GOOL HAYE QATAR AH AYAAN U BALAMIYAY GUULEYSTAHA 50 DOLLAR | PENALTY KICK

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 2 ปีที่แล้ว +702

    quraanka inuu Ka Mac yahay heesaha ma is ku raacnay❤️👍👍

  • @ODEYGA8584
    @ODEYGA8584 2 ปีที่แล้ว +703

    The best person ever and the most knowledgable person and the most shy person of allah created was our prophet muhamed scw

    • @sucaadomohamed2246
      @sucaadomohamed2246 2 ปีที่แล้ว +9

      Sallalaahu calayhi wassalam sallalaahu calayhi wassalam sallalaahu calayhi wassalam sallalaahu calayhi wassalam sallalaahu calayhi wassalam sallalaahu calayhi wassalam sallalaahu calayhi wassalam sallalaahu calayhi wassalam sallalaahu calayhi wassalam sallalaahu calayhi wassalam sallalaahu

    • @ODEYGA8584
      @ODEYGA8584 2 ปีที่แล้ว +4

      msllh

    • @cabdirashiidrashka1799
      @cabdirashiidrashka1799 2 ปีที่แล้ว +3


      جزاك الله خيرا

    • @maahiryare572
      @maahiryare572 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw

    • @nimajirde6413
      @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +2

      Salallaahu calayhi wasalam

  • @kamaalhashi1204
    @kamaalhashi1204 2 ปีที่แล้ว +366

    As a sports lovers, we need more videos like this bro Asad. Thank You😊

  • @amirabdirahmanmohamed3681
    @amirabdirahmanmohamed3681 2 ปีที่แล้ว +54

    Respect goalkeeper waaayo asagaba wuuu dadaalay hadyadiisa siii sxb saan waaa ceyb bro

  • @maxamed1202
    @maxamed1202 2 ปีที่แล้ว +388

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet Muhammad ❤❤❤

  • @eliassalah7573
    @eliassalah7573 2 ปีที่แล้ว +305

    Asadow pro Idea Ku hayaaa part 2 waxd ka dhigta "Challenge Birta" kore qofkii Birta Kore Ku dhufto aya badinaayo 3 shot qof ugu badn winner ah No Goalkeeper qof walpa io lugtiisa io Qiyaastiisa🔥💪

    • @mohamedmahad5057
      @mohamedmahad5057 2 ปีที่แล้ว +18

      Raggan level kaas ma aysan gaadhin ufiirso qaabka ay rigoorada ulaadayaan aad ayay skills koodu uhooseeyaan

    • @abdulahibadel3700
      @abdulahibadel3700 2 ปีที่แล้ว +3

      Penalty waa nasib tana wa nasib un aqon ma jidho koley waa ra,yi ficen birtaas waa cajiib wlhi

    • @WhyNot-yz5vp
      @WhyNot-yz5vp 2 ปีที่แล้ว

      yeah that would be lit

    • @daadirahmed4004
      @daadirahmed4004 2 ปีที่แล้ว +1

      BOLOTOLI LAMA QABAN BILATI ASAD

    • @ZupairMoha
      @ZupairMoha 2 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedmahad5057 Haa Wiilka Khadar Ladhaho ayaa ku dhufan kara Kaliya Oo Talented ah

  • @Kayse_ksk
    @Kayse_ksk 2 ปีที่แล้ว +203

    😭😢ASAD HAGIO waxaan yar baan jclaystay inaan ku sheego oo ah goalkeeper ka ....wax wanagsanaan lahayd inaad isna abaal marin aad siiso ...ama inaad isga aad wanaajiso waxba la aan qaa laga yara qurux badan yahay 🙏🙏🙏🙏

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 2 ปีที่แล้ว

      That is a Respect 🙏

    • @mohakassim2941
      @mohakassim2941 2 ปีที่แล้ว

      WAA SAX WLLHI

    • @updirahmaanccc
      @updirahmaanccc 2 ปีที่แล้ว +4

      Qof micna daro loo soo wadaayo majirto wax uun waa lasiiyey

  • @baxarozcade5185
    @baxarozcade5185 2 ปีที่แล้ว +170

    Goalkeeper ka inaa wax la,aan dhigto maaheyn waayo asiga xitaa challenge qeyb ayuu ka ahaan lahaa oo juhdi ayuu bixin lahaa mahadsanid 🙏

