Sheeko furan, Nolosha Soomaalida Nairobi Kenya 🇰🇪

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 37

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan hadlaysa ayado sanad jogto runtey ka shegty aniga 15 sana joga anigo yar soo dagnay 20007 ki korantadana wa islii kali wixi islii ka baxsan biyo iyo korontaba way jogan kama tagan meel an Kenya 🇰🇪 ahayn ma jecli aniga somlia tagay 2014ki halsano ku maqna wala so qabsan wayay rerkena dib uso laabten nairobi ugu so guurnay marka kenya 🇰🇪 waxa qaali ah cafimadka waxbarashada iyo guryaha

  • @user-or5bp1cx7w
    @user-or5bp1cx7w 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaah cades hakuagyaalo nosofaide my dear

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 ปีที่แล้ว +4

    End of 2016 baan Nrbi Kenya 🇰🇪 imaaday waxan ku noolaa 9 bilood Walahi waxan ku noolaan waayey Qaaliga Wasaqda Koronto tagaysa Biyo go,aya LAALUUSH joogto ah Xaqiiqdii waxan is iri Malaha Somalidu way u Sixiran tahay Kenya 🇰🇪 Wixii igu yaabka badnaa waxay ahayd Markii Xaafad Xiran oo Somali leeyahay guryaha ay Askar Kenyati 🇰🇪 ahi yimaadeen iyagoo raba inay LAALUUSH ka qaatan Somalida Guryaha leh waxay dhaheen guryahan waan duminaynaa bilaa sabab Somalidii guryaha Xaafada lahayd way iska uruuriyeen $100.000 oo dollars lacag ah waxay na ii sheegeen inay dhawrkii Sano ba mar soo noqdaan oo lacag la siiyo😭 Askarta Kenya 🇰🇪 Shacabka Somlyed kuwa bilaa Sharciga ah iyo kuwa Sharciga leh ba isku si bay u baadaa. Waan adkaysan waayey kadib waxan u guuray Somalia 🇸🇴 oo ku nafisay oon ku dareemay Nolol kifaax ah Passport kii meeshii aan dhigay maalin kaan imid lagama soo saarin.
    Waxan idin la wadaagay waxas oo dhan SOMLYEY Meel dhulkiina idin dhaanta malahee Iimaan sada.

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  2 ปีที่แล้ว +1

      Walle taas aya xaqiiq ah wadankaaga meel kaaga fiican ma jirto masha Allah 😍

    • @MrFuley
      @MrFuley ปีที่แล้ว

      Thanks xbbty

  • @safaxusen1800
    @safaxusen1800 2 ปีที่แล้ว +5

    Theres is always power shortage in kenya because of kplc (kenya power lightening company ) a government owned monopoly company we need competition there
    Water rationing happens and every estate knows the day they will miss water
    Shaqalaha payments goes according to places or rather the estate they work like rich estates they are paid 100d 150d but do all work eastleigh is 30d to 50d
    Between they hate somalis they say somali are arrogant
    Am born and raised in kenya but in hargeysa right now
    Am yearning to go back to kenya i miss ke 🇰🇪🇰🇪🇰🇪 i ❤❤❤ ke 254 raised me and my family

    • @mohanedabdirahman7989
      @mohanedabdirahman7989 2 ปีที่แล้ว +1

      Channel kan ingiriis maleh
      Somali baa iska leh meesha ka bax wll

    • @nadiaomar7244
      @nadiaomar7244 2 ปีที่แล้ว +2

      @@mohanedabdirahman7989 saas hadihin maxat kaogthy luuqada somali qoridisa iney oqoon qofka malaxukumo qasabna ma aha qofwalbo somalibo eh ino afka somaliga qorida ino yaqaano.aniga waxa ufahmi madaama eeykudalati kenya kenyana luuqada kiswahili iyo english le lahabarta Lana isticmala .aniga wallahi ma aqaanjirin somali qorid kenya kusokori anigo lama jir ley gey kenya marka goordow an xoog isugu baray alxmadulilah. Qof walalka haburinin hadalka wanaagsan wa saadaqo ilaahey aya dahy aniga madihin

    • @mohanedabdirahman7989
      @mohanedabdirahman7989 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nadiaomar7244 Thnks wll mcn waan qaatay hadal kaaga jazakallhu

