Godob Jacayl Part 11 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Director & Camera
    Hamze Kalinle Osmaan
    Editor Of The Film
    Mawliid Hargeisawi
    Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

ความคิดเห็น • 964

  • @HargeisawiPro
    @HargeisawiPro 4 ปีที่แล้ว +128

    soo bookho chanalkeena labaad

  • @inamahdicige6451
    @inamahdicige6451 4 ปีที่แล้ว +116

    Nabiga halaku saliyo intii jecel
    Zcw zcw

  • @hibaaqxurmo5120
    @hibaaqxurmo5120 4 ปีที่แล้ว +261

    Hob films waxan idin way diiyey riwaayadii jinka aawey meel macaan ayaad nagaga jarteene qofkii ila raba like ii saar

  • @raageugaaz7880
    @raageugaaz7880 4 ปีที่แล้ว +268

    Qofka Fariintan aqrina anigu ma aqaano
    Walal Hooyada allah janada ha geeyee
    Subscribe isaar 👏👏

  • @faatinmohamed4139
    @faatinmohamed4139 4 ปีที่แล้ว +385

    ALLE WAX KU DHIBA KUMA TUZO QOFKII FARINTAYDA AKHRIYA LIKE ILA DHAFIN

  • @mohamedwadne2076
    @mohamedwadne2076 4 ปีที่แล้ว +103

    ILAHAY INTII RAMADANTA CAFIMAD QAB KU GAADHA HA INAGA YEELO❣🥀

  • @mohamedfaarax661
    @mohamedfaarax661 4 ปีที่แล้ว +9

    Gabadhii hob films ibadhay waan is ku dhacnay igu soo duceeya in ay dib iigu soo laabato iyadoo Ii calool furan

  • @moafroh6707
    @moafroh6707 4 ปีที่แล้ว +66

    ASC , DHAMAN ASHABTAYDA QAALIGA KAL IYO LAAB IDIN SALAMAY....❤💯

  • @najmoaliabdi6815
    @najmoaliabdi6815 4 ปีที่แล้ว +17

    Eey sodhacdaba wn kuso cararay love u hob films keep going

  • @fardoussaaliabdi7942
    @fardoussaaliabdi7942 4 ปีที่แล้ว +22

    Hob films I'm your tageerihina kobaad one love ❤❤from djabutii 😍❤

  • @mahdimed305
    @mahdimed305 4 ปีที่แล้ว +29

    Horaay uu socdaa hob films idiin jecelnhy 💖💖🙏

  • @fadxabashe5176
    @fadxabashe5176 4 ปีที่แล้ว +29

    Ana usoo horeeyey like dhac igu sii😂😂

  • @halimoahmed6305
    @halimoahmed6305 4 ปีที่แล้ว +19

    War horta maxaa likta la iigu diidaa abihiin la janeeye

  • @marwaahmed7684
    @marwaahmed7684 4 ปีที่แล้ว +78

    Anaa u horeya❤❤bacdal aftur intii somaned like

  • @ibraahimmaxamed2898
    @ibraahimmaxamed2898 4 ปีที่แล้ว +47

    Cidiii ila xiiseysa like ta ha ila dhaafin 👈

  • @itsbutterfly4544
    @itsbutterfly4544 4 ปีที่แล้ว +24

    Ali ormo iyo mazkaro jacelkoda wx dhama lawaa 😂

  • @mohmahdi5604
    @mohmahdi5604 4 ปีที่แล้ว +37

    Americans have Hollywood and we have hoB films horumar waaran idiin rajaynayaa❤

    • @wedhsameproduction137
      @wedhsameproduction137 4 ปีที่แล้ว

      Waa fasalka 2aad ooimaka ugdbaas 3aad waxa dhitii Al khari Duhur wcn qarbo ba ba

  • @pilanalim6298
    @pilanalim6298 4 ปีที่แล้ว +39

    Waan idin taageeraa mar walba hob filims keep going mash Allah

  • @saidnachi3066
    @saidnachi3066 4 ปีที่แล้ว +12

    Isaga moye waxkale uguma jirno youtube op iyo op 🤗🤗🤗

  • @hodanjamagiribaa7057
    @hodanjamagiribaa7057 4 ปีที่แล้ว +59

    hadad rasulka jeceshahay like igu qabo wll

  • @idilomar7021
    @idilomar7021 4 ปีที่แล้ว +55

    Walal meesha lama kala horeeyee waa lakala khad fiican yahay 😂

    • @hamdamunira5448
      @hamdamunira5448 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂xiligaaz daawanaya 52k iga so horaysay

