ROUTINE MUJAHID İYO ANI NADAAFAD🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 56

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wil mujahid cml ijogo wlhi saan iyo sikadaran o idhiba ilahey hano xifdiyo ❤

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 ปีที่แล้ว +3

    Massha allaah haniyey tolkaa markaad la joogtid mid baa laga noqdaa markaad ka maqan tahayna barkood baa la noqdaa ,inaad gabar hawl kar ah tahay waan ku faraxsan nahay ileen safiir baad noo tahaye.hore u soco wax ku dhiba alle kuma tuso

  • @dalsanmedia1247
    @dalsanmedia1247 ปีที่แล้ว +7

    caajis iyo shar oodhan ilaahay haniiga xafido aamiin ❤❤❤❤❤

  • @RaaqiaAbdi
    @RaaqiaAbdi ปีที่แล้ว +3

    Abaayo dar alle ku jeclahy rabi cafimad tama haku siiyo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +6

    Manshaallah ilahay ha ka qaado burada hala waayo meelay ka baxday inshallah xabibti 😍

  • @hulyakral5664
    @hulyakral5664 ปีที่แล้ว +5

    Çok güzel bir video olmuş canım ellerine emeklerine sağlık ❤🎉

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilhay ha ku barakiyo apyo family 👨‍👩‍👧‍👦

  • @naxwamohamed6500
    @naxwamohamed6500 ปีที่แล้ว

    Maash Allah

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah ukhtii hani illahay ha inoo siyaadiyo nimcada ❤❤

  • @نهالمحمد-د6ذ
    @نهالمحمد-د6ذ ปีที่แล้ว +1

    Anaa kulamid eh haniyey lami guriga kuyalo guryaha woo kabusbadanyahay ❤

  • @subeerabdi3527
    @subeerabdi3527 ปีที่แล้ว +1

    Wiil korin oo dhan baa hawl ah alle haynala garab galo hadan hooyoyin nahay aniga 2 wiil aa ii jooga rafaad iyo daba bursi waan ka dhergay

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 ปีที่แล้ว +1

    Alx masha allah ilhy ha idin barakeeyo abaayo adiga family kaga ilhy wax kasta aad haysato haku siyadiyo cafimad tama oo aan xanuun ka danbeyna ilhy haku siiyo abaayo mujahid wuu kula shaqeeya runtii 😂😂 ilhy haku xifdiyo oo haku barakeeyo oo ilhy cafimad tama haku siiyo oo awlada ha kula koriyo ❤❤❤❤❤❤

  • @NasroxasanMaxamuud
    @NasroxasanMaxamuud ปีที่แล้ว +1

    M.a abaayo allh haku xafido xanuunkana caafimaad allh hakuugu Badalo inshaa allh caruurtana allh hakuu xafido hooyo karti badan ayaa thy mashaa allh ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @muniitaaxmed7533
    @muniitaaxmed7533 ปีที่แล้ว

    Masha alah Hani abyo alle haidin xifdiyo adiga awladada iyo xajigada❤muqdisho kaslamaya

  • @hudadajiya4662
    @hudadajiya4662 ปีที่แล้ว

    Muraad ayaan leeyahy illahay Dartii igu soo duceeya

  • @hafsasamatar9269
    @hafsasamatar9269 ปีที่แล้ว +2

    Asc masha allaah wll quruxey ilaahay cafimaad hakusiiyo waxad tahay qofkarti badan masha tabarakallah ilaahay haku xifdiyo waxad kudadasha akhriska surat Baqarah ❤❤❤

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 ปีที่แล้ว

    Msha Alla Xbbti ❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha ❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alhamdulilah 🤲 🤲 🤲 muchahid cade abaayo hani wiilasha dhib miiran waaye hde koran xita socdan dhacow melaha halista kama baqaan Allah ku xifdyo gabdhaha masakin waaye wa degan yihiin