  • @iifiyechannel6868
    @iifiyechannel6868 2 ปีที่แล้ว +144

    #iLaahay Ayaan Kugu Dhaarshee #Like iisaar wll mcn💯✌❤🥰

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +165

    Asad hagio waa wiilka aan views ku raadsan prank iyo reaction waa wiil talent leh 1million subscribe i.n 🥰🙏

    • @gaduudocarwo4631
      @gaduudocarwo4631 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah du waa mu hiim ee afkadaa bar

    • @kingmohanjacelow6248
      @kingmohanjacelow6248 2 ปีที่แล้ว

      Yeees waa ruuxa ugu qalbiga fcn wllhi imasa dhalan yaro ayow sosaray mnsha allh

  • @ikraambashiir5105
    @ikraambashiir5105 2 ปีที่แล้ว +38

    Wilka funaanada Barcelona wata kooxdeeda sharafteeda wuu ilaaliyey reer Barcelona Hadan nahay guusha wanku dhimanaa Hampalyo wlky🎊🎊🎊🤴🥰

  • @lukchmannur2988
    @lukchmannur2988 2 ปีที่แล้ว +136

    The king of challenge respect 🙏

  • @moussahakim5593
    @moussahakim5593 2 ปีที่แล้ว +22

    The best TH-camr Asad , waxan huuba inaad at least 2 months 1 millions.
    - cameramen 85%
    - editing 90%
    - idea 95%

  • @maxamuudcalaf1513
    @maxamuudcalaf1513 2 ปีที่แล้ว +55

    Part 2 plz waliba fikrad aaan ku siiyo indhaha la iska xiraaah isla dhalintii hadda no goal keeper 🥅 kadib qofka banooniga loo suraah indha laga xiraah two time la warejinah kadib soco tuur la dhahaa qofwalbo 2 tuursho big game waye team #27 #asad #hagio iga raaaca like saar

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed16 2 ปีที่แล้ว +5

    The best person ever and the most knowledgeable person and the most shy person of allah created was our prophet was Mohamed Scw🥰❤

  • @AhmedHassan-sr8xi
    @AhmedHassan-sr8xi 2 ปีที่แล้ว +90

    *Football Challenges waaba waxaan sugaynay inaan aragno wallhi❤️❤️❤️👏👏👏*

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 ปีที่แล้ว +54

    Legends always legends keeps goings asad hajio go forward
    another's levels best of the player's penalty 💪💯💘💖

  • @yahyeMohamed4
    @yahyeMohamed4 2 ปีที่แล้ว +35

    Goalkeeper what a beautiful saves 👏😍❤👌
    I don't believed that saves 💯😌👌

  • @koshinly1067
    @koshinly1067 2 ปีที่แล้ว +20

    You know you are the best TH-camr of somali community no matter what numbers you have but the way you entertain us is something that is very interesting

  • @mustafeabyan2659
    @mustafeabyan2659 2 ปีที่แล้ว +65

    I can't wait 5 million coming sooon insha Allah Legend Asad hagio

  • @hassancadde6115
    @hassancadde6115 2 ปีที่แล้ว +78

    Fananada Barcelona midka wato laacib waaye 😍😍
    Ceyda kamaldaari shaqo kuma lahan 😅

    • @abdulahibadel3700
      @abdulahibadel3700 2 ปีที่แล้ว +5

      Nin guren oo Gaban hadad aragto waa mucjiso like magic leo messi

    • @hassancadde6115
      @hassancadde6115 2 ปีที่แล้ว +4

      @@abdulahibadel3700 not like messi only say waa laacib

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 2 ปีที่แล้ว

      Ceyda waxa ka laacibsan alpha

  • @faisal.british
    @faisal.british 2 ปีที่แล้ว +28

    Woooow waxas ayaa challenge ladhaha walahi because caqligaga ayaa lafirina football is caqli not kaftan ✌️✌️✌️❤️❤️I love football walahi sida haskayga oo kale!!! Love football forever ✌️✌️🥅🥅💯⚽⚽

