Safar salaama maamo suldaano iyo wlshen xannaan nabad taga i.a Wllkeen saalax aan u duceyno wajigiisa farxad saaid ah kama muuqato aan hal mar uwada duceyno dad meel iskugu yimid qeyb ka mida waa la aqbalaa ducadooda allaha caafiyo inta xanuunsan 🤲🤲
Safar salaama Mamo suldaano iyo wllsheyn xanan ale haydin nabad geeyo mamo wllhi anaga xataa caloosha na hurtay ale idinko nabad ah haysku keen so wada celiyo safar salaama mar labaad anago ah team ceyda ❤❤❤
Safar salaamo allaha idin nabadkeeno hooyo mcn i.o abayo wllkey ceyda qalbiga allaha ku qabojiyo markale waad kulmidoontiin insha allah waan kuladareemeynaa xanuunka wll mcn
Wllhi waa ooyaya rabi ha nabad heeyo hooyo iyo xanan idinka oo nabad ahna rabi ha isku kiin keeno mar kle wllkay caydaruus dar alle ayaad ku jecelahy wllo mcn❤❤❤❤
Hooyo mcn waan ku xiisidonaa markaad noo timid aad ayaad noo farxad galisay iyo walal xanaan 😢😢❤❤ilahay nabad ha idinku keeno Ilove you very much mam sisters ❤❤
@adoontiallesiman262 wll waa run ka rr woqoyi ahaan erayo ceeb ino ah baa jira wlhi inantu markay tidhi habarka waan ka naxay😦😦marka waxa jira wax meel ceeb ka ah meelna caado ka ah markaa hooyo in hooyo la dhahaa wacan habar Uma qalabto ceeb
@@HanniHasan-g4t aad iyo aad inaga xageena waligay ma arkin qof hooyadii habarta ku leh balse koonfur caadi waaye oo xagaas ceeb kama aha waana saxabta ay u dhahaan
Masha Allah tabarakallah marka hore ilahay ayaa mahad leh marka xigana team 27 dad qalbi furan sida ay familka walalkood cayda ugu muujiyen garab familkaa sagootinkisa iyo soo dhawayntisaba alle ha idin sharfo ,familka sagotinkisa qof ka soo tagay ama aan la nolayn uun ba daremi kara video ga waxa uu ixasusiyey 2017 malinka familka ka soo tagay terminal ka ethiopia marka marayay indhahayga ilin ayaa ka so daadatay 😢
Asxaabeey aan saalax uduceyno ma ila ficna xaqiiqatan allow cafimaad sii yaa rabbi 🤲 safar salama maama suldano iyo walashey hanan
Maxa kudhacayna xanun nuucee ah aya haya Allow cafimad siih
Wllo selohayaa salax wusidhamanayaa
Illaahay hacaafiyo ❤
Abaayo maxa ku dhacay horta wiilka
Ilaahey ha caafiyo wllkena🤲🤲😢
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
Scw❤
Scw ❤❤❤
Scw scw scw
scw
Macasalaama hooyo iyo xanaan qurux 😊nabad ku taga😢❤
Dumarland hada nhy wlhi hanan wa uxiisaynaa😢ceyda no dhibi jirty badalkeena any way quruxeyyy Safar salaama ❤❤
Safar salaama maamo suldaano iyo wlshen xannaan nabad taga i.a
Wllkeen saalax aan u duceyno wajigiisa farxad saaid ah kama muuqato aan hal mar uwada duceyno dad meel iskugu yimid qeyb ka mida waa la aqbalaa ducadooda allaha caafiyo inta xanuunsan 🤲🤲
ALLE HA CAAFIYO 🤲
Amiin yaa rabi abayo
Mom suldaano iyo abyo xanaan safar salaama wan idiin xisidona hada nahay team ceyda ilaahay haydin nabad geeyo insha allah
King ceydow caloosha adkeyso allahana nabadkeeno dalkeena hooyo xanan iyo hooyo allaha safarka u fududeeyo safar salaamo
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mar labaad nabad noogu soo noqda😢❤
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🥹🕋
Salalahu calayhi wassalam 🥰
Swc Swc swc
Scw scw❤❤
Nabad Allah ha ku geyo❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Scw scw scw
King Ceyda Iyo Family qurux badan masha Allah❤❤
