wax aan daawado waxaan ugu jecelahay barnaamijyada noocana ee loo yaqaan documentry ga waa wax aad ka faaidayso aqoon aragtiyo iyo loolanada ka jra daafaha dunida ITAAL MEDIA iyo AWEYS AAR waan ku bogaadinayaa sida uu uga haqabtiray bulshada soomalida inay afkooga kaga ciil baxaan kaga dhargaan waayahii kala duwanaa ee adduunka soo maray hore u soco leeyahay barnaamijyadana kala qaybi dhinaca africana soo eeg iyo dhinaca dadka soomaalida
Asalkiisu yahuud buu ahaa bay carabtu sheegtay asaga iyo jamaal cabdinaasir yahuud asalkiisu yahuud may ahaayeen baa layidhi iyo kuwo kalle qadaafi xaafid al asad waa yahuud bay carabi nagu tidhi saw yaab maha ❤❤
Hadaan fakarkayga ka dhiibto yaasir carafaat waxa uu ahaa halyay balse isagaa ayaa taariikhdiisii dahabiga ahayd ka dhigay mid madow oo daxalaysatay kuna duugantahay hagardaamo weyn oo uuu dadkiisii uu u halgamayay ugu bhorseeday dhibaato ka weyn tii uu islahaa ka saar ooo ka badbaadi ee ilaahay ha u naxariisto dilkiisana maaha mid cid u gaara ee waa mid laga wada shaqeeyay dhanka israaiil , falasdiiniyiinta kasoo horjeeday iyo reer galbeedkaba
yaasir horta alle Ha unaxariisto lkn yaasir bartii uu Siyaad barre mare ayuu maray dadkaaga hadeey ku nacaan isla iyaga ayaa ku qaarajinaayo go’aamo lid ku ah xareenta Falastiin ayuu qaate si uu usii waaro sida in cadoowga dhankooda kasoo jeedsade
Aaan kusaxeee sun machine kujirtaa mushcal lagu buufiyey daawadiina isreal ayaa keentay laakiin atamkiii laga sameeyey waaa diiideen isreal oday sheikh ahmed yaasiin xabsiyada Israel ayaa laga siidayay waaa shuruudihii boqor Hussein hor dhigay yihuuda
Wuxu isu gayista ku dhacay odayga xune basaska aha lakiin si xun bay u galeen hada iyagu u shaqaynayey waa markuu u saxeexatay wax kasto aay rabeen yuhuudi alla daba dhilif nimadu xuma
Ani ahaan noosoo badi ayaan odhan lahaa inta ila qabtana like saaraa
Barnamijkaada waan jeclaaday
اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة یارب
Knowledge is power. I like this channel.
falastiin wey xuroobeysaa 💗🫶🏾🇯🇴
Inshallh malin unban arkidona falastino xora😢
Ishaallah
Hadaba lama gumesto intad uhili isdhaheso hagafin
Waad ku fiican tahay samaynta documents ka maansha allaah
Si fiican ayaa u faahfaahisay sxb
Waxaan kaa codsan lahaa afganbiyadii milletery ee bariga dhexe iyo Somaliayadii hore ina soo badiso
Heheheh wllo mana afgambin rabtaaa kalaay bal aan wada faqne anigba tashuush igu furane😂❤
Well presented Good job👍
Mahadsanid sida wacan oo aad noogu faahfaahisay
Barnaamijyadaan political ah aad ugu helay qaabtabintaada
Barnaamij xiisihiisa wata
Mahadsanid ustaad
way dulmanyihin kuwaas
Mashaa allaah waa warbxin qiimo badan iyo habtabin sareysaa waad kumahadsan tahay ustaad
Barnaamijyadaan nooso badi
ITaal Media Iyo Barnamijyo xiiso leh
Ina adeer taariikhdeena 1996 ilaa2024 noosootabi
Markuu dhintay ayaa dhashay waana la igu magac daray waxuu aha haleyy❤
