Adigoona Muuqaalkaan Daawan khaliijka Ha imaan |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 656

  • @abdow4104
    @abdow4104 2 ปีที่แล้ว +21

    ماشاء الله عليهم.Allah, waxaan kaa baryaynaa nabadgalyo iyo naxariis nabigeena Muxammad ah🤲☝️♥️اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ🤲

  • @zaalahmohamed9421
    @zaalahmohamed9421 2 ปีที่แล้ว +46

    Yurub ayan jooga alx IM self employed 7 year ayan jooga citizen finland ama finsh Ayaan ahay bro thank you

    • @hanadyare4735
      @hanadyare4735 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk

    • @zaalahmohamed9421
      @zaalahmohamed9421 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hanadyare4735 hhhhhh

    • @elmanmohamed118
      @elmanmohamed118 2 ปีที่แล้ว +2

      WA nasiib daro INA cadalad ad kawayday wadamada islaamka aad uraadsatid wadamo gaalo ah

    • @KingHamada1
      @KingHamada1 2 ปีที่แล้ว +2

      @@elmanmohamed118 Indhaha ka xeran zhp taas wyeh dhibatadadah !!

    • @maxamedclaahi302
      @maxamedclaahi302 2 ปีที่แล้ว +6

      Reer Yurub waa dadka aduunka ugu gobsan waa dad aad u fiican oo dalalkoodu dalkaaga oo kale noqonayo illahy ha kugu xafido shp

  • @muhubahashi4291
    @muhubahashi4291 2 ปีที่แล้ว +41

    This is very painful for me. I live in the us since 1995 and grow up get married have kids, I was thinking about taking my kids to Muslim country. I feel like what you explain to us is what we called here in states, modern day slavery. Maskax ahaan madaganidiino. Alah ha idin caafiyo. The info is very usual Jzkl khayran you are one Ina million. Alah ka ku xifdiyo.

    • @Allsportshighlights1600
      @Allsportshighlights1600 2 ปีที่แล้ว

      Ha niyad jebin suubi waxaad rabtid inshaallah kheyr

    • @ahmednurusman5791
      @ahmednurusman5791 2 ปีที่แล้ว +2

      Kudadal dariqada Allah, caruurtana kula dadal In Kitaapka iyo sunaha ad ku barbariso,
      Hada ani Gesk Africa ayan jogaa waxana idinka fa iday in halkan Africa ay ka wanagsantahay America iyo Midle East marka an qiimeeyay Omar sharaxada uu bixinayo iyo comments ka iimanaYo America 🇺🇸 iyo dhaman Wadamada galada oo dhan

  • @adnaanawil7456
    @adnaanawil7456 2 ปีที่แล้ว +10

    Aad baan ugu farxay kulaankii kadiska ahaa ee aan shalay ku gula kulamay

  • @abdallaabdullahi5942
    @abdallaabdullahi5942 2 ปีที่แล้ว +14

    Caqliyadii adoonsiga ayaa weli aaminsan yihiin cajiib waana sababta carabtu weligood u gaareen wadamada horumaray

  • @islamispeace8623
    @islamispeace8623 2 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah waxaan aad uga helay barnaamij aad kasamaysay shishaan iyo ruushka. Barnaamijyadaaaas soo sobadi

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +34

    Shukran wll Omar inshar 💕

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 2 ปีที่แล้ว +53

    Thank you for sharing the pros and cons of Gulf States

  • @hafsabilanbeauty4012
    @hafsabilanbeauty4012 2 ปีที่แล้ว +83

    Sax waxaan daawana yaa anigoo seexinayaa caruurtayda masha Allah mahadsanid wll

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 ปีที่แล้ว +8

      Hurdooy hurdooy kaalay hurdadii ku haysa anna way i haysaa! 😂😂😂 waagaan yaraa iyo Hooyadey ayaa soo xasuustay walaal adiga iyo carruurtaaduba wanaag iyo nolol farxad leh ayaan idin rajeynayaa

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว +5

      Nabad ku seexda wllo

    • @nimcodegan4219
      @nimcodegan4219 ปีที่แล้ว

      Asc.wllo.wankusalmay.wllo.qof.wadankeeni.hoyo.joga.sidebu.uimankara.fI'se.mI've.basaboor.misemabimankaro.tedakalsshaqomalgahela

  • @sahraramathan4371
    @sahraramathan4371 2 ปีที่แล้ว +3

    Khaliijka waxay sharcigaas khafiilka u soo saarteen nabgeyadooda inay u fiicanaato.
    waa wax wanaag san wadamadooda bay jecel yihiin Masha’Allah tabaarakallah.

