hami Guur (Qiso xanuun badan) Somali Short Film 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 616

  • @natureslife4758
    @natureslife4758 5 ปีที่แล้ว +39

    Qofki jecel nabiga scw 👍

  • @queenhayat394
    @queenhayat394 4 ปีที่แล้ว +3

    Koxda hob films Wan idin jeclhy Tagera buxa idin ahy wlhi hore uzocda koxda hob films 🥰🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🥰

  • @farduuscabdikariin980
    @farduuscabdikariin980 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa ruin hadalada madar ka hadal walahaya runtii aad baa igu naaxaya mahasanid walal madar waa runtaa short filmka dhaaman waxaaya waano uu noo qaanaasa dhamaan habalaaha dhaliyarada Ku waan qaata dhaamatii hadalamadar 😔😔😔😔 adaan waan ugaa murugodaaya 👏👏👏barabo walal dhamaatin horaamaar wanagaasan 👏💜💝

  • @ifraaxmaxamed7196
    @ifraaxmaxamed7196 3 ปีที่แล้ว +3

    Lacagi wax ba ma tar to lkn love ku waa MCN. 💯❤️❤️

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 5 ปีที่แล้ว +39

    First night oo aan channel-kaan daawado bay ii thy sidaan filayo
    Waliba saacaduna waa xilli salaad subax ku dhow
    Good Flim aad baan uga helay
    Best Director baa alifay kolley filimkaan ka hadlayo xaqiiqda dhalinteena dhex taagan
    Madar samigeyga rabbi caqliga hakuu siyaadiyo saaxib 🙏💖
    Aadbaana idiin salaamayaa adiga iyo asxaabtaada
    This channel it will be my favourite
    Insha Allah

  • @gahnug66
    @gahnug66 5 ปีที่แล้ว +26

    wow HOB films go forward team hard workers ah ayaad thn enhance your films

  • @muhiyodinabdirahman4905
    @muhiyodinabdirahman4905 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow HoB films go forward team hard workers ah ayaad thn enhance your films

  • @Hamdushhooyokoris
    @Hamdushhooyokoris 5 ปีที่แล้ว +2

    Madar Waa wiil qali ficn Allaah haku barakeeyo Waarun wlhy dhaliyarada Arinkaasa ahysta hablow idina kadaaayaa inamada dhibatada inamow idina runta sheegta intaad gaadhi iyo shaadh toobal caara ah so qadataan waxaad tiradaan walalo waxasan hayaaaa dhasab wanaagsan baad kala kulmaysaaaa 🥰👏👏 intiii ka heshay like saar 👍👍👍

  • @najuubbe7872
    @najuubbe7872 5 ปีที่แล้ว +16

    Jiliinkiina aad ayaa ula dhacay guul idiin leeyahay ❤️❤️

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 4 ปีที่แล้ว

    Deeqo iyo bilkhyr Ahmed way isu egyahiin. Bilkhyr from Musdisho got talent

  • @Ahmedismail1
    @Ahmedismail1 5 ปีที่แล้ว +3

    Top program asxbta qaaliga ah walaalaha ku midoobay horumarkooda lipaax madar thanks ruwaayaddaha noo soo badiyah asxbta qaaliga ah

  • @zeinabmohamed918
    @zeinabmohamed918 4 ปีที่แล้ว +3

    Hob Flims hore u socda❤❤🇩🇯🇩🇯

  • @amishaahmed9164
    @amishaahmed9164 5 ปีที่แล้ว +25

    Waa iga gadanthy ruwaayadihiina like, comment, subscribe Waa mudan tihiin keep going 💖💖💯💯

  • @mohamedreersaid7046
    @mohamedreersaid7046 4 ปีที่แล้ว +3

    jilaayasha hop films wan ini hapalynya wana ini taagera dhamantin🙏🙏💛💛

  • @mustaphemuxumedmuuse950
    @mustaphemuxumedmuuse950 4 ปีที่แล้ว

    Horay usocda kooxda hop films
    Lkn tahriibka wllhi guul lgama gaadho dadka qarba jira hamigoogu yhy tahriib & kuwa fcna iny wax dhaqdho waxna dhigto dalkiisa hooyo mcn

