YUU AAMINAY ABTI LACAGTA II TILMAAM MEESHA AY KU JIRTO 3QOF BEEN AYAY U SHEEGEEN YUU DOORTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @Juleybiib1
    @Juleybiib1 2 ปีที่แล้ว +532

    intaan oo qof hadaa iga dhex aragtid aduun iyo aakhiro Allah hakuu naxariisto🥰

  • @mubarakumal8489
    @mubarakumal8489 2 ปีที่แล้ว +200

    Wiilkaas yae ee Alhamdulilaah Yidhi Mansha allaah waa wiil Diin iyo Dhaqan Wanaagsan Lagu Koriyy Allah Ha Dhoowro

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 ปีที่แล้ว +462

    Quraanka kariimka aya ka macaan wax walba ❤️❤️❤️❤️

  • @safiyomaxamedsaciidsafiyom-s6l
    @safiyomaxamedsaciidsafiyom-s6l ปีที่แล้ว +14

    Aduunka Soma Marin Qof kawanagZan. .(nabi Muxamed Scw) kusali wll❤🤲

  • @maxamed1202
    @maxamed1202 2 ปีที่แล้ว +344

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

  • @252Studio
    @252Studio 2 ปีที่แล้ว +24

    Kusali xabiibkena muxamed scw

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 2 ปีที่แล้ว +595

    Dunida masoo marin qof lamid ah
    Nabi mahamed scw ❤

  • @ASADHAGIO-vv8qx
    @ASADHAGIO-vv8qx 2 ปีที่แล้ว +272

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw ❤ﷺﷺ

    • @nuuraahmednuura5855
      @nuuraahmednuura5855 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว +1

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 2 ปีที่แล้ว +2

      Salallahu calayhi wasalam❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 2 ปีที่แล้ว +2

      Salallahu calayhi wasalam❤️❤️❤️❤️

    • @saamicadehahey9413
      @saamicadehahey9413 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw

  • @kingmahrez3116
    @kingmahrez3116 2 ปีที่แล้ว +15

    Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤

  • @ibtisaamanwar6219
    @ibtisaamanwar6219 2 ปีที่แล้ว +90

    Asad ridwaan iyo ilyaas iyo nadiya soo qabo adna caruurteeda ishaa allah habeen danbe xamasad yeelaneesaa 😍😍😍

    • @ubaxzoohaan2940
      @ubaxzoohaan2940 2 ปีที่แล้ว +3

      isku fikradaa nahay m.sh alaah 😍

  • @mssilkoyar5860
    @mssilkoyar5860 2 ปีที่แล้ว +58

    Gabadha yar waa funny 🙆‍♂️
    Keep hard work asad best youtuber in the world 🥰

  • @cabdiraxmaan9905
    @cabdiraxmaan9905 2 ปีที่แล้ว +160

    Aduunka Soma Marin Qof Kawanagzan (Nabi Muxamed Scw) kusali wll ❤🤲🏻

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว +1

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @ismahaancadey8758
      @ismahaancadey8758 2 ปีที่แล้ว +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW 💖 💗 💝 ❤ 💚 💖 💗 💝

    • @cabdikariim1077
      @cabdikariim1077 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw❤❤

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 ปีที่แล้ว

      Cabdi raxmaan walal subscribe isaar

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 ปีที่แล้ว

      @@ismahaancadey8758 walal subscribe isaar

  • @meymuunsamaan9718
    @meymuunsamaan9718 2 ปีที่แล้ว +28

    M.llh muslin nimadu fiicana gabadha yar say Ashahadad u qirtay wan qiirooday hooyo mcn Alle haku xafido walidkii kudhalay ee ku bar.bariyaa Amaan mudan ❤ 😍

  • @maxamed1202
    @maxamed1202 2 ปีที่แล้ว +423

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet Muhammad ❤❤❤

    • @yahyeabdi6240
      @yahyeabdi6240 2 ปีที่แล้ว +5

      Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @munishmuna4754
      @munishmuna4754 2 ปีที่แล้ว