Sxb reerka usheeg magacaasi halagaa badalo ninkaasivdadkiisa ayuu qiyaamay
@@MaxamedCabaas-ug5bk😂😂😂😂
Oo siduu u qiyaaamy 😢@@MaxamedCabaas-ug5bk
wax aan daawado waxaan ugu jecelahay barnaamijyada noocana ee loo yaqaan documentry ga waa wax aad ka faaidayso aqoon aragtiyo iyo loolanada ka jra daafaha dunida ITAAL MEDIA iyo AWEYS AAR waan ku bogaadinayaa sida uu uga haqabtiray bulshada soomalida inay afkooga kaga ciil baxaan kaga dhargaan waayahii kala duwanaa ee adduunka soo maray hore u soco leeyahay barnaamijyadana kala qaybi dhinaca africana soo eeg iyo dhinaca dadka soomaalida
Sxb soo badi muuqaaladan
Habtabintaada Qiimaha badan ayaa wx loo dhigaaba jirin wow ❤️👏
Asalkiisu yahuud buu ahaa bay carabtu sheegtay asaga iyo jamaal cabdinaasir yahuud asalkiisu yahuud may ahaayeen baa layidhi iyo kuwo kalle qadaafi xaafid al asad waa yahuud bay carabi nagu tidhi saw yaab maha ❤❤
Kuwait, Jordan,Lubnan, Tunisia
الله یرحمه ویغفرله
Allah ha u naxariisto
Halgamaa kuma tilmaami karo 😊
Legend keeb going
Qaladkii ugu weynaa uu galay yaasir carafaat waa qaldkii uu ula safty yaasir muu dhaxdhaxaad noqdo laraway😢😢 ax yaair aa fududaaaaty😢😢
Dhab. Inuu dhex noqdo fiicned sidoo kalena inuu heshiiskii Israa'iiliyiinta diido ehed
Siyasiyinta carabta ama islamku ma xejin karaan culayska
dhabarka ayo ka jabiyay falastin
Keep going bro ❤❤❤
mahadsnid sxp sida codkarnimada leh ee noogu soo gudbisay noosoo badinay sxp
Ascww. Taariikhaagu dhammaan wey isburinayaan.
Free falastiin❤❤❤
Mashallah
allaha unaxariisto aamiin yaarabi
Abuu cubeeda kasoo hadal
🎉🎉🎉
our channel❣️
Wll Kasoo hadal cali xasan salaama
Aad bad umahad santahay wll nosobadi❤
Anigaa ka midda dadka aaminsan inuu shacabkiisa xagal daaciyay ama uu iibsadey wuxuuna ka imid ahay dadka caalamka ugu taajirsanaay
Daxlaan saw sarkaal sirdonka israaiil u shaqeeya ma noqon oo lama ogaan dhawaan
Carafaad wa ninka ay rabaan ree galbeedka ee ma aha halgamaaa
Aad aab ugu helay warbixintaan ❤❤ waxn codsanaa in warbixin ka diyaariso MDX iiraan miyaa ladilay
Aweis Thanks
Falastiin dhexdooda ayuu ba jaajuus ka jiraa 😢😢
Ado weyn sxb bugagta sirdoonka hada aqrido ama mossad daba raacdo waxa arkeysa dadka ubadan ee wax kudbiyo waa carab ama shakhsi falastini ah lpx
@@buunkahasancade-fe3yrjajus waligiisa jirijiray wana lagu yaqana bini adamka
@@muuminibrahim sxb walalka had uu jajus kunoqdo waa arin laga naxo dee ? Marwalbo munafaq malwayo
Caraboo dhan ayaa jaajus u ah yahuuda waa tan ay dadka carbeed ugu guulesan waayen yahuuda. Bal ufiirso sidey ukala jabsanyihin carabta halka yahuuda iskumid yihiin
@@amirabukar2913 sxb yahuud, xita waa kalajabsantahay
Subxaanalaah
Run ahaantii Wax bdn Baan ka Faa!iday Channel kaan Rogo bdn Oo Aduunka Kusaabsan Io Taariikhaha Aduunka Thànkez Itaal Media ❤
Sxb sh ahmed yaasiin aasaasihii ururka xamaas