    • @sarahasan7075
      @sarahasan7075 4 ปีที่แล้ว

      🤣wle waa runtaaa

  • @nimcoismo148
    @nimcoismo148 4 ปีที่แล้ว +22

    maazha AllaH filimka aan ka xiza jabin😊

  • @amorahargzan9916
    @amorahargzan9916 4 ปีที่แล้ว +13

    Yeeeeeez aniga uhoreeya manta keep going teamkaygii idinwataaa

  • @yoonisabdikhadarhussien4637
    @yoonisabdikhadarhussien4637 4 ปีที่แล้ว +23

    9 minutes 2k views amazing wlhi🙆‍♂️👌🥰

  • @khalidapdillahi116
    @khalidapdillahi116 4 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah kooxdayda hobfilms go forward

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 4 ปีที่แล้ว +16

    DHAMAAN HOP FILMS TAAGERO PUUXA U AHY WLHI ALLAH HA IDIN XIFDIYO dadkii SHARAFTA lahaa

  • @xubintatalowadaag6840
    @xubintatalowadaag6840 4 ปีที่แล้ว +19

    Mzha allah koxdaydii hore usocda

  • @rahimasaed3104
    @rahimasaed3104 4 ปีที่แล้ว +11

    Hello hob films 🙌waydinkaa 😍😍

  • @cabdiqanicaashaq7058
    @cabdiqanicaashaq7058 4 ปีที่แล้ว +26

    Muno nasab kaamila horey usoco wllo waxaan ku ahey taagero khaas ah hob filims horey usoco dhamaantiin aad ayaan ku salaamay Hamze kalinke

  • @muntasweaty3037
    @muntasweaty3037 4 ปีที่แล้ว +13

    Cawa cidi igamay horayn❤❤💕💕

  • @zahramahamett6897
    @zahramahamett6897 4 ปีที่แล้ว +66

    Qofkii uhoreeYeY aYaan ahaY HOB FLIMS TAGEERO BUUXA❤❤

    • @amjidgamer3040
      @amjidgamer3040 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll waa 0636640664

    • @razmijcyl4324
      @razmijcyl4324 4 ปีที่แล้ว

      @@amjidgamer3040 hhh oo yaa lnbr kiwyfiyay

    • @amjidgamer3040
      @amjidgamer3040 4 ปีที่แล้ว

      @@razmijcyl4324 afsomaliga caadi ka dhig

    • @ameinhashi6622
      @ameinhashi6622 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa nasiibiskii😅 lanabrada ninkani

    • @razmijcyl4324
      @razmijcyl4324 4 ปีที่แล้ว

      @@amjidgamer3040 aduu cadi kadhig abti adigiiba sixun ushaqatgye

  • @mostaphemohamoud7782
    @mostaphemohamoud7782 4 ปีที่แล้ว +7

    Hadaa ma ka muuna ku diri lahyd kulaha dayax 😂😂 wlhi wuu iga qosliyay inta ila aragty like isaara ilmaderayaal

  • @nimaonajax9880
    @nimaonajax9880 4 ปีที่แล้ว +14

    Saas ku wada 👌👌keep going all the best 🥰🤩

  • @nabadnolol7414
    @nabadnolol7414 4 ปีที่แล้ว +28

    Team HOB FILMS TAAGEERA BUUXDA IDIIN AHY KEEP GOING RIWAYADII JINKA MIYAD NAGA JOOJISEEN ISOO JAWAABA🔥🔥🔥🔥🔥

    • @zeinabdaahir5323
      @zeinabdaahir5323 4 ปีที่แล้ว +1

      Noo jawaaba aweey flimki jinka

    • @hodanjamagiribaa7057
      @hodanjamagiribaa7057 4 ปีที่แล้ว

      wll hal qayb hadhay marka wa layara macanaynaya

    • @nabadnolol7414
      @nabadnolol7414 4 ปีที่แล้ว

      @@hodanjamagiribaa7057 may noo sheegan wllo

    • @zafazheikhmoha3843
      @zafazheikhmoha3843 4 ปีที่แล้ว

      Ar zheega waa rune

    • @hodanjamagiribaa7057
      @hodanjamagiribaa7057 4 ปีที่แล้ว

      @@nabadnolol7414 MA GARAN KARO WLLHI LKN WXN OGAHY IN HAL Qyb HADHSANTAHY

  • @abdifathmohamed5905
    @abdifathmohamed5905 4 ปีที่แล้ว +16

    Aree bashe waa ciyaalo xafidkii waa waynaa kala hadha adgiyo hob filims 😂😂🤣🤣

  • @ducoqabe6165
    @ducoqabe6165 4 ปีที่แล้ว +47

    Dadkeygi hargeysa cadey idin xiisaY👍😥❤

    • @mohamedaskar2422
      @mohamedaskar2422 4 ปีที่แล้ว +1

      Haaa😗😗😗💖👌👌👍😘

    • @farhiyaaadan4783
      @farhiyaaadan4783 4 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah hore usocda dhamantin xoog Ayan ujeclahy muna faysal muna hadan filmka kawayo madawado

