"Garxajis iyo Gabooye isku Diin Maahaa, Waana Dadka Maydkayagii Madaxa Kaga istaagay,." Reer Daami

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 158

  • @awaleyusuf-bo9iv
    @awaleyusuf-bo9iv ปีที่แล้ว +18

    Waddani way udhamaatay😂😂 mahadsanid Cirooy Kulmiye mar saddexaad 💛💚

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 ปีที่แล้ว

      Xaseed xased dhaly .

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว +2

      Kulmiye foreverrrr😂😂😂

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 ปีที่แล้ว

      @@fatimayassin2049saa loo qoro horta soo baro.: xasiid aya layidha wana cuntoyinka ugu qalisan dunida arabikhudu ama galaydu..
      Lakiin adiga sunjudha hilibka aya kasoo urta hilibe waaxid

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 ปีที่แล้ว +1

      Wadani ma gabooye ayuu ku dhisnaa midda kale ina Kaahin ayaa ka masuula oo ciidankaa buurta geeyey

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 ปีที่แล้ว

      @@samowsamale3490 👏👏👏👏

  • @abdikanisuleimam9543
    @abdikanisuleimam9543 ปีที่แล้ว +15

    We love you Gabooye❤from non-gabooye boy

  • @osmanhassan5344
    @osmanhassan5344 ปีที่แล้ว +8

    Barkhad Batuunoow waa kaa wadani 😢😢😢

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p ปีที่แล้ว +10

    Waa caqligii Garxajis waxaasii
    Kuursinaa waa doonayaan
    Dadkana sii ay wax uu weydiistan garan maayan

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 ปีที่แล้ว +2

      Fadlan magaca garxajis kadaaya ceebta waa shaqsiyaad maangaaba oo qurbaha laga biilo inaanay dad macnole ahay waxa kutusaya maydka lagujoosanayo garxajis wala habryoonis midna mamatalaan

    • @hoodoayaanle5447
      @hoodoayaanle5447 ปีที่แล้ว

      @@khadijac9841indr waa ruun laakiin Reer kan lama yabeen walle.

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 ปีที่แล้ว +5

    Kuwani waan garanayaa, waa kuwii wadanni u mudaharaadi jiray. Waddani waa ku daayay, cirow intaanay ku dilin Finland nafta kula carar.

  • @shaymachannel5262
    @shaymachannel5262 ปีที่แล้ว +7

    Allah hawnaxaristo dhaman amiiin amiiiin yarabi

  • @DayrAbdi
    @DayrAbdi ปีที่แล้ว +5

    Waa sidaa guul somaliland

  • @dawand6946
    @dawand6946 ปีที่แล้ว +6

    Axxx alleha unaxariisto axmed cabdullaahi Aamiin Aamiin Aamiin

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 ปีที่แล้ว +7

    Xisbigii Wadhida iyo Odeygoodii Cirro xaalkoodu waa nin daad qaaday xumbo cuskey, gabalkoodi aya sii dhacaya, waa Qabyaalad Qaran lagu doonayo, taa laga yeelimaayo.

  • @nuuraomar3551
    @nuuraomar3551 ปีที่แล้ว +2

    Dulmi diid guul

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn ปีที่แล้ว +10

    DULMIGA WIILASHA WADANI EE GARXAJIS SAMEEYAY WA DIIN IYO DHAQAN KII UGU XUMA

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 ปีที่แล้ว +6

    Gabooyow isaaq intiisa kale waxba idinmay gaysan lkn xisbigii wadani ee xaaranta aha iyo shuftadisi aya ficilkaa xun samaysay hanoo qabanina anaguba wanu ka xumanay tacadiga lo gaystay mujahidka dalkiisa u halgamaayay

  • @dawand6946
    @dawand6946 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allaah sax sidaa weye

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk waan soodhaweynayaa mudaharaadka ay reer daami"gabooye" kugubeen calankii xisbiga qabyaalada.munaafaqada iyo quraafadka ayku gubeen calankiisa garxajis down walee waalooyaabaa reeer maryacowl 😂😂😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +3

    Walahay waa ceeb garaxajisow xaal ka bixiya cawaan yahay

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxariisto intii dhimatey. Ficilkaa wuxuushnimda ahna Allah mardanbe nama tuso. Nabada ayaa inoo wada dana Allah ha inoo adkeeyo.