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 2 ปีที่แล้ว +16

    Alx soomali nimadaa inaga badan , bad iyo bari bana waa heysnaa. Sabab aynu meel aan qiimo kulaheyn. U Joogno baaba khalad ah .. viva soomaalimo 😍😍😍💯💯👍👍

    • @aayahajiilkaproduction4612
      @aayahajiilkaproduction4612 2 ปีที่แล้ว +2

      Okay adna dalkaada ka illaasho ajinabiga kadib waa kugu filaan dalkaagu sax weeyi nidaamkaa carabtu aad uwanaagsan wadani iyo ajinabi wadanka waa lakala leeyahay adeer haybad waaxad kuleedahay dalkaaga hooyo isna haybadiisa u ogolaw

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 ปีที่แล้ว +8

    Ilahey iima baahiyo khaliijka inta Muslim neh alle uma baahsho reer galbeedka oo wax lagashegayo ayaba dhaama ayagane kama roona lkn inyar oo muhiim ah aye ka wanagsan yihiin nolosha ciyaalka kutalinayo ama lagaa qaadanayo aye ku xinyihin rer galbeedka lkn sida kale qof walba waa xor ganacso ama ha ganacsan inaa kasoo xijiyo mahine uma socdo carab iyo gumeysigeda

  • @abdinour36
    @abdinour36 2 ปีที่แล้ว +20

    Awoowgay ayaa ku noola Emirateka mudo 50 sano ah caruur uu ku dhalay 3 ka mid ah ayaa 2 sano ka hor lasoo tar xilay xata af Somali ma garanayan hada jigjiga ayay nala Jogan afsomaligina way yara barten waxbarashadoodina waa lasoo warejiyay wayna ku faraxsanyihin

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 2 ปีที่แล้ว +52

    Omar waad mahadsan tahay aad iyo aad faalada dheer aad kabixisey khalijka aniga waan tegey uae iyo Saudi Arabia marban rabey inaan uguuro ganacsi kabilaabo markaan ogaadey kafaalo ama qof ayaa kafiil kaa noqonayo waandiidey hantidaada adoo taagan ayaa lala wareegaya sxb Mahadsanid macluumadka aad usoo gudbisey bulshada somaliyed carabta wax xuquuq ah malihid mar haddii aad tahay ajnabi.

    • @shamsohappy6898
      @shamsohappy6898 2 ปีที่แล้ว

      You right

    • @gabariwahooyaded6714
      @gabariwahooyaded6714 2 ปีที่แล้ว +1

      Shaqo ahaan kwrn wll qof dumar ah

    • @Cabdirxamaan_Garanwaa252
      @Cabdirxamaan_Garanwaa252 2 ปีที่แล้ว +6

      @@gabariwahooyaded6714 adeegto ahaan ayey dumarka ajaanibta u badanyihiin ama meelaha is qurxinta ayey ka shaqeeyaan badanaa carabta dumarka noocaas ku shaqeeya waa badan in ay lakulmaan sexual abuse inta khibradeyda ah

    • @hasanhersi7914
      @hasanhersi7914 2 ปีที่แล้ว +5

      Waarunta sxb arabta masahlana lkn dhinac positive waajira lkn arinta kafaalo ayaa xun sidee qof bani Adam ah looga noqona kafiil waa arin xun

    • @gabariwahooyaded6714
      @gabariwahooyaded6714 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Cabdirxamaan_Garanwaa252 subxana allaah wllo alla nama bado hadeyba mesha sexual imaneeso

  • @abdikirinmohamed1378
    @abdikirinmohamed1378 2 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah
    Waad ku mahadsantahy sida noogo gudbiso muwaacdiicda ugu muhiimsan ee caalamka ku jira

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa nasiib daro inay sidaa sameeyan carabta khaliijku waxay ahayd qofka sharciga haysta inay hantidiisa isa kuqoran halka qofka aanlahayn aykuqorayan marka dambana kuqabsanayo qofkii aanlahayn waa waxa dad badani carabta ucayan galadana u.amaanan sida carabta ayaa dadka baday xeerka maywax kabadalan oo uguyaraan qofka muslimka ah ee dalkodii yimid ay madaxbanaanidiisa siiyan from hargeisa somaliland

