TA@LIBAN OO UDBAHEEDA WADATA OO LAGA CABSI QABO INAY KU BIIRTO DAGAALKA BARIGA DHEXE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • TA@LIBAN OO UDBAHEEDA WADATA OO LAGA CABSI QABO INAY KU BIIRTO DAGAALKA BARIGA DHEXE
    #SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

ความคิดเห็น • 53

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @apdulfatahabajak3843
      @apdulfatahabajak3843 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      @HBNOnlineTV mowliid xaji diyaaradahan no muuqda sow maahan kuwii Mareykanka ee marka ay doonan hawada ku burburin jiren sida sanadkan kadhacdey iran iyo kenya?

    • @shukrisharif1442
      @shukrisharif1442 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Asc

    • @shukrisharif1442
      @shukrisharif1442 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xage la idin

    • @shukrisharif1442
      @shukrisharif1442 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ka sowaca

    • @AdanSalathassan
      @AdanSalathassan 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Niyow odigan nagabedel, wa culusyahay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin ❤❤❤

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Udbaheeda af soomaali original ah mahadsanid ereyadaas ku ilaaliya afkeena

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Barmaamijka 💯 wana usi xiiso qaba mahadsanidin HBN

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa Afghanistan haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo falastin haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @duale9813
    @duale9813 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay haa jabiyo yahuuda iyo kufaarta la jirtaba

  • @WADAAG-MEDIA
    @WADAAG-MEDIA 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye Mowlid iyo Cabqari Maxamed Maxmud Cade, Allah idin xafido, halkaan warbaahin kaliya iima ahan, ee bar aan aqoonteyda ku kororsado.

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Talibaan guul urajay nayaa

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ARRINKU SUNNI IYO SHIICO MATAAGNA WAXAA DUULAAN LAGUYAHAY DHAMMAAN ISLAAMKA LKN MAFAHAMSANA KUWA SUNNIGA SHEEGANAYA EE LASAFAFAN CADOWGA ILAAHAY EE YUHUUDDA IYO REER GALBEEDKA

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @habonahmed-b9i
    @habonahmed-b9i 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muslims brother 🙏🏻🙏🏻🙏🏻 Allahuakubar 💯

  • @MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
    @MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah 💖 💖

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ku.scw.scw.scw.scw.scww.scw.❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaancabdulaahi7222
    @cabdiraxmaancabdulaahi7222 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa ok

  • @khaalidqeys5209
    @khaalidqeys5209 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc warbahinta hbn

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taaliban wa mujaahidin dhab ah

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wll daalimkii mareykanka ahaa mucjizo rabaani ah ayaa kudhacdey duufaan iyo roobab isbarbar socda allah usiyaadiyo waayo walaalaheena reer falastiin ayuu micnodaro kulaaynaya mudo sanad ah isiga oo kufaanaya awood

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M. M. Cade waad noo hagar baxday waad mahadsantahay

  • @omarhassan8219
    @omarhassan8219 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walahi shicadaragdhe wakalo waxiskacelinayaba majiro waxay udhawdahay inay abodaialamku gacanta ugasho shicada

  • @adanhassan4033
    @adanhassan4033 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mohammed Mohamud cadde falanqeye caalimi ah

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suni taalibaan iyo turki ka qaado lkn carab waa arday ma gudbe ah waxba ku roonayn

  • @abubakarwassuga
    @abubakarwassuga 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC.w.w.Mowlid.wxn.jeclanlaha.in.afganistan.maledahay.meella.istarajiya.ah.oo.laga.turikaro.gantaalada.ku.shaqeya........targatka.

  • @AxmedKuraade
    @AxmedKuraade 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa in laataageeraa dawllada isllamka u taagan maanta

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇮🇷🇵🇸🇮🇷🇵🇸🔻🔻♥️

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga wexey ila tahay israaiil cida ama kooxda cuni doona taalibaan in aay tahay inkastuu allaah sw ooah caalamul geeyb iga ogyahay

  • @sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej
    @sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya ilama ha in daaliban ay iraan taagiri doonto sabab to ah iraan waa shiico dalibana waa niman suniyiin aha waba col

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂
    Dalibaan miyaa sheeco garabsiin..
    Wariyaasha waxaad rabtaan miyaad noshegaysaan..

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadi ay iran werar ku qadan waa macqul in ila afgan gaza ay islamku gacmaha is qabsadan suni iyo shica ay mesha islam mida ah la noqdo ilayn awalba ayaga kala qaybaana

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taaliban way ku xeeldheer tahay sida soo duulasha loo jebiyo.

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MashaAllah always appreciate your expertise brother Mohamed

  • @XasanMuhumed-t8p
    @XasanMuhumed-t8p 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaah garabkooda galo dhamaan dhinacyada iskacaabinta

  • @crisaqDUBE
    @crisaqDUBE 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soscowalagusugaaye
    Yaadalibaankumee
    Kumarkeekumee?

  • @AxmedCumarWarsame
    @AxmedCumarWarsame 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    shiico waa tashatay suni maxaa uxal ah

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sunnigii Sucuudiga baa bahdilay uf uf Sucuudiga😡😡
      Marna kama hadlaan reer Falastiin iyo gumaadka ku socda💔💔

  • @NuurAbdirisaq
    @NuurAbdirisaq 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb taariikhdii hijriyada
    Kadan soodarin waaca barnaamijka

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidedaaliban garabusinkaran iiran iyadofursad ayutahay kuaarsato dhinacna hadi iiran lagadkado iyadaxududa losofaristay? Waayo diyarado malaha gantalana malaha dagalka lafilayana dhulka maahan marnaba dagaldhulka rergalbed lagalimayan iiran isra,iskabadaa cirkay lunafaynayan ilaa isdhibto hadaykaraan tas

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AAD BAAN UGU KALSOONAHAY DAALIBAAN WAAYO WAXAY ARKEEN IN KUWII CARABTA LA AHAA EE KUXEERNAA FALASTIIN GAAR AHAAN REER GAZA AY LASAFANYIHIIN CADOWGA ILAAHAY EE YUHUUDDA WALOW ASALKOODUBA YUHUUD YAHAY KUWA XUKUMAA

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamed si fiican ayuu inoogu kala dhigdhigay xaaladda ka taagan shaam iyo beershiya wxuuna qarki usaaray xadiiskii scw rasuulkeena laga wariyey ee ahaa dagaalka 3aad in uu ka curan doono shaam ee loo dagaalami doono gaal iyo muslim muslim badana uu ku la,aan doono kadibna soo bixi doonaan koox yay oo muslim ah jebin doona kufaarta gaarina doona yahuuda in aay sheegaan geedaha ayaga oo ku gambanaya iyo buuraha talow kooxdaasi ma,orankarnaa 3 qolo iiraan yemen taalibaan mmed hadalkaaga wax baa iiga soo dhex baxay

  • @maxameddahir5428
    @maxameddahir5428 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sual afgsnistan sheeco miyaa msae suni

    • @MaxamadAxmadqaasim
      @MaxamadAxmadqaasim 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Suni ubadan shiici weey gunool yuhiin❤

  • @shukriabikar3031
    @shukriabikar3031 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taliban wan tagersanahay