Xogihii udanbeeyey Warbixin Fashilisay Xisbigee Khatar ku ah Qaranimada jsl iyo ololihiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

    / @maalchanneltv
    Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

ความคิดเห็น • 44

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 หลายเดือนก่อน +5

    Kulmiye guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛💚💚💚

  • @Janno190
    @Janno190 2 หลายเดือนก่อน +7

    Muuse biixi ama faysal labadaa ayan la dhaafin Waa tuug kaah iyo sadaniba

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 2 หลายเดือนก่อน

    Guul guul soomaalind soomaalind

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kulmiye Guul insha ala

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qaranimo, Qaranimo iyo midnimo reer Somaliland

  • @nathra7351
    @nathra7351 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ururka wadani waa aafo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuuul somaliland

  • @IdrisOsmam-u1w
    @IdrisOsmam-u1w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha meydh yaalow sheekh isaqaaqow awoow sharka kulmiye IYO Doorasho diidka Naga heyeey ?

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน +1

    Eebe Kii Somaliland Uroon Hanookaso Aamiin Aamiin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye Labjeer Unbuqabankaraaye Halkaa Hakujoojo ✋🏽Somaliland votes

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 หลายเดือนก่อน +5

    Siyaasada Wadani ee Qaranka difaacisiisa farbaa ku godan

  • @aadanomar0902
    @aadanomar0902 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xisbiga waddani wuxuu lafjab ku yahay qarannimada iyo jiritaanka jamhuuriyadda Somaaliland.

  • @SahraHassan-r2c
    @SahraHassan-r2c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kulmiye guul somaliland guul somaliland Ethiopia❤❤❤❤❤❤

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 2 หลายเดือนก่อน

    Kani doqon sanaa waa xoolo

  • @SuadKab
    @SuadKab 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ururka Kaah isna hala rido iyo wadani waa xoolodoon ee dal iyo dad doonmaaha

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 หลายเดือนก่อน

    Xisbigawadani

  • @SuadKab
    @SuadKab 2 หลายเดือนก่อน

    Xisbiga wadai anigoo HY

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 หลายเดือนก่อน

    Codbixiyayaashu maha kuwo dhadhamo raaca ee waa kuwa qarankooda ilashanaya maanta waxa iicad wadani lacag kuusiyay ee iskahubso wadani

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 หลายเดือนก่อน +5

    Doorkan dadka Somaliland waxay u codaynayaan Kulmiye iyo UCID. Shacab ahaan maanan arag wali Wadani oo dadka iyo dalka difaacaya. Was Cadaan in Wadani Cadowga la safan yahay.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ma xirfad baa mise Wadani warkisu wa cad yahay sow may cadaysan in Somaliland ay kaso horjeedan oo uu huwan la saftay?

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita ee huwanta ah yaa dooranaya reer mayd kujoogsade

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Malintay hadlayeen kamuuhadal maanta oo sanado kasoowaregena maanta ayuu kahadalayaa munaafaq 😂😂😂

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 2 หลายเดือนก่อน +3

    Cirroy , runta hoo.labada kornayl ee abi iyo biixi way is fahmeen.markaa ninkii tuute xidhan ayuunbaa codka la siinayaa sida faysal.adigu faqash baad tahay.

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk dorashada waxa lagu gelaya komishanka qarankay utal kadhadhki laskana shaqeyn mayan

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninka snm diidan wuxuu noo cadeey jiritaanka jamhuriyada somali land inuu kasoo horjedo waa ciro iyo ururkii wadani ee isbadaldonka midaynta somaaliya cadaw codkiina sidaasu kuwaayay maanta😂😂😂

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 2 หลายเดือนก่อน

    ciro isaga oo ah muse abdulla ah miya na xukumi

  • @abdoa7191
    @abdoa7191 2 หลายเดือนก่อน

    Nabad badan waxaad ka mid tahay raga u saftay difaaca SOMALILAND taariikhdu a wey idin xusi diinta?

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani 😂don't 😂wadani 😂😂😂😂

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 หลายเดือนก่อน

    dee isaga wadani is fashiliya waayo cadogii somaalilaan ba sheeganaaya iskamana dhicinayaan wadni dad aan reer somaalilaan ahayin ayuu u afduuban yahayi markaa ha iska reebaan nabaalkan daba cararaaya ee cdoga reer wadani haiska xoreeyaan

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 หลายเดือนก่อน

    Xiligii munaafiqiintu weydhamaatey guul guul wadani

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 2 หลายเดือนก่อน

    2017 ayey idin seegtay inaad abdirahman ciro doorataan.. Qof dhoohan, xanuunsanaya ama qabyaaladista ah ayaa fursadan maanta hortaala arki waaya,,, cabdiraxmaan waa siyaasiga ugu wanaagsan ee maamuli kara dadkan iskuna hayn kara.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    KULMIYE GUUUUL OĜAAL GUUUUUUĹRAJO

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน +1

      OGAAL KULMIYE BUUBAA UCID GUUUUUL DARAWAL

  • @gaashaamotv
    @gaashaamotv 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Waa layaab in dadkii wadanka godka ku riday ay hadana inooga sheekeeyaan citiraaf aan jirin

  • @SuadKab
    @SuadKab 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa loocodaynayaa kulmiye Ucid Hilaac

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 2 หลายเดือนก่อน

    Wada i xusbi maha wainlo diyar noqda in lala dagalamo.Dagalku wa dewa kuwa buka!

  • @Janno190
    @Janno190 2 หลายเดือนก่อน

    Cirooy kuwii buurta galay ee ciidanka laayay waxa ku jiray ilaaladaadii kuwaas adigaa masuul ka ahaa

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan-oo-kale lama dhegaysan karo, waa propaganda-aad-iyo-aad u rakhiis ah.

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 หลายเดือนก่อน

    Dalka aduunyada Ayuu kareebey hooyadiina kulmiye mabixinkarto bada iyo bariga reer awdal dhiigaana qulquli doona s/land muuse dalkan juudaanbuu kunoqdey