Somali Kenyan waad ku faanaysa Kuna faraxsansan tahay inaad noqoto lakin waxaa jeclaysanaysaa inaad Somaliland iyo somalia isku dirto adiga ka munaafaqa ah ee Farah macalin isku mid ba tihiin idiinkoo ku faraxsan inad Kenyan tihiin ba habeen iyo maalin Somaliland iyo somalia dab dhex wadaan nimanyahow lama mid soo gala inaad Kenyan NOQOTAAN iyo I aad Somali noqotaan
Sidaan u heli karno hdalka ugu dagaalami karno waxa ka jeclan laha inan ubarano so saarista hubka Heestan hub nuclear ah oo somaliya ku baraweysay adisababa wax ma dhaanto
Waa inaanu bad aan siino iska daaye, aanu ka soo matajinaa dhulkii gumesytihii naga siiyey, waa inaynu jilbaha dhulka oogu dhufanaa si aysan dibdambe usoo jaleecin bad iyo biri somaliyed. Inshaa-Allaah.
I think somalis South should focus their problems before they even think about Somaliland, I been living abroad for the last 28 yrs and my promise is always is I will fight for Somaliland freedom and I am prepared to defend my Somaliland for all cost me and my son's are ready to go back to fight for our land, we getting ready when the time comes to defend . My father's blood will never be in vain. Somaliland for ever
Hadaa ma Muse B leh waa kan xaraashayee? meeqo qarni ayey Badaan mesha ku taaley, maantay ka hor ma maqashay cid bixisay bad iyo biri toona dhulka somaliyed?
Somalia guul from somali galbeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Walle tan waa gees qalbi jab kunoqon karto cadawga somaliyeed
Music 100%100
Laxanka 100%100
Cododka 100%100
Camria 100%100
Cayarta 100%100
Pacaram 100%100
Hore usocda
Waxyar camera ayaan fasiix ahayn inta kale 100%
Damiirkoygo dhaanbay kiciisay heestani heer haay iga ohiisay walhi waxan uu mahad ceelinaya wilasha iyo gabdhah qurxda badan mashlah ban leyahay soamli waa somali from dhulka la qadan rabay ee awadal baan inigaso salamay
Mashallah 🥰 Absolutely beautiful guul soomaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴wiir wakas yaa holiiya ❤❤❤❤❤
Somaleyaguuul
Somaliyaa guul
❤❤❤❤❤❤❤❤
Wata hashineye yaa holiya car🇸🇴💪💪💪 from ssc khaatuno ❤🐎🇸🇴💪💪💪
Mansha Allah somalia guul iyo Gobanimo waliged laga guuleysan maayo inshaa Allah ❤❤❤
We eritreans will stand with Somalia and all
Somalis till the end 🇪🇷🇸🇴🙏🏿
We know that our brothers and sisters 🥰
Wataa hasheeniye yaa holiya wir!🌷💕🇸🇴💕🌷 car wir👍
Wir car wir😂😂😂
I love somalia from Kenya ❤ Guleyzta🎉
Somali Kenyan waad ku faanaysa Kuna faraxsansan tahay inaad noqoto lakin waxaa jeclaysanaysaa inaad Somaliland iyo somalia isku dirto adiga ka munaafaqa ah ee Farah macalin isku mid ba tihiin idiinkoo ku faraxsan inad Kenyan tihiin ba habeen iyo maalin Somaliland iyo somalia dab dhex wadaan nimanyahow lama mid soo gala inaad Kenyan NOQOTAAN iyo I aad Somali noqotaan
😮😮
Sxb waad qaldantahy farax macalin waa shaqsi nacamleya hadu yahy iyo wadani noqdaba asa utalaa lkn hadanu nahy shacabka NFD somalinimada nagu weyn ee kadaa dhalinta sijuga moralka wadani nimo hadilinee
@@AhreGuledismael I love somalia miyaa iskudir ah??