      Maxamed qadar legend pls

    • @cabdirashiidrashka1799
      @cabdirashiidrashka1799 2 ปีที่แล้ว +3


      جزاك الله خيرا

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 ปีที่แล้ว

      @@yahyeabdi6240 walal subscribe isaar

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 2 ปีที่แล้ว +32

    masha Allah wallahi waa ra'yi fiican ciyaalka anfacaayo ty Asad 😂😂😂
    Gabarta yar aad ayee funny u tahay
    😂 hadda sax keeynay🤣🤣

  • @mohaamohaa7723
    @mohaamohaa7723 2 ปีที่แล้ว +267

    MashaAllah this kids are another level. Their heart ❤ are pure.they are so lucky.otherwise 1M INSHAALLAH.

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว +2

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @huke6205
      @huke6205 2 ปีที่แล้ว +3

      Ameen

    • @ciisebile2366
      @ciisebile2366 ปีที่แล้ว

      Ok

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 2 ปีที่แล้ว +33

    Masha Allah waa ciyaal diinta lagu barbaariyey
    Tayari waa caqli badan thy 🤗❤️

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +362

    Prophet Muhammad ❤ The greatest man who ever walked the face of Earth 🌎 🙌🏽

    • @ayaangacal3720
      @ayaangacal3720 2 ปีที่แล้ว +4

      Rply dadka umaso gashid miya adi 😂😂

    • @yahyeabdi6240
      @yahyeabdi6240 2 ปีที่แล้ว +4

      Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

    • @yahyeabdi6240
      @yahyeabdi6240 2 ปีที่แล้ว +4

      @@ayaangacal3720 abyo rasulka kusali

    • @ayaangacal3720
      @ayaangacal3720 2 ปีที่แล้ว +2

      @@yahyeabdi6240 SCW

    • @CabdirisaaqAhmed181
      @CabdirisaaqAhmed181 2 ปีที่แล้ว

      Dffshs

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 2 ปีที่แล้ว +18

    ayadoo qof walba si u mashquulsan yahay hadana waxaa jiro qof wanaagsan oo aqrinaayo qoraalkey🌹ga hal mar igula Sali xabiibkeena muxamad scw❤️❤️

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 2 ปีที่แล้ว +92

    Gabadha funny waaye gabdhaha ma jecli wlh in laga guuleysto walalkey wuu heley ani wan cabsanoya kulaha lacaqtanaa rabaa 😀😀

  • @wezy5510
    @wezy5510 2 ปีที่แล้ว +32

    Masha allah the kids are Angel they are 💯 honest 💸 may allah keep them that way 👍

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +211

    War Tan Yar Waba Funy wlhy 😂Ku Teenoo Ma Mid Kaloo Been sheegayaan Doortaa😂Waaka Lacagta Waa Yaala😂
    "Naxariistu waa Dhalad Rabi Kugu dhex aasee"🥰❤️😘

  • @aidarusapdiasiis6650
    @aidarusapdiasiis6650 2 ปีที่แล้ว +12

    Jamaal waan la guulaystay
    Congratulations jamaal yare..🥰

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 2 ปีที่แล้ว +377

    Prophet Muhammad- the greatest man who ever walked the face of earth 💯❤🙌🏻

    • @Qalidumar12
      @Qalidumar12 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/users/shortsewwA1nRL-lQ?feature=share

    • @lakiomar4246
      @lakiomar4246 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw❤️❤️❤️

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 ปีที่แล้ว +2

      @@lakiomar4246 walal subscribe isaar

    • @lakiomar4246
      @lakiomar4246 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ruunishbeauty3220 intaa waleen Kaa xasdin wl

    • @nimajirde6413
      @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +3

      Salallaahu calayhi wasalam

  • @azkam7892
    @azkam7892 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a caruurta yar wax wanagsan ba afkoda kaso baxaya kan1aad (alx)
    Kan 2aad(astaqfirulaah)
    Kan3aad(laa ilaaha ilalaah)

  • @MahadMooge
    @MahadMooge 2 ปีที่แล้ว +73

    *The best person ever the most knowledgeable and th most Shine All Allha Created Prophet mohammad scw*

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @nimajirde6413
      @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว

      Salallaahu calayhi wasalam

    • @abdirahman2528
      @abdirahman2528 2 ปีที่แล้ว

      -

  • @farahabdiaziz8276
    @farahabdiaziz8276 2 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi gabadha yar way iga qoslisey socodkeeda hadalkeda wuxuba waa funny mansha Allah 🥰🥰

  • @hafffffffffff.6
    @hafffffffffff.6 2 ปีที่แล้ว +27

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet Muhammad ❤❤

    • @juzuph4075
      @juzuph4075 2 ปีที่แล้ว

      bro channel kayga subscribe 😭🤲🏻

    • @hamdaomar8491
      @hamdaomar8491 2 ปีที่แล้ว

      Uma bahnid in add malin kasta so qoryo

    • @Eng_zack006
      @Eng_zack006 2 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @umucaatika6926
    @umucaatika6926 2 ปีที่แล้ว +14

    masha ciyaalkaygu wey kugu xidhan yihi asadow from somaliland 💚🤍❤

    • @sakiahmed2703
      @sakiahmed2703 2 ปีที่แล้ว +1

      Beeeenaleyyyy🤣🤣🤣🤟🤟🤟🤟🤟

  • @abselma3330
    @abselma3330 2 ปีที่แล้ว +56

    Nabiga ku sali ﷺ scw ❤️

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir 🤲

    • @cumardhabareey675
      @cumardhabareey675 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @fowziyomohamud2964
      @fowziyomohamud2964 2 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 2 ปีที่แล้ว +1

    Wey saxan tahay booka hoosta waa qalad Book dhaxdiisa wey garan laheed waa firiid ahlu diin ah Masha Allah

  • @karimaaomar
    @karimaaomar 2 ปีที่แล้ว +147

    MashaAllah tabaraka raxmaan wallahi caruurta yaryar waa funny, 😄 ila shalay video smile 😊 ayan ku dhamaystay! ❤️❤️❤️❤️

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @maxamedyoung7937
      @maxamedyoung7937 2 ปีที่แล้ว

      💤🤏🤏🤏🎅

  • @mohamedneima3174
    @mohamedneima3174 2 ปีที่แล้ว +57

    Mashallah Habaryaro guuleysta oo sidaas u dadaala !! Gabarta yar baa caawa iga qoslisay been baa laysheegay kulaha 🤣🤣🤣😂😂😂😂so funny wlhi also so cute keep going wllka

  • @AsadHerro85
    @AsadHerro85 2 ปีที่แล้ว +115

    the best person ever the most knowledge able and the most shine all allah created is prophet Muhammed SCW ❤❤❤💞

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว +1

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @bilanegueh2347
      @bilanegueh2347 2 ปีที่แล้ว +2

      www mascha 💞❤❤👀👀

    • @nimajirde6413
      @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu calayhi wasalam

    • @xabiboismail4328
      @xabiboismail4328 2 ปีที่แล้ว

      Mashaallh ciyaalka so badi

  • @fartuunaadan7986
    @fartuunaadan7986 2 ปีที่แล้ว +1

    Teamasad hagio27 come soon 9000K inshaallaahu

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 2 ปีที่แล้ว +11

    *The best person ever the* *most knowledgeable and* *the most shine all Allah* *created is Prophet* *Muhammad* *ﷺ ﷺ* ❤❤❤ ❤

    • @abdinasiromar1668
      @abdinasiromar1668 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❣️💯

    • @juzuph4075
      @juzuph4075 2 ปีที่แล้ว

      Subscribe bro 🤲🏻

  • @Xamsekobra
    @Xamsekobra 2 ปีที่แล้ว +9

    Ta yari waa fariid yar mansha Allah 🥰

  • @ahmedkheyrabdirisaq4524
    @ahmedkheyrabdirisaq4524 2 ปีที่แล้ว +119

    Iyada oo ay dadku wada mashquulsan yihiin hadana waxaa jira qof wanaagsan oo qoraalkeygaan aamusnaan ku akhrinaya😋😆😁

  • @mashaallahnasramohamed1142
    @mashaallahnasramohamed1142 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah my fav TH-camr 1000subs😊😊

  • @electronicparacticsengshek6488
    @electronicparacticsengshek6488 2 ปีที่แล้ว +9

