Koox Reer Jabuuti ah oo Hees Cajiib ah Ugu Soo Jawaabtay Heestii Xalay ee Somaliland ee Axmaarada...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @KadidjaFarahSoubaneh
    @KadidjaFarahSoubaneh 3 หลายเดือนก่อน +26

    Marnaba amxar adonka Igo neceb wll Ila dhashay ka madoran karo damir xomad malihi from djbouti 🇩🇯🥰🥰🇸🇴

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wallal jira jabuuti ❤

  • @flawlessness7
    @flawlessness7 3 หลายเดือนก่อน +57

    Anagu hadanu nahay Reer Borama cadow aan Amxaro iyo Ethiopia 🇪🇹 ahayn ma lihin
    Mugadisho iyo Garowe na xushmad iyo wanaag aan iyaga ahayn ma lihin

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wallo jira reer Borama ❤❤❤

    • @AbshirFarah-d3x
      @AbshirFarah-d3x 2 หลายเดือนก่อน +3

      Qof waayo arag ah baatahay guuleyso

    • @nalkanasta3359
      @nalkanasta3359 2 หลายเดือนก่อน

      Muqdisha kaso salama wllo sharaf iyo karamo 🩸❤️💋🙏

    • @hodanhaboon893
      @hodanhaboon893 2 หลายเดือนก่อน

      Sido kale ​@@nalkanasta3359

    • @Mohamedapdy
      @Mohamedapdy หลายเดือนก่อน

      Owdal state

  • @Khadercishqi
    @Khadercishqi 3 หลายเดือนก่อน +112

    Wakaas dadkii damirkoodu shaqaynayay guul iyo gobonimo walalaha Djibouti ✊⛓️🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      heestan beri horaa la qaaday maaha jawaab kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @flackflick689
      @flackflick689 3 หลายเดือนก่อน

      GUUL Somaliland iyo Ethiopia 🇪🇹 ❤

    • @assiaali2371
      @assiaali2371 2 หลายเดือนก่อน +1

      Guul Somali weyn mashaallah

    • @gatihassan1371
      @gatihassan1371 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @gatihassan1371
      @gatihassan1371 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

  • @Saada-d1i
    @Saada-d1i 3 หลายเดือนก่อน +102

    Masha Allah cedeced sacab laguma qariyo Somalie hajogto Djibouti hanolato

    • @Safiyahassan12
      @Safiyahassan12 3 หลายเดือนก่อน +4

      Somalilnd malintay dhaqaqdo walyana dolad gaabo😂😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน +92

    KOOXDA JABUUTI EE HEESTA MACAAN WALAALAHOOD U QAADAY ALAHA BARAKEEYO. NOOLAADA❤

    • @Halgame334
      @Halgame334 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@SarahWarsama-o8u GARDIS CIIDAN KKKK HES KUTE

    • @Istar-yk6jb
      @Istar-yk6jb 3 หลายเดือนก่อน +2

      Aaaamiin midkana ale ha darensiyo hoyoyinkan rali kama ahan 😂😂😂😂😂 wa la qasba gumesi kaligii talis ah aya ku habsaday 😂😂😂

  • @SabrinCabdi-sb8ic
    @SabrinCabdi-sb8ic 3 หลายเดือนก่อน +23

    ayy ayy jah dhiiga i kacay 🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️😘😘😘 allow soomalida cdaowgowda cagta mari

  • @ladane15
    @ladane15 3 หลายเดือนก่อน +85

    Mamooyinka horay fadhiya waxay dareemayaan ceebta iyo liidnimada la dhex dabaalanayo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      Uff uff uff maamooyinku kuma rabaan waxay kaa jeclyihiin xabashida miyaad naqasbi qasab maaha jacaylku

    • @hodanahmed1456
      @hodanahmed1456 3 หลายเดือนก่อน +6

      Kuwan xormaaha hadii ay saan u hadlin waa laxeraa.waybaqayaan walaalo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      @@hodanahmed1456 kkkkkkkkkkkkkkkkkk heestii baa qadaadwayn jareerwayn jareer jabarti walawayn gudhuu huwan huursan huuro iyo hawiye ka oo hisay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @cawaalekulmiye9883
      @cawaalekulmiye9883 3 หลายเดือนก่อน +2

      horta af soomaaliga soo baro, waa maxay mamooyin ? dheh Hooyooyin

    • @SaadaGasle
      @SaadaGasle 3 หลายเดือนก่อน +4

      ​@@TogdheerBurco-x3pYaa kaa hor jooga
      Orod ha ku fuushee utagdee
      Soomaali dan kaamale oromo😂

