ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

SH MUUSE CADDE SOOMAALIDU WAA EHEL IYO QARAABO EE ISKA JIRA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 มี.ค. 2017
  • HA NOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
    Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
    .Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
    .Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.

ความคิดเห็น • 61

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 5 ปีที่แล้ว +7

    Hanoolaato waa warbaahin dhamestiran oo kusalaysan mabda'a iyo Qiyamka islaamka ee saxda ah.Noolaada Hanoolaato(Long life Hanoolaato Media).Waad kumahadsantihiin sida aad culimada ahlu- xaqa ah noogu soo bandhigeysaan iyo barnaamijyadiina kale ee waafiga ah....Guul Guul

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahayow noo xifdi oo cimri dheer,Caafimaad,cilmi,camal wanaagsan iyo Caruuur badan ilaahayow sii Sheekheena Sh.Muuse Cadde,Caamilun Bicilmihi Caabidun larabihi....Jazaaka Allahu Kheyran

  • @AbdiKhaliif-np8ql
    @AbdiKhaliif-np8ql หลายเดือนก่อน +1

    Illaahow sheesha karaali noqo,aamiin...

  • @jamacisse7669
    @jamacisse7669 6 ปีที่แล้ว +4

    أفصح الله لسانك ويعطيك الف عافيه وجزاك الله خير الجزاء سيدي وأستاذي شيخ موسى عددا
    Ilahey hakaa abaal mariyo anakana allaha naga dhigo kuwa kuwaana qaato

  • @usaamemaxamuud599
    @usaamemaxamuud599 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @youngck6547
    @youngck6547 6 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah ilaahey ha ku xafido inash Allah 💙😭😭😭💚💙

  • @ismailcabdulaahi9783
    @ismailcabdulaahi9783 7 ปีที่แล้ว +2

    Amiin ilahayow na dhig kuwa kugu xamdiya kuma xasuato ilahow sh.muse cade ajarkasi

  • @mowlidalimire7020
    @mowlidalimire7020 4 หลายเดือนก่อน

    masha allah

  • @beelabarrecawaale8904
    @beelabarrecawaale8904 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @kingmoha5368
    @kingmoha5368 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiiq muuse cade

  • @garaadsabrie2314
    @garaadsabrie2314 4 ปีที่แล้ว +3

    Macha allaaah sheikh ❤️🙏

  • @Abdikm
    @Abdikm ปีที่แล้ว

    Mansha Allah allow inu dambi dhaaf 😊❤

  • @galaddaahir7217
    @galaddaahir7217 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah allaha ku barakeeyo ayaanle maca nabiga allaha ku yeelo wll

  • @beelabarrecawaale8904
    @beelabarrecawaale8904 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xifdiyo Sh. Muse Cade Insha Allah

  • @aminaomar594
    @aminaomar594 7 ปีที่แล้ว +6

    sheekhow jazakallah illahay soomali ha ku duwo waa run ehel iyo qaraabo nahay kuligeen iyo dad wada dhashay xaqiiq.

  • @xuseencarabow9393
    @xuseencarabow9393 ปีที่แล้ว

    M.a cod macaana allow ku xafid

  • @fmohamud2237
    @fmohamud2237 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa rageedi mashaallah 🙂 the Islam I grew up with alhamdulilah

  • @salaadcumar195
    @salaadcumar195 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa.allaah

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيراً

  • @shinaali8375
    @shinaali8375 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah

  • @ayanitaayan2998
    @ayanitaayan2998 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha ALLAH

  • @safiyaluul9802
    @safiyaluul9802 7 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq ilaah ha ku xifdiyo aamin

  • @mowlidalimire7020
    @mowlidalimire7020 4 หลายเดือนก่อน

    scw scw scw

  • @aminagaiyeshahow5938
    @aminagaiyeshahow5938 2 ปีที่แล้ว

    Mnslh sheikh Allah xifdiyo

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 2 ปีที่แล้ว

    waleee hdaa ayaanle husain tahay cajiib ahlulaahi aaa soo qadate mahadsanid qofkasta tahay jazakallah kyr