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet Muhammad SCW 😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰❤️❤️❤️❤️❤️

  • @LadnaXasan-q5d
    @LadnaXasan-q5d ปีที่แล้ว +2

    Nabiga kusali scw ❤❤❤

  • @antn______3053
    @antn______3053 2 ปีที่แล้ว +155

    اللهم أنت الغني ونحن الفقراء، واسقنا الغيث ولا تجعلنا من القانطين، اللهم أغثنا غيث الإيمان في القلوب ولا تمنع عنا رحمتك يارب العالمين. اللهمَّ اجعَل لنا في هذا اليوم دعوةً لا‌ تُرَد، وافتح لنا باباً في الجنّةِ لا‌ يُسَد، واحشرنا في زمرةِ سيدنا محمد صلى الله عليهِ وسلم

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว +2

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @naciimaxuseen3029
      @naciimaxuseen3029 2 ปีที่แล้ว +1

      Ameen

    • @abuudi2025
      @abuudi2025 2 ปีที่แล้ว +1

      🥰

    • @asalerigavo3272
      @asalerigavo3272 2 ปีที่แล้ว +1

      antony nin baa leh

    • @mudiabuja7388
      @mudiabuja7388 2 ปีที่แล้ว

      Jeiyoei

  • @hndalpha8943
    @hndalpha8943 2 ปีที่แล้ว +1

    Indhaheenu nama sirayaan waxaan Ujednaa Goatka TH-camrska
    Noolaw asad sxp

  • @naruronalka
    @naruronalka 2 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah wll Asad illah haku xafido 🤲❤❤
    Inta Asad Hagio barnaamij yadiisa eesan dhaafin is muujiya like me 👍❤❤👑

  • @sayidalikunjirow107
    @sayidalikunjirow107 2 ปีที่แล้ว

    Wlh waa markii iigu horeysay aaan comment ka bixiyay asad sababtana waa gabadha yar masha allah abtii Team 27 1M coming soon

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 2 ปีที่แล้ว +187

    After long Hours of waiting we are Finnaly watching The Goat 🐐 Of challenge ✊

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 2 ปีที่แล้ว +2

    M a caruurta si walbo dharkoda uwasaqesanyahay qalbigooda nadiif ah m a jamaal m a allah haku xafido 🤗

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 2 ปีที่แล้ว +48

    Gabadha funy waye wllhi allah deesto 🥺❤️👸

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 2 ปีที่แล้ว +1

    Asad hagio best TH-cam 🖇🥰coming son 900k

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 2 ปีที่แล้ว +22

    Mncha Allah Abti Iyo Habryar Sidey uleyihinbaa Cajiiba♥️🥺

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว +1

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir 🤲

    • @naagweyn1268
      @naagweyn1268 2 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi 🥺hapar yar hdaa maqlo meel baa i go'da

  • @taliyedhuubane
    @taliyedhuubane 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah waan kuugu hanbalyeynayaa waxaan kaaga mahadcelinayaa sida aad waqtiga badan aad ugu bixiso in aad u soo gudbiso bulshada faraha badan ee kugu xidhan barnaamijo wax ku oola
    barnaamij yada aad soo gudbiso sida qruxda badan aad ugu hagar baxdo si ay bulshada kugu xidhan u soo jiitaan waxna uga faa'idaan
    Hada barnaamijkan caruurtu baadhayso meesha ay lacagtu ku jirto waxaa ay dhalaanka kale ka faa'idaYaa
    Farqiga u dhaxeeya
    runta iyo beenta
    Sbabtoo ah marka runta loo sheego waa faa'idayaan oo ma khasaarayaan
    Lkiinse marka ka beenta u sheegay ay raacaan waa khasaarayaa
    Markaa barnaajikan waxaa uu ku fadhiyaa micno wayni oo ah farqiga u dhaxeeya Runta iyo Beenta
    Waxaad u qalantaa 1m iyo kabadanba in aad gaarto
    Hnblyo hnblyo mar 1aad iyo mar 2aad
    ASAD XAAJI
    👏👏👏

