid noqdo guulaystayaashaas. Waan ogahay in aan kamid noqon dooro, ardayda Faca Koraya.

  • @amirdaker9173
    @amirdaker9173 2 ปีที่แล้ว

    Aad baan ku salaamayaa ustaad runtii abaalkaga ma gudi karo Muuqaalkii hore waan comments gareeyey ilaa haddana rajadayda kama quusan. waxaan rajaynayaa inaan kamid noqdo labada qof ee ku guulaysata fursadan dahabigaa.
    Ustaad aad baad umahadsantah.

  • @saalimmohamed3439
    @saalimmohamed3439 2 ปีที่แล้ว

    akhrisku waxa uu muhiim u yahay maskaxda iyo arwaaxda qofka, waxaan bogaadinayaa dhamaan dhiirigelintaada iyo waxkastoo guushaada ka dambeeyay inaad nala wadaagto si halgankaad dhibta u martey aan marna anaga oo aan dhibtoon.
    mahadsanid ustaad

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah wll Warsame

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah mahadsanid wll wanku mahadcelinaya qaabkawanagsan dhirigalinta wanagsan admarwalba siharla an ah
    Aadban ujeclahay in kamin noqdo ardaydada insha allaah marwalba wandhagaysta chanalkaga runtii dhirigalinta runtii intii ankusobiray chalankaga waxbadan iskabadaly noloshayda dhirigalin bankahela

  • @shukridahir5053
    @shukridahir5053 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ustaad sharafi korkaga ha aahaato sidaa noo dhirigalisid inshallah course inbadan ubahnaa inaa barto inaa nasiib uyeeshaa rajeynayaa

  • @guleidgallery
    @guleidgallery 2 ปีที่แล้ว

    god bless you ustaad

  • @cabdirisaaqmaxamed479
    @cabdirisaaqmaxamed479 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad warsame bade. Waxaan rajaynayaa inaan ku guulayso giveaway ga course ka.

  • @majrelaxation3313
    @majrelaxation3313 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaaloow marka 1aad waad ku mahadsantahay sida waxa faaiidada leh markasta noola wadaagtid , illaahay waxaan ka baryaya in janadiisa ku geeyo.
    Marka 2aad waxaan aad uxiisaya course ka facakoraya laakin nasiibku ima saacadin in gato sababa dhaqaale awgeed , marka waxaan kaa codsanaya in aad free iga dhigtid .
    Mahadsanid

  • @apdifatah_dawo2395
    @apdifatah_dawo2395 2 ปีที่แล้ว

    Nafteena inaga ayaa iskale hadaan inagu wx bari wayno cidkale oo wax baraysa ma jirto ustaad guul waarta idamka alle❤✋

  • @zouhourzeizou4804
    @zouhourzeizou4804 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah vidéo fican wax badan ka faideystey
    Mahadsanid.

  • @hmca6407
    @hmca6407 2 ปีที่แล้ว

    BISSMILLAH waxan rajynaya inan korsadas helo hadi Alle ii qadaro
    😎

  • @Zakiika
    @Zakiika 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad well done 👍

  • @rihsbasuleimanjamac2581
    @rihsbasuleimanjamac2581 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah sxb aniga igudar waqtiga ayan ilalin donaa inshaa alah

  • @saxardiidmuuse4867
    @saxardiidmuuse4867 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad marka 1aad alle ayaa mahadleh nagu simay inan dhagaysto
    Veodegan qiimaha badan marka 2aaad waan kagah mahad celinaya
    Sida fiican ee aad dhalinyaradada ugu dadaalaysid una jeceshahay sidii ay u horimariyaan noloshooda
    Marka 3aad waxaan rajeynaya inan
    Ku guulaysto crouseda insha allah
    Hadaan calaf ku leeyahay
    Maalin aan uga baahi badanahay
    Ma jirto.

  • @MohanAhmed25
    @MohanAhmed25 2 ปีที่แล้ว

    m.a ustaad mahadsanid