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 ปีที่แล้ว +1

    Haniyey kan bur fidiska iyo laabitanka ah burkad marka sartid saliid yar mari hadii kale wuu kaaga dhagaa 😊

  • @zaynapabdullahihusen4817
    @zaynapabdullahihusen4817 ปีที่แล้ว +1

    Mash allaah xoogaada Allaha ku xaafiido

  • @mariaali2422
    @mariaali2422 ปีที่แล้ว

    Masha allah 💕♥

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 ปีที่แล้ว

    Maasha allah❤

  • @Queenkhadija304
    @Queenkhadija304 ปีที่แล้ว +1

    Macalimadeena hani cadey waaku salamaay walashey qaali waana mahsantahay ❤❤ waayo hawsha guriga ayan ku qabtaa rutinkaada❤

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah ❤❤❤ mujaahit iyo hooyadiisa alaha ha nii deysto

  • @maryanabdemuhammad1864
    @maryanabdemuhammad1864 ปีที่แล้ว

    Amiin Allah ❤❤❤

  • @Samirafeisal-t9v
    @Samirafeisal-t9v ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @XANAANFEYSAL
    @XANAANFEYSAL ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤

  • @salmaapdirahman227
    @salmaapdirahman227 ปีที่แล้ว +1

    masha Allh❤❤

  • @luulkuuriyow6836
    @luulkuuriyow6836 ปีที่แล้ว +1

    Manta Ana ugu horeyey love you abyo ❤

  • @AyaanAyush-m4w
    @AyaanAyush-m4w ปีที่แล้ว

    Masha alaha xoga ilahay hakubarakeyo mcnto

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @Nuura3Mayow-co7tw
    @Nuura3Mayow-co7tw ปีที่แล้ว

    M. A❤❤

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 ปีที่แล้ว

    mash allah abyo ❤❤❤

  • @RiyahMahamed
    @RiyahMahamed ปีที่แล้ว

    Asc aimiin amiin abayo

  • @Tushleey
    @Tushleey ปีที่แล้ว +2

    Ramadan only 3 months kadhiman ❤

  • @safiyahussein7123
    @safiyahussein7123 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo

  • @AmaliaNour-ij3gm
    @AmaliaNour-ij3gm ปีที่แล้ว +1

    Socodkii baa la qurxan miyaa kulahaa hani waa funny😂❤

  • @deeqcabdi9115
    @deeqcabdi9115 ปีที่แล้ว +1

    Abayo adigo mahadsan mashikan sawirkisa nosodhig

  • @SundusMohamed-f2l
    @SundusMohamed-f2l ปีที่แล้ว +6

    😭🫶🏼🥹night rotinkaga zaid ujeclhy hbo ilahy haku xafide

  • @mushka42
    @mushka42 ปีที่แล้ว

    Asc abayo yaal ii soo duceeya duco idinkagaga baahanahay plz😢

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc mashallh shukrn

  • @canabaxmed6474
    @canabaxmed6474 ปีที่แล้ว

    Alle hano xafido owlada

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali 11 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉

  • @fartuuncabdalla7486
    @fartuuncabdalla7486 ปีที่แล้ว

    M. A ❤😊

  • @zaynababdulkadir5079
    @zaynababdulkadir5079 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤m.a

  • @MohamedLabayk
    @MohamedLabayk ปีที่แล้ว

    Abayo kan fadhiga kushaqayso magaciiis

  • @oummeryemdjiboutien9086
    @oummeryemdjiboutien9086 ปีที่แล้ว

    Hani caday Allah darti bn ku jeclahay

  • @caziizahassan4867
    @caziizahassan4867 ปีที่แล้ว

    Hada ka hor ani cunugeyga Waxaa ku…see more

  • @يومياتمسيحيةمريضة
    @يومياتمسيحيةمريضة ปีที่แล้ว

    Jesus Christ is the only way
    🕊️💌✝️

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @fatuushabukar5179
    @fatuushabukar5179 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤

  • @nawalahmedosman1230
    @nawalahmedosman1230 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