Musharax Cabdiraxmaan Cirro ayaa isbarbardhigay laba dhacdo oo ka kala dhacday Gabiley iyo Oodweyne

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Musharax Cabdiraxmaan Cirro ayaa isbarbardhigay laba dhacdo oo ka kala dhacday Gabiley iyo Oodweyne

ความคิดเห็น • 16

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 26 วันที่ผ่านมา +3

    Cirro gabiley lagama xigo waana loo codaynayaa gabiley wuxuu helidoonaa cod badan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 26 วันที่ผ่านมา +4

    Cirooy anaa gabiley jooga oo reer gabiley ah, muuse biixi waa saqajaan aan xishoon ee ilaahay dhibkiisa ha ina dhaafiyo, Cirro waa madaxweynaha dooran walaahi

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 25 วันที่ผ่านมา

      saqajaan iyo faqas hba adaa aduunka haku noolaan hana ku dhiman ee cudur lagu sudh oo sariirtuuun mu dhamaaw

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 26 วันที่ผ่านมา +2

    Ciiro waa musharraxa madexweyne

  • @AboudiM
    @AboudiM 26 วันที่ผ่านมา +2

    😊🙏🙏🙏👍👍👍

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 25 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sheeko wadani soodiyaariyay dhacdadaa uu odaygu sheegayaa

  • @Jiirka-lacagta
    @Jiirka-lacagta 25 วันที่ผ่านมา

    Midhkaa waad nagahushe mudane laisma adkeeye

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 26 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @nimcanomer
    @nimcanomer 25 วันที่ผ่านมา

    sowdigii lahaa albaabkaan ka galaa gabiley xilimaa albaabada loo laabay

  • @user-vb3bt4ip5z
    @user-vb3bt4ip5z 25 วันที่ผ่านมา

    Waa ku dooranaynaa

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r 25 วันที่ผ่านมา

    wAa been gabilayba waa lagugu soo dhaweeyay ee barkuu muuse bari u baxay baad been taa soo geliseen ilaah wuu idin arkaa dadkuna way idin arkaan

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 26 วันที่ผ่านมา

    Naxliga iyo qudhanka Ciro.

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 26 วันที่ผ่านมา

    Ciro hudu qabyalada iska dayo waxbu heeli laha

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 26 วันที่ผ่านมา

    Cirooy. Rakaabkaagu xumaa.

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 26 วันที่ผ่านมา

    Ciro rakab xuma horta

  • @user-dz1ix9xc6m
    @user-dz1ix9xc6m 25 วันที่ผ่านมา

    👏👏👏