  • @saarayousuff8172
    @saarayousuff8172 5 ปีที่แล้ว

    Alla xanuun badnaa waa xaqiiqo kadhex jirta bilashadenna TEAM HOB.
    Wxy uqalmaan 1M horey usocda

  • @munamuna3686
    @munamuna3686 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashalaah guul guul ilahey caqliga iyo cilmga haa idin barakeyo aaamiin ❤️🌹😘🤲🏻🙏👍💚

  • @sucadmohamed8836
    @sucadmohamed8836 5 ปีที่แล้ว +16

    Hormaar wacn hore uu zocda my team 🥰

  • @mahamadabdi1629
    @mahamadabdi1629 5 ปีที่แล้ว +11

    First wan idin salaamay. Dee short gan waad nagu daliseene wx kele ku yara badala marka 2 dee week wlba mar soo dhiga video

  • @maxamedsiciidbrs1682
    @maxamedsiciidbrs1682 5 ปีที่แล้ว

    Kooxdan wlhy way igu socotaaa aad bn ugu helay matalkiina iyo qisooyinkax hore u socda

  • @hudagobsan2407
    @hudagobsan2407 5 ปีที่แล้ว +20

    horumar wcn hom films
    👏👏

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 5 ปีที่แล้ว +1

    1. Ragoow dumarkiina habenka arooska yaan la qaawin
    2.guurka hala fududeeyo.
    3. Dumarooow dunida dumarbaa dhisay ufikiroo raga nolosha la dhisa
    4. Ragoow kadaaya dumarka beenta aad nolosha uga sheegaysaan idinkoon hadhow ku dhaqeeen
    💖💖 HOB FILMS 💖💖

  • @MohamedAli-hq9ub
    @MohamedAli-hq9ub 5 ปีที่แล้ว +6

    Mzh Allh Hob Films Ilahay ha idin Eego Walaldey Waan Idin Tagera wlhi👊 Keep Going🙆

  • @Burjifilms247
    @Burjifilms247 5 ปีที่แล้ว +7

    Say mcha Allah dhalinyaro Hore uzocDa
    My team hope films 😘

  • @fatimoali2240
    @fatimoali2240 3 ปีที่แล้ว

    Keep going keep going keep going wllo Bahda HoB Films

  • @aishahaddi7333
    @aishahaddi7333 4 ปีที่แล้ว

    Best group Hob Films good advice bad nasiiseen its real

  • @drhusseinabdi2586
    @drhusseinabdi2586 4 ปีที่แล้ว +1

    Hob filims go forward sxbyaal

  • @slaveofallah5725
    @slaveofallah5725 4 ปีที่แล้ว +1

    Filimo Xiiso leh ugu So Hagaaga hOp filims Manchallh Horey USocda😘👏👑❤

  • @amriitanuux9928
    @amriitanuux9928 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah dhalinyo aan si wayin utagero aya tihiin wax badan dadka ka faiden oo wanaaa hore usocda dhamntiin

  • @hiboabdilahi3624
    @hiboabdilahi3624 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah qurux hno Allah hadin xifdiyo wllaahi xaqiiiqo kahadashayn Allah hana asturo

  • @saradohueein362
    @saradohueein362 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah kooxda hob films aad ayaan horta idiin taageera dhamaantiin. Marwalba quso dhacday oon arkay badan keeda oo wax kahad la lawaayay ayaad udoodan sida dad ka danyartaah iyo labo qof oo meelay isuso maraan haysan jacal i su sheegan la aa thanks. Dad ka qur bahana is taras kii uu kayarado way idin ku xisaab tamaan mar kaa soo wada film da

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye5797 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah intii aan somali filim fiirsaday waa kan i qiiro geliyay runtii waa dhibatada bulshadena haysata 40jir aan guursan aakhirkana oday isku tuurtay xuman kasta loo geystana wexey leedahay xageen aadaa yaa i guursanaya waan gaboobay cml 😱😱 hore u socda noo soo badiya wacyi gelinta bulshada guul iyo gobanimo qofkii fikirkaan keenay numberkisa igu qabta hadiyad ayuu istahilaa dhamaantiin guuul🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌷🌷🌷🌷