Maxaa jiraa 😂
Hasheena horteeda waxaa ka holcayaa cadaabta lagu hoobte yaa holiyaaaa💪🇸🇴
Guuuul somalia im from kenya
Carkee hooyadaa wase😢😢 guul soomaalia 🇸🇴
Markuu dhiigu idhaqaaqo ee somalinimo dareemo waxan arkayaa inyar kadip somali oo qabiil iyo cunsuriyad iyo cunfi walaaqaysa ilin ayaa iga timaada wlhi mararka qaarkood from somaliland
Somali nabad ah 🇸🇴🦅
Masha allah Somalia
Somalia 🇸🇴 guul❤
m.a guuul iyo gobanimo dalka soomaliyeed❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Guuul guuuul dhulkeygi hooyo 💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Dhiig 100 imaraa markaan cml❤
Guuul Somalia 🇸🇴 love ❤️ you from Kenya
🇸🇴🫡🦁☝🏽💪💎❤️ somali weyn waa hal dal dad iskuu dhiiga ❤
🎉🎉❤❤ horey usocod i.a soomali guul
Xog weynta nisa❤❤
Alla wlhy wan qiirooday Somaliyey allow quluubteno mid ah itus😢😢
Wonderful song with strong lerics with rich 🤑 informative message . it shows the unity of somalis.God bless you all mightly
Diiig ayaa ikacay ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Amazing! Good job kooxda hida dhowr
❤❤❤❤ mashalah ilahow wadankeena cadawaga kaqabo yarabi nowad iyo been hadal bey barateen wata hasheena yahliwiya❤❤
Hooy hooy ha ismuujino
Waa hal somaaliya❤❤
The best song walaahi
Soomali guul iyo gobanimo❤❤
Mash
Allah
Gul soomaali ❤❤
Hashena horteda waxaa ka holcaaya cadaab lagu haboobtee yaaa holiya🔥🔥💪
Masha Allah guul ❤
We are Somali Isku day inaad wax naga dhacsan kartid Oromo iyo Axmaaro
Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Heestii ugu horaysay ee muqdisho laga qaado micno kufadhida
Saas may marwalba wax micno xikmad kufadhiya qaadan
GUUL IYO GOBANIMO ❤
Ciidanka xooga dalka somaliyed ❤
Sargal qabil ah aya tirtireyna guul wa hayna magacoda only sharci
Stop singing send the Navy to the Gulf of Adan and military to Borame they all are somali territory it will send powerful message to Bihi and Abiy
@@ymattan ☃️
Waa deka mahamed Robleh wan joga barlin wll waa Amran cay waa walalah qoniga deega iyo barlin
Wataa hasheen yaa holiya car❤❤❤
GUUL IYO GOBANIMO UMADA SOOMAALIYEED 💪💪💪
Somalia 🇸🇴 🇸🇴❤😊
Thank you Abawan Duux
War wakaa yaa holiyee baden oonhoyadii kuu dhacdaa car been iyo buuf buufin❤
Sidaan u heli karno hdalka ugu dagaalami karno waxa ka jeclan laha inan ubarano so saarista hubka
Heestan hub nuclear ah oo somaliya ku baraweysay adisababa wax ma dhaanto
Majeerten
Soomaaliya hanolato ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️guul inshaAllah 🤲
❤guul 👋❤❤❤❤❤❤
Who come from cabtan bara like me😂😂😂😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yaa holiya car wir🇸🇴💪
abwaanka waa kuma toloww
Abwaan xirsi dhuux
@@HashimFarahAbdi 🙏
Ssc khatumo, ayaa heestaan leh😊
❤❤❤❤
Jh dadkaaygii❤❤
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁❤❤❤❤❤❤❤
Maashaallaah. 🇸🇴💪💪💯💯🫶👍🇸🇴💪💯🫶♥️👑
Nice song Ethiopia dila
Baddenu iib maxa somali baa leeh from Djibouti ❤❤❤
Sawirrada naagaha iyo jidhkooda internetka hasoo dhigin si raggu ay u arkaan music hadhagaysanin hasoo dhigin internetka
Guul somaliyaa fron Brazil 🇮🇨
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰💪💪💪💪
Cawaale oo babaday bodh loomarabo wlhi xadaa idhaqaaqday🇸🇴🇸🇴🩸😢
BA😊L
0:35
A wonderful nation rich of resources may Allah grant us everlasting peace
🙌🙌💪💪❤❤
🎉
Walee hindi ayaa noqoney wax yar hadii nagu dhaco hees ayaa naga imaanee
Hoy hoy hamad iyo been iyo hadal baay baratay,maamul beleed niin walan hogamiyo xamasha baad iyo beeri toona uma haayo.
