Ramadaan Mubaarak dhammaanba shacabka Soomaaliyeed ee degelkeennan ku xidhan. Waxaan aad ula yaabay dhawr qof oo damiir laawayaal ah oo si xun u fekeraya oo maalmahaasi khayrka leh hadallo aan munaasab ahayn kula soo doonanaya. Waxa ay u haystaan in aan halkan ku xayaysiinayno MOSSAD iyo Yuhuuddaasi aad ogtihiin sida ay tahay. Halkan kuma xayaysiinayo, ilaahaybaanan ka magan galay in aan Yuhuud buunbuuniyo ee waxani waa taariikh iyo Buug laga qoray basaasiintooda waxaanan u soo qaatay si ay umaddu u ogaato hawlgalo dhawr ah oo ay dad kala duwan ku bartilmaameedsadeen. Maan jeclayn in aan cid u jawaabo ee fekerkaa xun ee ay qabaan dhawr qof ayaan idiin sheegayaa in aan bari ka ahay!. Ramadaan Mybaarak, Kullu Caam wa antum bilkhayr! Intiina kale waad mahadsan tihiin.
Ramadaan Mubaarak dhammaanba shacabka Soomaaliyeed ee degelkeennan ku xidhan. Waxaan aad ula yaabay dhawr qof oo damiir laawayaal ah oo si xun u fekeraya oo maalmahaasi khayrka leh hadallo aan munaasab ahayn kula soo doonanaya. Waxa ay u haystaan in aan halkan ku xayaysiinayno MOSSAD iyo Yuhuuddaasi aad ogtihiin sida ay tahay.
Halkan kuma xayaysiinayo, ilaahaybaanan ka magan galay in aan Yuhuud buunbuuniyo ee waxani waa taariikh iyo Buug laga qoray basaasiintooda waxaanan u soo qaatay si ay umaddu u ogaato hawlgalo dhawr ah oo ay dad kala duwan ku bartilmaameedsadeen. Maan jeclayn in aan cid u jawaabo ee fekerkaa xun ee ay qabaan dhawr qof ayaan idiin sheegayaa in aan bari ka ahay!. Ramadaan Mybaarak, Kullu Caam wa antum bilkhayr!
Intiina kale waad mahadsan tihiin.
Ustaad How Joojin Waxa Bilaa Caqliga ah Waa Kugu Xiranahy Wax Badana Waa Ka Faidney
Mujaahid cali xasan salaama allaha u naxariisto aamiin amiirkii casaay halyeeygii laholi waayay
Alle haw naxariisto
Cali salaama waa nin qatar ah waa ninkii basaasadii carbeed soo qabtay oo diinta yuhuuda qaadatay
Loovaanku ahay barnamijkga bro wa mr sf
rayasl raha waagii yuhuudu waxuu ahaa minikh beegan
black September dheh
Ari ayay a hayeen kuwa reer Falastiin wayo qof cadow leh lana dabo joogo waa mustaxiil in usan foo jignayn
Ramadaan lamid sxp Qaali maxamed
Ugaar sadaha asaga ayaa la u garsadaa
Aan ku saxo walaal ee waxaa dhahdaa black September
Asc sxb waxan kaa codsanayaa halgankii cali salaama ee Yuhuuda uu ku gumaaday
Waan bilaabayaa kan ayaan ku xigsiin doonaa.
Cali xasan salaama waxad taarikhdisa oo dhamays tiran ka helaysa sheekada aamina al mufti basaasadi carbeed ee yuhuuda u adeegi jirtey
Waxaan cml goos danneedkeygii lagu arkaa
Halkaa iska sax magaca kooxdu may ahayn black july eh waxay ahayd black September
Ku celcelinta magacyda mawduuca ee faraha bdn naga yaree sxb wyo wkhti ayey naga luminaysaye
👎