  • @ENG_MOHAMET1
    @ENG_MOHAMET1 5 ปีที่แล้ว +10

    Eesh calaa qiso waan kahelay filimkiina azxaapay

  • @istahilibrahim5633
    @istahilibrahim5633 5 ปีที่แล้ว +5

    Wxii gopta loo qaban jirey bwan idiinku darey HOB FILMS 😍

  • @cawaaledj135
    @cawaaledj135 5 ปีที่แล้ว +5

    Ragu raga iga dhex qiso cajiib kp going bothers 🤙

  • @starmidiaproduction2335
    @starmidiaproduction2335 4 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqo jirta Ayaad ka hadashay zxp madar maxamed Ayaanle Alle cimriga hakuu dheereeyo

  • @NawaalGarasho48
    @NawaalGarasho48 5 ปีที่แล้ว +27

    Alle hydin daayo dhmntiinba waan idin taageeraa

  • @mustafamohamad5060
    @mustafamohamad5060 5 ปีที่แล้ว +70

    Ninka caqliga leh waa ninka intuu wax barto oo uu shaqaysto hadhowna xaaskiisa hudheel iska dhaafe uu u dhiso tower fooq aad iyo aad u dheer oo magaceda lagu daabacay
    Ninoow waad awoodaa wax walba
    Ee shaqee
    My name mohamed

    • @somalidamaanta6199
      @somalidamaanta6199 5 ปีที่แล้ว +3

      Ader Adigu Shaqey Ee Xaskaga Sidas u Samey Sheeko Habreedka Nagala Tage

    • @lonelyheart774
      @lonelyheart774 5 ปีที่แล้ว

      Waar ader ba xawelaydad nugu dir

    • @saynabsiman4182
      @saynabsiman4182 5 ปีที่แล้ว +1

      Hantina ma rabe mid run ii sheega o ananku ah gajoon ilahay hay sahlo been ka carat com hhh

    • @amiiramiira2086
      @amiiramiira2086 5 ปีที่แล้ว

      adunbaaa wixi fahamaya

    • @munaqalinle6990
      @munaqalinle6990 5 ปีที่แล้ว

      That's true

  • @hassanomer6492
    @hassanomer6492 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allh koox aqoon iyo waayo aragnimo kudhan thy hore u socda wllayaal taageero idin jecel idiin ahay

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 5 ปีที่แล้ว +2

    maansha allaaah inantaa wlshay ahi dhabtty kahadashay Alle dhib oodhan hakaa ilaaaalsh dhammaantiin ragaw qof qaliyaaa idinlajoogta guuuuuul baaaan idiinrajeenayaaa

  • @abdiismail1299
    @abdiismail1299 5 ปีที่แล้ว +16

    Wallahi deeqo darteed waan u tahriibi lahaa arooskay rabtana waan u samayn lahaaaa kolaan muse bixiii qoladiisa u dhaartoo kkkkkk love you guys😀😀😀

  • @apdikanidahir5724
    @apdikanidahir5724 5 ปีที่แล้ว +23

    Run ahaantii deeqa wa qof wanaagsa oo qalbi fica oo an jecelahy wana taageraaa in badan wlashy deqa indho u ron I love you💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @farduuscabdikariin980
      @farduuscabdikariin980 4 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah walal 👏

    • @hamdaomar761
      @hamdaomar761 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😱😱😱😱😱😱😱😱

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 5 ปีที่แล้ว

    Waan idin tageerney runtii Hargeysa Dad aragtidooda iyo qalbigooduba hufan yihiin aya kasobaxey :: wiil somaliyed watching rfom Canada ;::

  • @aliahmedmohamed4
    @aliahmedmohamed4 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waaa filim aan inabo caaadi ahayn
    Horay usocda
    dhalin yarada fakarka wanaagsan keentay
    waan idinkaga mahad celinayaaa
    waaana idin garab taaganahay
    markasto iyo waqti kasto
    guul baan idiin rajeeynayaaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmaanaj9439
    @abdirahmaanaj9439 4 ปีที่แล้ว

    Deeqa kuma aragno ee maad soigashid wallal ruwaayadihu waa madhax hadaanaad kujirin😙😙😙☺😍😍😍😍😍😍😊😉

  • @cabdalemaxamed3134
    @cabdalemaxamed3134 5 ปีที่แล้ว +5

    Hope films keeep going wlaladey

  • @princessmayurish990
    @princessmayurish990 5 ปีที่แล้ว +1

    I really love u guys and support😍😍😍keep going hope kina mel sare 😚😚😚😚team hob films 💪💪💪👊😘😘😘💋💋💋

