CABDIRISAAQ ANSHAX MUUQAAL CAJIIB AH IYO HEESTII QARNIGA Official HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 834

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 5 ปีที่แล้ว +57

    Hees dareenkeda wadata Allow maalmo wcn adaan kaa sugaya iyo dhibkayga inaad xaliso qalbiga i xanuunaya hada😭😭😭😭😭

    • @zakarieabdalle7158
      @zakarieabdalle7158 5 ปีที่แล้ว +3

      Maalmihi wacnaa way soo socdaan qrxy hasugi wayin..

    • @nimcocumar1619
      @nimcocumar1619 5 ปีที่แล้ว

      @@zakarieabdalle7158 mahadsanid nasabow

    • @heybeabdirashid9646
      @heybeabdirashid9646 5 ปีที่แล้ว

      inshalah waysosoc daan wll

    • @amin-dg2mk
      @amin-dg2mk 5 ปีที่แล้ว

      Ilahy hakuu qaboojiyo qlbiga abyo

    • @amuunabdi2632
      @amuunabdi2632 4 ปีที่แล้ว

      Nimco alla hakuu qaboojiyo qalpiga

  • @Cawooy
    @Cawooy 5 หลายเดือนก่อน +6

    Inan yaroo qaxoonti ah baa ahay waayaha aduuna wax uga soo joogtay rejaynaysa inay mar uun kadhoofto InshaAllah banii aadam manasheegashadiisa marabee UN Ilaahay hay sakhiro weliba USA baan jeclahee tii tagta rabbi hayga dhigo🤲
    Rabbi baan wanaag ka rejaynaya🌸

  • @fmuse3835
    @fmuse3835 8 ปีที่แล้ว +17

    casimadii casimadaaa buuruhii iyo magaladii oo Wada muuqata illahay ii dhawr ❤❤❤

  • @NimcaanOsmaan11
    @NimcaanOsmaan11 26 วันที่ผ่านมา +4

    2023/12/25 waa malinkan kasoo baxey xafadeydii ayeeyo 😢 insha allh 22 haben ee ka hadhey 2025 waxan rajeyna inan gaadho halkan rabo 🥵 hadad aragto qoralkan uso duce wll isbadell nololed anoo radinayah inan dhinto sharaf ayy ledhy 😢🤦‍♂️😭🇱🇾

  • @WHO2024
    @WHO2024 5 ปีที่แล้ว +14

    Aamiin. Allow intii nolosha nooga dhiman malmo wacan inooga dhig Somali meel kasta ay joogto sidoo kale dhulkeeni hooyo, Somaliya 🇸🇴. Aamiin. Qurbo lagu daaley.

    • @heybeabdirashid9646
      @heybeabdirashid9646 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamii walal waysosocdaan manmihii wacnaa

    • @shaadiaali6806
      @shaadiaali6806 3 ปีที่แล้ว +1

      Somalia mha meshu hooyada somalia waste wa soomalind

    • @WHO2024
      @WHO2024 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shaadiaali6806 Af caytama ninkii/naagti buu ku yaal. Garaadka baa inta ku siiyey ayado Ramadan oo habeenkii 27aad. Dad shiikh iyo shariif, caruur iyo ciroole isugu jiro baad cayni. Alle cafis waydiiso. Allahuma inii saaim.

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 8 หลายเดือนก่อน +7

    Heestan waxan dhageysanjiray 2021 iyo 2022 mar noloshu igu adkeyd birkinta hoosteeda ku ooyi jiray wllhi 😭2022 bishii 5 naad kabaxay waxyaabo badan kuriyoonjiray illahay ii rumeeyay alxm shaqo wanaagsan helay iyo nolol bilaa buuq ah
    Waligaa naxariista alle haka quusan astaqfaarta iyo saliga nabiga iyo digriga badsada dhalinyaro ❤

  • @farahdiamond9602
    @farahdiamond9602 5 ปีที่แล้ว +16

    Wakhtigi ugu adka ban kujira plz iso duceya inan galo malmo wacan

    • @amuunabdi2632
      @amuunabdi2632 4 ปีที่แล้ว

      Farah diamond alla sidaad jcshaHy hakaaga dhigo

  • @ahmedmahad6787
    @ahmedmahad6787 7 ปีที่แล้ว +12

    Heestana wxn u dhagaysta dhiirigalin oo kle maaha jcyl iyo wxz hadafka iyo himilada aan leeyahay mrka wax adag iga hor imadan ayan dhaha malmihi wcna way so socdaan illahay ha i rumeeyo himilooyinkayga amiin

