Nakuru Dad xun aya dagan wa Cunsuriyin Ana tage one Day ayan jogay Dadka hadeyba arkan inad somali tahy si xun ayey kula hadlayan Meshas mel fican maaha
Luuqad maahan luqaad sawahili waan aqana ee lakin somali Naceb ayaa kujira kenya inta badan waan maray waa mesha kaliya ee an ku arkey Rescim ama cunsurinimo
waad ku mahadsan thn labadiina, waxayba iga go'an thy inaan u soo guuro. balse waxaad ugu talagasheen in dadka ka imaanaayo USA iyo Europe maa loogu talagaley?
Inkasto video gan marhore ad so dhigteen abyo mise abwe ina iso jawabi dontan ban rajeynaya hal qol iyo fadhi meqa cml kuhelaya xafda somalida dagan tahy
Guryaha meeqa lagu ijaara guryaha in Nakuru 2 qol
Soo qorta mowduuca aad ka hadlaysaan si aan u halmaanin. Jazaakalaahu khayran ❤
Masha allh my family keep going
Marshall allaah wa guryahaan jeclahay
Diina waa maashaa alaah anaa caruur ku korsado
Masha alaah guuleysta dad Wanaagsan ayaa tahiin
Mansha alaah nakuru wan jeclahay
Waad mahad santihiin
Mansha Allah walaheega hure u sucod wangsan
Horay usocda wllle
Waan idin xisnay walhi 🥰
masha Allah
Islii waa mel arebo ah anaa hada kudhiban Nakuru waa lenadiif ah
Awesome video...I'm just started doing vlogs of Garissa Town but I'm not as good as you ...congrats
Firmily Qurux Badan manshalah Aaad baan idiin salaamay waan idin wataaah cml
Thanks bro
Boos faadi ah wa imisa walaalyaal kadib booska meeq miter waaye naso sheeg walaalyaal mahadsanadiin
Masha Allah
Shuceeb sxbow kkkk waan qoslay markaan ku arkay
Xiligeeda oo dhan waa roob
Ok good 👌
Kkkkk hadan dawaday oon salada duhur tukaday
Mansha allah ad ayan igu farxay inad kasohadasheyn nolasha Nakuru thanks abayo iyo Abowe
ABAYO ANIGA AYAA RABA NAKURU INNAN USOO GUURO EE PLZ ILA SOO XIRIIR
Markii khof ha hadlo hadalkiiba kuma heshiinkartaan
English version? Looking to move there in a month. Need some apartments
Part2 Away guryihi iyo nolasha Nakuru
Hhhhh sh umul boodhin uu leyahay kulahaa
Haa saas waaye ma ogeen
How much if you want to buy 3 bedroom flat?
Shuceyb boarding maxaa kunacday
Intaad kenya noo xayeysiinaysaan, wadankiina uxayeysiiya
Sxbow maba jognee maxan xayeysiinaa 😂😂😂😂
Abayo aniga raabo in an so daago magaladas ee kawaran danka foodka cuntada ama rashinka maka raqisantahay Nairobi
Mahad sanid 🥰🥰🥰🥰
🇰🇪. KENYA. WAN.TAGEEY.SANAD KAN DHAMAADEY.E.2022. HORAAN TIISII
Uma baahni dal shisheeye in aad ii ammaantaan
Dal aadan leheen waa Darren
Ku joog
Abayo 4 qol imisa lagu kireyaaa Nolasha maceshad ka warama
Abayo adiga waxan joga marekan waan kahelay shekada naykuru insha allah inansodago ayan jeeclahay
Abyo ma dagtayna Ana wa so gura inshakh
WA SAHAL ABDI BOUULALE. OO.KU NOL WADANKA DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕
Abaayo lambarkada isoodir
Shaqadeeda kwrma janada futo futo lydinkuturye
Nakuru Dad xun aya dagan wa Cunsuriyin Ana tage one Day ayan jogay Dadka hadeyba arkan inad somali tahy si xun ayey kula hadlayan Meshas mel fican maaha
Hhhhhhh luqada hadad garaneyn wey ku harowsanaya
Luuqad maahan luqaad sawahili waan aqana ee lakin somali Naceb ayaa kujira kenya inta badan waan maray waa mesha kaliya ee an ku arkey Rescim ama cunsurinimo
Abayo somlida miya mise kenyanka cunsuri ah
Naakuuru anaa 15 sano Dagan waxaad sheegayso waligey ma arag
Asc waan kuslamay shuceyb sxb waxa Noga sowaranta guryaha eebka thanks
B b b
Naakuuru anigaa ku nool mudo 15 Sanaa aad ayaan u jeclahay ma rabi meel kale inaan UGA guuro
Masha Alah, warbixin aanka rabay Nakuru sidee igu caawin kartaa abaayo?