  • @khalidyasan6766
    @khalidyasan6766 2 ปีที่แล้ว +86

    Waa mararka aan aamino in wadamada carabta aay ka wanaagsan tahay in aan ku noolaado wadamada reer galbeedka kumana fikiro doono in aan tago in aan xajka u tago maahee iyo in aan wadankeeyga tago maahee insha allah 🙏 ilaaheey wadankeeyga nabad ha nooga yeelo insha allah

    • @ZAHARD144
      @ZAHARD144 2 ปีที่แล้ว +10

      La ismaba ag dhigi karo wadamada galbedka boqolkiba boqol fican

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว +7

      @@ZAHARD144
      Waa wax la ogyahay yuhuuda xitaa ka fiican carabta!

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 ปีที่แล้ว +7

      Waa wadamo qiyamka aadanaha aan garaneyn oo aad u hooseeya dhanka aadanaha iyo xoriyada! Waa cawaan

    • @gabariwahooyaded6714
      @gabariwahooyaded6714 2 ปีที่แล้ว +3

      Yurubta ma fiicnan maqly wll khalid america yara dhaanta ee adi halkee galbeed ka jogtaa

    • @Tilawa5
      @Tilawa5 2 ปีที่แล้ว

      @@iskahubi3264 Adigu xoolaha xataa waad ka liidataa🤣

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 2 ปีที่แล้ว +7

    Wallahi Sheekadda Noocaan wiil Saaxibkeyga Aan meel iskula Nooleen Yaa iiga sheekeeyey Isagoo idhihi Jiray Carabta Wadamadooda MaAhan Meel lagu noolaado Yacniii Waay ku Adoonsadaan Adi si Aad dhihi kartit Adoonsi baay kuula Dhaqmaan

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 2 ปีที่แล้ว +8

    Ya gumeesi ugu imaaw reerkan Alxmdulillah Alle ima baahiyo carab iyo cadaaba god bless 🇺🇸

  • @qaaliqaluuda5603
    @qaaliqaluuda5603 2 ปีที่แล้ว +22

    dubai wan tagay wlhi 2sano ku nolaa hadane neh saudi arabia jogaa sanadka cusub insha llah somali u socdaa haduu alle idmo❤❤

    • @maryamabdi6660
      @maryamabdi6660 2 ปีที่แล้ว +1

      Dubai hada nolol ladoho see waye xabibty?

  • @marwo675
    @marwo675 2 ปีที่แล้ว +2

    Wala xowla wala quwata ilaa billaah xasbunallahu wa nicmal wakiil acuudu billah mina shaydani rajiim

  • @Allah_is_Alone
    @Allah_is_Alone 2 ปีที่แล้ว +13

    Iqaamo ku joog khaliijka waxaa dhaanto wadankaada hooyo ku noolow Allaha Nagu xafido Yurub iyo Meel walboo aan joogno

  • @adnantimoz6593
    @adnantimoz6593 2 ปีที่แล้ว +16

    Anaa kudhashay imaraatka waxaanan ka imi anoo 14 jir ah hadana waxan ahay 21 jir waqtigana waxan joogaa somaliland wlhi blhi tlhi carabtu meel maaha xita dalxiis ha utagina 👍

  • @abdala_qaanuuni
    @abdala_qaanuuni 2 ปีที่แล้ว +24

    Waxaan jogaa khaliijka gar ahaan oman sxb wlhi waxay ahayd inaad mar hore soo duubtid muqaalkan
    Waayo waxaa igu haysata meeshan dhibaato fara badah alle hayga saare🥺🥺🥺😔

    • @suldaanyare9283
      @suldaanyare9283 2 ปีที่แล้ว

      Sxp waxn raba inan kula soo xiriiro xageen kala soo xiriira fadlan iiso jwab

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah MashaAllah ilahaay hakuxafido jzk qayer

  • @kekejeje8382
    @kekejeje8382 2 ปีที่แล้ว +13

    Alhamdulilah walaal waxa jeeclalaha. Somalia in sidan ookale loo adkeeyo sababtu dibatada ayaraneeso qoof walbaa dulkisa xoorkuyahay.dulkaga hooyo waxkudama malahaan.💯💯

  • @nasirosmanali7285
    @nasirosmanali7285 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank you for your great advice brother

  • @anisahooyadeeduyar6710
    @anisahooyadeeduyar6710 2 ปีที่แล้ว +110

    Kkkkk wlhi jikadaan ku jiraaa
    Casho ayaan karsanayaaa
    Mahadsanid wllkey omar

    • @ogaansho
      @ogaansho 2 ปีที่แล้ว +30

      💓🌼🌹

    • @mohamedabdi-jn8qw
      @mohamedabdi-jn8qw 2 ปีที่แล้ว +3

      @@ogaansho walaal halkee lagaala soo xiriiraa plz😔

    • @alcadaala1653
      @alcadaala1653 2 ปีที่แล้ว

      @@ogaansho
      asc wll halee kaala sooxariiraa ?

  • @shushi7846
    @shushi7846 2 ปีที่แล้ว +9

    Awalkii hore waan la yaabi jiray laakiin Way ku saxan yihiin sharci kasto ay sameesteen sababtoo ah anaga soomaali ahaan Keenan a waan soo burburinay kuwa dadka kale leeyihiin waxaan rabnaa in aan la lahaano kuna istareexno waxaasna wax suuragal ah ma aha ee wadankeena aan ku is tareexno ajanabigana aan kafiiil kanoqono nabadgalyafiisana aan ka shaqeeno markaas nin walbo sidii uunoola dhaqmay aan uu la dhaqanno👍👍👍

  • @abdifatahwarsame456
    @abdifatahwarsame456 2 ปีที่แล้ว +3

    Haj mooye ilaah Ayan kamagan galay in An dhul carbeed tago xita ina joogo iskabadaye inta joogtana Allah hakasowado.

  • @adnaanibrahim7043
    @adnaanibrahim7043 2 ปีที่แล้ว +33

    Sweden baan joogaa xoriyad iyo degnaansho baan ku noolahay 4 sano ka bacdii inshalah waxan rajayn inaan muwaadin swedish ah noqdo kaliya dhibta kaliya aan qabno ayaa masaajida ayaa yar tusaale ahaan magaalada aan joogo karlstad baa la dhahaa bal masaajid baa ku yaal

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 2 ปีที่แล้ว +3

      Masaajid badan ama yar wa isku mid hdaba hal hesatan ku dukada kuwa badan qurbaha buuxan qabiil darti lohesta jiro lacag lagu gurto wax weliba WA qabyaaladesan yihiin yaab waaye

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว

      Dadka ha walin swedan iyo yurub sharciga markii laga reebo wax kle oo yalo malahn shaqobway yartahy hdii aad heshana wax kacag buuran kama sameyneysid dadka yrub joogo dhan usa innay adaan ayey ku fakaran taas miya daganasho eh

    • @deeqocabdi5196
      @deeqocabdi5196 2 ปีที่แล้ว

      Hello bro

    • @adnaanibrahim7043
      @adnaanibrahim7043 2 ปีที่แล้ว +3

      @@abdirisakisse4277 shaqada iyo inaad lacag fcn heshid shaqsiyadaada iyo xirfadaday ku xiranthy

    • @MohamedAnwar.
      @MohamedAnwar. 2 ปีที่แล้ว

      @@adnaanibrahim7043 zhp 15000 dollar In aan helo shaqo nooce ah iiga bahanthy iso jawab

  • @Sahal63
    @Sahal63 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allah
    Baarakallah inkastoo lawada ogyahay, haddana anigu shaqsiyan waxaan qabaa inay aad ugu fiican yihiin qofka dhallinyarada ah ee Mutacallinka ahi inuu muddo ka shaqaysto oo iskaga tago khalaas.
    Lkn Family ama qof weyn, business iyo wax kale aan lagu dayin
    Sidaad hadalka ku bilowday meel wal oon waddankaaga ahayni nusqaan bay leedahay, Waddankaagana waxay u badan tahay inaad ka weydo jaanisyo badan oo aad jeclaan lahayd inaad qabsato.
    Markaa noloshoo dhan baa lagu micneeyey tii naaqiska ahayd ama 99 , boqol ma buuxiso, saasaana qof waliba kaga askhiraysanayaa, waxa ugu muhiimsan halkee aakhiradaada u fiican eed si fiican ugu cibaadaysan kartaa.