  • @salmaanyare7289
    @salmaanyare7289 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi zxpyaaL deeqi waa Waa qof dad nimo leH
    Aniga deeqa ii Dhisa
    Waa iga daRdaaRaN

  • @nasteexoabdi154
    @nasteexoabdi154 5 ปีที่แล้ว +6

    Pest one Team wllhy AnTaGeRo💋♥️

  • @najiiphasan6306
    @najiiphasan6306 5 ปีที่แล้ว +2

    Bahda hob films dad isku xidhan hore usocda wllalyl

  • @actor_guleid
    @actor_guleid 5 ปีที่แล้ว +2

    Baashe is back...😂 Horaa Loo idhi Actor Ma dhinto
    Haduu dhintana Filmka dhamada

    • @xaajicash77
      @xaajicash77 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @ENG_MOHAMET1
    @ENG_MOHAMET1 5 ปีที่แล้ว +21

    Hore usocda my team idin jeclhay

  • @asiahanadi7788
    @asiahanadi7788 5 ปีที่แล้ว +10

    Hore u socda dhalinyaro 👍🏻

  • @khadarfarxan7748
    @khadarfarxan7748 5 ปีที่แล้ว +1

    Tob Films
    Hore usocda inaar qli filmo macquula oo kamarada lagu duubay iyo macnaha uu samaynayaaba Ay Aad u nuxur badan yihiin. Hore usocda ilmaaderrayal wakhatiga Aan fursad hayo badankiisa idinkaan idinku qaataa saan udaawanayo👌👌👌👏👏❤👊👑👑👑 Al Xaasil Ciyaalkii Horaad Tihiin,wx kloo Aan idhaahdo ma garanayo inaar

  • @mustaph__officail7126
    @mustaph__officail7126 4 ปีที่แล้ว

    Dayax bashe wlhi rag jira really zhp tagero hore uzoco

  • @cabdalemaxamed3134
    @cabdalemaxamed3134 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh deeqa istiilbay ku wadaaa hooooy deeqaaaay joog bari waan ku arki adigoo ...........😆😆😆waxba wlzhy go forward

  • @fdgh5284
    @fdgh5284 5 ปีที่แล้ว +2

    The best film🖐🤗👨‍👩‍👧‍👦

  • @mohamoudaadan9800
    @mohamoudaadan9800 5 ปีที่แล้ว

    Wllhi waan qiirooday bahda HOB FILMS aad ban idiin taageera horey socda m.a

  • @cabdikariinkoojaarofficial599
    @cabdikariinkoojaarofficial599 4 ปีที่แล้ว

    Waa Tusaale wacan waaw sidaa ku wada ruwayadaha

  • @Cmm202
    @Cmm202 5 ปีที่แล้ว +20

    Hore u soda Team_HoB🥰🤗

  • @mohamedalinur7381
    @mohamedalinur7381 4 ปีที่แล้ว

    Fiq Fiq Fiq Fiq Fiq 😢😢😢 Wlh wey dhacdaaa

  • @hodamed8307
    @hodamed8307 4 ปีที่แล้ว

    Allha ha idin sharfo wll wlhi waa runtin ee allha xaka ha ina karasiyo dhaman ten

  • @mupiina-officiall2869
    @mupiina-officiall2869 5 ปีที่แล้ว +13

    Madar ninka an ugu jeclhy koxda❤❤❤

  • @mustafakhadar5077
    @mustafakhadar5077 5 ปีที่แล้ว

    Wow best channel and best friends ayd tihiin hlka ka wada dadaalka.
    waxd ka hadlysan waqica jira iyo halkynu maryno wana wax run ahanti soo jiidasho leh umadnu si fcn ugu riyaqyso☺️ thanks☺️

  • @hiboabdilahi3624
    @hiboabdilahi3624 5 ปีที่แล้ว +7

    In labi riyad layska qashaa vcn hhhhhhh mnsha Allah

  • @ayannour3062
    @ayannour3062 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wllhy wan ku faraxsanagy fikirkiina allaha ini sharfo dhamaantiin

  • @zuhurabdilahi5029
    @zuhurabdilahi5029 4 ปีที่แล้ว

    mansha. Allah. mansha. Allah. madar. maxamed. ayaanle. sifiican. ayaad. uhadashay. wll.