    • @sahraali7846
      @sahraali7846 7 ปีที่แล้ว +1

      Was run wlhi

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 7 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Mahad aamiin dhamaanteen muraadkeena oon macsi lahayn

    • @ahmedmahad6787
      @ahmedmahad6787 7 ปีที่แล้ว

      asal hargeisa thnks wll qali alle haku sharfo

    • @ahmedmahad6787
      @ahmedmahad6787 7 ปีที่แล้ว

      Sahra Ali thnks huuno sharafeey

    • @zainabhudeidi9938
      @zainabhudeidi9938 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Mahad
      Huuno aaaamin allah haku rumeeyo.

  • @Rayaan-d7l
    @Rayaan-d7l หลายเดือนก่อน +5

    1/11/2024/ Time 12:40 malin sun xasuus malmihii wacnaa wayso socdaaan inshaallh

    • @ArawelaMohamed-y8o
      @ArawelaMohamed-y8o หลายเดือนก่อน

      1/12/2024 aya arke farintan😢❤🎉

  • @zihaamlovechannel7764
    @zihaamlovechannel7764 ปีที่แล้ว +10

    Runtii magacagu waa zihaam waxan ahy gabar Mar walba xiriir walba oon sameeyo Wan ku niyad jabaa ama lay dhaawaca ninkasta intu jacayl xooga isiiyo oo farxad badan ituso ayuu hadana iga taga qayrkay jacayl iyo farxad bay la rayraynayaan aniga farxada malha nasiib Uma lihi Mar walba niyada jab iyo xanuun fara badan dareema xata waxbarashadaydii ka haray niyad jab dartii heestan niyada ku dhista maalmihii wacnaa way soo socdan ma aqaan goorta aan heli doono jacayl dhaba oon ku nasto dhaawacayada iyo dhibkan soo marayna iga dhaya ilaahay nasiibkayga iiwanaaji 😢

    • @sudaysicllaahioffical1757
      @sudaysicllaahioffical1757 ปีที่แล้ว

      Ssssssssss

    • @awliyadiijeceylka710
      @awliyadiijeceylka710 ปีที่แล้ว

      😢😢

    • @TaajirowTaajir
      @TaajirowTaajir ปีที่แล้ว

      Maalmihii wacnaa weY kuu dhimanyihiin iska dulqaado abaYo

    • @aamiinsaadiq2425
      @aamiinsaadiq2425 9 หลายเดือนก่อน

      Ilahay khayr hakaga dhigo

    • @apdalehusein9945
      @apdalehusein9945 8 หลายเดือนก่อน

      Walll soryyy jcylka waa xanuun calafkaga iska sug byo qli ani 4year mid aahaa manta ka tagnahy meel cidla arimo famliy dartood abyo qoftkasta waxa uu leyahay qiso xanuun badan ilhy haku dhib dhaamo😢byooooo malmihi wacnAa waysoo socdaaan😢

  • @amranibrahim5446
    @amranibrahim5446 8 ปีที่แล้ว +30

    befor i was feeling bad becuse i lost my man but when i lisint this song i feel better thanks my bro u make me good feeling u right goodys the are come back 😙😙😙😙😙😙😙😙

    • @fadxiadems1546
      @fadxiadems1546 8 ปีที่แล้ว

      amran ibrahim 😂😂somaliga ma dayn baa lagaga leeyahay👅👅ilaaq.com

    • @amranibrahim5446
      @amranibrahim5446 8 ปีที่แล้ว

      Maya huno i can speak somali 😁😁😁😁

    • @fadxiadems1546
      @fadxiadems1546 8 ปีที่แล้ว +1

      Hunno ilaqay bay ahayd ,raxadaad qaado ,kaftan.com
      Ku daroo hunno way murtiysantahay special .....