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 3 หลายเดือนก่อน +7

    J'aime beaucoup la somalie car c'est le berceau de tout les somaliens qui se trouve aujourd'hui partout dans le monde.inshallah ke reve de la grande somali ❤❤❤❤from djibouti wan idin jeclahay reer somalia 🇩🇯❤🇸🇴❤🇩🇯❤🇸🇴

  • @YahyaMoustapha-dd3my
    @YahyaMoustapha-dd3my 3 หลายเดือนก่อน +69

    Soomaaliya Soomali baa leh from Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 3 หลายเดือนก่อน

      Jabuuti canfar baa leh

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 3 หลายเดือนก่อน +5

      @@abdusalansaleban7339 somaliland imika oromoland wayee hhhh

    • @m.khadarhassan8637
      @m.khadarhassan8637 3 หลายเดือนก่อน +1

      Jabuuti hakusoo biirto sonalia haday run sheegayaan

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@m.khadarhassan8637 adero wadan wadan kuma biro, wxi mamul kabaled ah iyaa wadan is modaa o didaa so biritan, anako somalia kamid aheyn iyan hadana madax no Saran yihin sidinaa maha ibsanayaa afkisa iyo wadankisa ka ibinaya amxari , oromoland 😂

    • @samsamaxmed5567
      @samsamaxmed5567 3 หลายเดือนก่อน

      Aduba soo markii hore gobal mad ahyn Dee siida ad ugosan ugosanya ee ii quudh hada walaalo nahy hadii kaleeh ii dhaaf axmarkasn laa jiiraya😏😁

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 หลายเดือนก่อน +8

    Walaalahay jabuuti ilove for ever guuleysta wllyaal ❤❤❤❤

  • @DiranehHassan-ie8hl
    @DiranehHassan-ie8hl 3 หลายเดือนก่อน +32

    Masha Allah police national (Djibouti)

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 3 หลายเดือนก่อน +5

    Somalia Somalia 🇸🇴✅✊💪

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 3 หลายเดือนก่อน +16

    5ti somaliwayn ma rer jabuti unba so jawabay oo walibana dagdag aah viva Rer jabuti ❤❤❤❤❤

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 3 หลายเดือนก่อน +58

    Reer jabuti somali asal ah ...guuleysta walaalayaal

    • @JanadAhmed-dn3ut
      @JanadAhmed-dn3ut 3 หลายเดือนก่อน +2

      Kkkk jabuuti wxy ka baqysa aqoonsiga becouse berbera port is not easy dariskii suuq la aan ba ku dhacdey

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 3 หลายเดือนก่อน

      What a shame

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 3 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@JanadAhmed-dn3utaqonsi keee cirkaa iya ka xigaa

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 3 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@JanadAhmed-dn3ut maxa laga baqay adiga reer qudalaan ee ku faanaya amxaar gaal ah oo ay heesta ku soo sameyey nin marqansan oo ilkihiis jajabeen ictiraaf aad 32 sano sugaysa yaa kaa hortagan ma ku siiyo amxaarka inshallah waxaan rajaynayna in soo qaxdaan oo idinka oo caruurtiin afka ku wada waxaan kalo rajaynayna inaad noqtaan sida falstiin oo kale inshallah wayna dhacsa muuse juudaan horumka uu idin wado waad arkaysan

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu 3 หลายเดือนก่อน

      Ma hooyadaba haysa aqoosiga ina amisom​@@mnviepapa2003

  • @KassimPk-zt4fs
    @KassimPk-zt4fs 3 หลายเดือนก่อน +5

    Vive somalia 🇩🇯❤️🇸🇴

  • @LiibaanCadow-n1t
    @LiibaanCadow-n1t 3 หลายเดือนก่อน +7

    Walha jabuuti t jiroo jooga waalh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 3 หลายเดือนก่อน +4