  • @Studio_Qoslaye
    @Studio_Qoslaye 4 ปีที่แล้ว

    Woow masha allh wa koxdi hob films dhamantinba wa idin jeclahay wana idin tagera
    Wad salamantihin
    Hob films 😁😁

  • @hiboabdilahi3624
    @hiboabdilahi3624 5 ปีที่แล้ว +79

    Hno lkn haplaha iyo inamada diinteno maogalo inay istabtaan marka balkudadala inaaad kala dhawrsanatan siduu hadafkad leedihiin uxaqiiqsamo Allah haydin xifdiyo

    • @saynabsiman4182
      @saynabsiman4182 5 ปีที่แล้ว +7

      Tabasho daaye in ay kulman diintu ma ogola marka waxan o dhanba diinta dacal marsan runta marka la sheego somali hadaynu nahay diinta kumaba dhaqano e dushaynu ka ilaalina

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 ปีที่แล้ว +6

      @@saynabsiman4182 xaqiiq wllhy wll diinta afkan ka sheegana alle jidka toosan hynagu hanuuniyo

    • @saamiyacarab222
      @saamiyacarab222 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi iskah ilaaliya wll

    • @ahmedabdirahman9624
      @ahmedabdirahman9624 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa wllo waa runta

    • @yusraahmed2992
      @yusraahmed2992 4 ปีที่แล้ว +1

      Hibo Abdilahi HAA WARUN

  • @aswanabdi
    @aswanabdi 5 ปีที่แล้ว

    machallh team Hob films filmadina hikmada kujira horey u socda

  • @goldenbwoy5135
    @goldenbwoy5135 5 ปีที่แล้ว

    Go forward wllayaal tageere no1 Alle ha idin xifdiyo waadna kumahadzantihiin waana arin fcn wlhi

  • @zamzamyusuf2304
    @zamzamyusuf2304 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah good job walahi wa aren fican

  • @bushrasiciid1004
    @bushrasiciid1004 5 ปีที่แล้ว

    Waarun ta waana xaqiqo jerta madar deqa wax idin leyahy
    Wad ku mahad santehii
    Walda wan qadany wllhy qlu❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zackjml3253
    @zackjml3253 5 ปีที่แล้ว +6

    Hop Flims Guulaysta Sxpayaaal
    Hibo wanagsan ayad leedihin hore usocdaaa Guulaystaa

  • @Kawsar.89
    @Kawsar.89 5 ปีที่แล้ว +16

    Runtıı waa vedıo qalbıga taabnaya😓 Macanka Nolosha qofkı rabaa lacag waxa uma arko qofka aad jecshahy adıgu dhırııgalı o meel ka soo saar 🥺duruufta adag la wadaag

    • @xilwah5645
      @xilwah5645 5 ปีที่แล้ว

      Ina ragna markaad daruufta la.qeybsatid ee aad meel kasoo saartid ayuu beri mid kale la qooqayaa

    • @Kawsar.89
      @Kawsar.89 5 ปีที่แล้ว +1

      Beenta maha wll🥺dhıbka ugu badan ee dumrka hysta ayaa taaz ah ba😓 lkn إن الله مع الصابرين ılaahay cıdna ma dayaco Albaab hddıı u ka xıdhmo mıd kle o ka farxad badan ayuu ku furya😊 Alwyz there ıs hope 🥰

    • @xilwah5645
      @xilwah5645 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Kawsar.89 waa sax walaal samraa sadkiisa wuu helaa

    • @Kawsar.89
      @Kawsar.89 5 ปีที่แล้ว +1

      @@xilwah5645 we never ever gıve up dear 🥰tamam

    • @ahmedcaabi9175
      @ahmedcaabi9175 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Kawsar.89 Qof nolosha Wax badan ka og aya tahay.

  • @muhanikayse438
    @muhanikayse438 4 ปีที่แล้ว

    wlhi rayiGa waa mid lo pahNaa madar waxad tahay Nin indheer Garada zhp habloW nagadaya lugoyadaH
    best really pro

  • @shucaybhamizameh7682
    @shucaybhamizameh7682 5 ปีที่แล้ว

    Go forward zhucuur khaaza ayaad runahaantii idareensiiseen wallabies😍😘..