  • @munacawil5153
    @munacawil5153 ปีที่แล้ว +4

    Gabooye shiish wanaag ama sad u taqanan sniper ayu leeyahy ❤🎉🤩4 shiish wanagan u direyna 😊

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 ปีที่แล้ว +10

    Maansha alaahu,ilaahay gatabkiina ha galo,wixii waxaas samayeyna alla ha cadaabo,garabkiinaanu taaganahay,

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 ปีที่แล้ว +5

    Ciro wuxuu galabsaday maantay ubilaabatay muxuu dalka xoolo ka cunay xumaana kula dhexjiray

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 ปีที่แล้ว +3

    Waxuushti xasuuqday booliska qaranka weli waa la baryayaa, sabab??

  • @Abdullah11407
    @Abdullah11407 ปีที่แล้ว +2

    Ninka maydka madaxa kaga joogsaday bani aadan maaha.

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira ปีที่แล้ว

      maaha umana dhowa!waa bakhti bakhtigiis.nacallaa baa kuyaal dulliga.wachiga ilaahay kaa fadaree.wuxu xagguu ku soo koray dibchirku!!

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 ปีที่แล้ว +4

    Cuqabadii. Iyo masabidkii ay muuse biixi ku dhibaateynayeen ayaa ku qarxay ciro iyo intii belada burinjirtay ee umada isku dirayey dalkana burburka la rabay

  • @ummhudayfa2227
    @ummhudayfa2227 ปีที่แล้ว +7

    Sorry wllayaal askarigu wuu inaga wada dhiintay 😢ee isdejiya ka waxa sameyayna Allah la xisaabtami waa wax aan bila Adam ahayn oo cadaw u shaqeeye garxajiis ma metelaan iyo isaqtona

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 ปีที่แล้ว

      War maxxad u ralee qalnysan fecel nin Kalya qabiil en lu qatuu maha .

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r ปีที่แล้ว +1

      Garxajis haddayna metelin, maxay hoggaamiyaasha Garxajis u cambaarayn waayeen gacan ku dhiiglayaasha.

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 ปีที่แล้ว

      @@Aw88-c1r dhawr nin ba ka hadly lakin xasdka ad adequ med ka tahy xaaq iyo badel qaran mayan. RRU eyaqa buurta taqay eyaqana xabada reday. Gabhaduu xaq wayan eny es defacan

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r ปีที่แล้ว +5

      @@fatimayassin2049 😄😄😄 budhcad baad jabhad ku sheegaysaa.
      Meesha dagaal kama dhicin , ciidanku isagoo laba tuulo u kala socda ayaa jid gooyo lagu sameeyey. Amarba may qabin inay dagaal galaan. Dagaal haddii la rabo ciidan culus ayaa la gayn lahaa.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +1

      Dhimasho kama hadlayaan sida lola dhaqmay ayey ka xunyihiin ka wada xunahay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +2

    Wax cawaanimo ah ayey ku dhaqmeen

  • @xidhintamedia3893
    @xidhintamedia3893 ปีที่แล้ว +6

    Reerki Garxis way ceebobeen

  • @JinHinhin
    @JinHinhin ปีที่แล้ว +2

    Garxajis ku wa walaladayi mana metalaan dad Kassi Gaboyane wa walaladayi we're very sorry dhamnteen Geeeri aas Qaran ayaan usameyna wa dhacdo murugo leh Ninka dilay wa in si deg deg lootogto nin ka maydka ku istagayi taaa waynu ka simanahy please 🙏 one ❤️ ❤❤❤❤❤❤ wadanka dhalinyaro halagu warejiyo odayashu way na wareeriyeen ina moooge oo kale ayan ubahanhy❤❤❤❤❤❤one love Somaliland 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret ปีที่แล้ว +6

    War waxan dadka laayey waa muse cabdale qalbi seego markaaas hadii aaan la soo qaban iska soo qabta gabooye

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 ปีที่แล้ว +1

    Sax hore usocda waa dhab shiftada waxaa samaysay isku diin iyo isku dhaqan manihin waa in lala xisaabtamo ciro iyo cado gude.guul guul beesha gabooye waanu idinku taageersanahay arintaa

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira ปีที่แล้ว

      annagoo ah shacabka Somaliland oo dhan baa ku taageersan beesha gabooyy.