  • @cabdalayare6765
    @cabdalayare6765 2 ปีที่แล้ว +48

    We love our prophet muhammed scw

    • @cabdalayare6765
      @cabdalayare6765 2 ปีที่แล้ว +1

      @SOMALI MUSIC waa kuu saaray

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว +1

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdalayare6765 walal subscribe isaar

    • @cabdalayare6765
      @cabdalayare6765 2 ปีที่แล้ว

      @@ruunishbeauty3220 ᴡᴀᴀ ᴋᴜᴜ sᴀᴀʀᴀᴀ

    • @cabdalayare6765
      @cabdalayare6765 2 ปีที่แล้ว

      @@ruunishbeauty3220 ᴡᴀᴀ ᴋᴜᴜ ᴢᴀᴀʀᴇʏ ᴡʟʟ

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 2 ปีที่แล้ว +1

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 11k i gaadhsiiya bes

  • @hatrikjr5455
    @hatrikjr5455 2 ปีที่แล้ว +39

    Janada aan wada galnee salaada Hala ilaaliyo 🥰💙

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir 🤲

  • @fartunawil0151
    @fartunawil0151 2 ปีที่แล้ว +2

    gabartan wlhi mansha Allah wan jecladay qosol igu dishay wa yala tagan tahay

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +104

    Asad hagio wa Ninka aan views ku raadsan prank iyo reaction waa wiil talent leh 1million subscribe maalin dhaw wasd u dabaal dagi doonta insha Allh wllka ❤🙏

    • @morganboy882
      @morganboy882 2 ปีที่แล้ว

      Kkk ma amaranth mise waa cayday😂

    • @adnanahmed5639
      @adnanahmed5639 2 ปีที่แล้ว +1

      @@morganboy882 wuu amaaney coz talent ayuu ku sheegay prank io reaction wx kuma raadiyo

    • @falastinfalastin6916
      @falastinfalastin6916 2 ปีที่แล้ว

      Wlh run

  • @suhayrafarhan66
    @suhayrafarhan66 2 ปีที่แล้ว +17

    Yariista funny wye mnsha alaah🤗♥️🕊️

  • @zaarappe6519
    @zaarappe6519 2 ปีที่แล้ว +51

    Funny aatihiin wllhi🤣🤣yaqe saaid inii taageera🥰

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว +1

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @zaarappe6519
      @zaarappe6519 2 ปีที่แล้ว

      @@abdalaGoogle diyaar wllky

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      @@zaarappe6519 wellcom wlshis

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah Gabdha yare funny weeyan 😂🤣❤️

  • @jawahircabdi2476
    @jawahircabdi2476 2 ปีที่แล้ว +9

    wlhi asad gaba yara ta fani waaye markale nokeen yariistaan wlhi wey ika qoslisay 😀😀

  • @sactuushcilmi5935
    @sactuushcilmi5935 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga dhaladana Waa ka dawada mubelkana Waa ka dawada inta wa tegero ku qabo asad ❤️

  • @abdirahmanabdullahi847
    @abdirahmanabdullahi847 2 ปีที่แล้ว +14

    Wllkey asad rabi aduun iyo aakhiro hakuu naxriisto janadiisa hanoogu kulmiyo🥰🥰😢

  • @abdallakhaliil3939
    @abdallakhaliil3939 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllkey asad hagio 900k coming soon insha allah keep it up ❤✊🐐

  • @haabvic6731
    @haabvic6731 2 ปีที่แล้ว +9

    Waligay 20 lke maagrin 😭😭😭🙏🙏🙏

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 2 ปีที่แล้ว

    ASAD HAJIO Insh allah si xawli ah buu ku dhafataa dirisle abdi waayo speed ka asad waa cajiib guulayso wll

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 2 ปีที่แล้ว +18

    Ninka kaliya ama youtuber kaliya ee hadlo fadigiisa ka kicin somalida ah lana imaado talent iyo wax cusub challenges congratulations wll 1M kuu rajaynaa ✅️ insha allah 🤝🤍🤍🤍✅️

  • @diamondinazulthaan7373
    @diamondinazulthaan7373 2 ปีที่แล้ว +12

    May god bless You as make children and young people Happy, and give you complete health and Conistant happiness
    Wall asad hagio 🥰♥️🥰♥️

