Mawliidka Nabigu Wax jira miyaa Mala xusi karaa | Shekh Cabdinasir xuseen Mufasirka kitabka ilahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka odagaa waxaa la rabay in uu yiraah ma banaanaa in la farxo maalinta nabigu dhashay scw maxaa yeeley waa maalin aan fiicneyn. Markaas waxaan fahmi la hayn u jeedada ay leeyihiin asaga iyo ragga ku figradda ah oo ah in ay qariyaan tacdiimkiisa iyo wayninka nibi maxamed scw ayagoo raacaya was waaska sheydaanka ee shirki kacabsiga ah.

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 17 วันที่ผ่านมา

    Nabigu scw xiliguu dhashay lama farxi karo weeye macnihiisu

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 17 วันที่ผ่านมา

    Nabigu scw xiliguu dhashay lama farxi karo weeye macnihiisu

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 17 วันที่ผ่านมา

    Markuu dhalanayay aad looguma farxin kulahaa nabiga scw beenaale

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 17 วันที่ผ่านมา +1

    Duqu ileyn waa wahaabi

    • @MahmoudMarayare-e4r
      @MahmoudMarayare-e4r 13 วันที่ผ่านมา

      Qofkasta oo xaqa raaca wahaabi miyaa? haday sidaa waan ku faaneynaa wahaabinimada

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 17 วันที่ผ่านมา

    Faadumiyiinta uu gaalada ku sheegayo waa dawladii islaamka ee Tataarka jabiyay waana kuwii sameeyay Jaamacada wayn ee Al-azhar

  • @AbdulkadirDaahir
    @AbdulkadirDaahir 3 หลายเดือนก่อน

    Alaha barakeeyo sheekh cnaasir

  • @BisharMursal-wr7fg
    @BisharMursal-wr7fg 14 วันที่ผ่านมา

    M.a

  • @MohamedAhmedMustafe
    @MohamedAhmedMustafe 5 หลายเดือนก่อน

    Sh cnaasir iyo duubaha allaha cafido

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ma u maleynayo ninkan oo u muuqda nin soo gaaray waqtigii dahabiga ahaa xertii ula madoow ee ahayd dhaxelkii waliyullaahi sheekhanaa saylici in uu wadadoodii hayo waakan daliilku:
    وميلاده عيد لنا وهو دخرنا الخ قالها الزيلعي.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 หลายเดือนก่อน +2

    Duq jaahil liita caada qaate aayad madheegin xadis masheegin dadaas buu diinta kaga baxay Iimaan l

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr หลายเดือนก่อน

      Qofka ah suufiga oo mushrik shiici ah wadaadka warkiisa ma anfacayo. Suufi kheyr leh khasaaradiisaa badan

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr หลายเดือนก่อน

      Allah ha xifdiyo sheekhan, waa caalim rabbaani ah waaye. Allah cimrigiisa ha u barakeeyo

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedSharif-bn3rr makhnuut jaahil adiga iyo asaguba waa mushrikiin malcuun

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr หลายเดือนก่อน

      @@mahadhodey2774 waryaa mukhanath mushrik shiici qabuuri carro cune, lagu dhalay masaafo oo faraq wacel ah looma jawaabo. Gawsahaa la jabiya. Lacnatullaahi caleeyk laga roone Qadaad weyne Xamar unukaa leh

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@MohamedSharif-bn3rrcaalimna ma aha

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 3 หลายเดือนก่อน

    Warkii wahaabiyada ayuu sheegay ee wax cusub ma sheegin .

  • @SaciidCaliAxmed
    @SaciidCaliAxmed ปีที่แล้ว

    Jazaakumullahu khayran