  • @hussenmohamed474
    @hussenmohamed474 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah first time an aaarkooo gaboyeeee weeeyne, laaakin ceeb; buurta iyo garxajis ba maanta ka keenay ooyin? Ku meeye 32 sano?

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay isaga iyo saaxiibadii jano firdowsa haka waraabiyo.Mujrim ka waxan gaystay waa nijaas ka Ciro iyo Xersi Tuug waa in dhakhso jeelka loogu dhaadhiciyaa iyo macal kilaabta odayaashooda sheegta. Garxajis taladan uma dhama ee yaan la iswada raacin iyana sudaan kooda guud waa in uu ka hadlaa .

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 ปีที่แล้ว +3

    Ninka oofwareen labaxay ayaa waxas oo ka dambeeyey kuna faanay inuu askarta laayey ka dambayn mayoo

  • @maxamedaden6332
    @maxamedaden6332 ปีที่แล้ว +2

    Way saxsan yihiin reeraa gabooye

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 ปีที่แล้ว +1

    Ciro.hasoo qabato.dawladu isagaa diray.nimankan. waa in sharciga lahorkeeno.ciro

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira ปีที่แล้ว

      waa sax.cirro waa laba wachiily,shadaan malakul mawtku yara illaaway,hasoo xasuusto ilaahay idankii.wuu na dhibay waa bil sii dhacaysa hadana wax sii gubaysa.
      yaa rabby naga hor qaad cirro!aamiin.

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il ปีที่แล้ว +3

    Askarigu madalxiisbuu meesha utegay 🤣🤣🤣🤣

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf ปีที่แล้ว +2

    Marka hore nin xumi qabiil oo dhan ma matalo marka labaad xisbiga wadani dad shisheeye gacan ku leh oo qaranka iyo hormarka somaliland ka xun oo mucaarad ku ah ayaa ku jira oo la inoo soo adeegsado markaa ilahay ayaa kashifaye rabi ha inaga qabto

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 ปีที่แล้ว +1

    Diinteena wanaagsani way karaamaysay maydka qofkasto muslima oo nool xaquuq buu ku leeyahay

  • @GUDMO-BIYO-CAS-NEWS
    @GUDMO-BIYO-CAS-NEWS ปีที่แล้ว +1

    Gobta gabooye xaq bay u leeyihiin inay mudaharaadaan waa in laga xaal mariyo lana keeno dambiilayaasha cadaalada horteeda taliyahana allah haw naxariisto

  • @Istahiltoon1984
    @Istahiltoon1984 ปีที่แล้ว +2

    habar yoonis may Allah protect you… you are so important to our existence. Love istaahil

    • @NejuAden
      @NejuAden ปีที่แล้ว +1

      Habaryuusad ku walaatay ood meel walba la tagan tahay e hanagu wareerin , Somaliga inad barto ood qortana waa ku muhiim.

    • @Istahiltoon1984
      @Istahiltoon1984 ปีที่แล้ว +1

      @@NejuAden I am not gonna deny that! am sooooooooooooooooo obsessed with Habar Yoonis…now what?

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 ปีที่แล้ว +1

    Dooni mayno.ciro.dooni mayno cado gude

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira ปีที่แล้ว

      anaguna doonimayno cirro doonimaynooooooooo.

  • @ajxildiid4989
    @ajxildiid4989 ปีที่แล้ว +2

    Soo raaca Muuse kuligiin

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 ปีที่แล้ว

      Not really, they're all the same.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 ปีที่แล้ว +2

    oofwareenow imanka laga qaad wuxu islaha gabooye kici wadanka ha ka soo horjeestane isagii ba isku kiciyay horta calankas foosha xun walahay midabkiisan necebahay wax kale kuma nebi walahay ha la gubo xusbigasi xusbi mahee ha ina dhafo dadka odhan ha ka soo horjeestan waayo xoog bay wax ku doonayan iyo waali

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 ปีที่แล้ว +1

    Ax Ax Ax beesha gabooye waa in loo.aargudo.dhamaan ciidankii khaladka ay ku laayeen beesha ciro