  • @Sucdiyyy
    @Sucdiyyy 2 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allah carurta wa kuwa ixtiram padan so barbara insha allah nolosha idinma xumeyso❤

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir 🤲

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend always legend keep going asad hajio go forward coming soon insha allah 900k 💯💘💪💪

  • @chamalmawel2350
    @chamalmawel2350 2 ปีที่แล้ว +105

    900 k subscribe comimg soon wllkey ASADHAGIO❤🥳

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @Qalidumar12
      @Qalidumar12 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/users/shortsewwA1nRL-lQ?feature=share

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah gabadha yar qosolkey iga dhameyse Allah daayo dhamaantod 🥰🥰🥰

  • @afrisom1067
    @afrisom1067 2 ปีที่แล้ว +22

    ASAD HAGIO walal waxa ku faraxdo Allah ku siiyo Inshallah 1M maalmo kooban Allah kugu gaarsiiyo walal taageere weyn ku ahay number one 1 🙏🏿🌹

    • @AhmeoSulub12
      @AhmeoSulub12 2 ปีที่แล้ว

      No1 Aniga Waaye Sxp😏

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว +1

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 ปีที่แล้ว

      @@AhmeoSulub12 walal subscribe isaar

  • @oumal3765
    @oumal3765 2 ปีที่แล้ว

    Lkn asad anaga waan seexanaa xiligaan olz soo dheere adooraaliya from duriyada barakaysan somaliland

  • @leadervalle8776
    @leadervalle8776 2 ปีที่แล้ว +9

    Halmer anku salino muhamed
    صلي الله عليه وسلم❤

  • @abdisitaarbardaan8399
    @abdisitaarbardaan8399 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaH caruur Diin iyo akhlaaq lagu koriyey weeye

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube 2 ปีที่แล้ว +49

    1Million Subscribers coming soon Never give up.✌️🙏🧡

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 ปีที่แล้ว +2

      Walal subscribe isaar

    • @xikmadoTube
      @xikmadoTube 2 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saaray adna noo saar walal @Xikmado Tube. #Mahadsanid.🙏

    • @cabtoyisnacay7438
      @cabtoyisnacay7438 2 ปีที่แล้ว +1

      Aaad io Aaad bro

  • @qurxanqaaliqurxan9476
    @qurxanqaaliqurxan9476 2 ปีที่แล้ว +14

    MashaAllah I like this program it's make children to build decision making

  • @Wll_Zacki
    @Wll_Zacki 2 ปีที่แล้ว +18

    The best youtubar of somalia 🇸🇴
    Asad hagio Mar walipa wax cusup ugu imow
    Full Respect Team 27 August
    🙋‍♂️❤❣❣❣❣❤❣❣❣💯💯

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @amiinabdulaziiz-kr4kq
    @amiinabdulaziiz-kr4kq ปีที่แล้ว +1

    Cumeer waa sax gabar gabar wey aamineysaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❣️❣️❣️👛👛👜👜👜💙💙💙💚💛💛🖤🖤👄👄💔💔😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️

  • @oliverofficiel3993
    @oliverofficiel3993 2 ปีที่แล้ว +28

    Asad hagio waan kugu faanayaa sababtoo ah waxaad tahay qofka kaliya ee aan door bido youtuber waligayna mid ka mid ah muqaalkaaga midna ma dhaafin, bro sii wad waxa aad gaadhaysaa 1 milyan oo rukun ah waadna mudan tahay intaas bro 😊😇😎🇸🇴🇩🇯

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว +1

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir 🤲

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 ปีที่แล้ว

      Oliver walal subscribe isaar

  • @MatchMagic00
    @MatchMagic00 2 ปีที่แล้ว

    Somaliada ma soo marin qof asad hagio oo youtuber ah oo kale wlhi best youtuber ayaa tahay wllky I love you more than other youtubers