    Viva Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 Viva Somalia 🇸🇴 🎉🎉🎉Viva Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 หลายเดือนก่อน +8

    inshallahu adigoo lagu nacay xanuun dartii somali ayunbaa ku huran

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 หลายเดือนก่อน +23

    Mash'Allah Somalie weyn 🇸🇴🇸🇴❤

    • @zahraismail2245
      @zahraismail2245 3 หลายเดือนก่อน

      Nothing called Somaliween

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 3 หลายเดือนก่อน +12

    Guul reer jabuuti waa walaahayga runta ah❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hassanrirache2884
    @hassanrirache2884 3 หลายเดือนก่อน +5

    One language. One religion islaam❤❤❤somali🇸🇴 is one😅😅

  • @hamzaaden-ws5hy
    @hamzaaden-ws5hy 3 หลายเดือนก่อน +20

    Jir oo jog Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @suhaybchannel
    @suhaybchannel 3 หลายเดือนก่อน +39

    Guul ciise

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      guul itoobiya iyo somaliland ciise waa reer somalilan

    • @RabiaMahamedhassan
      @RabiaMahamedhassan 3 หลายเดือนก่อน

      Silka hooyada

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 3 หลายเดือนก่อน +3

      @@TogdheerBurco-x3phooyadaa siillkeedi Ciise waa qaran

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 3 หลายเดือนก่อน +5

      Isaaq waa waashay

    • @aminajama160
      @aminajama160 3 หลายเดือนก่อน +1

      suhaybchannel Absolutely Guul Ciise iyo reer Somaliland, Ciise waa walalahayo waana reer Abtigay, aduu Amison ayaad tahay dadkay dhashay

  • @abdirazakabdourahman2214
    @abdirazakabdourahman2214 3 หลายเดือนก่อน +3

    Vive somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Djibouti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SouleimanDjibrir
    @SouleimanDjibrir 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walalo isjecel warabe ma cuuno ❤ dareen Somalinimo waa goob Djibouti and somalia

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allh Djibouti 🇩🇯 wllnimo

  • @Redsand12
    @Redsand12 3 หลายเดือนก่อน +29

    Viva Djibouti. ❤

  • @NabaadXasan
    @NabaadXasan 3 หลายเดือนก่อน +3

    Calooshaada ayaad meteshaa oo aad u hadli kartaa xumaha iyo naxliga kaa buuxa kulama qabaan dadka reer somaliland oo dhami adiga iyo afarta calooshooda u shaqayste ayaa qaba warkaas hadaanu isdilno hadaanu heshiino hadaanaan midh iska reebin walaalkay ku doorsan maayo orom iyo amxaar tuygsanaaya
    Oo qastiga ay badayda kaleeyihiin yahay in ay ka aargoostaan somaali wixii ay ku dhigtay 1977 oo raba in uu mustaqbalkayga iyo aayahayga hog ku rido marabo sanka hayga marmarinin hadaad rabto adigu tag itoobiya oo u niiki neefaw from hargaysa

  • @CrahmanhuseinGuure
    @CrahmanhuseinGuure 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hanolato Djibouti 🇩🇯 from Somalia 🇸🇴

  • @Hinda-x4n
    @Hinda-x4n 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah dad dhiigle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 9:05

  • @ameeraMuhammad-he4iw
    @ameeraMuhammad-he4iw 2 หลายเดือนก่อน +1

    قال الله عز وجل : ۞ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْيَهُودَ وَالنَّصَارَىٰ أَوْلِيَاءَ ۘ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ ۚ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ
    Your adoption of Ethiopia as a friend, friend, and relative, separate from your brothers in blood, religion, and land. You will see its results in this world, so do not rush. As for the afterlife, read the Qur’an in your book and you will know🤔🤷🏻‍♀️

  • @IbrahimAbdirahman-r1q
    @IbrahimAbdirahman-r1q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jabuuti iyo Somalia🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @IBRAHIMfjizow-r4l
    @IBRAHIMfjizow-r4l 2 หลายเดือนก่อน +1

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤inchallah 🙏 from Djibouti 🇩🇯 we love Somalia 🇸🇴 ❤❤

  • @fowziasugal915
    @fowziasugal915 3 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴❤SOMALIAND!

  • @alimaxamed7795
    @alimaxamed7795 3 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuuuuuuuulllll soomaaliyaa

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 3 หลายเดือนก่อน +12

    Jabuuti hiil walal 🇸🇴💯🇩🇯🙏🙏

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 หลายเดือนก่อน

    Viva jabuuti walaalaheena from 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @Ina.HachiIbraHim
    @Ina.HachiIbraHim 3 หลายเดือนก่อน

    Viva Somalia from D JabUUti dhiigiinU io damiirkinuba aadbu ushaqaynaya guul io gobanimO🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @husseincaatoofficial4321
    @husseincaatoofficial4321 3 หลายเดือนก่อน +8

    1 BANAADIR
    2 DDS
    3 NFD
    4 JABUUTI
    dhamaantood wey ogyihiin iney wada dhasheen
    Bal aan idin su.aale
    Miyeysan cadeyn in hargeysa tahay.WCLO😂😂😂😂

  • @CariTruth
    @CariTruth 3 หลายเดือนก่อน

    Thank you Jabuuti walalo somaliyeed

  • @halimanuur1523
    @halimanuur1523 3 หลายเดือนก่อน

    Guul Somaliland ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ xasid ha u jojin

  • @Raeeerwaamo1
    @Raeeerwaamo1 3 หลายเดือนก่อน +11

    Walee dadkan meelbaa loo wataa amxaar baa soomaali iga xiga war maad ka joogtaa reer hargeesa arinkan meelxun buu gaari doonaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ooydee haa wuu naga xigaa

    • @calicilmi1276
      @calicilmi1276 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@TogdheerBurco-x3p lama oynayee bari ha soo oyina idinku😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      @@calicilmi1276 Ma kolbaan cadaw gayga u ooyayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Alle naguma kiin soo celiyo Amiin

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 3 หลายเดือนก่อน

    ORMOO NO NO NO WAA NOODAGAL IN SHA ALLAH 77😢😢😢😢😢

  • @FardowsoAhmed-o1t
    @FardowsoAhmed-o1t 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.a somalinima lagusheegi watas afka kaliya lagamadhaho somali ban ahy qalbiyada laisaga socda somalinimo guulaysya rer jabuuti❤❤❤somalia hanolaato❤🇸🇴🇸🇴💪❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @NimcoXasancali-vm8zb
    @NimcoXasancali-vm8zb 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alow ku xafid sheeqeena xanbaarsan diinteena machan alow jana fardowsa kugu irsaaq aaamiin yaa xayu yaa qayuum yaa qawiyu yaa matiinu yaa xafiidu yaa salaam aaaaaaaaamiin yaa alaah

  • @ruqiyadaado99
    @ruqiyadaado99 3 หลายเดือนก่อน

    Good job Djibouti 🇩🇯

  • @CashaYusuf-k9d
    @CashaYusuf-k9d 3 หลายเดือนก่อน

    Reer Somaliland 🇮🇹 cod iyo qurux lagu gadhimayo ❤ Somaliland 🇮🇹 hanolato❤guul guul💪

  • @hawohassan8559
    @hawohassan8559 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha Allaah, Jabuuti waa walaal jecel somaliwayn,

  • @saidamohamed8097
    @saidamohamed8097 3 หลายเดือนก่อน

    Shiiqa hadlayana Alaah ha xafido xaqana ha ku dilo

  • @fmg63772
    @fmg63772 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahoow culumadeena noo xafid allaahumma aamiin waa sax waa cadaw

  • @AmiiraCabdi-c1k
    @AmiiraCabdi-c1k 3 หลายเดือนก่อน

    Viva Djabuti from somalia 🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💙💙

  • @AbdiMohamed-zd1no
    @AbdiMohamed-zd1no 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allaah
    Wxaasba Walaal ladhahaa
    Noolada Ree Jabuutiyoow.

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadku wuu dagaalaa Dabadeed heshii yaa inaad duul kaleeto raacdo Bad iyo Beri iibiso ma wax loo dulqaataa? Maya viva 5ta Soomaali ❤❤❤🌹🌹

  • @WarisMaxamad
    @WarisMaxamad หลายเดือนก่อน

    guul guul somali hanoolaato🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐐🐐🐐

  • @AswanDahir
    @AswanDahir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland 💚🤍❤💪👑👑👑👑👑💪💪💪💪💪

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088 3 หลายเดือนก่อน +5

    Dadka fadhiya yaab iyo xishood bay afka kala Qaadeen

  • @abdirisakdecoxasan9413
    @abdirisakdecoxasan9413 2 หลายเดือนก่อน

    Somalilan dhiiga❤

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 3 หลายเดือนก่อน +5

    Viva DJ ❤❤❤❤❤

  • @Namuog
    @Namuog 2 หลายเดือนก่อน

    Dieu merci chui 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 et j'aime beaucoup mes frères et sœurs Somalie 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 3 หลายเดือนก่อน +12

    Snm oqoonsi iyo ictiraaf majiro.