    • @fadxiadems1546
      @fadxiadems1546 8 ปีที่แล้ว +1

      Like a word of(hunno) I mean special for hunno..is it clear..ilaaq means joke...
      Waxaan uga socdaa dagaan bay ka turjuntaa hunno...👅👅

    • @cabdowcabdullahi2975
      @cabdowcabdullahi2975 8 ปีที่แล้ว

      Fadxi Adems

  • @Ummada21
    @Ummada21 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waligey isma dhihin Hees nuucaan ah ayaa Horay loo qaaday, Way iga soo daahday Runtii. Maalmaha adag way i dhaafayaan.❤

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 7 ปีที่แล้ว +8

    hadii An wad iman wayahaad qabtiyo waqtigaan Adagi wuku dhaafaya True 😭💯💔

    • @abdalabashir331
      @abdalabashir331 6 ปีที่แล้ว

      hibo faarax 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @rahmahojali1902
    @rahmahojali1902 7 ปีที่แล้ว +5

    heesta sanadka 100% nice video clip music midho iyo laxaanka keep going bro Abdirasaq Anshax#####

  • @muniitamohamedofficall7343
    @muniitamohamedofficall7343 4 ปีที่แล้ว +10

    Allow waxa niyda ku jir iga dhig mid wacan oo wangsn allow meeshan ku habinaayo ii sahal iyo nolol wacan malmihii wacan way so socdaan allow mid khyr qabo ku waydiistaye

  • @user-ZohaiP21
    @user-ZohaiP21 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxaan ku xasuusta marwadayd ilhay ha ku naxariisto waxaanu dhiba iyo dheefba waad marno manta waay ina hoosaysa 😢😢qalbi waayay wahelku jacla😢ala noloshu adaag markad qofkad aduunka ka firsanaysay uu ka fogaado ala cidlo iyo cidhiidhi badaan 😢wayaahad qabtiyo wakhtigan adagi uu ku dhafay😭😭😭💔

  • @kingmessi8101
    @kingmessi8101 6 ปีที่แล้ว +25

    Love ❤️ You somali music 🎵 iam from Eritrea 🇪🇷

    • @ciyaalgooladahorex3632
      @ciyaalgooladahorex3632 6 ปีที่แล้ว

      I am orthodox Christian we also ererarian musik we can bro👍👍👍👍👍

    • @fariidoahmed
      @fariidoahmed ปีที่แล้ว

      Wow good thank you pro

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 6 ปีที่แล้ว +11

    Qudhu weehatoo
    Walbahaar qof kale
    La weydowday
    Wadna caashaqoo
    Wacad ruux la galay
    Walwal kala kulmoo
    Lagu wiirsadoo
    Qalbi waayayoo
    Wehelkuu jeclaa
    Webi kala xiroo
    Waayahaad qabtiyo
    Waqtigaan adagi
    Wuu ku dhaafayaa
    Waa sanoo beryiyo
    Maalmihii wacnaa
    Way soo socdaan
    Labo wadajirkiyo
    Wax dila kalgacal
    Ka waantoobayoo
    Wax hantiya adduun
    Labo weli ka maran
    Una wiiqminoo
    Waynahood sugayoo
    Naf wanaagsaneey
    Lama waarayee
    Haddii aan wed iman
    Waayahaad qabtiyo
    Waqtigaan adagi
    Wuu ku dhaafayaa
    Waa sanoo beryiyo
    Maalmihii wacnaa
    Way soo socdaan!!!

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 7 หลายเดือนก่อน +7

    Saacadu waa 11:51 duhurnimo bishuna waa 29:may maalin arbaco ah waxan kasoo baxay imtixaan qaaradu waa africa dalkuna waa soomaliland qaar ahaan gobolka togdheer waxan qoraalkan u qoraya in aan maalinkan guulaysto dib u arko hadaanu wad imaan waayo noloshu ani ahaan wayku adagtahay isfahan la aan xaga waalidka ah iyo waxbarashada oo aan ka hor jeedo iyo aaminaad la aan waxaan ale ka barya yaa daaqad kale oo irsaaqaadeeda wada in uu ale ii furo ii ducee zxp hadaad comentigayga aragto ☺️

    • @SomaliNewEntertainment
      @SomaliNewEntertainment  7 หลายเดือนก่อน

      Aad bad ugh mahadsan tahay sidaad dareenkaaga ugu cabirtay
      fanaanman

    • @KalidAdan12
      @KalidAdan12 6 หลายเดือนก่อน

      Walaal ilaahay ayaan kuu baryeee halkaad rabto gaadh.........😢🤲🏼

  • @aliahmed-kp5du
    @aliahmed-kp5du 6 ปีที่แล้ว +11

    ilaahaw anigiyo gacalisadayda hana kala fogayn ee kuwa is calfada naga yeel wlhi jacaylka qof uu hayo ama soo arkaa garan kara wayihiisa waa sanoo baryiyo maalmihii wacnaa waysoo socdaa my queen farxad aan dhamaan insha ala NNNNNNNNNNN