*Habhab iyo been
😮😮
Kooxda hido waxey na xasuusinayaan fanaaniintii hore dhan walba 100% cod erayo laxanka wax walba waa okey
Guuul iyo gobonimo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Thanks walkay
NINA KU MA DHICI KARO AJANIB BADEENA WA XEEB SOMAIYEED ..CAR CAR KUMA DHACEYSO ..VIVA SOMALIA ...SALUT YOU THE MILITARY OF SOMALIA 🇸🇴
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleysta soomaalia
Somaleyaguuulguuul
Guul iyo gobanimo
♥♥♥♥♥♥♥♥♥
Ethiopia waa eedi doontaa maxaan Soomaali isugu taabtay hadaanay kaa iman..
Waa inaanu bad aan siino iska daaye, aanu ka soo matajinaa dhulkii gumesytihii naga siiyey, waa inaynu jilbaha dhulka oogu dhufanaa si aysan dibdambe usoo jaleecin bad iyo biri somaliyed. Inshaa-Allaah.
@@alfardoowsAad iyo aad
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guubada,halkaaskawada
Ogaadeeniya haxorowdo
❤❤❤💪💪💪💪💪💪🤜🤜❤
I think somalis South should focus their problems before they even think about Somaliland, I been living abroad for the last 28 yrs and my promise is always is I will fight for Somaliland freedom and I am prepared to defend my Somaliland for all cost me and my son's are ready to go back to fight for our land, we getting ready when the time comes to defend . My father's blood will never be in vain. Somaliland for ever
U are so Arrogant and u are among the idiots who make Somalia not to be a sovereign state... what a shame 😔
There is no somali "south", somali "east" or somali "north" we are all somalis and we will fight treachery with all our energy!!!!!!
Haaa
Wonderful! What a 28 years of sleepover
Prank lee maa lawadaa. Somalia oo Muqdisho looga taliyo ayaad hoos fadhidaa ee ogoow. And Hassan Sheikh is your president
Marika joe
Mesha hess Maxa waa drone Ethiopian
👏👏❤️💪
🇸🇴🇸🇴🤍🤍🇸🇴🇸🇴
bada ma hooyadii baa leh kaalaya soo cawr ya dadkii lahaa baa u tashadee
Xanuunkaasaa ku dhimanee orom kaa tahay was
Bada anagaaleh nacaladbaa amxaarkaatahay wase car wir badayada soohawayso hadaan holac dabka lagu leefsiin
Salma nuur buulacad bad tahay oroomo
Hadaa ma Muse B leh waa kan xaraashayee? meeqo qarni ayey Badaan mesha ku taaley, maantay ka hor ma maqashay cid bixisay bad iyo biri toona dhulka somaliyed?
Aniga aya leh adigu malihid Laftii naga
Wir 😢car wir
Badii Xamar miyey ka hadlayaan mise waa tan Dalalkale ?
Go to sleep !! Bada dad ayaa leh somali ka dib aniga leh somali ayanan ahay no nafti naga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mayee waxay ka hadlayaan mida jabuuti,
kkkkkkkkkkkkkkk hurdaayoow jiifka katoos somaali waamid hargeso waa ismaamul goboleed
@@abdullahiomar7739 hhh soodiga dharaar cae riyooday hooyadaa beedeega ka wase
@@YasserAA93hooyadaa ayaan baddan ka hadli karin macdallaa adiga beedeeyow
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌💪💪💪💪👍👍💋
Wir car😂😂
asc mnadaganywa na wasugu ati federali hata sisi hapa kwetu tuko county gvt hawaitei president waitwa governors siyo kama nyinyi wajita presdent
Wada dagaalka hore haloosocdo
😢😢😢😢😢😮😮😮❤❤❤❤😂
Dadkan Ayaa ku haysta badooda itoobiya ma bada xamar ku taalaa loo.saxeexay waayaabe
Baada Somali oo dhan aa leh.
VIVA itoobiya And sland