Weli good ey israa iil iyo falastin isku dhaga naayeen yaasir carafaad waxaa delay israa iil😢😢
kkkkkk hadeeyba qaramadamidoobee aqoonsatey muu ahayn Nin adag beey ka dhigantahay 🙏
Cet une preuve exacte, nos frère n' est sont pas tous de frère hein
Ustaad halkaa iyada ah 9:44 MA waxay u aqoonsan yihiin urur iska caabin
Xamaas kazoo diyaari
❤❤❤❤❤❤
Cabaas waaye aa la dhihi karaa
Hadaan fakarkayga ka dhiibto yaasir carafaat waxa uu ahaa halyay balse isagaa ayaa taariikhdiisii dahabiga ahayd ka dhigay mid madow oo daxalaysatay kuna duugantahay hagardaamo weyn oo uuu dadkiisii uu u halgamayay ugu bhorseeday dhibaato ka weyn tii uu islahaa ka saar ooo ka badbaadi ee ilaahay ha u naxariisto dilkiisana maaha mid cid u gaara ee waa mid laga wada shaqeeyay dhanka israaiil , falasdiiniyiinta kasoo horjeeday iyo reer galbeedkaba
yaasir horta alle Ha unaxariisto lkn yaasir bartii uu Siyaad barre mare ayuu maray dadkaaga hadeey ku nacaan isla iyaga ayaa ku qaarajinaayo go’aamo lid ku ah xareenta Falastiin ayuu qaate si uu usii waaro sida in cadoowga dhankooda kasoo jeedsade
wcs ustaadýal horay usoda kañalka hormariya oo wax yaba cusub kuso kordhiya
آللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
qiso yinka qomamki hore so badi
Marba haddii uu falastiini Qaramada Midoobay ka khudbadeeyay qaddiyada falastiin uma halgamayn
Dagaal kaliya xal maha ee siyasad nah waa lagu daraa
@@liibaansoomaali6284 fahan qaramada midoobay waatii kala qaybisay falastiin 1948 kii
Maxamed dhaxlaan wakhtiga Carafad la sumeeyay muxuu ahaa awoodiisu intay leekayd markaas ayaa la fahmi karaa doorkuu ku lahaan karo
Wuxuu ahaa madixii hore ee amniga. Muuqaalka intaas waaku dhaaftey 😊
Wasiirka amniga ayuu ahaa
Itaal media
madaxweynihii yamen
Documentry kaso same
Abuu iyaad iyo abuu jihaad😂
Asaga neh abuu camaar ayuu baxsady aniga neh abuu ixtiraam la baxay😅😮
Ummu ixtiraam na dhahdidoo adi nin maa tahay 😂
Maalmahan waxaad aqrinayay buuga lagaqoray basasadii Aamina almufti sikadisa waxaan uarkay documentary gaan kusabsan yasir carafaad waxaa cadaatay unuu noqday khaayin fikirkiisii horena kaleexday marba haduu maraykan iyo yuhuud uu laheshiiyay fiicnaydaa inaanuu sidaas samayn
Daxlaan ayuu u dhow yahay,waayo falastiin ma aaminsana daxlaan, mossad ayuu la shaqeeya aa u tuhmeen
Geesi kastoo ay gaalada ama dabaqoodhida ushaqaysa ay disho waxaa noo badala halyey kii hore ka adag, Carafaad hadda waxaa badalay Sinwaar oo ah maanta halyeyga Muslimiinta.
Haaa
Wali wan kusugayyaa haday kugu jidhaa ama cafimad qabta
Golden voice 💛🌟
Y Carafaat wuxuu islahaa Sadaam iyo Iraq awood ayey leeyihiin oo wey ku caawin doonan balse wuu abaal dhacay
Waxaan lagu sheegayo Yahuudda/yuhuudda dhib badanaa? Laba naclad idinku dhacday. Duulaankooda Marinka Gaza indhaha ayuu si weyn ugu furay bulshada caalamka, oo haatan garowsatay in ay khatar dhab ah ku yihiin adduunka oo dhan. Dunidu haka xorowdo Israel.