    • @raaliyahaween81
      @raaliyahaween81 6 ปีที่แล้ว

      ali ahmed aamiiiin allow isku daa wallky iyo dumaashidy quruxzan dumar 💟💟💟💟💟💟💟

    • @muntimoh4323
      @muntimoh4323 6 ปีที่แล้ว

      ali ahmed amiin wlal alle hysu kin daayo farxd nolosha ku qaybzada

  • @engrashkaboy5772
    @engrashkaboy5772 2 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waxan dhagaysan jiray 7 sano ka hor wakhtiguna uu socdaa lkin hamigaygii wali ma gaadhin allah in uu ii fudaydiyo faataxada ii soo mara❤❤❤

  • @islaanaliabdirashid1614
    @islaanaliabdirashid1614 6 ปีที่แล้ว +17

    Rer Somaliland waa dad gop ah nolada from puntland

    • @raxiilali6665
      @raxiilali6665 4 ปีที่แล้ว

      Islaan Ali abdirashid Anshax waa reer jigjiga qabiilka sheekhaash reer aw qudub. Maaha reer somaliland

  • @rasmiabdilahi1848
    @rasmiabdilahi1848 ปีที่แล้ว +4

    12/12/23 13:48
    Naf wanaagsaneey lama waarayee
    Hadii aan wad iman
    Waayahaad qabtiyo wakhtigan adagi
    Wuuku dhaafayaa

    Heestan qalbi jab uma dhegaysanayo maante ee waayaha aduun ayaa I dhegaysiinayaa
    Maalmihii wacnaa weysoo socdaan.

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql 7 ปีที่แล้ว +6

    waa san oo baryiyo maalmihii wacnaa weysoo socdaan 💗💗intana ku hystaa ani funny anshax fanaan jira 👍👍👍👍👍👍

  • @kaltoumdahirsamaleh4127
    @kaltoumdahirsamaleh4127 8 ปีที่แล้ว +1

    Maan qabooja cute hees kaste anee iga turjumeysaa lee dhahdaahee jaceyl maa kuugu baq baqay ilaahey amuurahaaga hasoo saqiro amen☺️☺️☺️☺️

  • @NoName-zs1wb
    @NoName-zs1wb 8 ปีที่แล้ว +10

    I wish I can hit the like button millions times not only one time ❤ Best of 2017 for sure 👏🏼

    • @nimomohamud9125
      @nimomohamud9125 4 ปีที่แล้ว

      Yup me tooo walah 🥺🥺🥺🥰

  • @maxamed99
    @maxamed99 ปีที่แล้ว +2

    Hees dareen wadataH wllHi allow qalpiyada noo ilaaliH❤🥺
    2023/3|21 salaasaH

  • @qasimyare943
    @qasimyare943 3 ปีที่แล้ว +8

    2021 yaa ila dawadey hees dereen gaar ah xambarsn

  • @xazanmaxamedceyngal4338
    @xazanmaxamedceyngal4338 6 ปีที่แล้ว +10

    2/02/2019/
    Wayahad qabtiyo wakhtigan adagi wuu ku dhaafayaa waa sanoo bar yiyo maalmihii wacnaa wey
    Wey socdaaan 👏👏👏👏👏👏👏💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘✍✍✍✍✍✍✍✍

  • @noramohet873
    @noramohet873 6 ปีที่แล้ว +7

    Malmihii wacnaa way so socdaan 😍 habenkastoo mugdi badan maalin iftiin badan ba ka danbaysa👍👍👍

  • @abdallaahmad1322
    @abdallaahmad1322 6 ปีที่แล้ว +11

    Aduun waxan joogna haday naagtu aaminto ninku uu ninku qiyaameenayo naagta. Haduu ninka aamino naagta ay naagtu qiyaamenayso ninka.hadaay lapadoodapa is aaminaan uu wakhtiga uu qiyaameenayo lapadoodapa wallaHi.
    Aan u wadaa samirno noolashantan fucking aH walipa jaceyl peen ah kuparayso xilliyada qarkood
    Maalmihii wacnaa way soosocdaan
    Ayaduna way imanaysaa inzhallah
    😢😢😢😢😢💔

