Anigu Waxaan Ahaa Qofkii Ugu Horeeyey Ee Ay Xabadu Ku Dhacdo Imikana.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 157

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha allaah waa lagu ogaa dhalinyarta garxajis nin rageed miidhan alleh ha ku caafiyo adigiyo intii ku dhawacantayba intii inaga dhimatayna alleh haw naxariisto 💪💪💪💪💪 king kong

    • @MA-pu4id
      @MA-pu4id 2 ปีที่แล้ว +4

      Arrintu garxajis maaha ee waa Somaliland iyo muuse Dameer
      Oo kursigii ku dhegay

    • @fadumocali1407
      @fadumocali1407 2 ปีที่แล้ว

      Garxajis ma cirkasoo dhacbaa mise awall xolohisay rabaan

    • @ibnubacays8063
      @ibnubacays8063 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumocali1407 maye awal xolihiisa ma kursigaa anagu dorashan rabnaa sxb xor iyo xalala xaged nola kacday awalba dawlada waa yabe

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumocali1407 naa idinkaa wadanka cashuurtiisa kumamaye oo kursiga ugu dhagane garxajis waa qani kunool arsaaqda illaahay

    • @fadumocali1407
      @fadumocali1407 2 ปีที่แล้ว

      @@nuraqallib9103 cashuurta aaf bixisaan waa 10% dalka oo dhan ganacsadihiina sheega ugu wayn afar guri ee dantan sanadkaad bixisaan 6$

  • @yusufyusuf3831
    @yusufyusuf3831 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah ale ha idin cafiyo amin gesinimo garxajis udaa

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 2 ปีที่แล้ว +2

    Ragga gesi xaqa dirir ah alle ha caafiyo guulgobonim leh u rajeynay insha

  • @skaba6390
    @skaba6390 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay u toobadkeena oo naftiina ha halaagina Cirana wax ku siinmaayo muusana wax ku siinmaayo naftaada iyo faamigaaga unoolow oo meel xun ha ku dhiman

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 ปีที่แล้ว

      Mawaxad ku talinaysa dictator ku ha jiro dhalinyartuna wadanka ha uga cararaan muuse iyo xulufadiisa

    • @skaba6390
      @skaba6390 2 ปีที่แล้ว

      @@xaqudirir244 dhalinyarada yaan la qaldin

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 ปีที่แล้ว

      @@skaba6390 dhalinyartu waa kuwa madaxda aduunka badala markay noqdaan ka ina haystookale

  • @maxamednuurdayrada1902
    @maxamednuurdayrada1902 2 ปีที่แล้ว

    Inshlah mid kalena isu dhig geesi

  • @jimcaaleyaasiin1668
    @jimcaaleyaasiin1668 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haydiin gargaaro

  • @ahmedadan735
    @ahmedadan735 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah geesi illahay caafimaad hakusiiyo amiiiiin

  • @ashaayanle3996
    @ashaayanle3996 2 ปีที่แล้ว +4

    MASHALLAH DHASHI LIXLE IYO HARAGWAAFI

    • @abdirashidabyan5716
      @abdirashidabyan5716 2 ปีที่แล้ว

      lixli ninkii dilay ninkii dillar baa berbera jooogaaaa

  • @amiiraahmed944
    @amiiraahmed944 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha idi malmaliyo cafimaad dagdaga ha idin siyo amiin

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 2 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahidiin weeye waa in aynu caawinaa

  • @qali7159
    @qali7159 2 ปีที่แล้ว

    Wuu dhaacaya inshllaah mudharaadku

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว +1

    Geesiyaal aan xabada Muuse Kaahin iyo Dabogale ka baqayn waa dhalinyaradii kacdoonka shacabka hor kacayey taariikhdaa xusaysa cisi ku noolaada aakhirona jano fardoosa halka Muuse iyo Kaahin cadaabta ku jirayaan

  • @zamzamzaleban998
    @zamzamzaleban998 2 ปีที่แล้ว

    Alle xaqa hayna garansiiyo

  • @abdirahmanmuse7325
    @abdirahmanmuse7325 2 ปีที่แล้ว

    Libaaxyo waydun bogsan insha allah.Halganka waan sii wadaynaa faqashta cusub kula dagaalamayno.

