Sheekh Muuse Cadde ”Nimankii na dilay, oo na qaxshay oo madaxa naga guray halala dagaalo hadduu yir…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 55

  • @najibabdi9676
    @najibabdi9676 ปีที่แล้ว +6

    Sheikh muuse cade Allah dartis aya ku jeclahay Allah waxa ka barya janatul fardus ina ku kulano Insha Allah ❤❤❤

    • @faduumonuurow
      @faduumonuurow ปีที่แล้ว +2

      Whi anigaa kula mid ah aad Baan u jeclahay muuse cadde

    • @abdiazizabdullahihassan4331
      @abdiazizabdullahihassan4331 ปีที่แล้ว +1

      Wallhi anigana idin lamid baan ahay aad baan u jeclahay sheekh muuse cadde runtii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abditaahnuur6316
    @abditaahnuur6316 ปีที่แล้ว +5

    Caalimkii weynaay ee Umadda Somaaliyeed ahaa. Shiikh Muuse Cadde Eebbe ha noo xafido.

  • @aqoon114
    @aqoon114 ปีที่แล้ว +2

    Sh must cadde Allaha ku xifdiyo

  • @Maxamed-Muse
    @Maxamed-Muse ปีที่แล้ว +1

    Masha allah caalimka weyn sh muse allaha barakeeyo

  • @Lulu-kp7ef
    @Lulu-kp7ef ปีที่แล้ว +1

    Msshaa Allah Barakallahu fiikum.

  • @bashirmoalin7163
    @bashirmoalin7163 ปีที่แล้ว

    Such a grace and wisdom. My Allah purify our hearts and minds.. Aamiin

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Shiiqanaa

  • @Liiloowe
    @Liiloowe ปีที่แล้ว +1

    Culimada hala ixriraamo. Ilaahey kheyr hasiiyo

  • @maxamadabukar9875
    @maxamadabukar9875 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah shiiqunaa shiiq muuse 🇸🇴 🙏

  • @abdiazizabdullahihassan4331
    @abdiazizabdullahihassan4331 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 ปีที่แล้ว

    Nasha allah sheekh muuse cadde illahey haku xafido insha allah 🙏✌️❤️❤️💯💯

  • @calicabdi5701
    @calicabdi5701 ปีที่แล้ว +2

    Wadaadadayna ilaah ha dhowro

  • @Maxkamadda-runta
    @Maxkamadda-runta 9 หลายเดือนก่อน

    Shiikh muuse cadde ilaah ha dheereyo cimrigiisa wa shiiqa kaliyaa shabaab la hadlay danta dalka dadka ka hadlay culumada kale dhan Wax lo joogin ka hadleyn

  • @ruqiyocabiirasaq6728
    @ruqiyocabiirasaq6728 ปีที่แล้ว

    Masha allah xaqa waa ifay guu farxad

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 ปีที่แล้ว +1

    Culimada Somaliyed Dalka u deceya.Casimada iyo mamulada khilafyada oo ga duceya,Mdx HSM u sheega in dalka uu Qaadka ka xiro mudda 6 bilowd ah waayo dalka Dhibato badan ayuu kuhaya.

  • @suub879
    @suub879 ปีที่แล้ว

    Sh muuse cadde allow ku showr

  • @mohaabdirahman4765
    @mohaabdirahman4765 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah nimankan wadanka haloo dhiibo

  • @abdiazizabdullahihassan4331
    @abdiazizabdullahihassan4331 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku xifdiyo

  • @xaawo5440
    @xaawo5440 ปีที่แล้ว +1

    اللهم اهد شيخ موسي عدي إلي إلإسلام

  • @xabiiboxabiibo845
    @xabiiboxabiibo845 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🥀 guul insha Allah soomaliya cadawgeed hajabo Allahu Akbar 🌹 cimridheer iyo cafimad Alle haku siiyo Amiin 🌹

  • @Liiloowe
    @Liiloowe ปีที่แล้ว

    Xaqa ayuu kahadlay waa sax. Maashaa,aalah

  • @Mohamedirshad114
    @Mohamedirshad114 ปีที่แล้ว

    Asc Ma Sha Allah ❤❤❤ Ahlu Saxwo iyo Ahlu Suufiyo hal wadaan isku nhy , waa Sulxi cajiiib runtii Allahne ha u fudeeyo In Tastuurka wadanku noqdo Kutubka Alle
    Allow Khilaafka naga dhex bixi culimo iyo caano, hogaan iyo la hogaamiye,
    Amiiin

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 ปีที่แล้ว +2

    Shiekh Muuse Alloow ku dhowr oo Cimrigaaga Raaji.

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 ปีที่แล้ว

    Aamiun

  • @mohamedsharifali3886
    @mohamedsharifali3886 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalida waligeed way is dili jirtay. Wax ku cusub ma aha la socda Taariikda. Magac diin isku dila ama qabiil dil waa dil.