Itaal youtubarka an taagero
Mohamed deyf soo diyaari
mar horaan ka diyaarinay, wuu ku jiraa
@@ITAALMEDIA tnz ee xamaas inoo diyaaari
aloow falsdiin guley
Yaasir carafaad munaafaq bu ahaa gaalad hoos ka jacel
isxaaq rabin kaso hadal
Isxaaq rabin waala dilay israel ayuu hogaamin jiray taariikhdiisuna faa ido maleh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Aaan kusaxeee sun machine kujirtaa mushcal lagu buufiyey daawadiina isreal ayaa keentay laakiin atamkiii laga sameeyey waaa diiideen isreal oday sheikh ahmed yaasiin xabsiyada Israel ayaa laga siidayay waaa shuruudihii boqor Hussein hor dhigay yihuuda
Somaliland guule inash alaahoy
Yasir carafat haduu 19 jir ahaa sanadkii 1984ki. Siduu 2004ti ku ahaa 75 jir?
Waxaan garaadsaday hooyaday oodhahda yaasir carafaad ninkii lajahaada alow jabi
ᵐᵃᵃⁿ ˢʰᵃᵃ ᵃˡˡʰ
Mxaa ku kali fayy dhulka falastiiniyiiinta inuu 78% uu isa xiixo yuhuuda isagoo og dhagartooda inaysan waligoodba isba dalayn yuhuudu 🤔🤔
Waxa ku kalifay walalihiis carabeeed inuu garab ka waaye cadowga sidaas ayuu uhely😢
Heshiiskaasi wuxu noqoday heshiiska bur buriyey palastin ina lillaah hadeer soomaliya ayay tasi haysata oo dhulkeedii ayay waxay kala gor gortamaysa ithiopia oo weliba iyadu ogoshahay inay wax sii so lakiin ithiopia kiro ma rabte iib bay rabta
😂😂😂 somalia iyo somaliland kala garo naagyahawn naagu dhalay😂
Qalid waxa uu ku jiray komaha 3bil
Subxaaan Alllah 1929G.c ilaaa 2024 wllahi waaa Arin Naxdin weyn iyo Dhacdooyin aaan la maleysan karin Allaha walalaha
Palestine 🇵🇸 Gargaarkaaga siii.
Ax Ax Ax Ax Sory sory Dawlada Muslimka haddiii ay mideysan yihiiin waxaaas ma dhaceeen Runtii😂
Maxd la qosli marka😏
Sllt ys Rao
Su.aal halgamaa yasiin.carafaat ma muslim ayow ahaa ?waa su.aal googlaha gal waxad ka aragto isosheg
Wey iska cadahay Israel 🇮🇱 aa khaarijisey
Xaaski carafad mxa cristian ka dhigay ?
Waxay ila tahay ninbaa odhan jirey BAL ADBA
Wadaxlan xaramiga falastin kudhexjiray oragadiyay mudada dher hadana xamas bukacararay waxase layaba daxlan wuxuaha gacanta imaradka waligis xiligasna imaradku madabadhilif qarson bu uaha israiil?
Waxay ilatahay in uu dilay maxamad taxlaan
Sax
Aniga ra,yigayga dilkaas waxaa kadanbeeyay Israel lkn waxay soomartay maxamed daxlaan ama maxamuud cabaas maadaama haddaba ilaa xiligaas daxlaan iyo Israel isku dhawyihiin hadana loodiyaarinayo daxĺaan inuu badalo cabaas iyo xamaas intaba
Rabin 75 kii lama dilin
Goormee la dilay
@@aweyshaji 95kii
Wuxu isu gayista ku dhacay odayga xune basaska aha lakiin si xun bay u galeen hada iyagu u shaqaynayey waa markuu u saxeexatay wax kasto aay rabeen yuhuudi alla daba dhilif nimadu xuma
H