gacantaada gormee ugu dambysay saliga nabiga scw ❤❤
Scw scw scw
Scw scw
Scwscw
Scw scw scw
Salalahu calayhi wasalam
Aniga xata iso duceya saxibteyy adunka ugu jeclahy iga safrooso ma filenin wlhi 😢
Hooyo suldamo iyo abayo xanan safar salama❤😢byy
Ala ha nabad geeyo
@@XafsaAbdiwali amin
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
Scw❤❤❤❤❤🎉😢
SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw
Allh cafimad ha idinku geeyo 😢 ku xiisi donaa Hanaan wlhi Amiira sidad isku fahanteen ❤🎉😢😢😢
Ma aqaan sabobta lkn ilinta waan ceshan waayey 😭😭😭😭 Allaha idin nabad yeelo hooyo suldaano iyo abaayo hanaan 🤲🤲😭😭
Mashaa AllaAh walaahay kin ceyed kudashu mudan yahay waa wiil baariya ilaahay hasamo geeyo yaa rabii🤲🤲🤲🤲👍
Caydow wllhi murugta waa kula dareemoyaa. Xalay ne waa kula dareeemay
Wlhi calol xumo wye Ine naga tagaaan hoyo io xanan safar salaama 😢😢❤❤❤
King ceyda waxaan rajaynaa inaa akhriso fariintayda wllky waan ku tageraa❤😢😊
Ceyda waxaan u malaynaa inaadan akhrin comantiyad qurux bdn aan kuu soo qorno wllkyow
Saaaalax alle haku caaafiyo abowe wiilkaaas xanunka wa laga darema 🥹🥹🤲🏻🤲🏻🤲🏻
xanuunka maxa waaye abayo 😢
@@adoontiallesiman262 abaaa ma aqan lkn wajigiiisa ayaa ka dareemay waayo wuuu il goan yhy maskiin ka
Maxaa helay wilka abayoy waa garan wayay macala dhwan wa ki wax la dhigi jiray asad wilka xanunkisa maba aysheginbe😢
Wlhi anigu imaatinka kama murugoodo laakiin kala taga wax ka xanuun badan ma jirto 😢 nabad taga hooyo suldaano iyo xanaan❤
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤
Hooyo iyo abooyo xanaan wan uxiisidona wakhti qurux badan wad bala qadaten king caydana waxan lenahay aad ayan uga xunahay familykaagii kaa tagayan Insha Allah hadii aad noo laatan wad kulmi dontan hawal walin abowe safar salamo mamo suldaano iyo abaayo xanaan
700k before Ramadan I.a🎉🎉🎉🎉🎉
Ceyda keeb going walalah timaka 27 todoba kuna 700k dhqaso hora usisado safasalama hooyo mcn aabayo ok walaki qali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah ceydow illahow haku xafido adhi iyo familkaga. Hoyoo macaan iyo walashen xanan safar salamo illahey haka digo❤❤❤❤❤❤❤❤
The king ceyda Masha Allah fariidnimadii o wila ba tahay xaqiqdi rerkiina ilahay hakudaayo❤️🥰🥰🥰👑
Save en sound journey mumy en hanan qurux sonoqdo idinko nbd qabo inshallah 💘😇💫
ilahayow Ramadanka cafimaad iyo nolol nagu gaadhsii yaa rabi ❤
Safar salaama❤️🩹🥹xanaan waa kuu xiisi doonaa💗😻
Wlhi cayda moodka ka badalmay mizkin wa daremi kara qof jecezhahay mrka.ka tago i.a izu noqon dontan wll❤
Man sha allaaah team 27 dhan waa dad qalbi fiican dhamaanteen iyo asturan ❤
Ceeda mara jamacada dhameso hooyo iyo aabbe sooceli halkana soodajiya😢😢😢
Nabad Alle ha kugeeya hooyo mcn iyo abaayo safarsalama wanaagsan King ceyda keep going
Safar salaama Mamo suldaano iyo wllsheyn xanan ale haydin nabad geeyo mamo wllhi anaga xataa caloosha na hurtay ale idinko nabad ah haysku keen so wada celiyo safar salaama mar labaad anago ah team ceyda ❤❤❤
Safar salaama hooyo iyo xanaan ilaaahy ha nabad geeyo ayy xanaan waan ku xiisi doonaaa❤
Intii hooyadi joogty wuu quruxbaty mnshallha hooyo waa qaali❤
Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲
Safar salaamo allaha idin nabadkeeno hooyo mcn i.o abayo wllkey ceyda qalbiga allaha ku qabojiyo markale waad kulmidoontiin insha allah waan kuladareemeynaa xanuunka wll mcn
Hooyo mcn qalbigeena muxibo badan ayaad ku reebtay hooyo mcn iyo walaal qali xanaan safar salaama ilaahay nabad ha idinku keeno Amin 😢😢😢
Mar labaad nabad nagu soo noqda hooyo iyo xanaan🥺❤️
Wllhi waa ooyaya rabi ha nabad heeyo hooyo iyo xanan idinka oo nabad ahna rabi ha isku kiin keeno mar kle wllkay caydaruus dar alle ayaad ku jecelahy wllo mcn❤❤❤❤
Salah maxa ku dhacay😭 Allow cafimad sareecaa ku weydinaa wllkey salah
Maama suldaano iyo abaayo xanaan inbdan kuuxiisi doonaaa alle hku nabad geeyo😢😢😢😢😢😢😢
Ceyda zxp alle marara badan hayni kulansiiyo insh alaaah
Hooyo mcn waan ku xiisidonaa markaad noo timid aad ayaad noo farxad galisay iyo walal xanaan 😢😢❤❤ilahay nabad ha idinku keeno Ilove you very much mam sisters ❤❤
Maasha allah safar salama hooyo suldaano iyo xanan alle haydin nabad geeyo
Ilahey nawad haku keno angana muqdisha kuso dhawehena insha alah welcome to muqdisho ❤🤲
Masha Allah illahay ha ku nabad geeyo hooyo😢🎉🎉
Wllhi waaa murugo cayda iska adkayso waan ka xumahay inay baxan hoyo io abaayo😢😢😢😢😢😢
Team walaalaha dad is jecel m.a❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝
👇
👇
👇
Amiir qurux cumar number
Ha wala
Somali
Maasha Alaah.
Safarsalaama. Mamda iyo. Xanaan
Sfarslaama nabadkutaga. Gurigiin❤❤❤
Anag xita wa macsamalyna hooyo iyo abayo alah idin nab geeyo❤❤😢
Wow ceyda legend hooyo suldaano iyo xanan anagaba uxiisi doono wlhi🥺❤️❤️❤️❤️
Ft
War ma Nabi Muxamed bad ku Saliyi kari wayday wll 《SCW》 🥺❤️
Scw❤😢
The best TH-camr cayda ❤ 700k congratulations 🎉
Macsalaama hooyo suldaan iyo abaayo xanaan❤❤❤❤❤
😢😢😢😢habarta ceeb weeye hooyo dheh wll dadka habarta dhaha wlhi waan ka naxaa hooyo maad iska dhahdaan😮😮
wllo waxa jira laba wax oo aan idinku aragnay hadaan reer waqooyi nahay oo xagayaga ceeb ka ah waana in Ninka lagu dhaho naagtaada halkii xaaskaaga laga dhihi lahaa ama isaguba uu dhaho naagtayda iyo waxa labaad oo ah habarta ana wllhi islaan waayeel ah ama duq ah oo jidka maraysa xataa habarta ma dhihi karno lkn waxa jira wax meel ceeb ka ah meel kalena caadi ka ah hada ceyda badanaa hooyo ayuu dhahaa balse Asad baan marar badan ku arkay ereygaas
@adoontiallesiman262 wll waa run ka rr woqoyi ahaan erayo ceeb ino ah baa jira wlhi inantu markay tidhi habarka waan ka naxay😦😦marka waxa jira wax meel ceeb ka ah meelna caado ka ah markaa hooyo in hooyo la dhahaa wacan habar Uma qalabto ceeb
@@HanniHasan-g4t aad iyo aad inaga xageena waligay ma arkin qof hooyadii habarta ku leh balse koonfur caadi waaye oo xagaas ceeb kama aha waana saxabta ay u dhahaan
Habarta hooyo ban dhahanaa hadaa reer bari nahay ceebna uma naqan qofba dhaqan buu leeyahay ninkana naagtisa naagtayda wuu dhahaa qofwalba wixisa laquman anagaba islanta yaab u aragna wana caadi sababto ah waa dhaqankiina qolaba waa si layabka yareya marka 😂😂😂
Saalax Xanuunku wuuka Muqda alle Ha Caafiyo 😢
Wlh saaalax ma fiicna wajigiisa Wx bdn ka Muuqdo allhy Cafimaad taam ah ha siiyo😢
Waa wareey Alle nabad haku geeyo hooyo mcn iyo xanaan ❤❤❤🎉🎉 insha Allaah 😊😊😊
Team 27 waa gacan adag yihiin iney casumaan familka ayaa mar kasta sugaayey. Ceyda ayaa ugu gacan furan.
Beentà mahan allaha barakeeyo cunugaas ceyda ugu garaad badan dhamantood
Walle waad ila aragtey ceyda masha allah waaye
Haa manshaAllah
Adna xata wxn islaha way casumi soo dhawyn ama sabootin lkn inagu kama war qabno wxi pervert uu ah marka yaynan ku dababin walalyal 😊
Ceyda❤🎉🎉 🥂 wey kuu solaban donaan family i.a❤🎉🎉🎉
Kala taga aduunka unecbahy 😢safar salama mommy and sis nawad ku taga❤🤲🏾🥺
Xnuun wye runti mcsalamenta majecli lkn hdii lanolyahy wla kulmaa I.a safar salaama mama suldaana io abyo xnaan❤❤
Mashaallah Hooyo macaan iyo walalshey axnaan qalii safar salama ilaahay hayidin nabad geeyo iinashaallah Allah idin xifidayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲❤️❤️❤️
Masha Allah tabarakallah marka hore ilahay ayaa mahad leh marka xigana team 27 dad qalbi furan sida ay familka walalkood cayda ugu muujiyen garab familkaa sagootinkisa iyo soo dhawayntisaba alle ha idin sharfo ,familka sagotinkisa qof ka soo tagay ama aan la nolayn uun ba daremi kara video ga waxa uu ixasusiyey 2017 malinka familka ka soo tagay terminal ka ethiopia marka marayay indhahayga ilin ayaa ka so daadatay 😢
King ceyda keep going bro 700k subscriber hore usoco insha allah safar salaama maama iyo xanaan insha allah khayr❤❤❤❤❤❤😢
Masha llaah ❤ alle ka ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waw😂 koko iyo cadnan wa isku dhar🎉
Dhibley😂
😒😂
@@fitimamohamadnor 🙄🤨
Abowe ilaahy nabad haku geyo meshoda hooyo iyo abyo ❤❤
Wlhi waarun wllkey ceyda waxad heysataa dad ku jecel hooyo run bey sheegty m.a
Keep going my brother of king ceyda❤
I can't wait for 700k before ramadan❤❤
Amiira Qurux 💪💪 Innagoo Team ah Ceyda ❤ Amiira Qurux
Heart touching video 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
ilahay hanab geeyo abo iyo hooyo vs walasha ❤❤❤
Ku saliga rasulkena scw❤
Scw❤
Maasha allaah ilaaheey nabad iyo caafimaad haidinku geeyo soomaaliya safar salaamo🎉❤🤚👋
Alle nabad haku geeyo🤲mama io sister xanaan
ilahy haidin geeyo mamo suldaano iyo wll xanan❤😢
Wllahi wakahumahay hanan iyo hooyo bihitankotha lkn dbmlxn save journey hooyo mcn iyo wlshey hanan cayda anaga kulajogna o wehelkatha eh wahba ha murgin okey❤
Masha allah sagotin wanagsan waye xanaan markey imaneysay xishood xishoodey eheed hada camirada wey laqabsatay
Illahay waxan uga baryaya inu nabad ku geeyo i.a mar 2 io mrk kalaba oo badan kuwi kulma illahay ha idinka dhigo❤❤❤😢😢
Safar salama hooyo macan iyo xanaan nabad ku taga dhulkiina❤❤❤❤
Hooyo mcn iyo abayo xanan nawad igu taga insha illahay cimerdheer iyo cafimad na siiyo ❤❤❤
Safer salma hooyo macn iyo abayo xanan 😢 waan idin xiisi dona❤
Taliye raga kuwoda adag a tahy waku fanaa 🦁👏👏
Masha Allah Safar Salama hooyo Iyo xanaan Waa idiin xiisi doona inbdn nabad Ku taga xamar cadeey insha allah🤲🥺❤️
Safar salam family king ceyda qurxo badan maaashallah
Allaha kucafiyo aboowe salax adaa oga naxe xanunkisa😢
Safar salaama maami suldaano iyo wlshyen xannaan nanda taga l a ❤️
Erayga aabe mar walibo waa dhahaa lkn abahey mcn iima noola allow kuu naxariis 😢😢
Admin wlashey mcn😢❤
Kin cade wan ku salami pro cawa waso dahdi runti lpx❤❤❤
Bye By Xanaan iyo hooyo waa in xiisey Doona❤❤😢😢😭
M,a dad is jecel allha idiin dhowro dhamantiina❤❤❤
Safar salaama hooyo and my sis❤❤😢waanu idiin xiiisi dooonaaa
Teamka walaalaha from maamo suldaano❤