  • @qaaliqaali_ali8097
    @qaaliqaali_ali8097 2 ปีที่แล้ว

    Allow nagu dar kuwi isku naxariizto

  • @cabdulhicumarcabdulahi1236
    @cabdulhicumarcabdulahi1236 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @huseinahmed5083
    @huseinahmed5083 ปีที่แล้ว

    Mashalah ❤❤❤❤

  • @ezudinmuse6494
    @ezudinmuse6494 7 ปีที่แล้ว

    Jazakalah kheyran

    • @admayare3651
      @admayare3651 7 ปีที่แล้ว

      She muse cade illaahey hano aqbalo ducada aad no duceyay adna danbigada hadhafo ilahow abaraha naga dulqad

  • @cabdalacabdulaahi2710
    @cabdalacabdulaahi2710 3 ปีที่แล้ว

    Maya allah

  • @shaaficmoalim449
    @shaaficmoalim449 3 ปีที่แล้ว

    M.a celmiga aad naso garsiise allaha kugu nasteexeeyo sheikheeniyoow

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 7 ปีที่แล้ว +6

    waa in la sameeyaa xamla ka hortaga qabyaalada iyo xmla ka hottaga qaadka dhalinyaradana la howlgeliyaa oo arintaas loo tababaro

  • @cabdiraxmancaddisalaam7484
    @cabdiraxmancaddisalaam7484 4 ปีที่แล้ว

    Masha Alah

  • @jeylanimohamed7952
    @jeylanimohamed7952 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah elahey hakubarakey sheekh

  • @HIilalAbdullahi
    @HIilalAbdullahi 7 ปีที่แล้ว +5

    shiiqa runta ayuu ka hdley lakiin Somalia qabiil way laqdey oo dhiiga ayaaba ku darsantey qabayaaladoodi marka wax sheegow Somali wax ma u taraayo ilaa laga sameeyo hay ad qaabilsan tirtirida qabyaalada thanks bahda hanoolaato

    • @cosoblecosoble8102
      @cosoblecosoble8102 5 ปีที่แล้ว

      janaatul firdowsa alle ha ku geeyo aduun iyo akhiradad alle ha barakeeyo anagana alle ha naga dhigo kuwii waansama

  • @Maxkamadda-runta
    @Maxkamadda-runta 7 หลายเดือนก่อน

    Wareysi kaso qaad please

  • @maxamedcabdinasir8444
    @maxamedcabdinasir8444 7 ปีที่แล้ว +2

    Mashs Allah

  • @ismaaciilmacallin1234
    @ismaaciilmacallin1234 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 3 ปีที่แล้ว

    Awoowe ilahay ha ii kaa xifdiyo

  • @alisanweyne8440
    @alisanweyne8440 6 ปีที่แล้ว

    Masha alllh alllh handayo sheqa

  • @sucdimoalimosman9054
    @sucdimoalimosman9054 6 ปีที่แล้ว +1

    mashaalh ilaahy hanagadhigo kuwiik caml falo

  • @user-jo3th2og6q
    @user-jo3th2og6q 6 ปีที่แล้ว

    Jisaakalaahu qeer

  • @idilyaasin60
    @idilyaasin60 3 ปีที่แล้ว

    Manish Allah shiq alle.no xifdiyo

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 2 ปีที่แล้ว

    hanolaatada kasaaye mise fake accounts 🤔🤔🤔

  • @m.ojorre5529
    @m.ojorre5529 7 ปีที่แล้ว

    anaka dab lama shidin ee ciidaas hore fiiri

  • @mohamudjimale1981
    @mohamudjimale1981 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @halimaahmed540
    @halimaahmed540 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @adnohussein3793
    @adnohussein3793 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @jibriilmaxamed5329
    @jibriilmaxamed5329 7 ปีที่แล้ว

    masha aalah