    • @nadiaomar7244
      @nadiaomar7244 2 ปีที่แล้ว

      @@faizaabdulla3604 wcs

  • @user-or5bp1cx7w
    @user-or5bp1cx7w 2 ปีที่แล้ว +1

    thank u my dear sister keep going

  • @zainabh8652
    @zainabh8652 2 ปีที่แล้ว

    Asc Fatima-Muna, if possible please talk about some of the challenges people face when looking for a shaqaale. Thank you

  • @user-or5bp1cx7w
    @user-or5bp1cx7w 2 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllah

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah guulaso walaal

  • @faadumoali114
    @faadumoali114 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahuma aamiin

  • @mohamudxidig4130
    @mohamudxidig4130 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs shaqaalo weyjirtaa lajarjaray 2022 sanadkan dabaqyada Chinese dhiseen mosque 🕌 park road aktiisa gabar somali ah ayeey ushaqeyneysay gabadha madowga waladilay police ayaa yimid waalaxiray rerka dilay ninka ama nagtisa midbalaxiray sanada kahor osharika estate gabar Tanzanian ah ayaa lagudilay gabadha somalidaa dishay ey ushaqeyneysay waa xaqiiq arinkan ankahadlayo Kenyanka mawada xumo 5years midbaa ishaqeyneysay 6years midbaa ishaqeyneyse hadana midkalaa ishaqeyneyso alxamdulilah muna waxa kulahadlayo mama waye ninkeyga iyaa iskaleh 14 years ayan kunolahay kenyanka badankod dadwanagsan dirisle ayaa hada dagay estate kaas lagudilay gabadhas wadweydinkartaa Mombasa kenya shaqalo lagudilay gabadha dishay Ayaan garanayaa somaliyey wax hubsada

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  2 ปีที่แล้ว +2

      Subxaana Allah ma soomaali ba wada dishay gabdhaha kenyaatiga 😭

  • @kili665
    @kili665 2 ปีที่แล้ว

    Nakuruit beautiful, u can live in gongong , karen lavington,kilelewa,and outside out Nairobi 45 minute away everything is good

  • @Shifaavlogs
    @Shifaavlogs 2 ปีที่แล้ว +1

    Salaam aleikum sister tiktok is easy Insha'Allah try

  • @asmahassan93
    @asmahassan93 ปีที่แล้ว

    Abaayo jaamacadaha Nairobi ma aqbalaan ardayda somalia ka yimaada mise may ?

  • @Shifaavlogs
    @Shifaavlogs 2 ปีที่แล้ว +1

    Salaam aleikum mogadishu ten better then Nairobi

  • @rahmohaaji1617
    @rahmohaaji1617 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga nasiiso ubahan

  • @kiinyu6160
    @kiinyu6160 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc hno

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 2 ปีที่แล้ว

    wcslm wall

  • @rahmohaaji1617
    @rahmohaaji1617 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll aniga waxaan ubahanahay war bihin kusaabsan neyrobi

    • @sumayazuzu5486
      @sumayazuzu5486 2 ปีที่แล้ว

      Anaa ku haya xbbti oo 15 sano dagan

  • @hawaahmed9106
    @hawaahmed9106 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo wallaahi waa Runtaa Somali waa dad dhibadan waxaa sheegee anaa jooga oo ku wareerey

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha waxay shegeyso sida shaqaalo ladilayo majirta waayo wey kuso dacweyneysa wadankan sharci aya kajira

    • @mohamudxidig4130
      @mohamudxidig4130 2 ปีที่แล้ว

      Weyjirtaa waxaa taktaa hada dabaqyada Chinese kadhiseen shaqalada ladilay sidcalikalab aktiisa soweydii walaxiray rerka qeeb kamida

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 2 ปีที่แล้ว

    Bilow caruurta inaga sumeeyaan

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 2 ปีที่แล้ว

    horta meel koronto iyo biyo go,ayaan mafiicno nolosha waa biyo nalka.

  • @marishcadey7359
    @marishcadey7359 2 ปีที่แล้ว

    Eastleigh bey ka jrtaa dhibaatad biyo laant lkn xaafadah kale malahan biyo laan dhibaatan kam jirto

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed4307 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa over populated Eastleigh

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 2 ปีที่แล้ว

    Maya maya shaqo malaha gabar somalia yeed kulama taliyeen waay ku silceen

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC
    Sxb

    • @safiyaahmed5567
      @safiyaahmed5567 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc wax Shaqalo la dilo ma jirto anigana dagan