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 ปีที่แล้ว +2

    midgaan waa midgaan iyaga oo la yaso oo aan xitaa wax lala cunin bay Garxajis dadka ku soo dareen oo weliba xilal iyo xildhibaan ka dhigay iyaguna askari rabay in uu dilo inamo Garxajis bay u ooyayaan

    • @khadraomer6956
      @khadraomer6956 ปีที่แล้ว +4

      War wax duli ah baatay khalad baad kuraacsanty ilaah hortii kii waxaa sameeyay lamid baaty islaamnimadii meeday iyo binni aadnimadii

    • @samirr546
      @samirr546 ปีที่แล้ว +2

      Gobta ka xishood gabdhaha inaga qaba hadana kuwo xaal marin ah soo diyaariya xaalku ha qaboobo e!!!

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 ปีที่แล้ว

      Ajee had iyo jeer waa Ajee, bal eeg inta qof ee ku tusaya xayawaan kaliya in yar. Haa khalad bay ahayd, laakiin khaladka mid ka mid ah dhammaantiin ku eedayn mayno.

    • @samriyecapull2101
      @samriyecapull2101 ปีที่แล้ว

      Adaa midgaana qofkii xune umada caaya fidnada wada ayaa midgaana aniga cidagala ah waana ka xumahay tacadiga ninkaas loo geystay

    • @samirr546
      @samirr546 ปีที่แล้ว

      @@samriyecapull2101 midgaannimo cay ma aha ee aji iyo midgo waa laba qabiil oo siman.

  • @konokozmob7528
    @konokozmob7528 ปีที่แล้ว +1

    Galad ad iyo ad u foolxun weye xaquqda bila Adam ka kuma jirto wa ina xal adag o polajis ah laga bixiya arintas Illahey na naxaristi jano ha ka warabiyo Amiiiin ya Rabi

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira ปีที่แล้ว

      waana inloo dilaa ninkaas falka xun ku dhaqaaqay.

  • @kkin7066
    @kkin7066 ปีที่แล้ว

    Garxajis don’t need kursi qade inigu

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 ปีที่แล้ว +4

    😢😢😢😢 argoosta oo ninkii waxaa sameeyay halaydiin keeno 😢😢😢

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 ปีที่แล้ว +1

    Inaga daaya mudaaharadyada walaaloyaal reer Somalilandoow, codkiina ku dagaalami, oo codkiina ha siinina Wadani. Ilaahey baa u jawaabi doonaa kuwa waxaas ku Kacey, ee meydaka xaqiisa siin waaye.
    Subxaana Allah, dadkii bahalo ayeey noqdeen. Islaanimadii miyaanu Iloobney? Side baa meyd madaxa looga istaagi karaa?

  • @Umuthabitschannel
    @Umuthabitschannel ปีที่แล้ว +1

    Maxaa waday isaga wuxuu meeshaa utagay inuu dad dilo yaahuu xoolo

  • @moyusaf7435
    @moyusaf7435 ปีที่แล้ว +1

    Waa arin aan wanaagsanayn runtii nimankaa uu cirro buurta saaray kama uu fakirin sababta uu u saaray laakiin ficilkaas ay sameeyeen ma aha mid somaliland u wanaagsan , waa in nimankaas budhacada ah la so qabtaa sharcigana la horkeenaa, inagoo isku duuban reersomaliland . Ninka xun qabiil ma leh.

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 ปีที่แล้ว +1

    Gabooye Sharafbaad Leedihiin Iskadhacsha Shantaadu Nimaysan Kareebin Sharci Kaamareebo Jabhad Samaysta Oo Isxoreeya

  • @osmanhassan5344
    @osmanhassan5344 ปีที่แล้ว

    Gabooye waa somaliland ha Loo soo qabto doqonka maydka madaxa kaga istaagey waar Aar guta gabooyoow

  • @kkin7066
    @kkin7066 ปีที่แล้ว

    Garxajis is not easy

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira ปีที่แล้ว

      garxachis is with out brakes!

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 ปีที่แล้ว

    Garxajisow waad u jeedaan midgihii ayaa dhiigeena in ay daadiyaan u fagfakanaaya, waxaana ka danbeeya Isaaq. War dadkaan waa in aan xasuuqnaa.

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 ปีที่แล้ว

      Gxjis sidan uma hadlaane qabiilkaga maxad u dafirtey😂

  • @abdirashiid6164
    @abdirashiid6164 ปีที่แล้ว

    reerahan gabooye maxay la qaylinayaa iyaguba shalay ayay laascanod beerka iyo madaxaba iskaga taageene wali nin gar xajisa ayuu ahaa

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว +1

    Marka hore ayaad waddo qaldan qaadeen. Dad aan Daawo lala yeelan baa jira. Ma Isaaq iyo Somaliland oo dhan baad cid aad xulafaysataan ka weydeen

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira ปีที่แล้ว

      waa run garxachis maaha Isaaq.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

    Qudhun garxajis wasakh

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว

    Kaa Leh Waxaanu U Diraynaa 4 shiish Wanaag Ah
    Ma Wuxuu Na Xasuusinaya Dadkii Aad Dhabarka Ka Toogateen Intii Halgankii S.N.M socday
    Iyo Jabhadiinii Ka Shaqaysan Jirtay Toogashada Haldoorla Isaaq😊
    Adeer isaaq Waa Mid Sheeko shiish Wanaag Iyo Nacnac Lahaaninee

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 ปีที่แล้ว

      Waxa uu ula jeeday SHEESH WANAAG cusub ee maaha 80-meeyadii.Haa khalad bay ahayd laakiin SNM waxay laysay boqollaal Gabooye ah oo aan la sheegin.

    • @mohamedsaedmohamed
      @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว

      @@thebeast09876 wllhi Wll Inaan Been Sheego Ma Jeclaysanayo Mana Rabo oo Dadkaa Wax Si Rasmiya Uga Waramaya Ma Maqal Kolay Meel Walbana Dhib Waa Jiray Se Iyaga 100 Laal haldooraa Ku Maqan Nin kastoo Laga Yaabo Dagaalkiisana Dawladuna Waxay Usoo Kiraysan Jirtay Mid Shiish Wanaaga Caan Bayna Ku Noqdeen Arrinkaa ilaa Hadana Wayba Ku Faanayaan

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 ปีที่แล้ว +1

    walaal layaal nin kaasi garxajiis ma metelaan iyo isaqtona waa dibjire raga uu laayay waxa ku jira ilmaadeer radii

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 ปีที่แล้ว

    Waar Gabooye miyuusan ahayn kuwii 88kii Faqashta iyadoo nool Saanta ka bixin jirey?
    SNM miyeysan ahayn kuwii ragga iyagoo nool BALICABANE xiniinyaha ka bixin jirey? Gunnimo dirirka kulligiin ab iyo Isir ayaad u leedihiin.

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 ปีที่แล้ว

    Kasoo baxa ururka wadani ee qaran dumiska ah iyo garxajis garac maaha isaaq wayo garxajis haduu isaaq yahay muxuu qaranka somaliland uduminayaa ee uu huwantii lascanod usooraacay

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 ปีที่แล้ว

    Wadani dhibku ma aha waa soomaali oodhan siday iyaga oo nool iyo iyagoo dhintay u gumeeyaan beesha gabooye ee sharafta leh.

  • @aminaxasan8703
    @aminaxasan8703 ปีที่แล้ว +1

    Xaq baad ku taagan tiin

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p ปีที่แล้ว +1

    Alow u gargaar wa umadaada oo la dulmiyay

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 ปีที่แล้ว

    kuligeen baa ka xun ciidamdeeni ba lalayay arinka ciidamdana maha in la qabiileeyo dowlada la xisabtamaysa dadka waxas sameeyay ogadana inan garxajis samayn shaqsi sameyay waxan