    • @mohamedaskar2422
      @mohamedaskar2422 4 ปีที่แล้ว

      @@farhiyaaadan4783 mahdsanid🌷🔥💋❤

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 4 ปีที่แล้ว +14

    Hob films 1Million subscribe iyo waxkabadan ba waad u qalantaan❤️👑🔥

  • @maariamustafa2731
    @maariamustafa2731 4 ปีที่แล้ว +20

    Go forward hop filmz🥰🙏🙏

  • @nurahmuhamed8500
    @nurahmuhamed8500 4 ปีที่แล้ว +4

    inta quraanka dhamaysay like isaara😍😎😎

  • @amilajama3853
    @amilajama3853 4 ปีที่แล้ว +15

    Hori usocda teamkena HOB FILMS❤

  • @edebsanofficiall446
    @edebsanofficiall446 4 ปีที่แล้ว +9

    Alxmdulilh alle khayrkeeda ha ina siiyo 15shabcaan intii soomanayd ee aan ka midka ahaana alle ajar iyo xasanaad ha inaga siiyo amiin

  • @galaydhmedia1855
    @galaydhmedia1855 4 ปีที่แล้ว +54

    Dayax ila wadag bu ku wacay baashe yaa ila arkaya 115ka un rer waqoyi baa igala fahmi karta 🤣🤣🤣
    Mohamed Dayax kiib gowin lph

  • @ciimi_1441
    @ciimi_1441 4 ปีที่แล้ว +9

    Viewer kii kowad aan ahay caawa
    #Hob films mi team❤😍

  • @asmitaali956
    @asmitaali956 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah koxdaydi hob films horay usocda ayan nileyahay ❤

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 4 ปีที่แล้ว +3

    Alikii iyo masgaro yaa kuhaysta wlhi😂😂😂😂😂

  • @moprecvlogs6464
    @moprecvlogs6464 4 ปีที่แล้ว +11

    Hob films keep going

  • @bulbulohassan5764
    @bulbulohassan5764 4 ปีที่แล้ว +16

    Alxmdulilah hob films group an si an cadi laheen an uu tageero 👍

  • @qalnjobureqa8229
    @qalnjobureqa8229 4 ปีที่แล้ว +10

    Ana Uhoreeyay❤

  • @nasiimfaarah7017
    @nasiimfaarah7017 4 ปีที่แล้ว +16

    Qof kii ugu horeeyay inaan noqdo eedawada waan kufaraxsanahay 😘😍

    • @maxamedhanad1858
      @maxamedhanad1858 4 ปีที่แล้ว

      💯💯💯💯💯💯tagare buuxa

  • @nasraxasan7386
    @nasraxasan7386 4 ปีที่แล้ว +15

    Baashe kala hadha adi io kurus yadaadu🤣🤣🤣

  • @mohamedkhalil4934
    @mohamedkhalil4934 4 ปีที่แล้ว +2

    Ala itobiyanku is jecela lmao that was so funny mlyk adnan 🤣🙌

  • @yahyeyousof1291
    @yahyeyousof1291 4 ปีที่แล้ว +9

    Hob Films keep going 😍😘😍😘

  • @ahmedbashi9509
    @ahmedbashi9509 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi Hargaysa zaid ayay u qrux bdntahy❤️

  • @fansanofficial5082
    @fansanofficial5082 4 ปีที่แล้ว +44

    *had ad cafimaad qap igula daawateY one love and supscirpe*

  • @amiindeutschlandofficials7981
    @amiindeutschlandofficials7981 4 ปีที่แล้ว +1

    baashe baashe waar rageedii lacag wax dhamaaa lawaaa jeceylku waaa bahaa bahaa adero From to Germany 🤣🤣✌

