Ajarka ay leeyihiin dadka xanuunsan iyo Naxariista Nabiga Sallallahu calayhi wasallam.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Subxanallah Naxariista Nabi Muxammad Sallaahu calayhi wasallam, asagoo qandho hayso, lakiin umadiisa ka fekarayo. Bishaaro dadka xanuunsan iyo ajarka ay Allah agtiisa ku leeyihiin. Haweeneey la kala dooran siiyay janno iyo caafimaad oo dooratay janno lakiin hal duco kale laga aqbalay. Maxaad ku jawaabi haduu ilaahay kuu qabsado in aad adoomahiisa aadan waxba tarin? Walaahi saddax xadiis oo dareen weyn igu reebay.

ความคิดเห็น • 20