- 31
- 123 216
BAHDA MAREEGAHA FARSHAXAN
เข้าร่วมเมื่อ 30 พ.ค. 2014
Waa mareegta xulka suugaanta iyo taarIikhda ummada Soomaaliyeed .. si gaar ahna ugu banbaxeysa suugaanta iyo sooyaalka dadka iyo dalka Soomaaliland..Bahda MareegAHa Farshaxan waxay u heelan tahay sugida, ururinta, kaydinta & sooyaalka halgmeed, horumaRineed, iyo waxbarasho ee bulshada reer Soomaaliland. si gaar ah, guud ahaana bulshada Soomaaliyeed ee kala degan shanta dal ee SOmaliland, JIbuuti, Kiiniya, Itoobiya, iyo Somaliya........
Inaan dib kuugu hiloobo waxbaa iga hortaagan-Somaliland guul iyo gobanimo
Waa barnaamij ka mid ah barnaamijka taxanaha ah ee Kal guurkii maahee waa kala gurashadii.. Sidoo kale ayuu barnaamijkani u yahay soo dhaweyn hanoqaadka Maandeeq iyo ahaanshaha ay noqotay dalkii 55aad ee qaarada Afrika... Guul iyo Gobanimo Soomaaliland
มุมมอง: 8 953
วีดีโอ
Barnaamijka Laaxinjire.Waxaa curiyey Marxuum Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax -Ina Guri barwaaqo-
มุมมอง 1403 หลายเดือนก่อน
Geeridii Marxuum ka dabadii ayaa guddi isxilqaadey oo ku hawlgalay magaca Guddida Hayaan ay suurtogaliyeen inay isku yimaadaan, hawshii Marxuumkana sii ambaqaadaan, bulshadana la wadaagaan..
Dagaalkii SNM, iyo heshiiskii Boorama ee Guul Alle
มุมมอง 564 หลายเดือนก่อน
Dagaalkii SNM, iyo heshiiskii Boorama ee Guul Alle -Muuse Biixi Cabdi iyo -SH. Cabdilaahi SH. Cali Jawhar
Hiigsiga Lixdankii iyo Hankii Ummadayda Soomaaliland_July 29-2023
มุมมอง 258ปีที่แล้ว
Hiigsiga Lixdankii iyo Hankii Ummadayda Soomaaliland_July 29-2023 Waa barnaamij laga qabtey agabka Twiter-ka oo si qoto u dheer u falanqeeyey SOomaaliland iyo halka ay hiigsaneyso..
Wasiirkii Afrika ee Dowlada Britain Henry Bellingham iyo Golaha Wakiilada ee JSLand July24,2011 .
มุมมอง 419ปีที่แล้ว
Wasiirkii Afrika ee Dowlada Britain Henry Bellingham oo khudbad ka hor jeediyay golaha wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland 24July 2011 . Waxaa ka duubaya warbixintaa weriye Axmed Saciid Cige, BBC Hargeysa , iyo weriyaal kale...... Waa taariikh xusuus leh .. hawsha in halka alaga sii wado ayey aheydee, wixii dhacey 2012kii ayaa jahawareerka iyo marinhabawga keenay... bal iminkuun caano daateyb ...
Guul iyo Gobanimo Soomaaliland. Sebenkii xumaadabba...Ninka xadhig surmeeyow waxa socota taariikh
มุมมอง 565ปีที่แล้ว
Guusha iyo gobanimada Soomaaliland waa mid muuqata, xuduudaheeguna si caalami ah ayey u sugan yihiin. Qaranimada Soomaaliland waa mid insha Allah waareysa. Cadaw badan ayaa isku dayey inay waxyeelaan SOomaalialnd, waaney guuldareysteen, ku kasta oo isku dayaana sidaad ayuu u guul dareysanayaa....Sebenkii xumaadaba ragbaa sahayda naanays Ninka xadhig surmeeyow waxa socota taariikh....Guul iyo Go...
Maansadii Kana siib kaana saar ee abwaan Cabdilaahi Suldaan "Timacade" -IHUN-
มุมมอง 5K2 ปีที่แล้ว
Maansadii Kana siib kaana saar ee abwaan Cabdilaahi Suldaan "Timacade" -IHUN-
Maansadii Weli Dunida Kama Dhicin iyo Abwaan Axmed Aw Geedi. halgankii dalka loo soo marey
มุมมอง 1K2 ปีที่แล้ว
Maansadii Weli Dunida Kama Dhicin iyo Abwaan Axmed Aw Geedi. halgankii dalka loo soo marey ayey si farshaxanimo uga warameysaa..
Barnaamijka Ibo Furka Faafreeb Feb2 20222
มุมมอง 1242 ปีที่แล้ว
Waa barnaamij ibo fur u ah hawl u baahan dood badan .. Waa bar bilaw wanaagsan iyo hawl bilaabmantay...