  • @dr.abdiweli3803
    @dr.abdiweli3803 2 ปีที่แล้ว +2

    dictator system is the vampire.
    “Qof siidhi afuufay ha la toogto ninka yidhi waa vampire” inta ku raacsaniba.
    Biyo kushub/xadhigba wuu helikaray.

  • @qali7159
    @qali7159 2 ปีที่แล้ว

    Illahaya ha hadin cafiyo dhamtin

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 2 ปีที่แล้ว +2

    Xoolaha geel jirayaasha qaranka cirro iyo faysal wali ma tusaale qaadanine allaha cafiyo!!!

  • @lipaaxliqe
    @lipaaxliqe 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxp allah ha ku caafio adigu naftada adaa ka masuula oo illalin kara ama dayaci kara wllo waxan waa siyasad yaan dadkaga iyo dalkaga lagu adeegsan dib isugu noqo

  • @mubarig1426
    @mubarig1426 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciro is qarxi haduu ku yidhaah miyaad yelaysaaa

  • @MadrasatuAtTibyan
    @MadrasatuAtTibyan 2 ปีที่แล้ว +1

    Bilaa caqli wixi xabbado idinku dhacday baad qabtaan. Siyaas dantiisa wata baad udhiminisaan xayawaan

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hadiin booga dhayo ilmaderayal deg deg kucaafimaada
    Kuwii waxan gaystayna maalin baa iman
    Lagula xisaab tami doono Insha’Allah from qurulugud 👍

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 2 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay haydin caafiyo wixii xaqdaro dadka kulaayayna illaahay ayaa kala xisaabtamidoona

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel1200 2 ปีที่แล้ว

    War nafiina ha halaagina

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +1

    Ragrag ah isaaqi xalaasha ahaa baad tihiin halka kaga haya dhimashada waa wax loo wada simanyahay maca ka fulayga ah waa dhimanaya

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 2 ปีที่แล้ว

    Mudaharaadka wada, Haddii aw idin anfacayo. Mudaharaadku wuu fiicanyahay .

  • @djtamraatnouh3660
    @djtamraatnouh3660 2 ปีที่แล้ว

    Nio xabad kalan dabada nukaa galin nio
    Nio nio nio

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaahu akbar talow aakhiro maxaa lagu ogyahay, waryaaya hooy aakhiro mafudee kajooga oo ilaahay usoo noqda , ogaadana nin , nin godka lagelayaana majiro waar hooy alla kabaqa

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 2 ปีที่แล้ว +1

    Muuse waa 80 jir inuu taariikh sameysto oo layidhaah muuse ayaa sidaa sameyey waana gacan ku dhiigle uma qalmo hogaamiye

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 2 ปีที่แล้ว +4

    Nin adag ما شاء الله
    Alle ha idin shaafiyo

    • @crashiidmaxamed4834
      @crashiidmaxamed4834 2 ปีที่แล้ว

      Nin adag ma hee waa xoolo jahila aan garanay waxa uu u dhimanayo waxana lugu shubay aydolajiyad qabyaladeed

    • @mohamedyusuf3003
      @mohamedyusuf3003 2 ปีที่แล้ว

      @@crashiidmaxamed4834 ninku waa Garxajis waryaa ka edebso

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk ragii jiidahore xirsi ugu jirey

  • @alijama3401
    @alijama3401 2 ปีที่แล้ว

    GACAN KU DHIIGLAYAASHA ILAAHAY HA QABTO. MARNABA. XAQ UMA LAHA IN DADKA XABAD LALA DHACO. FALAADHI GILGILASHO KAAGAMA GO,ODO. GACAN KU DHIIGLE WAXA AH KUWA TOOGTAY IYO KUWA AMARKA SIIYEY

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

    walaahi bariiskaa gaadhay kan yar

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 2 ปีที่แล้ว

    Hoo baaruud cirro dhukur
    Iyo Faysal faaruq
    Xabbadda isu dhiga
    Maxaa ka dhaxasheen

  • @abdullahadam5653
    @abdullahadam5653 2 ปีที่แล้ว

    Waxa aan ka Helay magaca. Loo bixiyey mudaharaadka ..SACDIYA FIRjMBI

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว

    🤔🤔

  • @cheismailramossuufi9661
    @cheismailramossuufi9661 2 ปีที่แล้ว

    Tuug ayuu ahaa rabay inuu dhaco ummada tuug muuse abdile

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 ปีที่แล้ว

    Allah ku cafiyo amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin yarai

  • @Yahyeyusuf
    @Yahyeyusuf 2 ปีที่แล้ว

    alle ha idin caafiyo wlloyaal

  • @calixuseen9631
    @calixuseen9631 2 ปีที่แล้ว +1

    Ragwaayayn baad kacaqli badantihiin sidaad u hadasheen ee sharafta iyo gobanimada

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 2 ปีที่แล้ว

    Geesi geesi dhalay waa laguu aari

  • @aarlibaax2433
    @aarlibaax2433 2 ปีที่แล้ว +2

    Dagaal baa diyaar loo yahay adeer

  • @alibarreh1368
    @alibarreh1368 2 ปีที่แล้ว

    Waar ilaahay ka cabso ,mudaharaadku wuu fiican yahay oo uu banaan yahay laakiin haddaad ogtahay in khasaare ka dhalan doono adigoo iska jooga oo naftaada qaaliga ah iyo dhiigaga ilaashada wax ka fiican ma jiro

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 2 ปีที่แล้ว

    idinka rabe mudaharad rabshado cay shiid maxakamacashteen

  • @mowledciise1271
    @mowledciise1271 2 ปีที่แล้ว

    Wax ha ku daro.magafe corp

  • @nuura7449
    @nuura7449 2 ปีที่แล้ว

    Nabar xaqdaro alle ha idinka dhigo

  • @omarsomaliland4563
    @omarsomaliland4563 2 ปีที่แล้ว

    Xirsi baa helay kanyar geedkii ayuu taabsiiyay haduu is qarxi yidhaahdo wuu is qarxinayaa

  • @axmedjuqle8108
    @axmedjuqle8108 2 ปีที่แล้ว

    Dad.miyuu.falay.dhukur.wegereey.kawaaweyn

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    CIYAAL XABADA HA ISU DHIGINAA OO NIN KURSIGA RABAA

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 2 ปีที่แล้ว

    Inader ilaahay haku caafiyo ninyar baa tahay indeer naftaadda jecelow

  • @cheismailramossuufi9661
    @cheismailramossuufi9661 2 ปีที่แล้ว

    Kani midgaan kkkkk adeer kabaha iska talo

  • @mostafekahinmostafekahin8871
    @mostafekahinmostafekahin8871 2 ปีที่แล้ว

    Caruurta roobariga ah ee isagoo dhaawacan sidaa u hadlaaya waa kuwii bilayska iyo dadweynahaba dhaawacay ee sharciga hala horgeeyo

  • @aidenhassan37
    @aidenhassan37 2 ปีที่แล้ว

    Gaddafi waxa laga haya marki lagu kacay Boqol kii 5 ba mudaharaday ka daawada TH-cam ka. Waxa kale lahaya dad ku leah aabahay soo daa TH-cam ka dawada. Labada muse biixi wa laga haya. Maanta na Libiya wa bilaa dowlad reero na way kula fadiyaan gadafina wuu inaga hooseya. Muse wa dictator Alle waxan ka baryaya inu si sahal ingu daafiyo

  • @diinishamzadiin7492
    @diinishamzadiin7492 2 ปีที่แล้ว

    Guryihiina iska fadhiya niliga kari waaayay ciro wax hanii qabto

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 2 ปีที่แล้ว

    Ale hacaafiyo somaliland yadaa saa sugarty

  • @mjamac5261
    @mjamac5261 2 ปีที่แล้ว

    Doqoniyo iyo jaahilnimo iyamaa fiican

  • @abdiamare6487
    @abdiamare6487 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa loo gu yeedhayaa majaahidiin

  • @abdiali319
    @abdiali319 2 ปีที่แล้ว

    TV-ga SAAB waa taageere Beeleed.

  • @ali-gl1gm
    @ali-gl1gm 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk 50$ only

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

    Muusoow raggaas ayaa jidka kuu taagan guriga Morgan intee ku dhuuman? Inankaaga aad kibrisay raggaasaa sugaya.

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 ปีที่แล้ว

    Waxaanu taagersanahay hadalkooda
    Waayo waa taagerayaal aan isku dareen nahay waanan u ducaynaynaaa
    Waa geeesi ninkaa

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku caafiyo

  • @saidjuma8853
    @saidjuma8853 2 ปีที่แล้ว +4

    Nacas hadad maqasho waa kan , waaa lagu shaqaystay, weliba ,. TV gan SAAB , waaa qaran dumis

    • @youroubawilnour9446
      @youroubawilnour9446 2 ปีที่แล้ว

      Orodoo qarax faqasheey

    • @MA-pu4id
      @MA-pu4id 2 ปีที่แล้ว +2

      Muuse Dameer dalka ha laga bedbaadiyo

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 2 ปีที่แล้ว

      Heego cadhooley haashterigii moorgan iyo buule afbalaadh kolkuu tuke balka dhexdiisa kugu gubayay ee aad soo barooratay tolay isaaqow haashteriga iga xoreeya kkkkkkk kuwii ku xoreeyay waa garxajis kkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      cida 12000 shaqo ee aad qoys ahaan u soo xaadirtaan bishii ka hadashaa waa qaran dumis waar waa layskaga dabo yimid geelaha ragii lahaa baa yimid

  • @abdiazizsuleiman27
    @abdiazizsuleiman27 2 ปีที่แล้ว

    Bal muxuu xabada ku falaya hadaabu dhawacan yahay maxa se ka galay musharaxa kursiga ku fadhisanaya mustaqbalkiisi inuu dhiso ayaa taala , caafimad sareecana ayan ilaahay u waydiinayaa

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 2 ปีที่แล้ว

    Isku dhig xabadda. Maxaad kz he's hayo? Coirran ciyaalkiisii qurbaha away jiraan. Haddii aad dhimato maxaad ka macaashtay. Maxaa laga wareysan ciyaala suuq shaqo waayay oo rabshadda ku eaaxaysanaya. Ayaad ka aarsan. Dagaalku moolah aad samaysay ma aha.

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa beentii ! Qofka xabadu ku dhacdaa wejigaa ma yeesho. Waxaad moodaa in uu fasax dalxiis ka soo noqday.

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay idamkii hadalkaga ala hakuu rumeeyo balaayo ayaad u yeedhanysaaye meel kalaad ka heli xid aan soomaliland ahayn

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 2 ปีที่แล้ว

    Waar laxaay cirro ma qabri aya kula galaya malinta u kursiga fuulo cirro kuma yaqan ee mustaqbalkaga ka fakaar

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 ปีที่แล้ว

    Faarid isku dhiig maar kaasta waxad
    Kaa heesho

  • @entent1595
    @entent1595 2 ปีที่แล้ว

    Miidaamo dhago male haduu malag dhawaaqayo

  • @nimconimcoaxmed3035
    @nimconimcoaxmed3035 2 ปีที่แล้ว

    Maxad fa iday

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 ปีที่แล้ว

    YAAD U DHIMATEN CIDLOOY

  • @idrisssaid4923
    @idrisssaid4923 2 ปีที่แล้ว

    Kaani lacag yare bu cirro kasi gaday bugso dib uso labaan wad arkii

  • @dayxa561
    @dayxa561 2 ปีที่แล้ว

    Bal cibaaradaa daya in caruur tay
    Khaleenee ina cali waraabiyo
    Cirro soo kexeeyee muuse na
    Ma cayenteyen nagalaa
    Ciyaalkii cali reer Isaaqoow
    Bal xagee u cararaa ciil baan
    Laduub nahay cidahee ku
    Biira cirku weyegu weyegu
    Dhowoyee

    • @dayxa561
      @dayxa561 2 ปีที่แล้ว

      Ofayo xun Allah hanaga qabto

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 2 ปีที่แล้ว

    Abaalkaa baa ku helay baga iminka ciro ha ku deeyo duli yahaw waashay markii aad ordaysay maxaad is lahayd waad helaysaa ka xaab xaabi hada

  • @ahmedfarah2138
    @ahmedfarah2138 2 ปีที่แล้ว

    Kursi ayaad umada haradaye ee nalashada ilaasho

  • @khadarismacil3149
    @khadarismacil3149 2 ปีที่แล้ว

    waaaar saaa digii lahaaa wn dhiig baxayaaye dhakhtarka iila yaaca marka dambena adaaaa u hor dhimanaaya nin dameer dilli doono ayd u muuqataaaa

  • @kariima646
    @kariima646 2 ปีที่แล้ว

    Maye xabada isku dhiga de nacas bad tahaye caqli layan cirro iyo muse midna wax ku tari maye naftada ha wayain hoyadana haka oohin

  • @cadnaancabdi5466
    @cadnaancabdi5466 2 ปีที่แล้ว +3

    Aleh ha idin afiyo

  • @cabaasaxmed8049
    @cabaasaxmed8049 2 ปีที่แล้ว

    Alle caafimaad sareecanaan idiin waydiinay alle na waxaan waydiisanaynaa nabad galyo taama aanay cidinana qash qashin

  • @abdiyousuf114
    @abdiyousuf114 2 ปีที่แล้ว

    dhiigaga yaa loo racaya cirro na wax ku siin mayo adiga iyo kuwi dhintey kursina ku fadhisan maayo cirro wuu iska tagaya marku xabada idinlawada dhoco

  • @daakirchannel4112
    @daakirchannel4112 2 ปีที่แล้ว

    Hoyada caqliga yare ka wase imka waxba laguma teline ee marka imka labad sii silkii hoyada bad u ekani

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      hooyadaadi heego baa naaska laga tooganayaa neefyow halka Muuse futada qori laga galinayo nacayow nacasku dhalay

  • @abdirahmanhassan1709
    @abdirahmanhassan1709 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha idin caafiyo laakiin meesha caqli kuma heysaane xaabo yey idinka dhigan niman kursi isku heysta oo berriba shafka is gelin doonaa.

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 2 ปีที่แล้ว

      Heegoy kolkuu cabdullaahi abokor hubka guranayay ee habar awal waalatay kkkkk miyaad ilowday wakhtigii siilaanyo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 2 ปีที่แล้ว

    Beeshu waa beeshee ? ciidanka beeleed ee aad u raacaysaa waa ayo ? Adiguse beesheed tahay ?

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 2 ปีที่แล้ว

    Caqli xuma o hadad dhimatan o cirro ku gulasto maxad faidy on akhro xumo ahyn

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 2 ปีที่แล้ว

    Jaah Geesisanaa Wiilku
    Alle Haku caafiyo Geesi

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil9958 2 ปีที่แล้ว

    Caqliga ku fakaraya hashiisa uu maalayo inuu gawraco ma fayooba waayo shacabku waa ka cashuurta mushaharka noqota askariga looga qaado

  • @ibrahimsiciid7269
    @ibrahimsiciid7269 2 ปีที่แล้ว

    War jahanama hagelina cirro iyo muuse toona lagula aasimaayo

    • @hassankarshe8678
      @hassankarshe8678 2 ปีที่แล้ว

      Nacas mafahansana waxuu umudaharaadayo makursi ayuu doonaya

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 ปีที่แล้ว

    ALLE haydin caafiyo
    Lakin idinkaa iska dhiman cid war idiin haysana male wala ciro wala xirsi.
    Dantiina Garta

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag1234 2 ปีที่แล้ว

    Horta sifican baad uhadasheen lkn dhalinyaroy muuse 2 bilood iyo badh baa uhadhay ee imka maxa waxan idin galiyey

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali 2 ปีที่แล้ว

    Tani Mucaaradnimo Maahee Waa Jihaad 🤣🤣🤣
    Waxay Is leeyin Markuu Ciro QabTuu Idiin Abaal Gudi,
    Ku tala Gala Haduu qabTona Inaan la idin Tabin Xasuusana Una BadanTay Inaanu Qabanba
    Markaa NafiHiina Miyaan Aakhira La Idiin qabzanayn

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 2 ปีที่แล้ว

    Ubixii dalka yaa halkaa dhigay dhiigooda yaa qubay miyaan aakhiro lays waydiinayn

  • @abdiali319
    @abdiali319 2 ปีที่แล้ว

    Wariyahini liisanka uma qalmo , waa qaswade

  • @juweeriyacumar9328
    @juweeriyacumar9328 2 ปีที่แล้ว

    tiinka Iyo garwaga bain jeexay kala hadal kaagay kamuuqataa marna ciidan beeld baidilay hadan ciidan kaqaran kaa idilay???????

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk, xabada ayaan isku dhigayaa ku laha.
    isku dhiga bal ineydin jannadii ku gashaan iyo in kala !.
    kuwani ma aha wax caqli le.

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 2 ปีที่แล้ว

      Heego cadhooley haashterigii moorgan iyo buule afbalaadh sowtaad shaley lahayd tolay isaaqow haashteriga iga xoreeya kkkkkkk gun guni dhashay baad tahey kkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 2 ปีที่แล้ว

    dunida lam arag dad xisbi mudaharaada xabad lal dhaco lakiin waal gar naya waa ciidan beeleed muuse waalagu fahmey hadii aad dadka iska leyneyso kuna soo gabaneyso bolice mah bolice ee waa reerkaga dadka laayay oo dharkii ciidanka u soo xidhey adiga dabo gale waal idin hafmey

  • @qawaraxdahir7772
    @qawaraxdahir7772 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayaa una siib badantii adeen hadand nacs ahay inaad qof kursi doonaya ad naf tada u bimaysa waa ku mangabnimo kolay xanuun iyo rafaad wad dareente waxa aad udaran inad dameeri dhaan racday noqoto ciyaasi beenale ah o kursi u hilaacayo bari u laqoslidona kay eshayen edhibtu kusoo gadhay

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 2 ปีที่แล้ว

      Heego cadhooley shaley sowtaad kasoo barooratay waxaa nalagu yidhi xunyahay xunku dhalay kkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢

  • @amiiraahmed944
    @amiiraahmed944 2 ปีที่แล้ว +1

    Gesi gesi dhalay ragasa dhulka jooga wilyar oo mujahiditi hore kubiray khamisti 2 wiil waa gesiyasha danbe

  • @guraymustafe3822
    @guraymustafe3822 2 ปีที่แล้ว

    dad cuqdadaysan ma la karaya calosha lo buxiyay dhigayga kacsana kulaha kkk
    bal yu u dhimanaya hada

  • @asalcabdalasaciid6548
    @asalcabdalasaciid6548 2 ปีที่แล้ว

    Allaha ku caagiyo lakiin hadii aad soo noqoto beerkay kaaga dhici ciro urub buu tagi maxay hoyadaa gu goblami

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 2 ปีที่แล้ว +1

      Heegoy kolkuu cabdullaahi abokor hubka guranayay ee habar awal waalatay kkkkk miyaad ilowday wakhtigii siilaanyo 🤣🤣🤣🤣🤣❌❎📢📢📢

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

      waa layskaga dabo imanayaa hadalaldan iyo ficiladan guran ee wax sii dhigta intaan laydin gumaadin

  • @juweeriyacumar9328
    @juweeriyacumar9328 2 ปีที่แล้ว

    ciro janda makugali bill caqli dhalinyar ta habryooni Allah umada haidnkaqto