Asc ABAAYO ALLAHA KUU XIFDIYO CARUURTA LKN ISKU DAY INAAD CARUURTA KAYAREYSO SHAASHADA INEY KASOO MUUQDAAN WAAYO DADKA BADN AYAA JIRO OO AWLAAD HEYSAN MARKA NIMCADA ALLAHA KUSIIYAY QARSO ALLAHA KUU BARAKEEYEE. WAA IGA WAANO WAXAAN RAHEYNAA INAAD SI QALAD II FAHMIN
Haniyay soomaaliya sidii hore hamoodin cidna isma saacido awal hore faamliga hablaa dadka u diri jiray lkn hada cidna isma taqaan hadaad leedahay walaalo kaa yar yar uun helaysaa caawimo hadii kale ma jirto lkn waxaan dadka dheernahay qofkii lacag u haysta hablo ku caawinayo
Abaayo safara ahay isoo ducee ❤🤲😊
Allaha kuu fududeeyo xabiibti🤲
@@Somturkfamily233 aamin abaayo 🤲😘
Mujaahid Muna malak Oo halkaa taagan buu noqday mashaa allah .markaa caloosha ku waday wn u ducaynjiray adi iyo isagaba .m.A. guur xalaal ah iigu soo duceeya
Waad shaqaysateen Baarakallaahu fiikum
Abaayo ilmahaaga af somali makula hadlaan hadeeyna kuula hadlin kula hadal lawada luuqad habarteenee wyo markey yaryahiinaa fcn weeybaranayaane
Mashallh tabarkalha allha idixafido amiin ❤dumashiken nakusalma❤❤❤❤
Maasha Allaah abaayo gurigaaga mar kasta waa nadiif uma baahna nadaafad weyn kale.
Masha allh wlshey hani dumashii ilamahena dhamantin waan idin salamay dumshi digit ma cunow noo ilaali madaama gabadheenaan hani qalanjaa uu si fiican noogu dhawro madha allh❤❤❤❤
Manshaallah tinta haka jarin hani markay weynato anfacaysa inshallah qurux dhadher noqone 😍😊
😍🙏
Asc ABAAYO ALLAHA KUU XIFDIYO CARUURTA LKN ISKU DAY INAAD CARUURTA KAYAREYSO SHAASHADA INEY KASOO MUUQDAAN WAAYO DADKA BADN AYAA JIRO OO AWLAAD HEYSAN MARKA NIMCADA ALLAHA KUSIIYAY QARSO ALLAHA KUU BARAKEEYEE.
WAA IGA WAANO
WAXAAN RAHEYNAA INAAD SI QALAD II FAHMIN
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah❤❤❤.
Mashallah mujaahid muna malik so Barbaara habo mcn Allah ha idinka dhigo kuwii anfaca diinta dalka iyo dadka🥰❤️
Masha Allah ilmaha yer ilaahay ha barakeeyo sobarbaaro habo❤❤❤❤
Maash allah
Masha allah happy family 🎉❤❤❤
Mashallh hooyo adag atahy guuleyso❤❤❤
ما شاء الله تبارك الله.
Sax weeye waa in nadaafadda la baro caruurta. Good job Hani.
Maansha allaah illahy haku barakeeyo rerkaaga aamin baye🥰❤️
Allha ku hafido adiga iyo familkaga Aamin yaa rabi
Masha allah illaheyha idin barakeeyo abayo munamalak wecatowday maseer maagalay mujahid mekamasertay 😁😁😁intaasne kaftan waye
Wcs abayo ❤ MashaAllah abayo ❤
Masha allah ❤
Masha allah hani muuqaladaada maba ka ❤❤gudbi karo meelkastoon jogo waan daawadaa allha kuxafido abaayo
Masha Allah abayo Allah idin xafido❤❤❤
Haniyay soomaaliya sidii hore hamoodin cidna isma saacido awal hore faamliga hablaa dadka u diri jiray lkn hada cidna isma taqaan hadaad leedahay walaalo kaa yar yar uun helaysaa caawimo hadii kale ma jirto lkn waxaan dadka dheernahay qofkii lacag u haysta hablo ku caawinayo
MAASH. ALAAH. ABAAYO❤❤
Mashalah😊❤
Abaayo Masha Allah❤❤❤❤❤❤
Masha Allah
Aslaama caleeykum Hanni habaryar
M.allah hppti ❤
Msha Alla ❤
MaanshaAllah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🌹👏
M.a❤
MashaAllaah
Hana qurux
First❤
Asc mashallh shukrn
wcs hani sharafey❤
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
Magaciisa fodaraha soo sheg abyo ani xitaa wn rabaa ankra jogaa luqada ma aqanoo
Quruxey malawaxa cad saaaa ukarisay xitaaaa wax yar hooos ma ka kaduudan wlhi armuuu ciiriinyahay 🤔🤔🤔
Waa xanjo xanjo yacni xoga yar cayrin 😂
❤❤❤
❤
😢abaayo plz plz plz waiga codsi sister night routine kaga inan arka raba
My sister haniyey gabdha night routine kaga donaysaye uso jawab hee walasheyyy waye
Abaayo caruurta af soomaaliga bar
Masha allah ❤❤
Masha Allah
Masha Alah ❤❤❤
Masha allah