    • @hajii2033
      @hajii2033 3 หลายเดือนก่อน

      beenale xasida jooj beenta faqashaa

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 3 หลายเดือนก่อน

      Usheg usheg 😂

  • @suraya536
    @suraya536 3 หลายเดือนก่อน

    Vivo Somalia Vivo Djibouti 🇩🇯 ♥️ ❤️

  • @Adbi6789-oc6oe
    @Adbi6789-oc6oe 3 หลายเดือนก่อน +5

    Itoobiya imiyaa ICTIRAAF ku siiinaysa
    siiinaysa beeen

  • @saadamoussa4336
    @saadamoussa4336 3 หลายเดือนก่อน

    Somali Wayn haanolato ❤waxa nahay walalo isku diirnaxo From djibouti 🇩🇯

  • @SahraCabdi-d6g
    @SahraCabdi-d6g 3 หลายเดือนก่อน

    guul iyo gobanimo djabuuti

  • @Yooco.
    @Yooco. 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dad aan isku dad nahay isku diin nahay isku diir nahay walleee inaanan gaal Christan ah ka dooranayn intaan Noolahay

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 3 หลายเดือนก่อน +3

    Citiraaf cirkuu idiin jiraa hadaad rabti kun heesood samee qushigaaga

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiisa abwaanku.

  • @hindaahmed4861
    @hindaahmed4861 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalinimo ❤
    Abwaanka iyo kuwi qaade heste wey gafeen dad gaal xigteste acuudu billah sharkod Allow nabooti
    حسبنا الله و نعم الوكيل

  • @osmanhassan4267
    @osmanhassan4267 3 หลายเดือนก่อน +4

    That is true you are right man brother you are really Somaliland

  • @habonali438
    @habonali438 3 หลายเดือนก่อน +1

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @husseincaatoofficial4321
    @husseincaatoofficial4321 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekadii irir samale ee nafu idinka keentay hadii aan diidnay ma cadow ayaan noqonay😂😂😂😂
    Walee reer qamriland wax kalaad soo wadiin lkn waa yeelkadii
    BANAADIR RABI BAA BOQREE MIYEY CID U BAAHATAABO🎉

  • @MaxamedShacban
    @MaxamedShacban 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah police national djibuuti

  • @aminajama160
    @aminajama160 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka meesha Fadhiya reer Djabouti ayaa ka buuxa Abo Omar Geele iyo muuse telephonka ayey ku wada hadlan markasta

    • @SarahWarsama-o8u
      @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

      ADU WAX NOOMA SHEEGAYSI. DADKU WAA WADA HADLA, SOMAALINA DHEXDEEDA WIXII DOONI HAKA DHACAAN. LAAKIIN KA AMXAAR SOMAALI KA JECLAYSTEY, NIN AMA NAAGTAASI WAA DAD CADOW IYO GUMEYSI XANBAARSAN. WAX LASAAMIXIKARO MAAHA. HAYS BARBAR DHIGIN LABADA ARIN.

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 3 หลายเดือนก่อน

    Siyaad bare rabiyoow unaxariiso

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 3 หลายเดือนก่อน +18

    That is wrong abaawe Somali Somali baale

    • @AxmedcaliJaamac-z7n
      @AxmedcaliJaamac-z7n 3 หลายเดือนก่อน

      Xududa isaaq iyo degamkoda waligay ma tagin amxar iyo kuwa dabka cabuda raac balse deganka harti ma Iman karto iyo putland ma naga idin bahan idinka deyrka no sexda sida oramada naga joga

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wllhi

    • @bellarota8044
      @bellarota8044 3 หลายเดือนก่อน +2

      it’s wrong for you. Viva Somaliland ❤

    • @dulmar9139
      @dulmar9139 3 หลายเดือนก่อน +2

      Guul somaliland insha ❤🤍💚🇪🇹👍👍👍💪💪💪

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 3 หลายเดือนก่อน +2

      Gurigada ka hadal...wax ladoho Somali malaha

  • @omarion-i2e
    @omarion-i2e 2 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti walal Dhaab ah Somalinimada dhiig❤ bay ku yihin🎉