  • @abdixasiibmohamed6818
    @abdixasiibmohamed6818 7 ปีที่แล้ว +6

    only one time not enough me to hit like this song i'd hit more millions but i cant amazing song
    oh i'm feeling heart beating evry scnd i'm listening it
    thnks mr.anshx for u soft voice

  • @abdikarimissa9394
    @abdikarimissa9394 7 ปีที่แล้ว +7

    cadi maha hestu wa fanan jira fananku manta igu horesa inan dawado wan maqlay lkn magicisa

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 7 ปีที่แล้ว +7

    waa suugaan badhax tiran allaylehe anshax wuu ii buuxiyay kaalintii sxbky HILAAC

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 6 ปีที่แล้ว +11

    Naagihii wacnaa way soo socdaan " ayaan u fasirtay anigu koley ilaahow cimri aan ku sugno nasii amiin

    • @iztaahilabeez4460
      @iztaahilabeez4460 6 ปีที่แล้ว

      Hhhh bowe hdaba waa jogn anaa ka mida 😂😂😂😂😂

    • @mnour3970
      @mnour3970 5 ปีที่แล้ว

      kkkkkk wlhi si niyada ayaan u qoslay
      astaqfurulaah

    • @dy2334
      @dy2334 3 ปีที่แล้ว

      😁😁😅

  • @legendabdalla6235
    @legendabdalla6235 6 ปีที่แล้ว +9

    Who is still wachting 2018.5.12 best song i have ever seen 😢😢😢

  • @Dagan-24-12
    @Dagan-24-12 3 ปีที่แล้ว +6

    2021/1/26 malin aad igu murugo badan😭😭😭😭😭😭 malmihii wacna way socodan inch allh🤲😭😭😭

  • @satnimabdi1703
    @satnimabdi1703 8 ปีที่แล้ว +125

    balaayada allow Hareer mari Hargeisa ❤❤

  • @mawliidmahamoud5203
    @mawliidmahamoud5203 6 ปีที่แล้ว +11

    Naw heestan marwalba wan dhagystaa
    #inta ila dhagyzataa #like ta ii saara

  • @NaimaHuzzien
    @NaimaHuzzien 6 หลายเดือนก่อน +5

    7 sano kaso wareegty xiligan dhagaysanyay ilaa imkana maalmihii wacnaa man gaadhin ba tolow Waa maxy sababtu 😮

    • @NADAMohamett
      @NADAMohamett 5 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay wax kaama raajinayo ilaa uu ogyahay wakhtiga ugu haboon ee kusiinayo

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 8 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭 sxbkay anshax waa fanaan heesaha qiirada ah kusoo baxaya heestan iyo dajiya waa iga gadan yihiin

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi 3 ปีที่แล้ว +5

    Fananka kaliya daremaha Dadka la shaqeya anshax💯✊

  • @amuunabdi2632
    @amuunabdi2632 4 ปีที่แล้ว +3

    Qalpi waayayoo wehelkuu jeclaa webi kala xidhoo😭😢😢ilaahow iisoo dhoweee jcylkyga

  • @shugrimataan3265
    @shugrimataan3265 8 ปีที่แล้ว +3

    Wow Muqaal shidan inaba Caadi maha Wlhi 👏👏👏👏👏👏😍

  • @kingmessi8101
    @kingmessi8101 7 ปีที่แล้ว +10

    Love ❤️ you Somalia 🇸🇴 🇪🇷❤️

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 7 ปีที่แล้ว +2

    axlaa hees iyo best video jaakada suudka ka jeclaaday labiskiisa yurub waxa gaduudan we ku yar yihiin iyagoo naago ah le la helaa

  • @hayfacadey9898
    @hayfacadey9898 6 ปีที่แล้ว +7

    Hadiii Aan Wad Iman Wayahad Qabtiyo Waqtigan Adagi wuuu Ku dhaafayaa Waa zan Oo beryiyo Maalmihii Wacnaa Way Zoo zocdaaan Still Lestening Feb 2018 😥

    • @hayfacadey9898
      @hayfacadey9898 6 ปีที่แล้ว

      And Again oct 2018 Maaalmihiii wacnaa way soo socdaan 😓

  • @hanabbe3141
    @hanabbe3141 7 ปีที่แล้ว +20

    ala hesta wan ka helay ee like ma laysina somali maxamed

  • @queenkhadruujaahmed2480
    @queenkhadruujaahmed2480 7 ปีที่แล้ว +4

    cod iyo dareen iswata mashaallah Boqorka jaceelka Anshax Allah Yaxmiik

  • @bellaelmi6355
    @bellaelmi6355 ปีที่แล้ว +3

    Wadna caashaqoo wacad ruux la galay walwal kala kulmoo lagu wiirsado ahay😭😭💔

  • @nawalcadey1133
    @nawalcadey1133 4 ปีที่แล้ว +13

    2020 yaaa daawanaya 👆☝️☝️☝️☝️☝️

  • @CawoAadan-x1g
    @CawoAadan-x1g หลายเดือนก่อน +2

    Illahy ba waydisanay inu nolosha no qurxiyo qof walba waxbu tabaya

  • @KaapaShabcaan
    @KaapaShabcaan 4 หลายเดือนก่อน +2

    2024/8/27 wasanoo baryiyo maalmihi wacna way so socdan waxan dareemaya qalbi jab aaanu qofna I dareemi karin I.a qoralka waxa ku so noqon dona ano bogsady😢❤️‍🩹💔

  • @amaaldhalgabeed6811
    @amaaldhalgabeed6811 8 ปีที่แล้ว +2

    qalbi wayay wahelkuu jeclaa wabi kala xiroo 😭😭😭😭😭😭😭 best song wlhi 😘

  • @kingteti7822
    @kingteti7822 8 ปีที่แล้ว +14

    This song is amazing but I'm not surprised. Somaliland hargisa is home our music.

    • @ebyanahmed6178
      @ebyanahmed6178 8 ปีที่แล้ว +2

      KingTeti viva Somaliland state of Somalia

    • @kingteti7822
      @kingteti7822 7 ปีที่แล้ว

      hussein handule looool

    • @husseinhandule
      @husseinhandule 7 ปีที่แล้ว

      king teti u are real somalilander
      i am sorry not you bro
      this for ebyen teti dirty faqash who agians somaliland

  • @libankoor316
    @libankoor316 6 ปีที่แล้ว +2

    Qlbi ❤️wayayoo wahel ku jeclaa want👌 kala xiroo😍😍😍

  • @ifraaxabdi3505
    @ifraaxabdi3505 7 ปีที่แล้ว +2

    malmihi wacan way soscodan fanakayguna abdiraak anshax na u soscda wan sugaya 😍😙😍😗😙😍😍😍😍salan sarr

  • @raxiilali6665
    @raxiilali6665 5 ปีที่แล้ว +3

    Xiddiga anshax ee duriyadii beesha sheekhaal, qurux, cod,iyo style il xun kuma aragto 💪🎸🎸

  • @ismashofficial3540
    @ismashofficial3540 7 ปีที่แล้ว +4

    Wey iga gadantahy heestaan👌👌👌👌

  • @maxamedsergio7383
    @maxamedsergio7383 7 ปีที่แล้ว +5

    jaylaani waa abwaan dhamaystiran hees iyo badh walhi iga dheh

  • @Aleena-h5n
    @Aleena-h5n 8 ปีที่แล้ว +5

    Best Kamero Man Iga Dheh

    • @kuwiinsa9463
      @kuwiinsa9463 7 ปีที่แล้ว +1

      Burjiko Girl ixiii my mom xiss u

  • @kamilaalinor7329
    @kamilaalinor7329 4 ปีที่แล้ว +5

    Wayaahaa qabtiiyo waqtige Adagii waa kuu dhaafaayaa, waa sanow baryiiyo malmihii wacnaa weey so socdaan ✅🙏✅✅✅ 01:36 Am, 13/01/2021

  • @fadumokaamil1257
    @fadumokaamil1257 ปีที่แล้ว +4

    Malmahi wacnaa way soo sucdaan @xamdi aadan
    Waqtigan adag wu ku dhafayaah insha alh🥺🥺🤲

    • @UmalAxmed-en9mc
      @UmalAxmed-en9mc 6 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢

    • @UmalAxmed-en9mc
      @UmalAxmed-en9mc 6 หลายเดือนก่อน +1

      Walhi wan islmeey aniguh ilmaynayah marka qoraalkan arky ilmadaydeh way saaiday haniyeey qalbiga ihuray walhi 😢😢😢sxb

  • @mizaalpi4186
    @mizaalpi4186 4 ปีที่แล้ว +8

    Wadn o cazhaqo wacad ruux la galay walwal kala kulmo😭😭😭😭2020 /23/2 🙈

  • @amalfarah3936
    @amalfarah3936 8 ปีที่แล้ว +6

    wax heyntii aduun laba wali ka madhan una wiiqminoo waynahood sugayaa .......... wayahaad qabtiyo wakhtigan adagi wuu ku dhaafayaa ... waasanoo baryiyo maalmihii wacnaa waysoo socdaaa .... hesstii qarniga 100%

  • @nuurcabdilaahi9807
    @nuurcabdilaahi9807 2 ปีที่แล้ว +3

    Hees darenkeeda wadata alle haka dhigo kheyr ee kama xiiso beelo heestan anigu

  • @amarushakur77
    @amarushakur77 7 ปีที่แล้ว +2

    FURINLE ALLOW KU DHOWR, CIILTIRA TAHAY WALAL. MUSIGA WAA KA HADASHIISA

  • @ahmedabdallah107
    @ahmedabdallah107 8 ปีที่แล้ว +4

    waa sanoo baryiyo maalmihii wacnaa waysoo socdaan my favuorite song

  • @zakigantaal6916
    @zakigantaal6916 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestan Cadi Mahan Abdirisaaq waa Keenay Walhi 💓💓❤️❤️👏👏

  • @rayfarrah4130
    @rayfarrah4130 7 ปีที่แล้ว +6

    This shall too pass and bright days are ahead. walee hees

  • @abdillahiabadir3083
    @abdillahiabadir3083 5 ปีที่แล้ว +6

    Axya xasuus igara wlh hestan wakhi aan ilobinin

  • @abdirahman6220
    @abdirahman6220 8 ปีที่แล้ว +1

    👉asal asal heestan aniga ayay iga hadlaysaa 👌👌👌👌👌💞💞💯💯💯

  • @nabiihanimco9157
    @nabiihanimco9157 6 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭 2019 1aad 18 hbn xun ilhy wx khyr qaba

  • @zahramuse954
    @zahramuse954 7 ปีที่แล้ว +8

    Awwwww hestaaan xasuus ayekutusine intaigadanbeso xaduusteda halaqiiro galiyo like igudeqa

  • @somalibaanahay3050
    @somalibaanahay3050 8 ปีที่แล้ว +1

    wa hees an ka helay markastana wan dhageysta best anshax

  • @filsankhan472
    @filsankhan472 8 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢 gabadh waydayoo wiilkay jeclayd wabi kala xidhoo waayahaad qabtiyo waqtigaan adagi wuu ku dhaafayaa waa sano beryiyo Maalmihii wacnaa way soon maalmihii wacnaa way soo socdaan nooloow wllky Anshax

  • @abdirashidhassan2211
    @abdirashidhassan2211 7 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad rabto fanaan ka hadla waayah aduunyada dhagayso alfanaan anshax jiroo jooog

  • @fadumoilaal4606
    @fadumoilaal4606 5 ปีที่แล้ว +2

    Wayahan qabiyo waqtigan adigi wuu idhaafaya insha Allah very nice song #abdiraz#anshax

  • @ahmedhaykal1977
    @ahmedhaykal1977 7 ปีที่แล้ว +2

    Aw Guhaad waa runtaa meesha laxan baa ku dhan waa ustaad Miyir laxanku wuxuu noqday boqorka laxanada

  • @najuundheyman7738
    @najuundheyman7738 4 ปีที่แล้ว +3

    Nafwanagsane lama waraye hadi aan wad imaan waayaha qabtiyo waqtiga adag wuku dhafaya waasano baryiyo maalmihi wacna wayso socdan sxbkey uqaadaa ano culeska wax la aanta uu daremayo kaga qafiifiyo markasu dholacadeya daremaana ine dantu ciishe nolashediyow maalmihi wacna wayso socdan duca iyo dhiri galinba wnkula garabtaganhy idimka Alle😭😭😭😭

  • @kowtharjamac4205
    @kowtharjamac4205 8 ปีที่แล้ว

    qalpi waya yoo wehel kuu jclaa
    wabi kala xidhoo wayahaad qabtiyoo
    wakhtigaaan adag wuu ku
    dhafayaaa
    wasanoo bar yayii
    maaal mihii wacnaa way soo socdaaan😂😂😂😍😍😍

  • @zackomarr
    @zackomarr 8 ปีที่แล้ว +1

    lagend lagen 👏👏👏👏 walhy heesta eryada video ga qaabka loodubay way isleeyiin khayaarbA ufakarty spur hight igadhe 👏👏👏 I like tht😂😂