Tarsan Somaliland
มุมมอง 5033 ปีที่แล้ว
Maxamuud Tarzan oo ka waramaya xaaladaha siyaasadeed ee reer Soomaaliya adeegsadeen si loo khalkhal geliyo naadgelyada iyo horumarka Somaaliland....Illaahay ayaa banaanka soo dhigaya calool xumada iyo qudhunka ay huursanayaan.... Guul Soomaaliland..
Maansada Xuska 26 Juun iyo u mahadnaqii qalinka Boobe Yuusuf Ducaale .Abwaan Cawil Cal "Wadaamo Go’"
มุมมอง 1413 ปีที่แล้ว
Maansada Xuska 26 Juun iyo u mahadnaqii qalinka Boobe Yuusuf Ducaale ...Abwaan Cawil Cali Wadaamo Go’
Maansada Xuska 26 Juun iyo u mahadnaqii qalinka Boobe Yuusuf Ducaale ...Abwaan Cawil Wadaamo Go
มุมมอง 433 ปีที่แล้ว
Xaflad maamuuskeedu sareeyay ayaa ka dhacay magaalada San Deigo
Taariikhda Somaliland Qaybtii 1aad Halgamaa Cali Mahdi JIbriil May 10 2021
มุมมอง 9513 ปีที่แล้ว
Taariikhda Somaliland Qaybtii 1aad_Halgamaa Cali Mahdi JIbriil- May 10-2021 Bahda Mareegaha Farshaxan
Taariikhda Somaliland Qaybtii 2aad Halgamaa Cali Mahdi JIbriil May 14 2021
มุมมอง 1.4K3 ปีที่แล้ว
Taariikhda Somaliland Qaybtii 2aad Halgamaa Cali Mahdi JIbriil May 14 2021
Daawo Siyaad Barre Iyo Khudbadihii Uu Diinta islaamka iyo kitaabka qur,aanka ku Farageliyey1
มุมมอง 5173 ปีที่แล้ว
Daawo Siyaad Barre Iyo Khudbadihii Uu Diinta islaamka iyo kitaabka qur,aanka ku Farageliyey1
Soo bandhigidii Buugga Maansooyinkii Maxamed Cabdilaahi Singub ... Febraayo 19, 2021
มุมมอง 1273 ปีที่แล้ว
Soo bandhigidii Buugga Maansooyinkii Maxamed Cabdilaahi Singub ... Febraayo 19, 2021
Faalo Buugga Afgembigii Dhcisoobey ee Sooomaaliland Scouts 1961 Sayid Axmed Dhegey
มุมมอง 6093 ปีที่แล้ว
Faalo Buugga Afgembigii Dhcisoobey ee Sooomaaliland Scouts 1961 Sayid Axmed Dhegey
Barnaamijkii Duqayntii Hargeysa iyo Duuliye Axmed Maxamed Xarunta Dhaqanka Hargeysa
มุมมอง 4.4K4 ปีที่แล้ว
Barnaamijkii Duqayntii Hargeysa iyo Duuliye Axmed Maxamed Xarunta Dhaqanka Hargeysa
Sureer Abshir Muuse oo been ka sheegaysa xaqiiqadii in Hargeysa Diyaarad lagu duqeeyey
มุมมอง 6764 ปีที่แล้ว
Sureer Abshir Muuse oo been ka sheegaysa xaqiiqadii in Hargeysa Diyaarad lagu duqeeyey
Barnaamijkii Dharaarihi Tilmaannaa Qaybtiisii 22aad.Badbaadintii Ardeyda Dilka ku xukunaa- Farshaxan
มุมมอง 18K4 ปีที่แล้ว
Barnaamijkii Dharaarihi Tilmaannaa Qaybtiisii 22aad.Badbaadintii Ardeyda Dilka ku xukunaa- Farshaxan
Barnaamijka Dharaarihii Tilmaannaa Qaybtiisii-20aad... Bahda Mareegaha Farshaxan
มุมมอง 15K4 ปีที่แล้ว
Barnaamijka Dharaarihii Tilmaannaa Qaybtiisii-20aad... Bahda Mareegaha Farshaxan
1988 Xabsigii iyo dilkii Maka Durdure Nuur Ismaaciil Xirsi Qaybtii 2aad August 17,20202
มุมมอง 42K4 ปีที่แล้ว
1988 Xabsigii iyo dilkii Maka Durdure Nuur Ismaaciil Xirsi Qaybtii 2aad August 17,20202
1988 Xabsigii iyo dilkii Maka Durdure Nuur Ismaaciil Xirsi Qaybtii 1aad August 10,2020
มุมมอง 8K4 ปีที่แล้ว
1988 Xabsigii iyo dilkii Maka Durdure Nuur Ismaaciil Xirsi Qaybtii 1aad August 10,2020
Dharaarihii Tilmaanaa 19aad Gudagalkii Dalka Q1aad
มุมมอง 10K7 ปีที่แล้ว
Dharaarihii Tilmaanaa 19aad Gudagalkii Dalka Q1aad
Miimley- Maansada Musdanbeed , Maxamed Xasan Cabdilaahi
มุมมอง 4997 ปีที่แล้ว
Miimley- Maansada Musdanbeed , Maxamed Xasan Cabdilaahi