  • @abdirahmanomar3528
    @abdirahmanomar3528 4 ปีที่แล้ว +10

    Nice intro ❤❤❤❤

  • @teamqalbigaadke9064
    @teamqalbigaadke9064 4 ปีที่แล้ว +9

    Maalin kle iyo cfimad Qab Alhamdulillah ❤💞🌸 waa wallakiin mowlet niyadsame❤

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 ปีที่แล้ว +11

    11:55 baashe kulahaa wey kalahadha adi iyo turusyadaada🤣🤣🤣
    Anywy HOBFILMS WN IDIN WATA

  • @muhammadsaadiq388
    @muhammadsaadiq388 4 ปีที่แล้ว +2

    Director Somalilander. Oo Aan Inaba Caadi Ahayn Ayaa Ka Dambeeya Hob Films..
    Hore U Socda Sxbyaaal

  • @raxmaabdiaxmed2671
    @raxmaabdiaxmed2671 4 ปีที่แล้ว +10

    First one .keep going walaalayaal

  • @apdizhakuraadan789
    @apdizhakuraadan789 4 ปีที่แล้ว +24

    hahah horta ceeepli 90kapa ma safarppa 🤣 ruwydii kalena Japuuti bay jogtte

  • @cabasdheereye4333
    @cabasdheereye4333 4 ปีที่แล้ว +5

    Azmah{Mazkaram} so fany wllhi👌 full respect👍

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว +2

    Lacag wax dhaama lawaa
    Baaashe
    Run wyeh wlhi we love money 😍

  • @zuldandhakawe6801
    @zuldandhakawe6801 4 ปีที่แล้ว +11

    On time baad uso dayseen thanks

  • @haybehyare1551
    @haybehyare1551 4 ปีที่แล้ว +26

    Wooow Med Dayax waaad ikka Qooslisay
    Illlawaadag waaan kaa heeelaay
    Taaagera Hob films
    Maadaar meeeeh ? ??????

  • @abdirizackizmail1704
    @abdirizackizmail1704 4 ปีที่แล้ว +28

    Abtow filiinkan waa igu zocdaa waan idiin zalmay Hob films from Austria 🇦🇹🇦🇹🇦🇹

  • @cabdirashiiddiriyesugal5715
    @cabdirashiiddiriyesugal5715 4 ปีที่แล้ว +21

    Wr OdayGi Zhiina Ugu HoreYey HoB FilmsoW

  • @hutuuzhmahdiizmail9619
    @hutuuzhmahdiizmail9619 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi zidaa u zugya❤❤❤ Tnkz

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 4 ปีที่แล้ว +21

    Daqiiqadii Kobaad ilaa tii udanbaysay Muuqeedaan Raadinayay Lkin Nasiib Xumo Maan Arag😂😂
    Imiss You Deeqa Pretty😭

  • @daariqcreator
    @daariqcreator 4 ปีที่แล้ว +25

    inanta Mascaro La DhaHo Wllhi waa awlaaD jaceyl oohin baa indhaheyga soo istaagty markaan daawanyy say ugu xiisty cali😪

    • @simanstyle5949
      @simanstyle5949 4 ปีที่แล้ว +2

      Tyler Elmani Ma Hindi ba wax lawadagtaa wax lagu ooyo maynu arkine

    • @daariqcreator
      @daariqcreator 4 ปีที่แล้ว

      @@simanstyle5949 hhhhhkkkk myee jaceylkaan waxka aqaan

  • @nerminemohamedali357
    @nerminemohamedali357 4 ปีที่แล้ว +1

    Hob films waxan ugu jeclahay dayax❤❤😍😍 one love from jabuuti horeeh usocda

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 4 ปีที่แล้ว +3

    Qalbiga inka salamy koxdyda Hop Flims Hor mar wacn ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว +20

    Waana La Socdaa Filinkaan
    Inta ila midka ah
    Farta Soo Taag ✌
    .
    .

  • @sakisaeed641
    @sakisaeed641 4 ปีที่แล้ว +16

    First like.....hob films❣✌✌✌

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 4 ปีที่แล้ว +4

    Hadad Reer Mugdisho thay ☝️☝️❤❤ 🙏🙏👑👑

  • @adnanahmedvlogs7683
    @adnanahmedvlogs7683 4 ปีที่แล้ว +5

    Hob films wllhi aad baan idin taageera keep going wllhi 🥰❤✅✅✅

  • @nagaadjamaal2433
    @nagaadjamaal2433 4 ปีที่แล้ว +26

    mashaa Allah koox aan jeclahay hob films keep going inta hob films taageerta ismuujiya like dhac

    • @sakifarax3705
      @sakifarax3705 3 ปีที่แล้ว +1

      And jeebadi nah aniyaw dadkii abuurtay me istaafurahe dadki dhalay mee😂😂😂😂cali zxp waankutagera