Waxaan kaa rabaa
Iiga sheekey nolosha
I
Jilib&Jsmaamo
Wabiga Shabeele iyo jobba
. Qof shaqeeya malahan miya. Dadka labiilo maad kujirtiin
Xabiibti nambarkaaga ma heli karaa
Raxmo dum waa cayishay muzygana waa caatoobay cadalada halagu dhaqmo
Ee waanba is cateenaay cayil dartiis hadaa ii shegtay in aan is dhimay thanks abaayo
HADDII AAN TAGO .إن شاءالله. WAXAAN . RABAA. IUN.AAN .HORTA. SOO.ARKOO. MOMBASA. RAHA.IYO.ALIIBA.. GOBOLKA. LA YIIRAHDO. NAKURU.DISTIRECT
Ina imdo nakuro wa jeclhy lkn qof kama aqaan wa mara unn
Anagaa kuu joogno hada kadib Hana dhaafin
Inted udafta eldoret mise
Aniiga meel buuq baadan ma jeceli hada meshan ku noolaahay small city's waxa kasta 5 minutes iwaada jiiran
Nakuura ma dagantahy xage kala so xariraa
@@umuayman6814 iso dir labarka insha alaha xabibti
@@HamdiSalad abyo lamber ma ogola utubka ee fcbk hada hesta iku so darso hoya jcl sidaas u qor waxa isaran dhar gbdho oo binki ah
@@HamdiSalad abyo isnacht ikuso darso samsamey20 plz
HADDAA. WAXAAN .RABAA. IIN.AAN .KU LAABTO. KENYA 🇰🇪. OO.AAN DIYAARADA. ETHIOPIA 🇪🇹. AIRLINES .SIIDII . OO.KALEE .KA RAACO. ADDIS. TO.MOMBASA.RAHA
Islii inte bay ujirtaa
Telka ha nasii
Sadex sac 3 hours
waad ku mahadsan thn labadiina, waxayba iga go'an thy inaan u soo guuro.
balse waxaad ugu talagasheen in dadka ka imaanaayo USA iyo Europe maa loogu talagaley?
Abyo Ana xata quraba kaso gura meshan ika heysa war Isi ma guurtay❤
Inkasto video gan marhore ad so dhigteen abyo mise abwe ina iso jawabi dontan ban rajeynaya hal qol iyo fadhi meqa cml kuhelaya xafda somalida dagan tahy
War Isi Ana qurba kaso gura ma dagtay
WAXAAN ..DALKEY GA. DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. KA RAACAY. TAREEN .CAJIIB.A H. OO.KA RAACAY. CASIIMADA DALKA. DJIBOUTI 🇩🇯. ILAA.MAGAALADA .ADDIS ABEBA. E. WADANKA. ETHIOPIA 🇪🇹. . MAR KII.AAN TEGAY. ADDIS ABEBA. MUDO.SADEEX CASHOO AH.AYAN. JOOGAY. KADIIB. TIKIID KA.DIYAARAD DA AYAN .JA. GOOSTEY. 3.BOQOOL .OO. DLLAR. AYAN KU.RACEEY DIYAARAD . ADDIS ABEBA. ILAA MAGAALADA .NAIROBI
Asc abyo hooyo rabta inay meesha usoo guurto baa ahay numberkaga sidee ku helikaraa
Adc
Abti dadka hanagu soo badanina abti adiga iyo habo hhhhh yaan dadka nogala sheegin cml hhhh
Waa loo taatabtay lee abti say u mcnsadaan
NAIROBI .MUDO .HAL BIIL AH.AYAN .JOOGAY .GAR AHAAN .XAFFADDA. SOMALIDA. EE.ISLII
Been Aya shegtay darulcilmi qaali maha mana fiicna hada run shhegno beenta wa xaraan
Abyo Nakuru ma daganthy xage Kala so xarira
Abyo Anita xataa nukuuru waan rabaa lakiin qof kama aqaan
@@naciimoabdihalim152 xage kaso guree an isku lug tarsane
Abyo Sweden
@@naciimoabdihalim152 maso guurtay qali mise hada kadib so gure iso sheg Mel Kala so xariro
Mansh aalaah