DAGAALKA QASA + IIRAAN/SIR-AAIIL + COLAADDA LUBNAAN + UKRAINE/RUUSHKA +BRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • DAGAALKA QASA + IIRAAN/SIR-AAIIL + COLAADDA LUBNAAN + UKRAINE/RUUSHKA +BRICS
    #SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

ความคิดเห็น • 66

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ya Allah Ya Rabi Ya Waduud Allow Mujahidiinta Maqawamada Jihaadka ku Samray Rabiyoow Jabi oo Caradada ku Dhufo Yahuuda Allow Kibirkoda Jabi Acuudubillahi Sharbadanaa

  • @LuulAliWehelie
    @LuulAliWehelie 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha Allah waan ku faraxsanahay jabka yuhuuda soo gaaray allaha u saa,dsho dhamaan mujihidiinta islaamka allaha guuleeyo waan idiinka mahad celineynaa adiga iyo khabiir mascade soo gudbinta warkii ugu danbeeyay ee gagaalka jisaakallaah

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah ha guuleeyo masakiinta dulman ee reer🇵🇸 Allah SWT gondohooda ha sugo guushana midigta ha uga dhiibo🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇱🇧🤲🏼🇵🇸

  • @AbdimohammedAbdi-b4o
    @AbdimohammedAbdi-b4o 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul falastiin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin ❤❤❤❤

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul guul guul soomaaliya ninayaameelxunku.furay

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waad mahaadsantihin.

  • @AxmedcrashidSheekhsaalax
    @AxmedcrashidSheekhsaalax 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul guul guul guul xamas iyo falastiin

  • @AhmedDimbil-hf6ph
    @AhmedDimbil-hf6ph 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc Mowlid, war ninkan xayisiintiisa ayaan aad udhibsadaa aan dhamaadkala heyn ee barnaamijka kadib ka dhig xayisiinta hawada ayuu naga qabsadee Bismilaah .

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @MaxmaadAbdilahi
    @MaxmaadAbdilahi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maashaa Allaah

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade sida aad udhigtay sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland 😊

  • @aftinkabishar7576
    @aftinkabishar7576 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah akbar guul falastlin Xmas inshallah

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allah hore socda

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yuhuud inkaar cadho alle iyo balaayo haku dhacdo waayo waa cadawga koowaaad ee islaamka iyo aadamaha

  • @shukriabikar3031
    @shukriabikar3031 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul musliminta

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahow jibi yuhuuda iyo wixii hub kutaageero

  • @ShafeecCabdi-px5xh
    @ShafeecCabdi-px5xh 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah ha u gargaaro muslimiinta gaar aheen kuwa hayuudu duqeyneyso

  • @MaxamedyareMaxamedyare-p8f
    @MaxamedyareMaxamedyare-p8f 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah ha u gar gaaro walaa lahen islaamka Gaza belesten yamen husbulah suuriya dhaman wadamada Muslim Gaza allaha xafido

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    60 waa dhinteen dhaawac ma jiro mowlid waxaan maqli jiray aabow ninka yar iga celi kan weyn anigaa isaga filan xamaas iyo xisbulaha bey sanno la dagaalamayaan iran ilahow mey adaan yuhuudi waa kibirtay

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aqalka cad muxu ugu dhici wayay dufantas

  • @gureygeeljire2909
    @gureygeeljire2909 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAR KALE MA DHAGAYSO AAN AHAYN HBN ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤wcs ❤ al qasam alahu akbar ❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc mowliid iyo Mohamed habeen wanaagsan

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc wll yuhuud meelkasta oo ay joogto run masheegto lagamana sugaayo waa beenteeda sheegashadeeda ee inlaga diley 24 labaatankii saac ee lasoo dhaafey 60 askari israaiil way dhamaatey ee allah usiyaadiyo aamiin

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ku.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc.dhamaan.HBN

  • @AdenXussenxassan-n6n
    @AdenXussenxassan-n6n 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc. Wan salamander. Dhamn. HBN.
    Sigara. Maylud

  • @bashirgalbayte3601
    @bashirgalbayte3601 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Topp