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +18

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @khadarcabdiraxmaan3281
    @khadarcabdiraxmaan3281 2 ปีที่แล้ว +8

    Thanks my big brother

  • @salathassan8712
    @salathassan8712 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll Omar inshar sida wacanee aad inooga soo bandheygtay xaqiiqda ka jirta khaliijka

  • @sadiyogulled5663
    @sadiyogulled5663 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walal. Egypt iyadana wax aqbaar Naga sii. Hadii ay lamid tahey. Waa hadii aad aqbaarteeda heli karto. Inshaa alaah.

  • @zeinabwarsame6965
    @zeinabwarsame6965 2 ปีที่แล้ว +13

    Asalam Aleykum walaalo Omar,
    Everything that you mentioned in this story is 100% true.

  • @mohamedtaagane1062
    @mohamedtaagane1062 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you mr omar inshaar

  • @DekaHassanHersi
    @DekaHassanHersi หลายเดือนก่อน

    Muuqaalkaan xilli fiican ayuu alle ila kulmiyy mahadsanid wll omar

  • @hamzikbzk8802
    @hamzikbzk8802 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxa igu balana inaan malin uun dalkayga Ama magaladayda sidaa udhisan doono intan qaxooti wadankale ku ahaan laha incha alah

  • @aishamaxamad9663
    @aishamaxamad9663 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran Cumar inshaar mawduucaan wakhtigaan u baahnaa baan helay

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 2 ปีที่แล้ว +2

    XUKUNADDA QOYSASKA AY XUKUMAAN AYAA KEENEYSA OO WAXA AY ILAALIYAAN XUKUNKOODA,Waad ku mahadsan tahay walaal Cumar Inshaar

  • @raqiya2497
    @raqiya2497 2 ปีที่แล้ว +13

    Anigoo Norway 🇳🇴 ku nool ilahayba imakeeno khaliij waayo Aad ayay xoriyadu u wayn tahay

  • @luqmaansaid65
    @luqmaansaid65 2 ปีที่แล้ว +1

    USTAAD CUMAR MAHADSANID LKN SUCUUDIGA.
    WAA AY DHACDAAH
    SIDA JIDDAH
    RIYAAD
    KHAMIIS
    IYO DHAMAAN MEELAHA TUULOOYINKA AH
    SUCUUDIGA WAA KHALIIJKA CARABTA.

  • @AMA-qt9jz
    @AMA-qt9jz 2 ปีที่แล้ว +6

    Waad mahadsantahay walal Omar. Waa akhbaar muhiim ah. Qofkii aan Khaliiji ahayn waa dalxiise oo kale.

  • @sulaymanxusengelle1818
    @sulaymanxusengelle1818 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks for you vedio

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว +2

    Thenks brother

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 2 ปีที่แล้ว +2

    Alx Waa ku mahadsantahay aqbaartaan aad nasoo gaarsiisay,
    Wadan cunsuri waa dhafsanyahay wadan lug gooyo waaye meeshiisa hanaga joogo.

  • @shuaibabdisalaam9589
    @shuaibabdisalaam9589 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Cumaroow.

  • @abukarmuhamedhilo7837
    @abukarmuhamedhilo7837 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid cumar

  • @ifiyecadde6108
    @ifiyecadde6108 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Sida information ka Nola wadaagtay

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Omar intishar

  • @Rahiilah
    @Rahiilah 2 ปีที่แล้ว +6

    Alle Amarkis Wadamada Carabta Zaaaid Ban Unebchy Dinta Moye Xasidnimada Wxa Losiyey Haybada Subxanlah Gabadh Aan Aqaano Miday Ku dhigen Naxaris La'anta Wad Yabaysaa💔😥

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 11 หลายเดือนก่อน +1

    This is sad😢. No country for old man baan maqli jiray.

  • @Caalimka-1
    @Caalimka-1 2 ปีที่แล้ว +4

    Tnx macalin🥰🥰

  • @shukrinur8628
    @shukrinur8628 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allh information fican ka helay
    mahadsnid🙏🏻

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustad 🙏

  • @liibandayib918
    @liibandayib918 2 ปีที่แล้ว +1

    Cumar Mahadsanid walaal

  • @mustafalfe5219
    @mustafalfe5219 2 ปีที่แล้ว +11

    Mahad sanid Wll Aan jecelnahay 💚♥️

  • @ricearays4388
    @ricearays4388 2 ปีที่แล้ว +2

    wallahi cumaroow waad dulqaad badan tahay mar hadaad meeshaan ku nooshahay , waayaa billioner aan noqday ayaan imaanaa inta ka hor ii soo sheeg salbiyaat iyo iijaabiyaadka hkkkkkkkkhkhhh.