  • @ibrahimwarsame6746
    @ibrahimwarsame6746 ปีที่แล้ว

    Walahi anigoo nin isaqa ah waa Ka xumahay sida ay jabhadu waxay saameysay wax fool xun oo ay Ku sameeyeen sarkaal sharaftii qaranka somaliland huwan oo bulshada Ka difaaci jiray cida nabadgalyo xumada Ku sameeysa sharciga dalka somaliland u yaala ilaahay ha u naxariisto isaga iyo kuwii kale EE gacanta kibirtay Ku dishay yagoo waajibaadoodii ciidanimo gudanaya ragasi waxay Ku gafeen diidta islaamka iyo xaqu maydku leeyahay oo waliba beel gaara ay maydkoodii ku xadgudbeen jabhadu danbiga way Ka simanyiin
    Walahi dadka gobooyah inaan wax dheerahay inaanan ismoodin waligayna nacayb u qaadin UN qaadidoonin waayo dad islama oo muslin ah malaha takoor qofkii yidhaadana waa khaldanyahay waxan leeyahay waar isasaxa gabooye walahi waxaba ma dheerin iskumid ayey diinteenu inaga dhigtay dad ashahaadanaya walahi inan cidi Ka sareeyn Ka daya sidad ula dhaqmaysan walalaha muslinkah aniga way idamqaysa sib

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 ปีที่แล้ว

    Maydkastaba xurmo ayuuuuu
    Leeyahay ka muslimkuna waa.
    Waaka siixagjiraaaba

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il ปีที่แล้ว

    Hada xaafad dhan baa garxajis siiyay kkkkk barkhad batuuna lacagtoodii buu kusoobaxay kkkkkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ugbaadabdirashid3531
      @ugbaadabdirashid3531 ปีที่แล้ว

      Beenta daa dawladaa bilaasha uga dhigtaye😂

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il ปีที่แล้ว

      @@ugbaadabdirashid3531 beenaale markhaatigiisuu fogaayaa kkkkk waatuu Liibaan samatalis uga gurayay idaacadiisa alcadaala 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Abdullah11407
    @Abdullah11407 ปีที่แล้ว +1

    Garxajisaw waad ceebawday.

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira ปีที่แล้ว

      garxachis markii horaba woo ceebaysna . kuma cusba ceebto!

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 ปีที่แล้ว

    Sorry

  • @canbuurguleed8857
    @canbuurguleed8857 ปีที่แล้ว

    Hal nin gabooye wuxuu laa shishiyahay 2o idoor marka gabooye keep going shamiya qarayda hoyadwasoyin

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 ปีที่แล้ว

    Waaba laga raali geliyee maxay rabaan midda kale ma Xisbiga Wadani ayaa ka masuula.

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 ปีที่แล้ว

      Haa isagaa ka masuula oy shuftidu u shaqeyneysaa

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 ปีที่แล้ว

    ciro wuxu yidhi fashiluuuu isaagii baa fashiluu noqday reer somaliland ciro wa fashiluu taas ha loo sheego quuso cirow

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs ปีที่แล้ว +2

    gabooge langaab hadana dhibadan batihin oo midgo ah ee kafadhista dadka dee ninkas isaaga raadsaday garxajis mida kale isguba inu wax dilo oo ku istaago bu meesha utagay ee dalxiis umatagin war fadhista meel gunyahay

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 ปีที่แล้ว +2

    Badhtamaha garxajis baad degen tihiine afkiina hagaajiya hadii kale casar dheer laydin waaayi, ordo ina muse biixi baa inankiina dagaalka galiye u doonta magtiisi.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 ปีที่แล้ว

    Dasmi daddka dagan idinkoo dhan baa dil silica kuwada xukuman,

  • @samirr546
    @samirr546 ปีที่แล้ว

    Kabaha uu gashanaa idinkaa u tolay! Haduu cagacadyahay buurba ma koreen!!!!@

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 ปีที่แล้ว

    Warlagama aqoon ragga kale e gabooyow isdejiya raggakaleba qaladbalagulaayey kiinana de waylakulantay elagamanecbayn kuwakale ilmaderayaalow xaalada dejiya gaboya reer hargeysa wa muuse dheriyo wana Dir cadownimo gaara cidina idiinmahayso e caadi iskadhiga kii ficilkan sameyayna reerkan wa inuqanciyo osohadlo hadi anu aqoon ulahayn Onu ubadheenin de

  • @museweston1303
    @museweston1303 ปีที่แล้ว

    Muuse juudaan ayaa kuso kiciyee waxba kama jiraan waa khaqadii rijiinka dhaqash ka ah ee dhiig yacab muuse juudaan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 ปีที่แล้ว

    Aygii Ciro muxuu faaiiday Allah Yanacalak Yaa Kalb ibnal kalb.