  • @kiidproduction5070
    @kiidproduction5070 2 ปีที่แล้ว +17

    Asadoow gamekan waaxaa iskubalimisaa Cumeer,Ariimahenna,Abeera,Faadil,Iamk iyo king ceyda please 🙏 waa codsi from big fan
    001 fan🥰

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 2 ปีที่แล้ว +8

    caawa waa habeen jimce ah, aan kusalino dhamaanteen Nabiga scw, halmar oo aad ku salisid 10 ajar ayaad heleysaa iyo 10 dambi dhaaf, murugtana ilaahey swt wuu ka feedayaa, caafimaad & waxa aad jaceyshahayna waad heleysaa insha allah, maalinta khiyaamana rasuulkeena ayaa kuu shafeeca qaadaya jaceylkiisana wey kuu ziyaadeysaa.

  • @minieo
    @minieo 2 ปีที่แล้ว +7

    Caaawa waa jimcee aa ku salino nabigeena NNKH SCW ❤ ❤❤

  • @Sad3367
    @Sad3367 2 ปีที่แล้ว +18

    The legendary asad hagio
    The best editing 👌🏽 waa rafaad

  • @andihakimmohammad3668
    @andihakimmohammad3668 2 ปีที่แล้ว +16

    Ohhh!!!! thiz is amazing challenge Wll Asad always be blessed wll and also we need more videos thank you.

  • @ahmedkhayr1902
    @ahmedkhayr1902 2 ปีที่แล้ว +32

    Professional TH-camr , whi cid editing kugu gaara ma leh. #1million soon ❤ 😍 💖

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 ปีที่แล้ว +15

    Qofkii ugu khayrka badna dunida soo mara xabiibkena mohamed SCW SCW ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @yahya_tane9540
    @yahya_tane9540 2 ปีที่แล้ว +14

    PART TWO ABEERA SOO QABO ASAD 😅 keep going All team 27❤️

  • @kingmahrez3116
    @kingmahrez3116 2 ปีที่แล้ว +2

    Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 2 ปีที่แล้ว +31

    1-Your contents are always interesting,not controversial like DirisleAbdi and Ck
    2-Asad Subscribe Waad Iga Mudantahay Always wax Dadka Qancin Karo Ayaad Sogalisaa 🦁💕
    3-You deserve 1 million and above

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 2 ปีที่แล้ว +14

    Qof walba qoraar kaan aqriya waa salaamay 😘

  • @deqaali7959
    @deqaali7959 2 ปีที่แล้ว +60

    🥳🎉🎊🎂🍽🥂Congratulations Team Barcelona💙❤ always wiin 💪

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 2 ปีที่แล้ว +6

    Every day new challange mshallh wlh Ani aahantayda asad hagio waa youberka ugu wanagsan somalida ♥️

  • @bii_bokkie
    @bii_bokkie 2 ปีที่แล้ว +11

    Caawa dhan ayaan sugaynay wll keep going we wait 900k and 1M🥰🥀🦋

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc 2 ปีที่แล้ว +22

    Every Legend take a minute❤🌹

  • @sukeenaabdulle6821
    @sukeenaabdulle6821 2 ปีที่แล้ว +1

    Asagoo qof cayin qofna ku dhagin ayoo ku garay intaas subscribe masha Allah aqliga iyo garaadka Allah ku siyaadiyo wiil talanti leh wow noso badi faadil iyo abeera keen qeybta kle 🥰🥰

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 2 ปีที่แล้ว +8

    Omg another Game asad waa istaahishaaa 1M iyo wax ka badanba soon 900k hanbalyo❤❤❤❤🤴aad baa usalamayaaaa wiilasha meeshan iskugu yimd sdoo kle guulaystaha khadar Hambalyo❤