  • @adnanerakiadnaneraki3055
    @adnanerakiadnaneraki3055 5 ปีที่แล้ว

    Maansha alaaah ilahy waxad tihiin dad qalpi fiican ajar ayaad ku helaysaa masha alaah wallo

  • @salebanabdi2568
    @salebanabdi2568 5 ปีที่แล้ว +10

    Hadaan inanta habeen la haasawo naag ba 10 sanno lamaan Hadleen 🥰

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 5 ปีที่แล้ว +166

    Wlhi hadaan awoodo 1m subscribe idiin saari lahaa sorry

  • @safiyaabukar9775
    @safiyaabukar9775 5 ปีที่แล้ว +28

    Inankaa.dhexdu.wlhy.waa.maskax
    Xaqiiqadii.buu.kahadlay.
    Alle.caqliga
    Hakusiyadiyo

  • @xamdayusuf9854
    @xamdayusuf9854 4 ปีที่แล้ว

    Mancha alllh hob filmz keep goin

  • @samiraosman7626
    @samiraosman7626 4 ปีที่แล้ว

    Wa sax sax baan mahaan tahriib waxfican mahaan

  • @wardahibo175
    @wardahibo175 5 ปีที่แล้ว +12

    Hore usocda👍👍👍👍👍

  • @suadosman7501
    @suadosman7501 5 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allaah wl run bad ka hadasheen

  • @farhangacmadhere4982
    @farhangacmadhere4982 5 ปีที่แล้ว

    Kooxdan runtii waa koox aan xaraabad wax uturjumin waxay ay gudbiyaan fariiimo aad uqaaliya oo dalka kajira❤✅ wan idin hanbalyaynayaa sxb 👋yaan LA iskubeen sheegin

  • @maymunbashir8639
    @maymunbashir8639 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah masha allaah illhy mskxdiina iyo cqligiina hynii siyaaadiyo wllhy igu qaaaliya

  • @mohsinahmet6979
    @mohsinahmet6979 5 ปีที่แล้ว +12

    good director hob films go go go

  • @najmacabdihodan5754
    @najmacabdihodan5754 5 ปีที่แล้ว

    Waaw wnka helay runti arin jirta ka hadashen mhdsanidin wllayal💞ragow dumarka udan shegta dumarow raga utura

  • @saaraahmed9564
    @saaraahmed9564 5 ปีที่แล้ว +5

    Hory usocda hop flmis❤

  • @foosiyasahalalimohamed6006
    @foosiyasahalalimohamed6006 5 ปีที่แล้ว +5

    maash allah mammo waa arun jiira

  • @badrieid8608
    @badrieid8608 5 ปีที่แล้ว

    Zxbayal wan idin tagera hore u socda noo soo badiya filmdan oo kale mnsha allah hore u sacda wlalayaal

  • @qosolwanagsidahoyaded308
    @qosolwanagsidahoyaded308 5 ปีที่แล้ว +6

    Deeqa sida yare aysku qalqalocisan ka helaa🤣🤣💋

  • @wadaayful
    @wadaayful 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah aflaamta iyo dhibaatooyinka jira ayay ka hadlaan guuleeysta insha Allah

  • @fatushabdi5595
    @fatushabdi5595 5 ปีที่แล้ว +1

    An isgursano kulaha 😂😂🤣Hob films kip going

  • @Abdullahi-khadar
    @Abdullahi-khadar 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah hore u socda

  • @hoodophaizal5618
    @hoodophaizal5618 5 ปีที่แล้ว +2

    Go forward hob films 🥰🤩🤩🤩💕

  • @naasermohamed3033
    @naasermohamed3033 5 ปีที่แล้ว

    hob films wllhi makala dhacdaan dhammaantiin hore usocda zxpyaal

  • @ugbadfaizal139
    @ugbadfaizal139 5 ปีที่แล้ว +8

    wlhi short film kan wa mid xaqiq ka hadlaya hore usocda wll 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hoodoaadan1235
    @hoodoaadan1235 4 ปีที่แล้ว

    Ayaan daro yeyku heli. Nasiibkuma yuu ku gabin💯