  • @feisalmukeira7020
    @feisalmukeira7020 3 หลายเดือนก่อน

    Viva Djibouti

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 2 หลายเดือนก่อน

    🇩🇯🇩🇯 dad wax garad ❤❤❤🇩🇯🇩🇯❤❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @CawayareFreeman456
    @CawayareFreeman456 3 หลายเดือนก่อน

    Jabuti wllheyna aan jecelnahay❤

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwaan amxaarta ha wastee maa ladaayo ayagoo noo ooyi doona waan arki doonaa 😅

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 3 หลายเดือนก่อน +2

    Innallillah waa inna ileyhi rajioun

  • @hormoodkasoomalida9210
    @hormoodkasoomalida9210 3 หลายเดือนก่อน

    Viva somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 2 หลายเดือนก่อน

    All the ladies are not feeling this song😂😂

  • @kowsaribrahin8053
    @kowsaribrahin8053 3 หลายเดือนก่อน

    الله اكبر

  • @AnisaAhmedAnisa
    @AnisaAhmedAnisa 3 หลายเดือนก่อน

    Manshalalaah 🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪💪💪💪🤝🤝🤝

  • @SuadoMahamud
    @SuadoMahamud 3 หลายเดือนก่อน

    viva JABUTI❤❤❤❤❤

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 3 หลายเดือนก่อน

    From ethiopia 🇪🇹 somali somalia ayala 🇸🇴

  • @Drahmedmoha
    @Drahmedmoha 3 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo goboo nimo soomaaliya ❤❤❤❤❤❤ dhareerle muxuu kaqaadikaraaa somalia

  • @Daimond506
    @Daimond506 2 หลายเดือนก่อน

    Jabouti ❤🎉

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 2 หลายเดือนก่อน

    Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️

  • @AbdirahmanMahdi-y4i
    @AbdirahmanMahdi-y4i 3 หลายเดือนก่อน +2

    Indoor iyo gaalo wacad baa uyaal ilaa waaga aakhiro

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 หลายเดือนก่อน

      Istaaqfurullaah.

  • @halimanuur1523
    @halimanuur1523 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah somaliland, ka gur xasid

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse iyo inta juudaan ka laqabta ama Orom cross ❌ wata aada ama Amxaar buurya qab aada na dhaafa. Dalku waa islaam Dadkuna waa Muslim. Soomalia Soomaali baa leh hadaad tiraahdeen Soomali ma nihid ordo na dhaafa u haajira ileeyn keeni kari meysaan. Shacabka wanaagsan we love ❤️ you.

  • @CabdicasiisAxmed-yt3kt
    @CabdicasiisAxmed-yt3kt 3 หลายเดือนก่อน

    Soomlilanders❤

  • @sirkaal
    @sirkaal 3 หลายเดือนก่อน

    Long live Djibouti! Allow ku dhowr, walalkina Somaliyeed ❤

  • @maxamedsaalax271
    @maxamedsaalax271 3 หลายเดือนก่อน

    Ma sha allaah reer jabuuti guuleysta waa xaqiiqda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ jabuuti❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xaaran bay katahy xabashiyaw xabashi ku dhalay
    Hadaanahy isaaaq nama matashaan
    Xabashina xabadba no dhaxaysa

    • @barkhadmahamud7869
      @barkhadmahamud7869 3 หลายเดือนก่อน

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴viva umada somaaliyed

  • @hamdasamow5315
    @hamdasamow5315 3 หลายเดือนก่อน

    Reer jabuuti waan qirooday wlhi baaqa aay inoso direen 😢 wxn idin leyahay wll ubxsno baa tihiine jabutay wiligina jiro jooga from 🇸🇴

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 3 หลายเดือนก่อน

    Qac baa ka yeedhay I love you Djibouti…subhannalah kuwa kale ma gaal meey walalahood ka door bideen 😢

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Maxamuud Allaha barakeeyo halkeedii ayuuna dhigay. Qofka haduu dariiqa saxda kaleexo wax idinka dhexeeya majiraan. Sidaas ayaana looga baahanyahay qofkasta oo Muslim ah.
    Lkn ninkaa abwaanka sheeganaya Amxaar gaalka aad jeclaatey Allaha kula soo saaro siduu yiri nabiga SCW
    المرء مع من أحب