  • @hammimuuf1369
    @hammimuuf1369 2 ปีที่แล้ว +16

    Asadow wllo wiilka Goalkeeper ka ah isna inaad wax siiso ayey ahayd maada uu game ka kaalin wayn ka qaatey si ay dhiiri galin ugu noqoto mahadsanid wllo keep going

    • @nonamenoface2957
      @nonamenoface2957 2 ปีที่แล้ว

      Yess waa kugu racsanhy wayo dadaal bdan ayu sameyay waqti wuu uhuray

  • @ubaxmohamedali3820
    @ubaxmohamedali3820 2 ปีที่แล้ว +11

    Asc Asad xajiyo hambalyo ma I Soo dhaheysidoo wall qaali imtixaaka dowlladda Ayan ku guulaytay Wana qof kamid ah familyka TH-cam ka hambalyo ayaan kaasugayaa🥰🥰🥰

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 2 ปีที่แล้ว +1

      Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
      Wll qaali ah ✋💯

    • @ubaxmohamedali3820
      @ubaxmohamedali3820 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Abdullahidhaqane Thanks 😊 wall qaali🥰

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 2 ปีที่แล้ว +2

    goormaa kuugu dambeysay inaad Ku saliso xabiibkeena hal mar igula Sali xabiibkeena muxammad scw 🤲❤️❤️

  • @sarmoDesign
    @sarmoDesign 2 ปีที่แล้ว +2

    Asadoow goal keeper inaad asigana wax siisid ayeey eheed si xunaa yeeshay runtii🥵🥵

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc 2 ปีที่แล้ว +24

    Legend Qadarinho & Asad 😂✊

  • @mariaabdullahi753
    @mariaabdullahi753 2 ปีที่แล้ว +6

    Caawa dhan ayaan sugayey videos oo soo dhigeyso guleyso Asad hagio 🥰🥰

  • @king___abdalla8704
    @king___abdalla8704 2 ปีที่แล้ว +1

    Asadow seewaye maxamed khadar baad nosartay nio tageero wayn baan ku ahay guuleyso insha allaha 🥰🥰

  • @alle-amintube2004
    @alle-amintube2004 2 ปีที่แล้ว +11

    Goalkeeper wuxuu ahaa daacad, I believe hadi uu tababar fiican helo Qaran wuu matala. Wilka ku guuleystay sida uu baloooniga u tuurayo ayaa laga garana.

  • @hamzekeo
    @hamzekeo 2 ปีที่แล้ว +12

    Inta gamekan ka heshay is muujiya🔥🔥♥️😂😂

  • @sharifo38378
    @sharifo38378 2 ปีที่แล้ว +15

    Hooyo macaan mashaa aallaah ❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedibraahim7568
    @maxamedibraahim7568 2 ปีที่แล้ว +2

    Goolwadaha inuu Abaal Marin helo weeye legend weeeye wuu dadaalay

  • @Xamdi12348
    @Xamdi12348 2 ปีที่แล้ว +8

    The legend asad hagio 900k coming soon insha Allah💖💖💖🥰🥰🥰

  • @kingpower4393
    @kingpower4393 2 ปีที่แล้ว +18

    THE ONE AND ONLY ROUL MODEL
    LEGENDERY 🥰❣💯🖐

  • @cimaarariikow1267
    @cimaarariikow1267 2 ปีที่แล้ว +4

    Fanaanada Barcelona Wiilka Wato✊🏻❤️‍🔥”

  • @muniishmoha3190
    @muniishmoha3190 2 ปีที่แล้ว +11

    King ceyda farta taaga👑🖤☝️

  • @bukharinur3588
    @bukharinur3588 2 ปีที่แล้ว +10

    Barnaamjiyadan soo badi bro is soo funny 😁 😂

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 ปีที่แล้ว

    asad waa youtuberka ugu fiican youtubarada soomaalida oo dhan horey u soco

  • @abdinaasiribrahim3193
    @abdinaasiribrahim3193 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal walahi waanjeclahay ciyaarta rorka iyo banooniga walal Come back kusoosameee saankuutagero hadad ogaan laheyd.malesea igeenlaheyd