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 ปีที่แล้ว

    Bye bye ururka wadani

  • @Istahiltoon1984
    @Istahiltoon1984 ปีที่แล้ว +1

    Pick your fights stay out of this…. Don’t go to the mountains stay in your homes. And everything will be 112 peaches and cream. 1:58

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 ปีที่แล้ว +1

      Let's not mix up please, these are civilians and not ready to get involved but a soldier has to because he was sworn to protect the security and land. We as Gabooyes have through been a lot, but to see our dead being stepped on his head and discriminated because of his tribe it was painful.

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 ปีที่แล้ว +1

    Munafaqadu xoogwaynaa, fashil ka heego si kasta oo loo daboolo isma qarinaayo.

  • @shamishusein4754
    @shamishusein4754 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 ปีที่แล้ว

    Midna haw footaynina dantiina qabsada ninkaa maydka isku taagayna kollay muu dhamaun

  • @Istahiltoon1984
    @Istahiltoon1984 ปีที่แล้ว

    All is fair in love and war….. this is not a party. There is no cake just bullets. 4:38

  • @hani7940
    @hani7940 ปีที่แล้ว

    Oo qofki lagu tagtan ma gaboyo ayuu aha

  • @farxiyamahamoud9878
    @farxiyamahamoud9878 ปีที่แล้ว

    Waasiiidaa habar awal wan ininkuracsanahay

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira ปีที่แล้ว

      nacaybkaad habar awal ku qabtid baa ku indhatiray ee garxachis maaha habar awal!ha ha ah

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l ปีที่แล้ว

    Waayeelkaa Wiilkaaga Kibirbuu kusocday Caac

  • @haydar378
    @haydar378 ปีที่แล้ว

    Waa sidaa khalad ayaa la idinka galay walaal

  • @fe8445
    @fe8445 ปีที่แล้ว +1

    Warhooy jooga. Laba walaalo ah oo colaad dhexmareyso maxaa idinkaga shan & toban ah. Hadaad maslaxo ka shaqaynaysaan OK. Hadii kale Garxajis ka leexda.

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 ปีที่แล้ว +1

      Ajee mar walba waa Ajee, askari boaha shacab ma ahyn laakiin sida naloola dhaqmo ayaa dadka ka xumaaday.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 ปีที่แล้ว

    Gabooye iyo Isaaqu waa walaalo.
    Waa isku Beel asal ahaan.
    Isaaq maxamed Xinif waa dadka Yubirka ee deganaa degaanka hargisa qarniyo hore.
    Yibirkii Isaaq ayaa sheegtay carab oo dafiray yibirnimadii.
    Waa dad isku asal ah.

  • @ahmetakram1488
    @ahmetakram1488 ปีที่แล้ว

    Gabooyow maxaad wejiga la qarsanaysaan

  • @Istahiltoon1984
    @Istahiltoon1984 ปีที่แล้ว

    Why was the soldier Their 1:15 came to kill…

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 ปีที่แล้ว

    Gabooye waa somaali waa
    Umad muslim ah oo lagu gardaroodo.gooje cadde
    Gardara loo geeyey dad baa gardaro loogu duulay

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira ปีที่แล้ว

      yaaa ku duulay waad wareersantahay ?
      meesha dhacdadaan ay ka dhacday waa buurta gacanlibaax ee maaha daamy!
      iskudir baad uga danleedahay ee waxna lama socotid.
      kafiirso intaadan hadlin.

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 ปีที่แล้ว +1

    waar orda oo cadaabta daami iska hagaajiya ku ye waanu aarsanaynaa dadkan aad u hanjabaysaan waa laf dhabrta Isaaq ee be careful meesha kabo tol iyo musqulo la dhisi maayee

  • @users26ajmed
    @users26ajmed ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @users26ajmed
    @users26ajmed ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰😂🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏👏👏👏👏👏🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 ปีที่แล้ว

    Subxanallah Ya Allah so sad sorry 💚💚🤍🤍❤️❤️💪💪⭐️⭐️⭐️💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤️💔👍👍👍👍👍👍✅️✅️✅️✅️✅️✅️