Fasirka riyada maska madow guriga soo galayo ama sariirta saaran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Fasirka riyada maska madow guriga soo galayo ama sariirta saaran. riyada abeesada madow oo weyn marka ay qofka soo weerarto ama qaniinto waa cadow wax ku gaarsiinaya, qofka haddii maska uu dilo wuxuu dilaa cadowgiisa, kutubta fasirka riyada inta badan maska cadow ayay ku fasiraan, waliba maska markuu yahay mid madow ah, sidoo kale maska wuxuu tilmaami karaa qof xaasid ah ama qof sixir samaynayo ama qof saaxir ah, haddii maska uu saaran yahay sariirta qofka arkay riyadaas waxay tilmaamaysaa in xaaskiisa ay khiyaano samaynayso waxaa la mid ah haweeney ama naag la qabo haddii ay aragto mas saaran sariirta gurigeeda iyada iyo ninkeeda ay ku seexdaan riyadaas waxay tilmaamaysaa ninkeeda inuu wax ka qarinayo oo cadow uu ku yahay. riyada maska,

ความคิดเห็น • 41