  • @aslihousseinahmed9226
    @aslihousseinahmed9226 2 ปีที่แล้ว +22

    Macha allah asad hagio keep going bro salan sare from Djibouti ❤️ i supporte you team 27 900k hada haa hada haa come On guys

  • @khalidaxmed7248
    @khalidaxmed7248 2 ปีที่แล้ว +16

    Best TH-camr in somalia 🇸🇴 good job prother I hope you will reach 1m subscribers before end of this year inshallah

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 2 ปีที่แล้ว +1

    Asad True TH-camr waaye keep it up bro. inshaa Allah soon 1 milloin iyo 5 intaba waad gaaree haduu alle raali ka noqdo .🤟

  • @BillaMB10
    @BillaMB10 2 ปีที่แล้ว +2

    Ciyaaartii Igu Macaneyd Maanta Ayad Keentay Pro @Asad Keep Goo💪💪💪

  • @Ibrahim-oz6bx
    @Ibrahim-oz6bx 2 ปีที่แล้ว +4

    Khadar waa ku salaamay Legend baa tahay Saaxib.

  • @alphakhaan8626
    @alphakhaan8626 2 ปีที่แล้ว +14

    Khadar legend 🙌👏❤💙

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 ปีที่แล้ว +4

    11:32 Asad baqiil nimada nagadaa bareejo haku baxaan kulahaa 🤣🤣🤣 daacad iga qoslisay runti

  • @muxamedmakicabdullaahi8422
    @muxamedmakicabdullaahi8422 2 ปีที่แล้ว +1

    Aan ku salino Nabigena ﷺ ajir baan ka heli doonaa aan badino Salliga nabigeena markasta salalaahu caleyhi wasalam salaadana aan ku dadaadno asxaabta insha Allah

  • @Ciizinho
    @Ciizinho 2 ปีที่แล้ว +7

    Best Talent TH-camr in Somalia Team27❤️

  • @efootballd1.309
    @efootballd1.309 2 ปีที่แล้ว +14

    legend alwys legend asad ❤️❤️❤️

  • @zunduzinazahal2042
    @zunduzinazahal2042 2 ปีที่แล้ว +7

    Maaliyadan barcelona guuldarro uma ogolin absolutely😏
    Congratulations bro 💙❤👏

  • @ibrahimabdiofficial5449
    @ibrahimabdiofficial5449 2 ปีที่แล้ว +5

    Kulahaa ii qabo goolasha si aan lacagta la iiga cunin😂😂😂😂

  • @samirosundus9454
    @samirosundus9454 2 ปีที่แล้ว +5

    i.sh allah part2 ceyda armiheena fadil soo qabo wll

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxan sugnaba ugu danbeyn wan dawanayna, horey usoco wllka 900k 🔜❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb qali keep going my brother guuleso waligaa Asad xajiiyow keep going tiimkega 27 keep going

  • @aruushahussein702
    @aruushahussein702 2 ปีที่แล้ว +8

    Another level challenge wow🤩

  • @kingmahamett1988
    @kingmahamett1988 2 ปีที่แล้ว +3

    1 Minutes 11k andel level come soon 1m ka badan uqalantaa🥰

  • @shuceybrashka4288
    @shuceybrashka4288 2 ปีที่แล้ว +5

    The best challenge talent asad hagio 27 guuleyso legendary 🙌👏👌😎💯🙏

  • @ahmedmohammedali1789
    @ahmedmohammedali1789 2 ปีที่แล้ว +1

    dunida maso marin qof Ka fican Nabi maxamed scw ❤️

  • @zertoreyehziciitt4695
    @zertoreyehziciitt4695 2 ปีที่แล้ว +1

    Best goal keepa ku jirah meezhah

  • @antn______3053
    @antn______3053 2 ปีที่แล้ว +7

    Asad Hagio 1m insha allh gep going brother ©️💯⏰

  • @ahmedmuqtaar3996
    @ahmedmuqtaar3996 2 ปีที่แล้ว +13

    Keep going prother 💪💪🥰

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going ma brother's woow good talent wllhi asad hagio 👌♥️♥️🌹🌹🌹🥀🌷😭💯💯💯💯