  • @saladqu
    @saladqu 2 ปีที่แล้ว +14

    Cumarow, qofka ajnabiga ah ma guursan karaa muwaadin Sacudiyaan ah, se cararuurtaa dhalasho ma helayaan

  • @guliedamoud9998
    @guliedamoud9998 2 ปีที่แล้ว +6

    السلام عليكم يا اخي انا احبك واحب كل برنامج و لك نصيحه من اخيك عندما تبدا برنامج اذا كانت الصلاه قائمه يجب ان تقول كل من شاهدك اللي بعدين ابدا البرنامج السلام عليكم ورحمه الله وبركاته

  • @khaledsheikhmubarak8641
    @khaledsheikhmubarak8641 2 ปีที่แล้ว +26

    Walal cumar adiga Laftada ayaa halis ku jire mesha iskaga soo carar carurna inad mesha inogu dhashay waa jirtaaye bal wiilka niyad jabka iyo Bahdilka Yusan arkin Insha alah

  • @Juujanah
    @Juujanah 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid Ustaad ❤💙

  • @abdirizakbasey6998
    @abdirizakbasey6998 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad bad u mahadsan tahay wall qali

  • @Muslim-d9d
    @Muslim-d9d 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninka cumar si fiican ayuu u sheegay meeshan wax ka jira waxaasba waan kula aragnay sxp

  • @zekeriaabdi5133
    @zekeriaabdi5133 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad omer

  • @khadiirashow
    @khadiirashow 2 ปีที่แล้ว +4

    WAXAAN KA CODSANAYA IN AAD KA SOO HADASHO MADAAMO AAD TAHAY QOF AAN AAMINSANAHAY,
    BOURSYADA AMA JAMACADAHA BILAASHKA EE DALALKA ADUUNKA 🙏

  • @IbrahimOsmanNur-w8e
    @IbrahimOsmanNur-w8e ปีที่แล้ว

    M.a No so badi Akhii Allah ku xifdiyo

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @aragsanmohamed4162
    @aragsanmohamed4162 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan jeclaa inaan kuwit dago waxaan joogaa kenya lkn hada waaban ka niyad jabay lkn dalxiis baan utagi doonaa insha allah

  • @mohamedapdi5081
    @mohamedapdi5081 2 ปีที่แล้ว +4

    Mawducani si wanagzan ayu ii anfacay.ALLE hakaa abaal mariyo..

  • @khaled__k2
    @khaled__k2 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka Allah

  • @asuumabdi4130
    @asuumabdi4130 2 ปีที่แล้ว +2

    Walahi gurigaa ka shaqeenayey mahadsanid cumer

  • @elmanmohamed118
    @elmanmohamed118 2 ปีที่แล้ว +22

    Aniga hdan fikirkega Ka dhiibto waxay SAAS usamenayan waxay Raban INAy ilaliyaan isirkoda tusaale khadariyinta qadar waxy Ka yihin minority hdi dalka ay Ka dhigan mid furan waxa Gabi ahaanba lagala wareegi dalkoda muda yar marka aniga saase Ila tahy ??

    • @bisharahmedbishar4676
      @bisharahmedbishar4676 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa wa sidas bro wana saax

    • @moyare7057
      @moyare7057 2 ปีที่แล้ว

      Oo hada ma wadan gacan kuhayaan Marekan ka taliyo khaliijka military base kuleeyahay kuligood. Kama hadli Karaan arimaha islamka sida falastiin hadii mareekan kabaxo Iran kuligood wada qabsan karto. Lkn anaka waa na dhaaman hadii somali nahay waa dad is jecel

    • @elmanmohamed118
      @elmanmohamed118 2 ปีที่แล้ว

      @@moyare7057 qadyada falastiin bilkasto balayin dollar ayy ugu deqan falastiin arimaha islaamka haa way Ka hadlaan markasto WA wadan dadkisa asalka yihin million wax kayar dunida islaamka deeq nooc kasta ah gaarsiya heshiis ah dhexdoda aan isleynin hormar gaary anga Ka somali ahaan dunida islaamka mxan uqabanay iskada dunida islaamka anga naftena Ayaba wax uqaban sxb