  • @hapzadahir9273
    @hapzadahir9273 4 ปีที่แล้ว +12

    Wan idin tageera Hop films keep going

  • @yaxyefarax9314
    @yaxyefarax9314 4 ปีที่แล้ว +11

    TAGERO BUXDA U HYA OLL HOB FILMS

  • @iqrahabdi7328
    @iqrahabdi7328 4 ปีที่แล้ว +9

    Ala oromadu jecelyka uu ku hooreeyaan😆😀🤣🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Uuu kuu xiiztee hore u klay
    Maskaram iyo cali😂🤣🤣🤣🤣🤣

    • @dacardacar3530
      @dacardacar3530 4 ปีที่แล้ว +1

      Filmka iyagaan u daawadaa xaqiiqatan

  • @asmahassan8070
    @asmahassan8070 4 ปีที่แล้ว +5

    Asxpta qaliga inta madar uxiistay like sara

  • @ducoqapeofficial4829
    @ducoqapeofficial4829 4 ปีที่แล้ว +3

    Zapaax Quruxleeeey😍🥰🥰🥰🥰❤🥰

  • @apdirahmanmaxamed307
    @apdirahmanmaxamed307 4 ปีที่แล้ว +2

    Rag waaa bidaaaar dumarna waaaa badhi

  • @cabdijibaryusuf8823
    @cabdijibaryusuf8823 4 ปีที่แล้ว +7

    MazhallaH hormar wcn dhmntiNpa

  • @hibaqmaxamed3709
    @hibaqmaxamed3709 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha allh Allah haydin barakeeyo🙏❤

  • @mahamedahmed8949
    @mahamedahmed8949 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninka aan midhna taagerin ee ay iyagu tageraan ahay 👍👍👍ha la waayina like

  • @mohamedkapitanoofficial1400
    @mohamedkapitanoofficial1400 4 ปีที่แล้ว +1

    Cadnaaan waaa majaajilayste wayn

  • @abdibasheofficial161
    @abdibasheofficial161 4 ปีที่แล้ว +37

    TeaM HoP fiLms LikE DhaC Kaga ziYa ❣✊

  • @abdizmethabdirahmn4659
    @abdizmethabdirahmn4659 4 ปีที่แล้ว +14

    8:52 HaDaa Maka Munaad Kudiri lahayd
    😂😂

  • @abdihakimabdikadir
    @abdihakimabdikadir 4 ปีที่แล้ว

    Filimkan iyo kuwa kale ee @HOB FILMS daawadayaasha ayay baraan #dulqaan, naxariis, Samir, adkeysi, qaab fikirka wanagsan, han sare, hadal wanaag iyo in badan oo kale. Jazakumullah team Hob films

  • @naimmandeq6402
    @naimmandeq6402 4 ปีที่แล้ว +1

    Bashe waa ninka kaliya ee aan isla wayni any ku jirin 😍 hore uu soco wllo qli bashe 😍

  • @ridwaanmohamed1806
    @ridwaanmohamed1806 4 ปีที่แล้ว +7

    Like uma baahi lakii koox cajiiba ayaad noqoteen mudo kooban gudaheed, dhamaantin kal iyo laab baan idiin slmy hobfilms❤️

  • @zafaclraxmanxazan4962
    @zafaclraxmanxazan4962 4 ปีที่แล้ว +13

    First one keep going hob films💖💋

  • @abdisalanofficial5030
    @abdisalanofficial5030 4 ปีที่แล้ว +2

    Maskaram funny weeye wlhi marky hadlayzo😂😂😂

  • @hamdamuhumedabdillahihamda8656
    @hamdamuhumedabdillahihamda8656 4 ปีที่แล้ว +1

    mashallaha horta ma indhahayga mise dayax iyo baashe, cadnan,madara dhmmntod wey cadadene ma yohodh yodhadii baa ka badhaye

  • @nimconuur9911
    @nimconuur9911 4 ปีที่แล้ว +18

    Hob films w mxy xragada intn le'eg e wiil iyo gbdhba murayada ku tagty

  • @sakariyehussienahmed8508
    @sakariyehussienahmed8508 4 ปีที่แล้ว +21

    29 seconds coming

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 4 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka oromada ninkas filmka jiliin uka wato wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 ปีที่แล้ว +2

    Hob films mi best channel
    Dad aankla dhicin hore u socoda zxpyaL🙌

  • @nasir1595
    @nasir1595 4 ปีที่แล้ว +13

    First view