  • @ubaxaden2485
    @ubaxaden2485 2 ปีที่แล้ว +17

    ManshAllah wallkey asad maskaxda iyo aqliga alle haku barakeyo ❤️

  • @dazzledsweetie5667
    @dazzledsweetie5667 2 ปีที่แล้ว +8

    Gabadha yar masha allah soo bar baar baby girl❤

  • @Katraqali-ziz
    @Katraqali-ziz 2 ปีที่แล้ว +51

    Best game asad talented man🥰💥

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @Alihassan-sr7zk
    @Alihassan-sr7zk 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalahay somaliyed hadii ad aragtan fariintayda waxan ahay wiil walalkiin ah please fariintayda asad hagio iigu gudbiya

  • @samsamxuseen3584
    @samsamxuseen3584 2 ปีที่แล้ว +7

    Walal Asad Hagio hanbalyo 1M Insha allah hargaisa xaflada farxadad kugu dhigi insha allah huno qali dhamaantayo wn ku salaamaynaa

  • @farxanfartaa101east3
    @farxanfartaa101east3 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah bro #Asad Hajio mr. Challenge keep going 💞💓💥💥

  • @CaanaCabe4
    @CaanaCabe4 2 ปีที่แล้ว +19

    Xaly lacagta waa lagaa dishtay Bal caawa aan aragno! Slama team 27 😂🙌

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir 🤲

  • @najaxcadey3415
    @najaxcadey3415 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha asad xajiyow io azxaptisa waa idin salamay dhamatin mar walba waan ku farxaa inaa dawado muqaladina anigo ah najax maxamud faarax oo idin ka soo salamysa magalada galkacyo💯💉💋❤😥🙏

  • @dushielmi
    @dushielmi 2 ปีที่แล้ว +5

    asad waxan ahay qofki ugu horeye walaal qali alaha haku xafido cimri dher iyo cafimad alaha haku siyo wiil atagero ayatahy🙏🙏🙏

  • @sooraanwaysacade
    @sooraanwaysacade 2 ปีที่แล้ว

    Waa run caruurta yar yar ciidamo illaahay baa hagaya meeshii fiicana u doora. Laakiin caruurtu dadka waawayn way ka duwan tahay oo ka aan waxba helin wuu niyad jabayaa markay saxiibadii lacag soo qaataan ee Asadoow caruurta gadaalka sin ama barnaamijka jooji.🙏

  • @yacquubfargenho6382
    @yacquubfargenho6382 2 ปีที่แล้ว +15

    congratulations asd hajiyow 900k coming soon insha Allah

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @AYAANLA..A.R
    @AYAANLA..A.R 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah asad xaajow way iga gadan tahy shaxdaa aad soo dhigtay

  • @MohamedHassan-dp5ld
    @MohamedHassan-dp5ld 2 ปีที่แล้ว +10

    Comments ka Mar walba waa liiga hormaraa keep going wll Asad Hagio iyo All Team 27❤️❤️

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 2 ปีที่แล้ว

      Channelka TH-cam Abdala Vlogs waxa an so geeliya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir 🤲

  • @Khadar___Jr
    @Khadar___Jr 2 ปีที่แล้ว +1

    dirisle cabdi 2weeks nagu gaadhsiiya sxpey love asad hagio27♥️

  • @abdishakouribrahimdiig
    @abdishakouribrahimdiig 2 ปีที่แล้ว +22

    Talanted Guy, Special One Asad Hagio ❣️

  • @امنهمحمد-ع7ر
    @امنهمحمد-ع7ر 5 หลายเดือนก่อน

    Ased qufkii saida kuu galey Allah ku caaro sbti macan❤😂

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 2 ปีที่แล้ว +14

    Mash alh tabaraka alllh wiilka ugu horeeyo waa wiil aad u ficn marka hore Allh uu umahadceliyay Asigoo wiliba sidaas m.a ilxun ma argto dhamntooda xafidu Allh

  • @maryanbaremaryanbare4641
    @maryanbaremaryanbare4641 2 ปีที่แล้ว

    Ay jah caruurta mala ig aya lashaqeyso masha Allah Hambalyo 💖 ♥ ❤

  • @juweeriyajano9303
    @juweeriyajano9303 2 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi bilhy aad ban uga helya carurta mansha Allah so badi Asad hore usoco