  • @hudabeauty2291
    @hudabeauty2291 7 ปีที่แล้ว +1

    The best song this year 2017 anshah congratulation top man💙👌👂😘

  • @hangoolgudinmasar4087
    @hangoolgudinmasar4087 7 ปีที่แล้ว +3

    heeso iskuma jiraane ninkii fahmaya top 10 firsty.
    ninkii afsomaliga suqdiga kabartay ee aan naxwaha la barina calacalbay la noqonaysaa. waaw Anshax

  • @YoonisRashiidYey
    @YoonisRashiidYey 3 ปีที่แล้ว +2

    insha allah maalmo wacan oo wanaagsan alle ha nookeeno intii uu hore noogu keenanayna alxamdulilaaah..9.1.2022

  • @aaminasiciidcumar4938
    @aaminasiciidcumar4938 ปีที่แล้ว +2

    13/December/2023 fiidnimo arbaco baxayso khamiisna ay so galeyso 8:06pm waqtigada iyo wayaha aduunku way dhib iyo rafaad badan yihiin lkn insha Allah raaxa ka demey doonta waxkasta oo culeys iyo caqabad leh insha Allah 😢😢😢

  • @sofiyagurey2878
    @sofiyagurey2878 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaw xasan waa hes mal walba ka dhamestiran 💯💯✔✔✅✅🔥🌟🌟🌟👑👑👑👍👍👍🙌

  • @nuuramuhumued6793
    @nuuramuhumued6793 8 ปีที่แล้ว +1

    waan ooyay walahay waa hees xaqiqo ka turjumaysa ooooh

  • @aragsaninakhalaf8130
    @aragsaninakhalaf8130 6 ปีที่แล้ว +6

    Waayaha qabtiyo waqtigan adagi wuu ku dhaafayaa
    Waasanoo baryiyo maalmihii wacnaa way soosocdaaan
    Axyaa hees

  • @mariagahiro1195
    @mariagahiro1195 5 ปีที่แล้ว +4

    insha allh naftayday wayahad qabtiyo waqtigan adagi wuu kudhafaya maalmihii wacnaa waysoo socdaan😭😭😭

  • @marwoxiilojaano8895
    @marwoxiilojaano8895 8 ปีที่แล้ว

    wooooooow Nice malimihii wacan way soo socdaan😍😍😍😍😍😍

  • @maryamabdi3584
    @maryamabdi3584 3 ปีที่แล้ว +2

    24/4/2021 8di hbenima ah 😪💔inzhllh ilhow riyadeyda irume ❤Mlmhi wcna wey so socdan 💔💔💔

  • @maame8564
    @maame8564 7 ปีที่แล้ว +5

    Wooooooow xasus qaliyaa heeskani malmihi wacna way so socdaan

  • @inamohamet764
    @inamohamet764 7 ปีที่แล้ว

    Woow axLa hees Alle ha Ku DaYo Cabdi risaaq anshax

  • @yonisrashidyey2730
    @yonisrashidyey2730 7 ปีที่แล้ว +3

    Waa sanoo baryiyo maalmihii wacnaa wey soo socdaan .........great song

  • @keeyowyare5329
    @keeyowyare5329 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestaa nafteeyda ayeey kusocotaa wlh wayahaad qabtiyo waqtigaani adag wuuku dhaafayaa waasanoo baryiyo maalmihii wacnaa weysoo socdaan taasaan been aheeyn insha allaah kudara

  • @munahusen7197
    @munahusen7197 2 ปีที่แล้ว +4

    Wakhtiga adigi wu ku dhafaya qlbigygiyow iinaso💔😭

  • @lulhadow4871
    @lulhadow4871 3 ปีที่แล้ว +3

    13/12/2018 intee iiga egtahay xasustaas I.a😊🙌

  • @JOWHERapdi4149
    @JOWHERapdi4149 2 ปีที่แล้ว +2

    22/12/2022 haben khamis ah 2:14 habenimo
    Mushkilad ii haysataa awgeed inch allah wan ka bixi doona mushkilada malmihii wacnaa way soo socdan😭😭😭

  • @hodanishalastqueen5024
    @hodanishalastqueen5024 6 ปีที่แล้ว +2

    Maaal mihi wacnaaa
    Wey so socdaaan
    💞👏🏻👏🏻👏🏻💜❤️