  • @OmarIsmael-mr3il
    @OmarIsmael-mr3il 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Marco hbn

  • @dineydagane2336
    @dineydagane2336 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

  • @serioussomalian6075
    @serioussomalian6075 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caawo warke xisaa gaar aah bu leye

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaramada Midowdey waxaay u Midobeen Waa Kan Ana Iskaleh kana Kula lihii Waa ku Dillaa adiguna aniga ii soo Dacwo Waxaan Rabaan Sameysanaa adiguna ma Sameysan kartid Nijaas Nijaas Dhashay Waridkiin Allah Gubo

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Chanalka ima dhaafinta socodka Wararka M. M. CADE lagu kalsoon yhy Falanqayntiisa sxbyaal mahadsanisin

  • @gabobeabsiye9344
    @gabobeabsiye9344 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sir aaiil ma magac cusub oo loo bixiyey miyaa mise qoraalkaa qaldamey Ka muuqda qoraalka war bixinta

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul.falastiin iyo xulufadeeda ilaahow guulee oonoova.hiili yuhuud iyo xulufadeeda macaa dabadhilifka carabta waryaa dad ayaa caws cunaya halsano carabtu madadmiyaa.walaahay.waa Cadzow away lubnaan away umari jireen ilaa maalintii dagaalku dhacay waxba maudlin gguul alow adaa wax quudiya

  • @maxamedsh.xassen4211
    @maxamedsh.xassen4211 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadiiapyp tiraahdo
    Iiraan waxanhaysta nukler 😮miyan
    Faraha lagaqadayn??????

  • @abdirizakomar-t4o
    @abdirizakomar-t4o 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @ashaabdi6714
    @ashaabdi6714 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilka werarka geystay waa Swedish

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salaan sare wariye Mowlid Haji iyo falanqeya Mohamed Mohamud Caade iyo dhamaan bahda HBN online TV.

  • @warsamemaxamed7624
    @warsamemaxamed7624 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    carabta ugu daran wadanayan

  • @FaarahGeele
    @FaarahGeele 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dagaal ka bariga dhexe madaxwayne deni kama warqabo

  • @BilalCabdilahibade12-d8r
    @BilalCabdilahibade12-d8r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadajiya waran ka

  • @maxamuudcumar3589
    @maxamuudcumar3589 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    2 askari wiligood mid sadaxaad ma sheegin iska qarsada dheh

  • @abdirizakomar-t4o
    @abdirizakomar-t4o 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc
    Waxaan idin waydinayaa israail miyaa laga werari karin xarumaha nukliyerka ay leedahay idinkoo ka hadlaysin ma ana maqlin

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qaraamada midoobay waa fashil waa in laga takhaalusa

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa NGO yuhuud iyo Maraykan danahooda ku fuliyaan💯

  • @serioussomalian6075
    @serioussomalian6075 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Israel hadacdo

  • @AbdiOmer-e4t
    @AbdiOmer-e4t 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cod maleh caawa ku celis waaye

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALJAZEERA BARNAAMIJ AYKASOO SAARTAY DAMBIYADA GAZA KA DHACAY E ISRAEL KA GEYSATAY AYAY SO DHIGTAYE MOWLIIDOW INTAAD SO QAADATAAN MAAD NO KEENTAAN ASAGO AFSOMALI AH BULSHADA SOMALIYEED WEY U BAAHNAN LAHEYDE

  • @BashiirCabdilaahi-z7n
    @BashiirCabdilaahi-z7n 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yahuuda waxeedu marwalba madhaawacba kkkk

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SIDA ISRAEL SO BANDHIGEYSO INAY HISBOLLAH AY KASO QABSANEYSO MAGAALOYINKA XUDUUDA U DHOW

  • @SuleymanShekale
    @SuleymanShekale 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kusoco

  • @HasenAbdi-d7i
    @HasenAbdi-d7i 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc.hbn.mawlud.x.cabdi

  • @KanadidMed
    @KanadidMed 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahou yaramoux aux martyrs Palestinians et Libanais et Iranians et houtis et Syriens et irakiens

  • @cqaadirwaassugge9699
    @cqaadirwaassugge9699 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc