Beentii Hargeysa laga soo abaabulay meel ayaad saarteen. Waxaan filayaa MM TV dawarsiga dadkan loo dawarsado qeyb ayey Ka tahay oo malaha % ayey Ka qaataan dadkan caloosha iska soo tuuray ee sheekooyinka beenta ah la soo shir tagay.
@@aminamohamed5568 waayee, ninkaa weyn maxaa Ku kalifay sheeko been ah inuu bil idil soo daayo, iyadoo umaddii meel walba Ka soo wacaday oo lagu yiri war ninkan sidan ayuu 10kii sano ee la soo dhaafay Ku qaraabanayey ha Ku fadeexoobin?
Inalillah wa ina ileyhi rajicun
Aniguba odayal badan oo wardiq ah o an wareysi gi ugu horeyon dawadsiyay wa'ay garan-wayeen .
Swtv waan salaamayaa, dadka kashifay tuugan waan salaamayaa
SOMALI wikileaks bad tahay sxbow training usamee saxaafadan waxkasta aaminaaya😂
War ninka wariyihi ihi walaahi waa nin cajiib ah oo baadhe Sarre ah
Weriye waxaan kaaga mahad celinayaa inaad waxa badan noo iftiimisay
Bisinka anigaa habar jeclo ah oo reer daahir banahay alx ❤
❤
Odayigan djibouti waxuu aaha dadakaa bacaha makhaydah igu riida dhaah oo inta uu so cuno yu hadan odaydy qadaka uso laban jiray hadan qadaka ku riida ayu bilabii jiray afaka somaliga siidan oo dhan uguma hadali jirn waxa reer iyo caruran maa lahayin hada un baan ku bararugay
walee makudharan kartaa
Luqman wa runta wa ito wa oromo magaisu wa iynan siraj karaba luqan magaca waka jad ma ibinjirn wa. benale shekadisu wa wadaben
Yaab soomali balaaya ku dhacday
Arinkii Yusuf hakuu ku danbeeyay
😂😂😂😂😂😂😂. KKKKKKKKKKK. ALLEEY. LEH. ANGUU. YAAB NEY. .RER. DJIBOUTI. HADDAN. .NAHAY. . اعود با لله. WALAAHII WAN YAAB. MAR KAB AYAN KU XIIDNAA. MUDOO. 15 TOBAAN. DEEXDEE DAA. WALIIBA. BOSASO PUNTLAND
Kuwa kalo oroma ah o u ab tirinaya so hela😅😅
Hhhh wn ogaa in been sheegin mar lasoo qaban
Yaab
Beentii Hargeysa laga soo abaabulay meel ayaad saarteen. Waxaan filayaa MM TV dawarsiga dadkan loo dawarsado qeyb ayey Ka tahay oo malaha % ayey Ka qaataan dadkan caloosha iska soo tuuray ee sheekooyinka beenta ah la soo shir tagay.
Malahu ma fiicna ee Allah ka cabso maalin aan maanta ahayn ayaa lagu waydiin.
@@aminamohamed5568 waayee, ninkaa weyn maxaa Ku kalifay sheeko been ah inuu bil idil soo daayo, iyadoo umaddii meel walba Ka soo wacaday oo lagu yiri war ninkan sidan ayuu 10kii sano ee la soo dhaafay Ku qaraabanayey ha Ku fadeexoobin?
Ssc cuqdadaseen