  • @munalita
    @munalita 2 ปีที่แล้ว +10

    congratulations Barcelona ✊️

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 ปีที่แล้ว +3

    Goalkeeper wax la aan ma istaahilin wlh wu dadaaley 😭😭😭

  • @sucaadomohamed2246
    @sucaadomohamed2246 2 ปีที่แล้ว +5

    Go forward bro asad guulyso wllqali🙏😍😍😍

  • @abdiazizibnumunir7245
    @abdiazizibnumunir7245 2 ปีที่แล้ว +1

    That awesome the winner guy was wearing Barca kit👊⚽❤️

  • @caaliyafaray8553
    @caaliyafaray8553 2 ปีที่แล้ว +1

    Every video new challenge keep going legend asad AALLAH keep you pro

  • @asadmoalim1606
    @asadmoalim1606 2 ปีที่แล้ว +7

    Asad hagio hada haaa hada hada haaa keep giong taliyow 1m coming son❤❤

  • @nimcuuzh1436
    @nimcuuzh1436 2 ปีที่แล้ว +3

    I AM K Waa iga qosliyay waxaa soo xasuustay sterling sidoo rikoorada ulaaado😄

  • @ahmedzaki7095
    @ahmedzaki7095 2 ปีที่แล้ว +8

    Bro Crossbar challenge ku badal oo birta kore in lagu dhufto ay tahay oo qufkiba 3 shoot uu ridaayo mahad sanid 👏👏👏👏

  • @hafsaabdi7620
    @hafsaabdi7620 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah maskaxdada Alle hakuu barakeeyo waxyaalo lagafaaido ayaa soogudbisaa markasta

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 2 ปีที่แล้ว +8

    The best challenge 🙏💗

  • @bosschannel6468
    @bosschannel6468 2 ปีที่แล้ว +3

    Wiilka Goalkeeper-ka ah isaguna hadiyad buu Kaa istaahila ASADOW Maadama uu isba raga kala saaray.
    Wxn rajaynayaa inaanad wax La.aan dirin.
    Mahadsanid.

  • @abdiabdilahi5471
    @abdiabdilahi5471 2 ปีที่แล้ว +1

    Halyeey ku dayasho mudan keep going brother waxaan Kuu rajeenaya in aad halmilyan iyo ka badan in aad gaadho oo aad dhaafto wax walba oo aad jeceshahyna alle hakuu fudeediyo

  • @sacidhilalmomahed6264
    @sacidhilalmomahed6264 2 ปีที่แล้ว

    you are fans Liverpool ❤❤❤💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @daahiromarali8106
    @daahiromarali8106 2 ปีที่แล้ว +3

    It is a game yee
    I am full respect asad Hajio 🙏🙏

  • @cabdiraxmaanleejoman8234
    @cabdiraxmaanleejoman8234 2 ปีที่แล้ว +5

    Professional goalkeeper aa 😁 Maba boodi karo Waxba kama ogo goal keeper✌

  • @mohamed.hassan7_
    @mohamed.hassan7_ 2 ปีที่แล้ว +2

    Asad hagio wuxuu noqon doona qofka 2 Ee 1m gaara after king CK🫡Respect bro pure talent 💯✅

  • @nuurahassan566
    @nuurahassan566 2 ปีที่แล้ว +1

    Alfa waan ku wataa zxb hore u soco🥰🥰🥰🥰😍🤑🤑

  • @wlaldeco27___28
    @wlaldeco27___28 2 ปีที่แล้ว +8

    Keep forward bro ✊ ❤

  • @HamzaAli-lm1eh
    @HamzaAli-lm1eh 2 ปีที่แล้ว +8

    One million coming soon 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰keep Rocking abwe mcn 💪💪💪💪💪

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 2 ปีที่แล้ว +2

    Asad hagio laacib baa tahay ✌️👍👍🔥 ❤️‍🔥❣️ FROM FRANCE SALAAMA 🔥