  • @Nasssiii222
    @Nasssiii222 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahad santahey walaal cumar allaaah haku ilaaliyo

  • @hassannoor9827
    @hassannoor9827 2 ปีที่แล้ว +1

    aqoontu waa iftiin mahadsanid waad noo faaiidaysay walaale

  • @mabaxayijr1285
    @mabaxayijr1285 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaq aye u leeyihiin sawabto ah wadanka ayaga lej 🤝

  • @maalikibnumaalikmaalik6329
    @maalikibnumaalikmaalik6329 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll cadabta ayaa la qaatay ilaahay ayaan kabaryayaa inaan arsaaqadayda ilaahy uun galin gacanta carabta

  • @cabdoocismaansaalax8883
    @cabdoocismaansaalax8883 4 หลายเดือนก่อน

    Good information walal

  • @AhmedHassan-sd6te
    @AhmedHassan-sd6te 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Omar waxaan sheeko ku maqlay xiligii laqaybiyay dhulkaan qalijka ayay ku jirtay heshiisyo ay dhamaan saxiixeen inaanay dhalasho siin karin qabiilada waagaa dganaa waxkabaxsan.waan jeclaa lahaa inaad baaritaan sameeyso.

  • @Roodacabdi13
    @Roodacabdi13 2 ปีที่แล้ว +2

    Markasta waxaan kudhagaystaa anigo jikada kujira thnks wll

  • @haadkaduulamohamed8201
    @haadkaduulamohamed8201 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro ad ayan ku jeclahay

  • @daadirmuxudin1828
    @daadirmuxudin1828 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow kuwaas holiday ama dalxiis ha iiga baahinin

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 2 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaar maanta wajigaaga aan arkay m.allh

  • @Barka0706
    @Barka0706 2 ปีที่แล้ว +1

    صح كلامك والله

  • @jackpower4843
    @jackpower4843 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaaa ibu xalaaal. Waxan ku nolohay khaliij. Walhi 10 sano. Ku dhow. Waligiin ha ku fikirina. Inaa imatiin. Never.

  • @drmohamedrage7704
    @drmohamedrage7704 2 ปีที่แล้ว +4

    Cumarow qurbo ama haficnado ama xumade sawmarti matihid inad wadankena wax wanagsan iyo waxun kashegta kaficnayd isga waxkabadali karna ina samaynaya

  • @ayaanleabdisaid1558
    @ayaanleabdisaid1558 2 ปีที่แล้ว +2

    Msha alah wll omar

  • @haariyebulale3323
    @haariyebulale3323 2 ปีที่แล้ว +1

    Walee khaliijak waan ku socoda

  • @Xaafit2320-hb7mu
    @Xaafit2320-hb7mu หลายเดือนก่อน

    cumar inshaar walalkey halkee kalasoxariiraa

  • @sheekhfaais1464
    @sheekhfaais1464 ปีที่แล้ว +1

    #somalilander_model. #ck_caanka #somalilander_queens

  • @umumucadbintuabdalah3354
    @umumucadbintuabdalah3354 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh mahadsanthy ustaaad

  • @qaasimxuseen3680
    @qaasimxuseen3680 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah

  • @feysalmaxamedmukhtaar1458
    @feysalmaxamedmukhtaar1458 2 ปีที่แล้ว +1

    Omar tnks sxp mcn teeda kle ka soo hadal dhanka dadka meesha loo geeyo askar ahaan sxb

  • @Drcabaastuuryare
    @Drcabaastuuryare 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @abdirizakibrahim9965
    @abdirizakibrahim9965 2 ปีที่แล้ว +1

    walaalayaal dhulkii hooyo ha la'aado>> mother land and father land.

  • @shaficiahmed2739
    @shaficiahmed2739 2 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allah Allah ka baryaynaa in wax badan is badalaan oo cadaalad ka soo baxdo ilen waa gayigii lagu yaqaanay cadlada iyo sinanta

  • @CabdullaahiXasan
    @CabdullaahiXasan 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah ustaad

  • @ayanaxmed7672
    @ayanaxmed7672 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks walaal maclumatka aad naga siisay khaliijka waxaan jeclaa inaan imaado anoo kunool usa 🇺🇸 hada uma soo socdo markaan daawaday video gaaga