  • @abditaahnuur6316
    @abditaahnuur6316 ปีที่แล้ว

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw nnkh

  • @mohamedyusufali7518
    @mohamedyusufali7518 ปีที่แล้ว

    Bidcada iyo shirkiga umada kadaya wa kuwa naqaribee.

  • @abdulwahabharagay4082
    @abdulwahabharagay4082 ปีที่แล้ว +1

    Suufi aan cilmi laheen baa na wareershay Masha Allah Shiiq aan jeclahay baa tahay

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 ปีที่แล้ว

    Wataa qabyaalada ina adeerkii jaahilka ayuu amaanayaa jaale siyaad ayuu wax kashergayaa aawe cadaaladii culumada hawiye waligii waxuu kujirayaa tiih mana kabaxaayo haduuna runta isu sheegin iyo qabyaalada xun

  • @Tolman5189
    @Tolman5189 ปีที่แล้ว

    Mashaa ALLAH ❣️

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe ปีที่แล้ว

    Haddii Hantiwadaagga iyo shuuciyadda ay yihiin dhaqan gaalo , goorma ayaa dimuqraadiyad iyo qowmu- luudnimo ay noqdeen dhaqan muslim ? .
    Warbal yaab la arkay sheikh 70 sano jir ah oo ayaadka Quran u daliishana taageeridda baadilka

  • @mohablakcdaahir3889
    @mohablakcdaahir3889 ปีที่แล้ว

    A s. Dagaaalgooda. Daacad ayuu. Uegyahy. Maadama uu. Shiiq. Muusa cada. Lakeenay. Xamar

  • @ahmedsugule9985
    @ahmedsugule9985 ปีที่แล้ว

    War masaakiinta aad guryaha ka soo saarteen ha dabaajinina

  • @onestaterp1
    @onestaterp1 ปีที่แล้ว

    Aaween shiikh mustafa iyo shiikh umul somali maaha miyaa dadka la leynaayo dadkoodi maaha miyaa mise ayakaaba shaababka dhalay UMUL waanba ogahaye
    MUSTAFOOW soo wada bax

  • @mohamed137
    @mohamed137 ปีที่แล้ว

    Waxan ka xumhy in shiiq muusow in wahaabi meel wada fadhisaan alle haku dhowro

  • @mohamednoor2884
    @mohamednoor2884 ปีที่แล้ว

    Waxaa suaal iga ah madaxweyne daalim ah horeyna dalka usoo xukumay 4tii sano oo joogay laguma arak hantidii umada inuu boobo isaga iyo familkiisa wuu soo laabtay boobkii sidiisi ayeey ubilaaween waxeyba noqdeen isaga iyo walaalihiisa iyo asxaabtiisa kuwo kamacaasha jaadka daroogada dadkiisa aan unixin oo ucadaaway shaqsi mujrim ah oo isna dadkiisa soo halaagay waa cumar geele uu uxiray imaatinkiisa dhul iyo cirba amnigii dalka gacanta ugeliyey koox maafiyo ah maamul goboleedyadii weerar kusoo qaaday miyaa ladhihi karaa shareecada islaamka nagu xukun qanziirka hadii siwalbo loo dhaqo daahir manoqonaa???????

  • @nuuradiinxasan2958
    @nuuradiinxasan2958 ปีที่แล้ว

    hadda wadaadoow ingiriis iyo maraykan ayaa dagaalka kugula jira adna munaafaq wayn ayaad tahay oo safkooda ku tirsan xaggeed aayadda u afduubaysaa kaad unaagaynaysaa ma diin ayuu wax ku xukumaa

  • @muqtaar7602
    @muqtaar7602 ปีที่แล้ว

    Shiq.mise cade caalimka weyne hadow shiq eheyn ma la casuumi lahay

  • @SEYFULLAAH
    @SEYFULLAAH ปีที่แล้ว +1

    kkkkkk yurubaa kulaaba rabtaahe masaakiinta dhiiqa lugaha ha u galin muusa cadow

  • @mohamedluqman5467
    @mohamedluqman5467 ปีที่แล้ว

    Maxaa aayado quraan la dulmiyey

  • @abdillahimuhiyidin3211
    @abdillahimuhiyidin3211 ปีที่แล้ว +2

    Kan culumo miyuu kujira
    Wa yaab

    • @Maalin89
      @Maalin89 ปีที่แล้ว

      JAAHIL Tahay Adi waxas ma fahmi kartid

    • @abdillahimuhiyidin3211
      @abdillahimuhiyidin3211 ปีที่แล้ว

      Khuraafi suuufi ah aad tahay

    • @Maalin89
      @Maalin89 ปีที่แล้ว

      @@abdillahimuhiyidin3211 Suufi walaga nabad galee Lkn wahabi dadka qarxa tahay maxa suufi ku caye

    • @abdillahimuhiyidin3211
      @abdillahimuhiyidin3211 ปีที่แล้ว

      Jini iyo qashin kugu dilayan

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 ปีที่แล้ว

      @@abdillahimuhiyidin3211 Jaahil baa tahay ee Culimada afkaaga Qurmoon ka leexi Shaydaan yahoow Wahaabiga ah.